Qisadii asxaabul Acraaf iyo doodii dhexmartay ehelka jannada iyo naarta

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 сен 2024
  • Qolodan waxay istaagay meeshaas taaga ah, waxayna ehelka jannada ku dhahayaan; salaan korkiina ha ahaato, balse jannadii ma galayaan ayagoo rabjo ka qaba. Waxaan indhahooda loo jeedinayaa xaga kuwa gaalada ku jirta cadaabka naareed markaasay aragagaxayaan oo dhahayaan; rabiyoow, hanaga dhigin kuwa gaaloobay macooda.
    Kadibna asxaabtii Acraafka ee taagna meesha sare ayaa u dhawaaqaya gaaladii oo dhahaya; kuwaasi miyaanay ahayn kuwii aad ku dhaarateen inaanay helayn naxariista Ilaahay, sawkuwaa galay jannadii oo loo dhahay; ha cabsanina hana murugoonina.ka akhriso maqaalkan halkan: gaaldiid.com/Xo...

Комментарии • 121

  • @sagalnuurainahassan4501
    @sagalnuurainahassan4501 7 лет назад +28

    illaahayow no naxariso DHAMAAN umada Islaamka iyo waalidkeyga caruurteyda iyo aabahoda Amin amiin 😢😢😢😢

  • @shaqofamilychannel3043
    @shaqofamilychannel3043 7 лет назад +11

    illaahey hanaga badbaadiyo wll kheyr farabadan allaha kusiiyo

  • @adoontiiallah1992
    @adoontiiallah1992 7 лет назад +2

    masha all lah jazakallahu jaannatula raaxman akhii filah ALLAH ku xafido

  • @alihaaji
    @alihaaji 7 лет назад +4

    masha allah khayr badan Allaha kusiiyo aaaamin jazakalahu khayr.

  • @FARXYOBELLO
    @FARXYOBELLO 7 лет назад +11

    Mashalah jazzakallah sheikh

  • @fardowsoali6506
    @fardowsoali6506 6 лет назад +2

    Mashallah tabarakallahjasakallah khyr

  • @angryboy9842
    @angryboy9842 6 лет назад +2

    Jazzakallahu khayaran

  • @cabdiaskarbuulle4887
    @cabdiaskarbuulle4887 7 лет назад +2

    Sheikh jizakallaah illaahow Ehllu jano naga dhig

  • @osmaanxidig
    @osmaanxidig 7 лет назад +2

    Ma sha Allah

  • @aminakiin4908
    @aminakiin4908 7 лет назад +2

    jazakallahu khayr walal

  • @umumuxamed4613
    @umumuxamed4613 7 лет назад +3

    امين ياربي

  • @hoooyoaabo4224
    @hoooyoaabo4224 8 лет назад +1

    jazakumulahu qeer

  • @huseinabdirahman5747
    @huseinabdirahman5747 7 лет назад +1

    sh gaaldiidow wale allah kaa abaal Marsha amiin shukran

  • @bsports5236
    @bsports5236 6 лет назад +2

    Wcs msh allh jizakumullah 😘

  • @mohamedshooqi6892
    @mohamedshooqi6892 7 лет назад +1

    masha allah jasakalah qeyr allaha haku xifdiyo

  • @abshiromahamed7190
    @abshiromahamed7190 8 лет назад +2

    amiin amiin barakalahu fig shiiq

  • @amiishalovely7646
    @amiishalovely7646 7 лет назад +6

    Jasakaalah shiikh ilahay denbigaaga iyo ka waalidkaa iyo wixii islam ahba ha dhaafo dhamanteeen ilahay ha inoo naxariisto janadiisa hana siiyo inshalllah

  • @hasanadan342
    @hasanadan342 7 лет назад +3

    masha allah i wish you long time and constant healthy

  • @maryanabdikani3265
    @maryanabdikani3265 6 лет назад +2

    Masha allah

  • @CabdiBadal-u3b
    @CabdiBadal-u3b Месяц назад

    Aamiin yaa Allah

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 10 месяцев назад

    Illaah naarta hana fogeeyo ku wii janada gala aha hanaga dhigo aaaaaaaaamiiiiiiin wcs wrb

