Haddi aadan baran karin luuqada english sidaan ku baro

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 сен 2024
  • Aad iyo aad ayaa u mahadsan tiihin inta aad dawateyn videogaan waxa rajeynaya inaad ka hesheyn hada ka heshaan ha iga ilaawina in aad channelkeyga subscribe dhahdan aad share kareesan iyo like
    my Instagram
    ...
    my snapcha
    Add me on Snapchat! Username: amiira_adam / amiira_adam
    Thanks for everyone

Комментарии • 147

  • @sacaadaat3178
    @sacaadaat3178 Год назад +102

    Qalbigiina quraanka ka buuxiya oo dhageysta markasta luqada quraanka barta qofkasta wuxu ku shalaayi doonaa marku dhimanayo ma ku camal fashay quranka kariimka ah

  • @KoKoBulleFuns185k
    @KoKoBulleFuns185k Год назад +52

    Ku Sali Nabigena The Best person ever the Most knowledge able and the most shine all created prophet MUHAMED ( صلى الله عليه وسلم⁦❤️⁩😥

  • @user-gk8zn4ls6y
    @user-gk8zn4ls6y Год назад +63

    Ku sali xabibigeyna Muhammed scw ❤❤❤

  • @user-rs9im3mr4r
    @user-rs9im3mr4r Год назад +74

    AllAh is one ☝️😓❤️

  • @xafsaxasantifow1115
    @xafsaxasantifow1115 Год назад +27

    intii aragty commentigaan kusaliya nabiga n.n.k.h

  • @AbdiOzyy
    @AbdiOzyy Год назад +10

    Aan kusalino xabbiibkeeni Sallalaahu calayhi wasaallam ❤❤❤

  • @Satoor7777x
    @Satoor7777x 16 дней назад +1

    Allah is one ❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +20

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤

  • @zahriinakuchannel6292
    @zahriinakuchannel6292 Год назад +12

    Mahadsanid abaayo waa kuugu xiranahay waa talo fiican waana tijaabinaa insha allah

  • @Gurey12
    @Gurey12 3 месяца назад +4

    Lazy way ❎
    Having fun ✅

  • @user-io2zc2xq2v
    @user-io2zc2xq2v Год назад +34

    Sunshine English ku qora RUclips ka I hope waa ku faa ideesaan 😊

  • @Qalbi_holcay41
    @Qalbi_holcay41 8 месяцев назад +5

    Thanks my dear sister wax badan ayaan kaa faaiidada Thanks bilyan jeer ❤

  • @Sofiyadiriye
    @Sofiyadiriye Год назад +15

    Videos wax barashada aduunka waa jeclahay ❤

  • @aishasalad7680
    @aishasalad7680 Год назад +9

    Teşekkürler Abla.❤seni seviyorum ❤

  • @ZamzamSheikh-hn6bx
    @ZamzamSheikh-hn6bx 9 месяцев назад +3

    Wan ku jeclhy rasull ka allwa ❤😢

  • @LiipaanIsmaaciil
    @LiipaanIsmaaciil Месяц назад +1

    Insha Allah allahu akbar 😢❤

  • @DaviDay-c1s
    @DaviDay-c1s Год назад +5

    Congratulations amiira for 50k ❤

  • @shukriinah2555
    @shukriinah2555 Год назад +8

    Congratulations sister ❤🎉

  • @SundusAbdirahman-g4h
    @SundusAbdirahman-g4h Месяц назад +1

    Wa mahadsantahay byo cajisleyasha iso raca😭😂🙌

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph570 Год назад +3

    Congratulation🎉Queen 50k❤

  • @ahmettabshiradancaaqil7923
    @ahmettabshiradancaaqil7923 11 месяцев назад +3

