Комментарии •

  • @abdukadirnur6110
    @abdukadirnur6110 2 месяца назад +10

    Allaha ku barakeeyo. Cabdicasiis. Sida aad dadka uga farxisay ilaahay hakaaga farxiyo.

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 2 месяца назад +4

    Allaha caafiyo gabadha caafimaad taama sllaha siiyo aamiin

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 2 месяца назад +9

    🇵🇸🇸🇴👍✅♥️nice work

  • @user-lx3ev4yf4j
    @user-lx3ev4yf4j 2 месяца назад +3

    Mashallah cabdi casis abaalkaada jano Allaha kugu badalo aamiin aamiin aamiin yaa rabi

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 2 месяца назад +1

    Masha allaah illaaow farxada no badi amiiin amiiin yaarabi

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 месяца назад +2

    allxamdulilaha

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 2 месяца назад +3

    الله اكبر
    الله اكبر
    الله أكبر
    ilaahay baa mahadle🙏🙏

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 2 месяца назад

      Dadka Soomaaliyeed Waxaan sheegayaa gabadhaas waxay umuuqataa in Daroogo loogu daray wax ay cabbasay ama Inta la afduubtey kaddibna la kufsaday muddo meel lagu haystay oo kaddibna maandooriye la siiyey, waxay u baahan tahay in qolada danbiyada baadho Arrintan lagu wargeliyo haddii kale gabdho badan oo Soomaaliyeed ayay tan ku dhici doontaa.....!!!!.

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 2 месяца назад

      WALAALOW DHAQAATIIRTA AAD XAYEYSIINEYSID AQOON MA ULEEDAHAY. WANAAG AYAAD KA SHEEGEYSAA LAAKIIN DHIBKA AY GEYSTAAN MA KA WAR QABTAA? FADLAN JOOJI OOGOW DAD BADAN AYAA DHIBANE U AH

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 2 месяца назад +1

    Mashaa Allaah Abdicasiis jzk hu khare walaal❤❤❤❤❤❤❤

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 2 месяца назад +5

    Bisinka War naasaha aad meesha so sareeyso iska daa qof fiican iyad ahayd oo umada isku baafiye doone

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 2 месяца назад

    Alxamdulilaah hadii lahelay gabadhii ilaahay waxaan ka baryaynaa inuu caafiyo in shaa allaah dhakhtar iyo quraanba halagula dadaalo

  • @hassanyussuf6957
    @hassanyussuf6957 2 месяца назад

    Shukran جزاك الله خيرا عبدالعزيز

  • @user-rm4wo4wp8w
    @user-rm4wo4wp8w 2 месяца назад

    Yaaraxmaan ❤❤❤

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 месяца назад

    Masha Allah bro 👍🏽❤

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 2 месяца назад

    Maashaa Allah ❤❤❤

  • @user-ny6zh2dz1g
    @user-ny6zh2dz1g 2 месяца назад

    Maasha Alah alaha kaa ajarsiiyo ❤

  • @saidaabdi558
    @saidaabdi558 2 месяца назад

    Maashaa allaah allah auaa mahada leh

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 2 месяца назад

    Aamiin yaa Rabbi.

  • @user-pp3mx9qf3u
    @user-pp3mx9qf3u 2 месяца назад

    Maashaa Allah

  • @foozia426
    @foozia426 2 месяца назад

    Amiiiiiiiiiin ya rabbi

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 2 месяца назад

    جزآكم الله خيرا

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 месяца назад +1

    Alxamdu lillah. Allaha ha u xafido caafimaadna ha siiyo.

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 2 месяца назад +1

    Allaahu akbar

  • @kaahokader4664
    @kaahokader4664 2 месяца назад

    Maasha alaah alhana kuucaafiyo

  • @falisa576
    @falisa576 2 месяца назад +1

    Maasha Allaah tbarakallaah ilaahoow
    Adigaa u so celiyey

  • @KhadarGiire
    @KhadarGiire 2 месяца назад +4

    masha allah waa war farxad leh
    aniga laftayda abdicasiisaw waxa iga maqan wll inan 16jir ah mudo 3dex bil ku dhaw waxan raba in lay baafiyo mahadsanid