  • @umuyaasir6768
    @umuyaasir6768 6 лет назад +3

    subxana laaahi

  • @faatumahassannur108
    @faatumahassannur108 5 лет назад

    yaa Allah Allaha noo naxariisto dambigiina Allaha dhaafo

  • @yahyenaniyn1678
    @yahyenaniyn1678 5 лет назад +1

    Mnch allh

  • @ifrahadan9988
    @ifrahadan9988 8 лет назад +1

    Masha Allaaaaah tabaarakallah fiik

  • @UpahhodoAhmedseed
    @UpahhodoAhmedseed 6 лет назад +1

    Mansha allah

  • @umixasaan644
    @umixasaan644 7 лет назад +14

    mashaa Allah walal baarakalaahu waxbadan baan kaa faaidnay illahay dambigaagi kan waalidkaaga alle hadhaafo

    • @ajzakmohamud7794
      @ajzakmohamud7794 5 лет назад

      👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @najimafarah6504
    @najimafarah6504 6 лет назад +1

    Mash Allah

  • @swalehsaid7085
    @swalehsaid7085 7 лет назад +4

    allow hanagadhigin ehelka narta

  • @cqaadirmaxamudjaamacbugle869
    @cqaadirmaxamudjaamacbugle869 7 лет назад +4

    aqii illaaheey haku. sugo qeer kaan aadla jeceshahay umadaa illaahoow kuwi qaatay oo ku camel falay allaha naga dhigo aamiin

  • @muktarahmed2366
    @muktarahmed2366 5 лет назад +2

    Sh markaa dadkan asxaabu acraaf ma dad sdeena oo kale ah baa oo waa dad ku nool aduunyada sideenoo kale oo dadkan jooga imika way noqon karaan ASXAABU ACRAAF

  • @allintorolla.i.r2655
    @allintorolla.i.r2655 6 лет назад +6

    Mashaa allah

  • @dirislesomali6165
    @dirislesomali6165 5 лет назад +2

    jazakallah wll

  • @hanadhassan273
    @hanadhassan273 7 лет назад +3

    shiiqoow su,aal ayaan qabaa ee ma kuweey diin karaa

  • @ismailhussein3983
    @ismailhussein3983 7 лет назад +4

    Halkaa ka wad
    Illah hakaa abaal
    Mariye Aamin

  • @dulmidiidandaynaba3277
    @dulmidiidandaynaba3277 7 лет назад +9

    illaaheyoonaxafdi amiin

  • @deqaacadey8159
    @deqaacadey8159 7 лет назад +2

    Masha Allah Sheikh aad ugu xiranahy tariiqda islanka oo marwalbo aad noo soo gudbiso allah ku barkeyo ajirna allah ka siyo

  • @abakaraldulkadir3302
    @abakaraldulkadir3302 6 лет назад +2

    masha allh

  • @abdulazizyalaho36
    @abdulazizyalaho36 7 лет назад +3

    maasha alaah ilaahow mizaanka xasanadka ku saar oo ku xafid

  • @mohomuodabdullahi4501
    @mohomuodabdullahi4501 7 лет назад +2

    aallaah ha ku barakeeyo masha aallaahu

  • @mxmdzylcy4303
    @mxmdzylcy4303 7 лет назад +5

    wxn layabanahay kuwa dsk like samaynaya ma gaalaa mise shekhay ladagaashan yihiin