    From tiktok followers

  • @sundusducaale
    @sundusducaale 2 месяца назад +1

    Thank u sister❤

  • @user-yz8vl8yp7e
    @user-yz8vl8yp7e Месяц назад +1

    Thanks sister ❤

  • @user-wt3ux3wk3b
    @user-wt3ux3wk3b 8 месяцев назад +2

    Thanks abayo fikirkaga wan ka helay😊

  • @mariaahmed3378
    @mariaahmed3378 Год назад +4

    No soo sheeg sidan luqadda carbiga ubarankarna io appapka lugu barto Amira

  • @FaaraxshukriDhahar
    @FaaraxshukriDhahar 2 месяца назад +1

    Thank you ❤

  • @FaaraxshukriDhahar
    @FaaraxshukriDhahar 2 месяца назад +1

    Thank you

  • @zahrabiriq6231
    @zahrabiriq6231 Год назад +2

    ❤aadan ku jeclahy waxan ka faido qofna kama faaido Guuleyso wlashey qaliya

  • @user-kz2sf6pb2u
    @user-kz2sf6pb2u 6 месяцев назад +2

    Thanks sister

  • @user-nt8tf9nm6g
    @user-nt8tf9nm6g 2 месяца назад +1

    mahad sanid abayo aad iyo aad ayaa nocabise❤❤❤

  • @HibboAli-ex2zq
    @HibboAli-ex2zq Месяц назад +1

    haiku simin carbi jayniis

  • @Makayela_ali
    @Makayela_ali Год назад +5

    Musalsal taxano oo English isheega 😢

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 10 месяцев назад +1

      Aniga ku sheegin si fcn ula socdaa waa macalimad fcn casharka 6aad baa hada marin Adiga kow ka so bilaabo English for you Ku qor 🎉

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 9 месяцев назад +3

    M.a wll adigaa mudan ❤🙏

  • @ceydaruuscusmaan
    @ceydaruuscusmaan Год назад +5

    Thanks my sister

  • @Aftahino
    @Aftahino Год назад +3

    Walaashay Ogaw Laakiin Carabigu Ma Adka❤

  • @xafsaxasantifow1115
    @xafsaxasantifow1115 Год назад +2

    Hambalyo hambalyo hambalyo abyo wad uqalantaa intas iyo inkabadan

  • @ayancalimaxamed9354
    @ayancalimaxamed9354 Месяц назад +1

    Masha aallh

  • @MaryanAbdulahi11
    @MaryanAbdulahi11 Год назад +3

    Thanks qaali👍😊🥺

  • @zamuucali747
    @zamuucali747 Год назад +5

    Congratulations amiiro❤❤❤

  • @user-rv7hu1pg9i
    @user-rv7hu1pg9i Год назад +3

    Thanks 😊 abayo wllhi wan ku fa iidi wan hubaa

  • @-farhia
    @-farhia Год назад +2

    Dhagaysi badan baan sameya ba baran karaa lu qada

  • @kalamaaniskumaan8434
    @kalamaaniskumaan8434 Год назад +4

    Keep going 👏

  • @IkraanMahmed
    @IkraanMahmed 17 дней назад

    I.n wka dhawena hdafkeyga ❤

  • @tuniaaa7
    @tuniaaa7 Год назад +3

    Hamplayo xppti intaas kabdn kurajeynaa🎉❤i.a

  • @user-sp7wi8hq8n
    @user-sp7wi8hq8n Год назад +4

    Scw

  • @OGSOOR
    @OGSOOR Год назад +3

    Mahasanid wll

  • @user-vg7gu2gn7p
    @user-vg7gu2gn7p 2 месяца назад +1

    3 saac maraka laga Jaro malintii odhan Fursad ayaan haysata Cajis
    Maxa sameya😢

  • @Mohammed-H.A.E
    @Mohammed-H.A.E Год назад +3

    Thanks wll Qli❤

  • @maxmuudmahrez1238
    @maxmuudmahrez1238 Год назад +3

    Amiira i like you abayoh Allah kaa Raali noqo

  • @AHMEDDEEQABDISAMED
    @AHMEDDEEQABDISAMED Год назад +5

    Asc wll amiira

  • @CshakuurQaliif-ir1wc
    @CshakuurQaliif-ir1wc Год назад +3

    Amira waa mahad santahay😊

  • @ilhaanapdullhi5424
    @ilhaanapdullhi5424 Год назад +3

    Thnks cdy 😊❤

  • @RamadaAli-so4zd
    @RamadaAli-so4zd Год назад +3

    Ciyarah jeclahy ❤

  • @user-xg4cr9vt5i
    @user-xg4cr9vt5i 3 месяца назад

    Shukran❤❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedUpdykadir
    @AhmedUpdykadir Год назад +2