    • @mancityfan660
      @mancityfan660 2 месяца назад +1

      Alle ha kuu sahlo telfonkiisa radso lakin

  • @barliincadeey9237
    @barliincadeey9237 2 месяца назад

    Masha alla

  • @user-ny6zh2dz1g
    @user-ny6zh2dz1g 2 месяца назад

    Uduceeya in gabadha Alle kucaafiyo

  • @user-zw7dl3ym8n
    @user-zw7dl3ym8n 2 месяца назад +1

    Mash allah

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 месяца назад

    masha Allh Alla mahad leh

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 2 месяца назад

    Maasha allaah

  • @user-vo4tj3zi6h
    @user-vo4tj3zi6h 2 месяца назад +1

    Masha Allah abdiaziz bulshada somaliyeed waxaad u haysa shaqo mihima Allah ha ku xafido aamiin aamiin aamiin yaa Allah

  • @foozia426
    @foozia426 2 месяца назад

    Maasha allaah ❤

  • @RidwaanCabdiwaaxid
    @RidwaanCabdiwaaxid 2 месяца назад

    اللهم لا سهل إلا ما جعلته سهلا وأنت تجعل الحزن إذا شئت سهلا ❤❤❤اللهم لا سهل إلا ما جعلته سهلا وأنت تجعل الحزن إذا شئت سهلا ❤❤❤❤اللهم لا سهل إلا ما جعلته سهلا وأنت تجعل الحزن إذا شئت سهلا ❤❤❤❤اللهم لا سهل إلا ما جعلته سهلا وأنت تجعل الحزن إذا شئت سهلا ❤❤❤

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 месяца назад +1

    Jizaaka Allah kheyr walaalkey Abdiaziz Really ❤❤❤❤

  • @ashawooo
    @ashawooo 2 месяца назад

    Mashallaha tabarkallah illahaya ha ku siyada faraxda Hadi Ada heshaya gabdheda illahaya ha ku caafiya Abdiaz illahaya qeera ha idan siya wanaga uu hasa umada Somaliya adiga iyo timakag inta sheera tira illahaya qeera ha siya

  • @sahroali7203
    @sahroali7203 2 месяца назад

    Masha allah allahu akbar faraxada alla hano badiyo yaa rabi

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 месяца назад +1

    Alxdulilaah allaha ku caafiyo

  • @munoqali826
    @munoqali826 2 месяца назад +1

    Alxamdulilaah

  • @RidwaanCabdiwaaxid
    @RidwaanCabdiwaaxid 2 месяца назад +1

    اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤اللهم مصل على محمد وعلى آل محمد ❤❤❤❤❤❤

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 2 месяца назад

    Maashaa allaah alxh allaah hacaafiyo gabadha

  • @HalimaYusuf-kv5dl
    @HalimaYusuf-kv5dl 2 месяца назад

    One milion wauqalanta walal

  • @Wardhere77
    @Wardhere77 2 месяца назад +1

    Alx allaah ayaa kuu sahlay ee u sajuud oo 2 ragco u tuko.

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 2 месяца назад +1

    Hooyo iimaan badan allaha kuu siyaadiyo baayo

  • @FardosodiiriyeJamac
    @FardosodiiriyeJamac 2 месяца назад +1

    MashaAllah

  • @munoqali826
    @munoqali826 2 месяца назад +1

    Mahadsanid walal

  • @Zeinab-mn7nh
    @Zeinab-mn7nh 2 месяца назад

    Abdoulaziz djabutan kaa salamayaa

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v 2 месяца назад +1

    ALAAHU AKBAR
    ALAAHU AKBAR
    ALAAHU AKBAR
    C CASIIS QOF LAWEHLIYA TAHAY EHLU KARAAMA EHLU SHARAF EHLU QAYR DADKA ISU HELA ALX ALX AX AX AX QURAAN HALA SAARO YAA ALAAH GABRYARO AN DHALAY OXANUSATAY O HABEN BARKII ISKU DAYDA INAY CARARTO O OOYDA HABEN BARKII XANUUNKI ISLA WIIGI KOWAD ALE WUKA CAAFIYAY MARKII AAN UGEEYAY XERTA QAADIRIYADA OAY QURAAN BADAN SAAREEN SALIGA NABIGA ALX ALX ALX

  • @abdullahisaffa3375
    @abdullahisaffa3375 2 месяца назад +3

    Ilmaha adkaarta hala baro oo mucaawadateenka ha aqristaan waa fhalinyaro laa kiin halagu celceliyo

