MUNIIRA OO KA ARSATAY RASMI RAYS WAXEY TIRI MOHAMED BUSKUT KAFTAN MAGALO AFKANA LALAMASOO GALI KARO!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 сен 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

Комментарии • 59

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  29 дней назад +6

    ruclips.net/video/Q2vuCU6GGxM/видео.html
    ASXAABTEEYDA FADLAN CHANNELKA QOYSKA NOO SAARA SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TANA HANAGA HILMAAMIN MAHADSANID!

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 29 дней назад +12

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 29 дней назад +15

    Rasmi rays ninkeda ma caaynin si sharaf leh bay uga hadashay muniraa ma iyada sharafleh naagta wixii la ogaa ku hadlaysay doqon anigu hadan iyada ahay waan dhuuman lahaa ma xishiito sowtay lahad wuu igu shaqaysta oo gajan u bakhtiyey

    • @FatumDahir
      @FatumDahir 29 дней назад +2

      Ha wa doqoon munira 😂😂

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 29 дней назад +7

    Rasmi rays ma caymin ninkeda family kisa ilmihisa manshalah lakin furinkeda shektey waa amaantey siday tahay waxa kukala tagnay anaga na quseya dhajday 😅😂 maxan u shega sax

  • @lionsxxx3968
    @lionsxxx3968 29 дней назад +4

    Maxay tiri ma lay soo furiin Aaa oo maxamed buskud 3 aan ku furay mow dhihin subxanalah indho adkaaa

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 29 дней назад +4

    Wey ku sugtey horaa loo yiri laba is qabto laba is dhashey iyo laba is dhalateyba dhexdooda lama galo waa ku salaamaa Naciimo run sheeg Allaah ha ku xafido

  • @safiyasuldaan362
    @safiyasuldaan362 29 дней назад +2

    mashaa Allah wllo allah ha ku xafido Runta sheeg waligaa Allah ku gu shel Allah ha ku xafido

  • @Abdi123m6
    @Abdi123m6 29 дней назад +3

    Naagtan habartaa ee 20jirad soo dhashay ee ciyaalka iska dhigaysa waa doqon hadana doqoniimadii waali bay ku darsatay buskud iyaad marka hore soo doonatay e ha adkaysato

  • @hiboawciise5433
    @hiboawciise5433 29 дней назад +2

    Allaah guryaha islaamka haynoobad baadiyo

  • @FartunXasan-ks8rv
    @FartunXasan-ks8rv 29 дней назад +2

    masha allaah abayo aqligaada alle ha ku barakeyo❤

  • @umuabdirahman961
    @umuabdirahman961 29 дней назад +4

    Aniga waxan la yaba dadka an qaladkoda qiran karin muniro adiga rasmi ku dhegane adiga maxad u kentay bidarta ilen rasmi kama so dubin video maxamad buskude

  • @fartunsoldad1898
    @fartunsoldad1898 29 дней назад

    Absolutely u right

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 29 дней назад +1

    Masha allha abayo waa saxantaye aamin allha han asturo abyo dhamantena xbtiii

  • @Safooya
    @Safooya 29 дней назад +2

    Maxamed buskud in la caayo so ayada sabab u mahan.

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 29 дней назад +2

    Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh umadan allh haso hanuniyo acdubilh ceeb xishod maaleh subxanllh

  • @Ayan-ru2zp
    @Ayan-ru2zp 29 дней назад +1

    Asc abaayo naciima gabadhan markii hore yaayiri been kasheeg zooykaaga maxey tiri aniga laimasoofurin bisinka sootuulaha zoykeeda waxana iskuma key harin yaarabi naAstur walee diinteenii macaaneed dad baa usoobaxay hadba dhinac uwada yaa Allah aduun iyo aaqiro noogargaar

  • @haa8793
    @haa8793 29 дней назад +4

    Uuuuuufffeyyyy gabdhihi somaliyed maxaa kaqaldan laba laba badanaa naasida isudhaama midhiyaha waad kudhax cebowdene

  • @ashoabdi7018
    @ashoabdi7018 29 дней назад +1

    Yaa afka faarta kagaliya munira oo ku dhaxaay no sheeg ninkada waxaa aay is laa so maraan

