QISO IGU SAABSAN 🇬🇧

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 137

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  Год назад +26

    Fadlan Like & Subscribe saar insha'Allah

    • @amaalcabdi5880
      @amaalcabdi5880 Год назад +2

      Wllo middaas waan kula arkay wllhy markasta oo aad saq dhexe kacdo salaatu layl wixii aad ilaahay waydiisato waad helaysaa

  • @aminamohamed3971
    @aminamohamed3971 Год назад +31

    Gabadhayda oo jamacad dhamaysay oo shaqo raadis kujirta Yaan usheer gareeyey masha Allah

  • @khaliddayp
    @khaliddayp Год назад +11

    Dhalinyaro mid maanka ku haya Allah waxad waydiisato hadaad hesho alx hadii ay soo daahdana khayr baa ku jira hadad arki weydana ogow in uu Alle dambi dhaaf ama ajar aad maalinta qiyaame hesho kaaga dhigayo markaa Allah isku xidha dan markad leedahay un Alle ha isku xidhin ee mar walba Alle isku xidh aakhiro iyo aduunba waad guulaysan i.n

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 Год назад +17

    Shukran wll
    Shaqo doon baan ahay, Alle na waa ku xeranahy oo Salaadda, Soonka iyo Dikriga waa ku dadaalaa marwalba welina xagiisa maka rajo dhigin oo Shaqo Qrx badan rjeynaayaa Insha Allah.

  • @Ahlul-kheyr
    @Ahlul-kheyr Год назад +7

    Ku salli Nabigeena Sallallahu caleyhi wasallam
    makhluuqaadkuu ILAAHEY khalqay midka ugu akhlaaqda badan
    Midka ugu Nariista badan
    Midka ugu udgoonka badan
    Midka ugu quruxda badan
    Midka ugu cilmiga badan
    Midka ugu xishoodka badan
    Midka ugu sharafta badan
    SALLALLAHU CALEYHI
    WASALLAM

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 Год назад +9

    Salaam Alaykum first one and commit thanks my brother ❤🎉

  • @FatimaLadan-h6i
    @FatimaLadan-h6i 5 дней назад

    Masha allah

  • @abdullahiabdulaziz2684
    @abdullahiabdulaziz2684 9 месяцев назад

    Jazaka allah kheir wll. What a great video

  • @honeydahab4376
    @honeydahab4376 Год назад +5

    Mashallah tabarakalaah
    Ustaad Allah haku barakeeyo
    Aniga qiso ayaan Ku darayaa
    Waxaan raadinayey Shaqo mudo sanad Ku dhaw wali khibrad Shaqo waan lahaa. Waan Ku daalay cidba iima soo jawaabto, kadib waan fikiray waxaan idhi dadka aad shaqada way diisanayso waa dad Allah arzaaqda u hayo
    Allah arzaaqda bixiya barri
    Kadib maalin jumaca ah ayaan casarkadib Allah aad u baryey
    Isla fiidkiiba waxaan helay jawaab ah in aan Shaqo la iigu yeedhay
    Alxamdulahi

  • @SaruurBudul
    @SaruurBudul Год назад +7

    Waxaad moodaa inan isku si u fakarno anoo Somalia joga aan helin waalid i garab istaaga waxbarashana aan yaraantii helin hadana Allah wuxuu i waafajiyay inan asaga u noqdo marwalba iyo xaalad walbana asaga gacmaha u taago waligay 3 bilood oo kaamil ah shaqo ma waayin xataa anoo yar oo tabar daran hadana waxaan rajaynayaa inaan dad badan shaqo u abuuro insha Allah, kalsoonida aad ku qabto Alle iyo dedaalka aad naftaada galiso ayaa wax walba kow ka ah,

  • @abdisaeed9787
    @abdisaeed9787 Год назад

    Insha Allah

  • @kaabeofficial7863
    @kaabeofficial7863 11 месяцев назад

    m.a waa qiso ku cibro qaadasho mudan jazakallaahu khayr walaal

  • @UmadaSom2
    @UmadaSom2 Год назад

    Mshllh tabarakallah jazakallah kheyran ❤

  • @aliyusuf-pro
    @aliyusuf-pro Год назад

    Mashallah ustaad zakariye waa qiso qurux badan runtii oo ay tahay inan wax ka barano.runtii marka uu ilaahay albaab kheer qabo kuu furana waa inaad ku shukrisaa.