  • @munamohamed4410
    @munamohamed4410 7 лет назад +8

    Aamiin jazakallah qeyr

  • @miskicrisaq
    @miskicrisaq 7 лет назад +8

    ilahay qayr hakudiyo

  • @mahamedaamiin8939
    @mahamedaamiin8939 7 лет назад +4

    ilaahay haynaga dhigo kuwa janada

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 10 месяцев назад +1

    Jizaa,ka llaah kheyrey shiikh illaah haku barakeeyo adiga iyo waalidkaaba

  • @cismaanmohamed363
    @cismaanmohamed363 5 лет назад +2

    Masha alla sheekh gaaldiid

  • @seidmuktar7081
    @seidmuktar7081 6 лет назад +2

    Jasakallh khayr Brother

  • @nali7504
    @nali7504 7 лет назад +3

    Baarakallahu fikum

  • @haniabdi8340
    @haniabdi8340 5 лет назад +1

    Scw scw scw scw scw
    Wll janada allha ku galiyo

  • @ismailhussein3983
    @ismailhussein3983 7 лет назад +3

    Halkaa ka wad
    Illah hakaa abaal
    Mariye Aamin

  • @cabdixamidcali8939
    @cabdixamidcali8939 6 лет назад +2

    Maasha. Allaah. Ribi. Haka. Raali. Noqdo.

  • @تسنيممحمد-ذ9ن
    @تسنيممحمد-ذ9ن 7 лет назад +3

    masha allah

  • @asmadagan2274
    @asmadagan2274 7 лет назад +4

    Masha allaah

  • @mandeeqxasan1188
    @mandeeqxasan1188 7 лет назад +2

    Masha Allah Shugran sheekh

  • @ciisebeereed2205
    @ciisebeereed2205 4 года назад +1

    Whi QISADAN waan ka helly waa cajib mashlah

  • @MA-ul3em
    @MA-ul3em 5 лет назад +2

    Mansha'alah

  • @nurtoabdiaziiz7935
    @nurtoabdiaziiz7935 8 лет назад +13

    masha alaah ale ajir hakaa siiyo sheikh

  • @mohameddaud4457
    @mohameddaud4457 7 лет назад +3

    Xayaka Allah Ilahey Ayan Ka Magan Galney
    Ilahey Diinta Hanagu Hanuuniyo Amen

  • @engjoof661
    @engjoof661 7 лет назад +3

    tnx
    masha aallaah
    alla ha ka abaaL Mariyo

  • @farhiahassanmahamoud9593
    @farhiahassanmahamoud9593 7 лет назад +2

    Jazaaka Allah khayra jazaa sheikh

  • @sakimahamed3776
    @sakimahamed3776 7 лет назад +9

    ALLEH ha kuu siyaadiyo cilmiGa

  • @deeqadaagan2065
    @deeqadaagan2065 6 лет назад +2

    Masha Allah ilaah haka ajar siiyo

  • @mohamedabdullahi8264
    @mohamedabdullahi8264 7 лет назад +2

    masha Allah

  • @mohameddahir9356
    @mohameddahir9356 6 лет назад +2

    Masha Allah ilaahay danbigaaga ha dhaafo

  • @umumuxamed4613
    @umumuxamed4613 7 лет назад +3

    Aamiin yaa allaah

  • @مريماحمد-ن1ص9م
    @مريماحمد-ن1ص9م 4 года назад +1

    aamiib aamiin yaarabil caalaniin

  • @umuyaasir6768
    @umuyaasir6768 6 лет назад +2

    alaahu ma jacalniiii ahaluul jinaaa

  • @Lovely1432Way
    @Lovely1432Way 3 года назад

    Aniga qof dumar ah ayaa ahay siduu kale muslim ayaan ahay waxaa Liiga dhahay janada dumar ma galaan lkn quraanka ayaan barahoowaa quraanka waxaa ku Qoran qof kasta rag ama dumar camal wanaagsan sameyyo janada ayuu galaa Waxaa maalin la sheeqeysahaaye nin guur kama sheekeysahiini waxuu igu yiri naag naarta ayey u badan yihiin waxaa ka dib ku oraday in aan naarta galo waad rabtaa in aad I guursado oo kula noolaadana waa rabtaa ma ani doqon ayaad ii maleysay xaasidnimadiisa aniga in aan xaaskiisa u noqdo ayuu rabaa hadane naarta galo jinsiyadaada naarta ayey galaayaan ayuu I dhahaa waxaa ku iri bahdil ma rabo adiga horta naagaha allaha adiga naarta ku galiyo ayaan ku dhahay halkaas ayaan ugu hiray Aniga oo ah qof dumar ah hadane tamar yar ayuu naar ila rabaa waxaaba is dhahay kan ibliis oo dad iska soo dhigay miyaa