    Waa mahadsantahy Wlashie ❤

  • @isman-gg8ji
    @isman-gg8ji Год назад +6

    Hello ❤❤❤❤❤

  • @AlKhuwarisim
    @AlKhuwarisim Год назад +2

    I like you my sister good

  • @user-os8eu8gl6z
    @user-os8eu8gl6z Год назад +3

    Happy birthday 🎉

  • @muuzaad
    @muuzaad Год назад +3

    film ma nii siinaayine waa dhohosaa daawada ne waadhohosaa 😂😂managa daasidoo foodada sister

  • @adnannineninemrsmart7262
    @adnannineninemrsmart7262 Год назад +6

    Filmanta serieska ayad si fcn oogu baran karta luuqada english adigo subtitleka xalqada kaso dagsanaya google waa sida aan fluent ku noqday😅

  • @nimcofarah5757
    @nimcofarah5757 Год назад +2

    Mnshallah thanks alison wax badan ka bartay ❤amira

    • @keivahmed972
      @keivahmed972 Год назад

      Google malagu qora abyo alison

    • @munahajji3945
      @munahajji3945 Год назад

      ​@@keivahmed972 Haa

    • @mirnaamoha
      @mirnaamoha Год назад

      Anaa hada ka barto A5 ahay waa mel fcn

    • @malyuunmanka1093
      @malyuunmanka1093 Год назад +1

      @@mirnaamoha abayo maxa waye ma i fahansin karta aniga wan fahma 8o% lkn ma so celin karo

  • @user-fb6ik5is5x
    @user-fb6ik5is5x 3 месяца назад

    ❤❤

  • @xumannecen4368
    @xumannecen4368 Год назад +1

    Amiira thnks huuno 100 100

  • @sadiasudi5642
    @sadiasudi5642 Год назад +2

    Abyo maa Ka hadashid RM AA diinteena u gafay mar kale
    Horta ma ogtahyna 😢
    Waxaa jiro 4 sano kahor hees ah oo Alle Ku caaunayo

  • @user-zg9bd8bh9b
    @user-zg9bd8bh9b Год назад +3

    Waxaa jira youtube lagu magacaabo kids youtube luuqad kasta aa ka bara kartaa

  • @zahrabiriq6231
    @zahrabiriq6231 Год назад +1

    💋💋💋kuma waaaayo walashey

  • @manalabshir4900
    @manalabshir4900 Год назад +1

    Wad mudnathy❤

  • @ayaanmahammed930
    @ayaanmahammed930 Год назад +2

    Wxna si easy lguma brto 😢😂

  • @khadiijoali2517
    @khadiijoali2517 Год назад +1

    Qiso ayaan rabnaa

  • @sacdiyoabdirahman6955
    @sacdiyoabdirahman6955 Год назад +2

    Mahad snd abayo mcn ❤🥰😍

  • @istarhassan549
    @istarhassan549 Год назад +2

    Aniga video aan dawado dhan english ee ku hadalan wxee sheegay dhan waan fahma lkn maku hadli kari😊😊😢

  • @AsmaMuhyadin-qf4oe
    @AsmaMuhyadin-qf4oe Год назад +1

    Hamblyo mcntoo❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Suuraley-sg6lt
    @Suuraley-sg6lt 4 месяца назад +1