  • @saciidcalimowliid4755
    @saciidcalimowliid4755 Год назад +2

    Masha allah waa arin wanagsan walalkay Alle in aaad wax waxwalbo waydiisano waa wax loo baahN yahay mahadsanid

  • @aaminosiciid6191
    @aaminosiciid6191 11 месяцев назад

    Mashaallah

  • @farhiaabdi7510
    @farhiaabdi7510 Год назад +5

    ماشاء الله تبارك الله حفظكم الله.

  • @usaamasayid3952
    @usaamasayid3952 Год назад +1

    Best advice ustaad ❤

  • @musaafirah999
    @musaafirah999 Год назад

    Masha Allah waa qiso dhiiro galin ah jazakallahu khayr. Wax walbo xaga Ilaahay ayee naga jiraan ee ducada hala badsado

  • @nicmahayaan9972
    @nicmahayaan9972 Год назад

    Mansha allah Zakaria wll wax fiican baan kaa faaidnaa alle haku barakeeyo if iyo akhiroba

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Год назад +1

    Waa qiso muhiim ah oo wax laga faa'iidikaro

  • @saraawarsame8338
    @saraawarsame8338 Год назад +1

    Anigu cilmi iyo shaqaba waan raadinayaa walahay illahow iisahal wadan baan bilaasharci ku ahay😢 isoo duceeya walalyaal illahay khayr haydinsiiyo idinkana amiin
    Illahow dhibkaan mar igasaar adaa Wayne

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 Год назад

      Waad ka baxasaa wll dhawaan insha'Allah dhib ayaa ku haysata imika markaa si aanad ajarka sabirka leeyahay aanad u waayin oo aanad laba jeer u khasaarin sabir oo yaqiinsanow in aad ka baxaso inaad quusato iska jir

    • @saraawarsame8338
      @saraawarsame8338 Год назад

      @@mohamed88466 haye walal insha Allah mahadsanid Saad niyada iigu dhistay adna Allah noloshadaada hakuu qurxiyo wanaag amiin
      Mahadsanid markale walal

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 Год назад

      @@saraawarsame8338 adigaa mudan oo mahadsan wll

  • @seynababdile6147
    @seynababdile6147 Год назад

    Allahu akbar waa talo wanagsan thank you my

  • @mohayaasir1812
    @mohayaasir1812 Год назад +1

    Manshallah maclin zakariya ❤

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 11 месяцев назад

    Masha alaah sakariyo wa run ilaahay ba wax kasta bixiya

  • @AbdihakimMustafe-du3ey
    @AbdihakimMustafe-du3ey Год назад

    Masha alaah

  • @hamdamahamed4622
    @hamdamahamed4622 Год назад

    Alhamdulillah wllo wa qiso qurux badan

  • @abdimahamud4548
    @abdimahamud4548 Год назад +7

    Wlhi Beentaa Maahan Wll Anigaa Arkay Anigoo Meel Safar u Ah Ayaa Waxaa Dhacday in Process Aan Xaraysanayay Safaaradii Markaas Aan Ka Xaraynayay igu Yar Adkayso Kadib Waan Murugooday Waan Kasoo Laabtay Salaad Baan Tukaday Allena Aad Baan u Baryay Kadib Waxaa Dhacday inay is Furfurto Mudo 2 isbuuc Gudahoodna La igu Soo Aqbalay Markaa Runtii Marwalba Qof ku inuu Alle Isku Dhiibo Ayaa Fiican ❤

  • @safiaabukar7561
    @safiaabukar7561 Год назад

    Masha allh walall qaaliya xasuusta alle waamuhiim iyo baryada allh

  • @mukhtarshafici8871
    @mukhtarshafici8871 Год назад +2

    قَالَ إِنَّمَآ أَشْكُواْ بَثِّى وَحُزْنِىٓ إِلَى ٱللَّهِ وَأَعْلَمُ مِنَ ٱللَّهِ مَا لَا تَعْلَمُونَ❤❤

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 Год назад +1

    Maasha Allah wll qali🥰 jasaakallah khayr

  • @MohamedDualeh
    @MohamedDualeh 11 месяцев назад

    Mahadsanid walal

  • @Muhiim1010
    @Muhiim1010 Год назад +1

    M.a wll arin wanaagsan oo leh baraarujin ayaa naxasuusisey baaraka llaaah .

