Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
ALLAH YA RAXMA ABAHA QARAAMKA CUMAR DHUULE CALI.Laxanka waxa ladaha NUGUl ee ma ahan cill.
Allah u Naxariisto Cumar dhuule Cali inadeerkay 😭😭😭😭
aamiin yaa Allaah, boqor buu ahaa dhankasta, xaga shakhsiyada, akhlaaqda, dulqaadka, codka toolmoon, allifaada ereyada iyo laxanka iyo waliba jilida iyo madadaalada kaleba, waxaan xog ku hayaa inuu ahaa qof aanay salaadu dhaafin oo aan waligii ruux caayin ama aflagaadaynin, waa lawada jeclaa.anigu shakhsiyan marka laga tago walaaltinimada iyo ixtiraamka aan u hayo beesha uu kasoo jeedo hadana isaga iyo maxamed saleebaan, cabditahliil iyo cabdinaasir maclin siciid ayaan kusii jeclaaday beeshaas, waxaana ogaaday markaan baadhis badan sameeyay in beeshoodu ay tahay dadka afka soomaaliga asal ahaan iskaleh,cadayna waxaa u ah codkooda quruxdabadan waayo iyagaa abkasoo gaadh u leh siday doonaan bayna u qurxiyaayn, xaqiiqadaa cidii diidaysa waxba igama galin lkn anigu taas unbaan aaminsanahay. mahadsanid
@@abdul-majiidabdinasirbeesha Gabooye weyne oo ah 5 qabiil oo waaweyn oo la isku yidhaa Gabooye, waan ka jeclahay qabiilkayga xittaa iyo qabiilada kale. Waa beesha qudha ee nadiifta ka ah dulmiga iyo dhiigga dadka waa beel xoogooda cunta iyo dhididkooda. Hooyaday baa qof baayac Mushtar ah ahaan jirtey dadkoodu waa gob si fiican bay wax nooga iibsan jireen, waa reero aan wax deynsan ee lacagta isakaba haysta anigu intaan ka arkay. Hooyaday way isku dheereeyeen reerkaas, waa reero badan oo wax isku ah oo isuwa dhowdhow. Qofba qof ayuu kugu soo xidhayaa kaana amaahan maayaan. Akhlaaqday kaga dareen gurigooda markaan ugu tago wiilashooda waan ka amaan heli jirey imay qashqashaadi jirin. Alle ha xafido oo barakeeyo reerkaas. Waan jeclahay Gabooye runtii Cumar dhuule iyo maryam mursal baana isii jecleysiiyey. Waan difaacaa qofka igu hor caaya beeshaas gabooye. Gabooye waa gob ku dhex nool gun.
Raxmaanku haw naxariisto AHUN dhuule
Allaha unaxaristo cumar dhuule Si gaara baan utaageraa heesihiisa
Dhuhaa yare media, kula mid baan ahay. Cumar Dhuule waa n° 1.
Alaw kuunaxariiso adeerkay cumar
Dhaqtarki jaceylka cumar Mahdi Aun
Yaaa cumarr🔥🔥
yaa salam ugaas ❤👈😎
ALLAH YA RAXMA ABAHA QARAAMKA CUMAR DHUULE CALI.
Laxanka waxa ladaha NUGUl ee ma ahan cill.
Allah u Naxariisto Cumar dhuule Cali inadeerkay 😭😭😭😭
aamiin yaa Allaah, boqor buu ahaa dhankasta, xaga shakhsiyada, akhlaaqda, dulqaadka, codka toolmoon, allifaada ereyada iyo laxanka iyo waliba jilida iyo madadaalada kaleba, waxaan xog ku hayaa inuu ahaa qof aanay salaadu dhaafin oo aan waligii ruux caayin ama aflagaadaynin, waa lawada jeclaa.
anigu shakhsiyan marka laga tago walaaltinimada iyo ixtiraamka aan u hayo beesha uu kasoo jeedo hadana isaga iyo maxamed saleebaan, cabditahliil iyo cabdinaasir maclin siciid ayaan kusii jeclaaday beeshaas, waxaana ogaaday markaan baadhis badan sameeyay in beeshoodu ay tahay dadka afka soomaaliga asal ahaan iskaleh,cadayna waxaa u ah codkooda quruxdabadan waayo iyagaa abkasoo gaadh u leh siday doonaan bayna u qurxiyaayn, xaqiiqadaa cidii diidaysa waxba igama galin lkn anigu taas unbaan aaminsanahay. mahadsanid
@@abdul-majiidabdinasirbeesha Gabooye weyne oo ah 5 qabiil oo waaweyn oo la isku yidhaa Gabooye, waan ka jeclahay qabiilkayga xittaa iyo qabiilada kale. Waa beesha qudha ee nadiifta ka ah dulmiga iyo dhiigga dadka waa beel xoogooda cunta iyo dhididkooda. Hooyaday baa qof baayac Mushtar ah ahaan jirtey dadkoodu waa gob si fiican bay wax nooga iibsan jireen, waa reero aan wax deynsan ee lacagta isakaba haysta anigu intaan ka arkay. Hooyaday way isku dheereeyeen reerkaas, waa reero badan oo wax isku ah oo isuwa dhowdhow. Qofba qof ayuu kugu soo xidhayaa kaana amaahan maayaan. Akhlaaqday kaga dareen gurigooda markaan ugu tago wiilashooda waan ka amaan heli jirey imay qashqashaadi jirin. Alle ha xafido oo barakeeyo reerkaas. Waan jeclahay Gabooye runtii Cumar dhuule iyo maryam mursal baana isii jecleysiiyey. Waan difaacaa qofka igu hor caaya beeshaas gabooye. Gabooye waa gob ku dhex nool gun.
Raxmaanku haw naxariisto AHUN dhuule
Allaha unaxaristo cumar dhuule
Si gaara baan utaageraa heesihiisa
Dhuhaa yare media, kula mid baan ahay. Cumar Dhuule waa n° 1.
Alaw kuunaxariiso adeerkay cumar
Dhaqtarki jaceylka cumar Mahdi Aun
Yaaa cumarr🔥🔥
yaa salam ugaas ❤👈😎