  • @aminaissa7307
    @aminaissa7307 2 месяца назад

    Ameen Yaa Rabb

  • @ablaosman5962
    @ablaosman5962 2 месяца назад

    Masha Allah Cabdicasiis Allaha ayaa ku Abaalmarinayo

  • @abdirabisuufi3305
    @abdirabisuufi3305 2 месяца назад +1

    Maasha alaah

  • @user-rm4wo4wp8w
    @user-rm4wo4wp8w 2 месяца назад

    ❤❤❤❤guulayso mama

  • @umxamdi1385
    @umxamdi1385 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-hi5mn1qq5c
    @user-hi5mn1qq5c 2 месяца назад +1

    Maasha alh

  • @yousufabdulahi8426
    @yousufabdulahi8426 2 месяца назад

    Waxaan maqraati kanahay inaad bulshada shaqo fiican u heyso allah hakaa abaal mariyo

  • @MsKeyf
    @MsKeyf 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @farhaahmad-fia87
    @farhaahmad-fia87 2 месяца назад

    أللهم لك الحمد ولك الشكر

  • @safiyoasan
    @safiyoasan 2 месяца назад +1

    Maansha alaah

  • @siciidgeedi8141
    @siciidgeedi8141 2 месяца назад

    Masha allah allah hakucafiyo

  • @jamadbarrow344
    @jamadbarrow344 2 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @safiyoasan
    @safiyoasan 2 месяца назад +2

    Waxaan Haye ruuxii 1 waad

  • @NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu
    @NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu 2 месяца назад +1

    Teeda kle soomaliye caawiyo hooyada waxa kamuuqato daruuf badan waana qof ii man leh qofkii ilaah wax udhiibyo caawi hooyadan gabadha kaxanusan

  • @LiibaancaliIbraahim
    @LiibaancaliIbraahim 2 месяца назад

    ASC cabdi casiis wallal wan ka ku dooneyayee xagee kaala soo xiriiraa fadlan jawaab jizakalaah Kheyran

  • @aminoaden6671
    @aminoaden6671 2 месяца назад

    Guuleyso ❤❤❤wllkey qali

  • @user-px8uz8mr5k
    @user-px8uz8mr5k 2 месяца назад

    🌜🇺🇳🌜

  • @sadioawahmed7802
    @sadioawahmed7802 2 месяца назад +2

    War C/casiis many tahay waxaad soo saaratay shashada gabadha haday iyadu qaabkaa isu sawirtay maad adigu waxoogaa iska qarisid adoo iga raali waad iga faker duwanaan kartaa

    • @user-tw1cj7yl9j
      @user-tw1cj7yl9j 2 месяца назад

      Abaayoy anigaba markan arkay wlhy wan nxay maxa yely shrftisa iyo sawirka uu mesha sary ismalaha

  • @safim8984
    @safim8984 2 месяца назад

    Wll cabdiziiz waxaan kaacodsanaa in aad iskadeyso sawiradaan gabdhaha ee fooshaxun aad shaashada soo sartit

  • @EngAbdalla4009
    @EngAbdalla4009 2 месяца назад

    War gabadhu yay la joogtay qofkay la joogtay itaas oo bilood ma la helay

  • @NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu
    @NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu 2 месяца назад

    Wllo mid wadku qaldan tahay cowrada aad meesha soosareso waa qalad ee ilaah xasuusnow dumarka cowradooda qari bisinka

  • @user-qe9pd9zk8v
    @user-qe9pd9zk8v 2 месяца назад

    Walaal aad ayad umahasantahay shaqo wacan baad heysaa lakinse sawir macquul soo saar meesha

  • @mohamedsheikhhassan4297
    @mohamedsheikhhassan4297 2 месяца назад

    Asc cswinta halkaaga kasiiwad c.caacrealy

  • @NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu
    @NhjdrrgfBgghdddvth-ke3zu 2 месяца назад

    Warxishoo oo sawirka qaawan kaqaad meesha daruufaha haugu faa ideesan hooyada gabadheeda toosadan aheeyn ilintire waa maxay naasaha aad soodhigtay bisinka

    • @user-kh4ro7oi5l
      @user-kh4ro7oi5l 2 месяца назад

      Waa sawir gacan kusamees ah sawer cadi ah ma aha

  • @user-tp2gg3pz2t
    @user-tp2gg3pz2t 2 месяца назад +1

    Masha Allah