  • @gnor1148
    @gnor1148 Год назад +1

    Shukran
    Qofkii alle aamina wuu kufilanyahey

  • @abdiqafaradan309
    @abdiqafaradan309 Год назад

    Jazaakallaah arintaas dhab weeye, aad baad ugu mahadsantahay dhiirigelintaada iyo khayrka aad umada u hayso 👍🏽

  • @xamakowramram7730
    @xamakowramram7730 Год назад

    Shukran aquya

  • @mmtv7650
    @mmtv7650 Год назад

    Ilaahay ha ku barakeeyo wll aamiin

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 Год назад +1

    Masha Allah.

  • @sadamabdimohamed3690
    @sadamabdimohamed3690 Год назад +1

    Masha allah marwalba inaan allah xasuusanana

  • @Bullale6
    @Bullale6 Год назад

    waa tusaale nool.
    mahadsanid ustaad

  • @AyoubYassin-25A
    @AyoubYassin-25A Год назад

    Masha allah, sakariyow inder barnaamijtan soo badi.

  • @haaruunaxmed2038
    @haaruunaxmed2038 Год назад +1

    Masha Allah guuleyso wll

  • @mustafabdihassan2689
    @mustafabdihassan2689 Год назад

    masha allah, ustad zaki allaha ku barakeeyo

  • @ahmedmohamud678
    @ahmedmohamud678 Год назад

    Masha alalah Zakariye Thanks bro

  • @SOMALITT
    @SOMALITT Год назад

    Mahadsanid mudane
    Sida wanaagsan
    Barak allahu ❤

  • @budeeyamacalin4213
    @budeeyamacalin4213 Год назад

    Maansha alaah qalbiga alamalaga saaro daruufkasta ood kujirto alaha hakuxafido aaamiin

  • @faatiyasoomaliland8291
    @faatiyasoomaliland8291 Год назад

    Allxamdulilaah masha allaa

  • @Umomryama
    @Umomryama Год назад

    Manshaalaah ان الله عل كل شيء قدير

  • @BahsenMohamed
    @BahsenMohamed Год назад

    Mashallah ❤❤

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 Год назад

    Masha allah wll

  • @Adamshow2665
    @Adamshow2665 Год назад +1

    Masha allah ❤

  • @abdullahi9794
    @abdullahi9794 Год назад

    Mansha’allah wll mahadsanid🎉

  • @SakariyeCarafaad
    @SakariyeCarafaad Год назад

    Aad ayad umahadsantey zhp gncsade Sakarie😊

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M Год назад +1

    Walaal waad mahadsantahay 🤲🏻

  • @MR.DEBATE
    @MR.DEBATE Год назад

    Mahadsanid mudane sidad maclumaad kad nola wadagtay.

  • @qadhib5stars558
    @qadhib5stars558 Год назад +1

    Asc walaal zakariya aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay

  • @motimacade1
    @motimacade1 Год назад

    Allahu akbar manshalah

  • @jiijomohamed354
    @jiijomohamed354 Год назад

    Ilaahey in leesku xiro wax ka fican malahan ❤️

  • @sammaanofficial5287
    @sammaanofficial5287 Год назад

    Wllhi run baad sheegtay wll

  • @naasirsulieman8737
    @naasirsulieman8737 Год назад

    Maasha allaah

  • @Shafie211
    @Shafie211 Год назад

    Shukran walal

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 Год назад

    M.a #zakariyoow walahi Run ayaad sheegtay waxkasto allo ayaa gacanta.kuhayo aniga oo xaalada igu xuntahay waxan baryay allaah baryadiine runtii wan kufaa iday alxlh waxan helay shaqo dhibyar mahad sanid sxp #zakariye ❤

  • @HothanBarwaqo
    @HothanBarwaqo Год назад

    Masha Allah shugran wllo

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Год назад

    Masha Allah, mahad sanid
    Wallkey Sakariye.