    Abayo filimada Englishka intee lagahelaa please iisoo sheeg😢❤

  • @MaryamaCawil
    @MaryamaCawil Год назад +1

    Asc abyo sidee luqata turkyga ku baran karaaa

  • @feis9082
    @feis9082 3 месяца назад +3

    ruclips.net/video/zyPOyOKD4Zs/видео.html

  • @IqlaasMohamed-vr1qz
    @IqlaasMohamed-vr1qz Месяц назад +1

    Carabi fuduud wye isdhahaaYe bee

  • @abdiaziiz928
    @abdiaziiz928 Год назад +1

    Amiiro abyo waxaan jiraa 15 qatar ma imaan karaa kaligey

  • @SAGAL-xr6db
    @SAGAL-xr6db 4 месяца назад +1

    Asc

  • @hani-id9xd
    @hani-id9xd Год назад +1

    HnplYo sister 🎉❤

  • @xafsaxasantifow1115
    @xafsaxasantifow1115 Год назад +1

    Waan kusalamay abyo Mahad sanid abaayo

  • @abdiabdi7724
    @abdiabdi7724 Год назад +1

    M.a

  • @sumiyaladan8062
    @sumiyaladan8062 Год назад +1

    Abaayo aada umahadsantaha

  • @cxakiinaxmed2305
    @cxakiinaxmed2305 7 месяцев назад +1

    M,a

  • @kowsaromar6882
    @kowsaromar6882 Год назад

    M.a abaayo ❤

  • @saraaly4020
    @saraaly4020 Год назад

    Amiira apyo xagee Kala soo xidhiidha

  • @aasiyacilmi9518
    @aasiyacilmi9518 Год назад +1

    Dhawaaqa sidee ku baranaa

  • @istarmaxamuud
    @istarmaxamuud 10 месяцев назад +1

    Abyo anoo fahmaya ayaan ka baqaa inaan ku hadlo Maxaa sameyaa😢

  • @Focusfilm-09
    @Focusfilm-09 Год назад +2

    Horta aduu maxad isku haysatana
    Dadka Qararacda kala tag aduuba waxba islama hayside walalo
    Nio kaliya dadaal bixin
    Maalinka 6 hours ku dadal kaliya dhagaysiga grammar iska dhaaf moviery Netflix hadnad Netflix haysan Podcast daawo bas

  • @sadushshire8299
    @sadushshire8299 Год назад +1

    Flimta anime ga meel an dawado isheeg

  • @zhakirmaxamed6649
    @zhakirmaxamed6649 Год назад +1

    Noo so raadi carabiga qaab ku barno

  • @aasiyacilmi9518
    @aasiyacilmi9518 Год назад +1

    Waan aqrin karaa waana qori karaa lkn dhawaaqa ma fahmaayi

  • @hamdiabdillahiali1247
    @hamdiabdillahiali1247 Год назад

    Naaa wllo ino sosamey dee sida türki wllo plz

  • @safiadahir576
    @safiadahir576 Год назад +1

    Wllo mahadsanid qli
    Alison wan galay lkn marka hal cashar dhamaysidba shahaado lacag ah buu kugu xidhanaya

  • @iqradahirnaxar14
    @iqradahirnaxar14 Год назад

    ❤️

  • @nawelnalka
    @nawelnalka Год назад +1

    ❤❤🎉🎉🎉

  • @hooyofaduma7813
    @hooyofaduma7813 Год назад +1

    🌷🦋🦁❣📚

  • @feis9082
    @feis9082 3 месяца назад +1

    ruclips.net/video/HvrMCroauMs/видео.html

    • @feis9082
      @feis9082 3 месяца назад +1

      ruclips.net/video/HvrMCroauMs/видео.html

  • @hodanhapi-xy5yv
    @hodanhapi-xy5yv Год назад

    cajisnimadayda vidiyoyadadu markay isogalan waa dolot gareya 3days kadip dhagaystaa😅😅

  • @sacdiyafarah6056
    @sacdiyafarah6056 7 месяцев назад

    Abyo website free iso shek

  • @user-ru6lt7er1x
    @user-ru6lt7er1x 11 месяцев назад

    Abyo qoralka see ku baran karaa 🥺plz isoo jawab😢

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 10 месяцев назад

      Aniga waxa ku barty viedo dawo kadib qor English for you ka dawo halkas baad ka baran

    • @Queen__fatma29
      @Queen__fatma29 8 месяцев назад

      ​@@gabarbarichannel9804baayo halkee RUclips kee kabaraty