  • @duraanmedia
    @duraanmedia 6 лет назад +2

    Masha alaah sheekh alaha ha ku xfido

  • @unknownperson3532
    @unknownperson3532 3 года назад

    Shiekhow waxaan ku weydina kuwa acraafka ah niman bis miyaa waxad tiri rag baa saaran

  • @sakimahamed3776
    @sakimahamed3776 7 лет назад +3

    Mch alh

  • @cabdielmi8840
    @cabdielmi8840 7 лет назад +2

    Masha allah Jazakumullah qeer Shiq

  • @apdikadir745
    @apdikadir745 4 года назад +1

    M
    A

  • @ikraancabdallecabdalle5116
    @ikraancabdallecabdalle5116 7 лет назад +2

    Aaamiin yaa rabbi

  • @somalilandiyomanta4885
    @somalilandiyomanta4885 7 лет назад +1

    allaahuma wajellekum hellujena

  • @adnannasir2558
    @adnannasir2558 8 лет назад +3

    maasha allaah

  • @zahraqassimraju1586
    @zahraqassimraju1586 8 лет назад +3

    shukran wllo

  • @misripak3344
    @misripak3344 3 года назад

    Allaahu.. Agbar. Allaahu. Agbar. Allaahu.. Agbar

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 10 месяцев назад

    Ilaahow noo naxariiso aduun iyo aakhiro ba

  • @CaashaCabdi-rx4vj
    @CaashaCabdi-rx4vj 4 года назад

    Mnsha Allah aheekh alle ha ka jazakallah khyr

  • @nasirmohamed5602
    @nasirmohamed5602 7 лет назад +3

    jasaakalahu sh waan la socdaa muxaadaroyinkaga ee waxad kaso hadashaa janada baarakalaah fiik

  • @umumucaad3298
    @umumucaad3298 4 года назад

    Illahayaw korkieena cadaab ka illaali😘

  • @kawsarciise842
    @kawsarciise842 2 года назад

    Maasha allaah jasaakallaahu khayr wllo

  • @samiidebeb7442
    @samiidebeb7442 8 лет назад +2

    masha Allah tabarakallah

  • @sumaaybasi8454
    @sumaaybasi8454 7 лет назад +2

    Masha Allah ilaahay miisaanka xasanaadka ha kuugu darro

  • @hoodohabalyoraliya1199
    @hoodohabalyoraliya1199 7 лет назад +1

    masha allah jasakalyu khayran jasaa

  • @Story_time1432
    @Story_time1432 6 лет назад +1

    Masha Allah
    Alle haku xafido

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 10 месяцев назад

    Subxaana llaah

  • @yunisaliadan4247
    @yunisaliadan4247 3 года назад

    Masha Allah

  • @makarangeneraltradingservi6293
    @makarangeneraltradingservi6293 6 лет назад +1

    masha allah alle Haku barkeyo

  • @misripak3344
    @misripak3344 3 года назад

    Jizaakalaahu. Qeer

  • @MohamedAhmed-xr1pk
    @MohamedAhmed-xr1pk 3 года назад

    Jazaakallahu qeyran

  • @ayaanlebulshale7608
    @ayaanlebulshale7608 6 лет назад +1

    Mnsha allh wll

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 10 месяцев назад

    Wcs wrb

  • @umuyaasir6768
    @umuyaasir6768 6 лет назад +1

    alaahu ma aamiin alaahu ma aamiin

  • @mandeeqxasan1188
    @mandeeqxasan1188 7 лет назад +2

    Wacalleykuma salaam

  • @maxamedmaxamed1628
    @maxamedmaxamed1628 7 лет назад +1

    ماشاءالله ماشاء الله

  • @yasinmed3678
    @yasinmed3678 7 лет назад +1

    Number isogor sh

  • @maryanbashiribrahim7780
    @maryanbashiribrahim7780 5 лет назад

    FarAbuto

  • @misripak3344
    @misripak3344 3 года назад

    🤲🤲🤲