  • @yahyehasan5132
    @yahyehasan5132 Год назад

    Mahadsanid

  • @naturechannel7161
    @naturechannel7161 Год назад

    Shukran wll

  • @hamsekhadar3196
    @hamsekhadar3196 Год назад +1

    Manshallah

  • @horumardaneeye6077
    @horumardaneeye6077 Год назад +1

    Mnshllh wa qisa wngsan❤

  • @mariaMaanka-sz4mf
    @mariaMaanka-sz4mf Год назад

    Allaahu akbar❤❤❤

  • @MoAli-q4j6u
    @MoAli-q4j6u Год назад

    Mahadsinid walal Sakariye….

  • @yoesef_awga
    @yoesef_awga Год назад +2

    وَقَالَ رَبُّكُمُ ادْعُونِي أَسْتَجِبْ لَكُمْ ۚ
    “ Ilaah baa nagu leh i barya waan idin ajiibayaaye “ Ducadu waa shay muhiima oo guulaha qayb wayn ka qaatada lkn dadka badankii kuma baraarugsana.

  • @moon9313
    @moon9313 Год назад

    بارك الله فيك

  • @axmedkhaliif2528
    @axmedkhaliif2528 Год назад

    M.sha allah wll sakariye

  • @cabdullaahicabdiraxmaan5217
    @cabdullaahicabdiraxmaan5217 Год назад

    جزاك الله خير الجزاء

  • @alimahdijilacow2680
    @alimahdijilacow2680 Год назад

    Waa runtaa wixii rabi laweydiisto xiliga dambe ee habeenki waa la helaa Alle idankiis lkn hala yiraahdo Alow isii hadii kheyr iigu jiro.
    Waayo waxaa la arkay dad baday oo yiri Allow isii isii kaliya deetaba lagu shubay xoola fara badan ooy ku halaag sameen

  • @AbuIbrahim84
    @AbuIbrahim84 Год назад

    Very amazing,

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Год назад

    Ilahay Markaste mahad le Alx Alx Macah Allah

  • @IfrahOsman-py9rt
    @IfrahOsman-py9rt Год назад

    Edo allha haku xafido

  • @Geyre02
    @Geyre02 Год назад

    Muraad baan leeyahay Ii sooduceeya🤲

  • @mohameddecksheikhhassan4625
    @mohameddecksheikhhassan4625 Год назад

    Jazakallah

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Год назад

    Ilaahay ayaa mahad le

  • @capdyzhakuur807
    @capdyzhakuur807 Год назад

    Maraxadaad aan ku jiro
    Nooso badi nio

  • @FAIBAR1
    @FAIBAR1 Год назад +2

    Ilahy hadda iska xidho oo aad isaga ka hairdo arinkasta wuu awoodo wax pasta subxaana laah

  • @ugbadosman2204
    @ugbadosman2204 Год назад +1

    2sano kahor baan jaamacad kabaxay ilaa hadana shaqo mahelin allah subxana watacala ayaan kasugayaa faraj khyr qaba oo degdeg ah

  • @Jamal00415
    @Jamal00415 Год назад +3

    Walaalyaalow isoo Duceeya ayaantaan walwal iyo ka fikirta tahriib aanan waligay hada kahor igusoo dhicin ayaan isaga maara la,ahay Sababtana waa Shaqo yarida dalka ka jirta aawadeeda
    Alle SWC meeshii Khayr iigu jiro ha iifududeeyo
    Adinkuna isoo Duceeya walaalayaal.
    Sigaara Sakariye talo ayaan kaaga baahanahay

    • @مصطفى-ت4ت7ذ
      @مصطفى-ت4ت7ذ Год назад +1

      ha tahriibin hana ku fakarin waxaad ogaataa in tahriibku xaaran yahay hadaad ku dhimatona nin naftiisa dilay ayaad tahay hadaad badbaadana waxaan ilaahay kuu qorin qaadimaysid dambiilena waad tahay oo naftaadii ayaad khatar galisay marka adkaarta iyo quraanka si dhaba u akhri ilaahay wuu kaa qaadayaa fakarkaase ilaahayna wax khayr qaba haku siiyo aduunyo badan waxa ka roon qanaaco wanaagsan