  • @ZeynabNoor-md3uz
    @ZeynabNoor-md3uz 29 дней назад +2

    Muniiraay adigaa caayda Mohamed buskut nagaha aad sheegeeyso u bilaabay waayna u dhameystireen ee adkeyso walaal

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 29 дней назад +1

    Naagta Muniira la dhaho ma caafimaad qabto

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 29 дней назад

    Asc waaku salaamay naciimooy wlashay qaaliya cisiyo sharaf kunoolaw mxaa isu geeyey muniira iyo rasmi rays goormay isdagaaleen teeda kale muniira iyo gabadha kale isku meel maba istaagi karaan dad isku mid ah ma,aha

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 29 дней назад +1

    Tan samiiro iney hadasho maha intey ceebtaan ogaa meelaha lawareegeyso maxamed buskud khayr iyo farxad maadan usamayan ilaashar wada noqotoy

  • @ilovemyf
    @ilovemyf 29 дней назад +1

    Muniira soo tii laheyd Maxamed waa igu shaqaysan jiray youtube ka hadana wuxuu dhahay dhar ga gad hadana account tigisa ayey ku dhici jirtay

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 29 дней назад

    Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @homefun.
    @homefun. 29 дней назад

    Alle hana asturo

  • @user-lh9gl8ln9i
    @user-lh9gl8ln9i 29 дней назад

    🎉you good

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 29 дней назад +1

    Waa Yaabi 😂😂😂😂😂

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 29 дней назад

    Wcs

  • @salma-qs2gi
    @salma-qs2gi 29 дней назад

    Amira is next

  • @deeqaabdullahi5777
    @deeqaabdullahi5777 29 дней назад

    Qac waa 😩 dhaaftey caadi maaha

  • @fartunahmad7054
    @fartunahmad7054 29 дней назад

  • @Ayyaan1986
    @Ayyaan1986 29 дней назад +1

    Sorry nacimo cadeey hada kahor ban tuuba raac kugu cayeey. Icaafi sister

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 29 дней назад +1

    Mohamed buskut iyo reerkisa ba tii meesha uu soo fadhisatay oo aaf lagadeysay Somahaa ? Mexey ku hadlaysaa naagta lalabaada ah 😷 naagta magaalada ka fadhiiso ku dhe meesha wax ba ku ma heyse

  • @faadumamahamuud3990
    @faadumamahamuud3990 29 дней назад +1

    Soo taad ceebaysay ninkaaga xitaa aad tiri dahab noo ga soo xad ninkii hore

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 29 дней назад +1

    Wiilkas wu is uqdoobay hal walal oo la dhaltay way ka gurtay inay kaxaysato ayey ahayd hooyadiina u gayso

  • @Umo580
    @Umo580 29 дней назад

    MUNIIR MARHORE BANSHEEGAY JACEEL BAWALAY ALAAQIYAN

  • @lionsxxx3968
    @lionsxxx3968 29 дней назад

    ASC Ka waran hee waa muniira qoftaan aduun godoon wallee cimri dheer hadad. Hesho wax walba waa arkee hada maxamed buskud eeyba u hiilinii cajaib cajaib cajaib😂

  • @queenruby8792
    @queenruby8792 25 дней назад

    Muniira iyada u baahan inay public apology bixiso waayo ma anagaa ku nidhi ninkaaga bidaartiisa noo soo dub oo been iyo belaayo noo sheeg gaajo iyo macaluul iyo waxan Europe oollin nosoo sheeg ruuxani qof wax laga qoro maaha waa marfuuca qalam orod oo naftaada daryeel halagu waaniyo waa complete faaruq