    • @Jamal00415
      @Jamal00415 Год назад

      @@مصطفى-ت4ت7ذ waad mahadsantahay Walaale

    • @naturechannel8026
      @naturechannel8026 Год назад +3

      Saliga ibraahimyada akhri wllo dad badan baa guulo ku gaarey waa la hubaa akhriso waliba habeenka xiliga danbe

    • @Jamal00415
      @Jamal00415 Год назад

      @@naturechannel8026 waad mahadsantahay walaal allaha ku barakeeyo

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 Год назад +1

      Ilaahay Bari oo waxaad dhahdaa ilaahayow ta wanaagsan ii door

  • @abdallaupdalla1
    @abdallaupdalla1 Год назад

    M.a will ❤

  • @XalTech19
    @XalTech19 Год назад +1

    Sheekadaada dhiirogelin ayaan ka qaadey ustaad aadaa u mahadsantahay

  • @Abdirizak1812
    @Abdirizak1812 Год назад

    Alx❤❤

  • @fartuunta
    @fartuunta Год назад

    Salaam caleyykum aaway cadarada sida loo sameeyo

  • @qaytequrbaawi3985
    @qaytequrbaawi3985 Год назад

    Asc wlaal zakariyow waxaa isheegta wlaal hool weyn ooo balaadhan oo loo qayb qaybinayo qayb carwo iyo qayb gym iyo qayb hoteelo leh imisa ayay iga baahaneysa ayaa isleedahay pal wlaal iiqiyaas

  • @abdikarimfarah3117
    @abdikarimfarah3117 Год назад

    Keep going pro

  • @OnePiece-os3pe
    @OnePiece-os3pe 11 месяцев назад

    Hada maxa ka shaqeeysa ustaad ???

  • @mo.dinaari5918
    @mo.dinaari5918 Год назад +1

    Waa runta wax waliba halka ilahay bay jiraan mararka qaar ay wax yabo muhim ahi bina adamka igaha xidhmaan dedna aan ilahay ilawo inu isba isiin karo walhi waan qomomodaa adoon ilahay aburay intaad baryi lahyiid ado ilahay subaxana watacala baraya aya dhanata oo ka wangsan dhalinyatadana mid ban leyahay adu samayso business ku gara haba yarade shaqalanimadu waa duli walahi waa sida adigo qof adoon uu ah barata ganacsiga xortaa ganacsiguna wuxu uu kobca kolba fhaqlahaga sidad uu marayso eed uu mal gashato zero to hero

  • @abdallajemal7420
    @abdallajemal7420 Год назад

    aniga waxan kudhihi lahaa ilaaheygii shaqadaa kusiiyay kaligiis caabud oo u islaaam waayo manta somalida inta badan islaaam maha

  • @Barashadajarmalka
    @Barashadajarmalka Год назад

    Horay u soco wll waxad tahay qof lagu daydo

  • @waheliye44
    @waheliye44 Год назад +2

    Keep going bro from cardiff❤

  • @abdullahiabdi9494
    @abdullahiabdi9494 Год назад

    Wlaalayaal illahi ii barya inuu iga dhigo mid isaga udhow😢

  • @taajirshow
    @taajirshow Год назад +2

    Aadban uga helay mansh alh Qiso la mid ah aya igu dhacday wanan helay sidas uu u maray ayan maray 5 bil ka hor wanan faraxsanahy hada 2 shaqana wan haysta

    • @naturechannel8026
      @naturechannel8026 Год назад +1

      Noo sheeg maxaa sameysey

    • @taajirshow
      @taajirshow Год назад +1

      @@naturechannel8026 jimce kasta salatu layl ayan u kici jiray janada ayan ku ducaysan jiray hal habeen unban ku ducaystay arsaqad iyo shaqo waasac ah ilahyna malmo koban ka dib hal shaqo ayu igu arsaaaqay

    • @quruxdiihablaha1234
      @quruxdiihablaha1234 Год назад

      Maxad samaysay wllo

  • @said-dd1wb
    @said-dd1wb Год назад

    Maanta codkaagu waa 100%

  • @hodanabdihamid5104
    @hodanabdihamid5104 Год назад

    Markaan arkay waxaan la murugaysnaa shaqo la aata I haysa alaa kariim