  • @UmuSalmaan2020
    @UmuSalmaan2020 29 дней назад

    Qac weynaa kolay aniga igama yeerin qac😂😂😂😂😂

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 29 дней назад

    Nagaha way washen ninka haday kala tagan iyo haday is qaban maxay nogu shegi

  • @Maryam-ez4sq
    @Maryam-ez4sq 29 дней назад

    😂😂😂😂😂kkkkkkk Qac .😂

  • @najma649
    @najma649 29 дней назад +1

    waa run waan argnay iyadoo leh 50/50

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 29 дней назад

    Marki la imaherinayay ma ogen Ayan marayna

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264 29 дней назад

    Wwwww

  • @najma649
    @najma649 29 дней назад +4

    naagtan maxmed buskut iyadaa soo dhigtay ninkeeda ninkii wax soo dhigo waa la falan qayn

  • @najma649
    @najma649 29 дней назад +1

    maxamed ma xoolo aad kaxaysanaa marna aad ka cararaysid

  • @user-jz3ru4mw1b
    @user-jz3ru4mw1b 29 дней назад

    Nacimow abaayo caadi ma aha muniiro maxa qaldan

  • @ayanmohamed9873
    @ayanmohamed9873 29 дней назад

    Islaantan munira la leyahay dadka ma fahmaman wa nag beeb badan illhana ma taqana markey dahir u tagtay wala dhariye wexey dhahday dhan wa ku dharatay wexey shegtay in ayado la qabo ninka iska so racday hadan buskud asago leh 3dadi wa iga dhamatay ba sad aragteen la isku dhuqdhuqaye marka la weydiye 3dadi so ma dhamanin wexey ku jawabtay aniga furin ma aaano wax la dhaho markey ki hore ka imaneyse wexey tagned aniga somali ma aqana hadan sas somali ugu daldalanta hadan waxan o dhan wa hakugu ceshto lakin buskud marku rabana bananku uga dhanansad weligisna soma ceshanay manta dhan bey ledahay maxamad wan hesta aqas maxad hesysata 3dadiba dhamatay wa haduba xarig jiraya nagta is ilma ilmeyneysa halaga qabto qaranta iyo malinba nin in la iska raco cadi noga dhigeysa malin dhawed live ayado ah bey lehed alla ma hadli karo nin qurxan ban u jeda wan dhalallay wa islan fadara aha malin kastana xaranteda qiil u yeleysa shaya ninki hore markey ka timid iyo ilmahise wexey leheda xaran bu igu hestay gaalu aha hada buskud maru dhahay dalqadihi wa dhamaden wexey ledahay nag uur leh ban aha ma furmo berina markey mid kale racdo mexey dhihi donta

  • @aayahacali5788
    @aayahacali5788 29 дней назад

    Ñaciimoy waxaa kugu raacsanahay sadaqada Dadka mudan in la siiyo waliba numberadooda ugu diraan dadka wax sadaqaysanaya dadkaan nagahan faylka ku jira ee wada leh walidkay waan ka qarsaday markaan ninka raacayay iyo waa sixranaa markii la imehirnayay iyo shuftadan isbarada udhigtay dadkii wax sadaqaysanayay hadeerba safaqadiina ha ku bicinina meel aadan waxba ka dheefayn aduun iyo aakhiro toona niman iyo naago sbaaraystayaal ah iyo naago markay soo qooq jabeen soo miyirsaday aan faaxisho iyo sariirtooda inay ka waramaan waxaan ahayn o munkarka sii siyaado unbay siyaadin lacagta la siinayo

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 29 дней назад

    Walahay waxan waa waali cas hada ma waxay naledahay video aan ninkayga ku ceebeyey maxa loga soo hadlay? Walahay naagtan munira somali wey fidmaynay ogada somalina maaha munira. Nimco quruxey waan ku salamay walashay

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 29 дней назад

    Gurka social media awalbo ma jirin igu sawir wayo markay ninka wada jogan waxay noshegi wuu ijecel yahay oo waxas ayuu igaday markay kala tagana gajo ayuu idilay oo Ana shaqasan jiray ayey dhihi keed run shegaysa marka

  • @naimaadan2635
    @naimaadan2635 29 дней назад

    Soo adhiga shalay ooyayey

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 29 дней назад

    Tii saxiibted ahayd Samira waa laxiray ninkii cadaan ka ayaa xabsi dhigay midiyey ayey ii qadatay ayu yiri nimco

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 29 дней назад

    Maxamed buskud haka sugin inuu kusoo ceshto