Jibouti waxa iigu danbaysay 2010 kii waliba waxaan ku badnaa ifiniiga iyo xaafada bikaaduus ee belbela 4 sano ayaan joogay asxaab badan ayaan ku saaxiibnay halkaa reer jibouti waa dad aad u wanaagsan oo saacad wax ka yarbaad isku dhex galaysaan qofka lkn basaskaa waawayn may jirin markaa bas xubuli uunbaan ku ogaa aadbaad u salaamantiin waa khadar oo hargaysa idinka soo salaamaya
15 sano ku dhawaad baan ku noolaa meeshaan jabuuti, guri nadeed weeye.... 2008 illaa 2022 Ferbuary ayaa ku nool.. waxaa kaliya oo aan ka maqnaa 2 year ku dhawaad turkey joogay.. viva djibouti.. peace people, and the country... long live Djibouti
Love your generosity your young men. My heart melted when you bought the box from the little girl and gave it back to her. May Allah bless🙏🙏🙏 I will subscribe, like and share all your contents.
Walalo sawir qaladan ba na haystan😢Lakin jabuti wa daad dhaqankena iuo dintaba ku dhaata😊Edab iyo Asluub alla u dhameyay 90%wa daad asturan walahi❤Alhmdllh
Machallah dalkayga hooyo wadankayga walahi waan kuxisay djibouti alhamdulilah fière d'être muslim fière d'être djiboutien je t'aime mon amour mon cœur djibouti 💖💥🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 I love you my home my country djibouti ❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
I couldn't understand a word of your beautiful language. But I do believe you are both kind. I like the way you treated the little girl who was selling her food. Thanks for posting.
Ma sha Allah tabaarakallh brothers I ❤ Djibouti 🇩🇯🇺🇸🏆🏆my mam pass away Djibouti igu soo duceeya Janatul Fardowsa Allah geyo Hooyaday macaan keep going brother 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🌹🌹🌹
Ilaahayow faqorka inaga saar. Aamin. Ilmaha yar xanjada la taagan suuqa. Ilaahay khayr haydin siiyo sidaad ugu farxiseen yarta. Iyadana iyo kuwa la mid ah foqorka iwm ha ka saaro Aamin. Ha laysku naxariisto Soomalay.
@@Atheneon I don't know 😕 why you tell me about your life but Djibouti is my country 👍 my my country ,whether it's poor or rich or nothing it's none of your business ,mind what concerns you please
Mashallah waa suuq camiran wax walbana laga helo. Dalkeygii Jabuuti Allah dhowro, Gobonimadaas aan ku joogno Allah baa leh Somalia 🇸🇴 kaalinteedi Abaal baan u haynaa. Guul iyo Gobonimo.
Muqaalkan aynu gaarsiino 1 l20k oo like ah
Maashallh Alle haydin barakeeyo walayaal
Somaliwayn qofka wcn ee wax wcn soo tebiya gaadhsiiya millions thousands of subscribers bks zhbyaal wiilkan wllkeen ku qiimee waxa wcn ee uu qabtay ma jiro inta ogaalkay ah qof somaliwayn sheekh /zhariif iyo fanaaan iyo mid taajira qof qabtay wuxuu wiilkan wllkeen Dhakhtar channel qabtay ku qiimeeya zhbyaal oo ku dhiiri geliya waxaa wcn
Nin dhan wax uu qata ka hor istagaysa
This like videw
Oo walal qofka kaamirada idin haayo wax masiineesiin miyaa wixiiba idikaaba cuyayee
Reer jabuuti muqdisho ayaan idinka soo salamayaa 🇸🇴❤🇩🇯 🥰🥰🥰
xamar cadeeye 🇸🇴 i Love you from Djibouti 🇩🇯
Ok wn ka qadnay
Ani xitaa waa idinka sosalamaya reer jabuuti ilhey haidin barakeeyo
zxp walag qady
Wan iniga qaadnay walalahay💙💕
From Kenya 🇰🇪 I love you reer Djibouti 🇩🇯
Welcome bro ❤
Reer jabuuti waa dad wanaagsan. Long live djibouti from Hargeisa 🥰🥰
Yaku idhi waa dad wanagsan maxad kataqana
@@mudxidahir7535 adigu mahad kaa aragtay reer jibuti mise calo xumo uu hays marka 🤨🤨
merci bro
@@mudxidahir7535af dher pad hays jaloux
Jibouti waxa iigu danbaysay 2010 kii waliba waxaan ku badnaa ifiniiga iyo xaafada bikaaduus ee belbela 4 sano ayaan joogay asxaab badan ayaan ku saaxiibnay halkaa reer jibouti waa dad aad u wanaagsan oo saacad wax ka yarbaad isku dhex galaysaan qofka lkn basaskaa waawayn may jirin markaa bas xubuli uunbaan ku ogaa aadbaad u salaamantiin waa khadar oo hargaysa idinka soo salaamaya
Waan ka qaadnay from Djibouti
our beautiful djibouti glad you are enjoying it
Hadaad u jeedo magaca ALLAH love saar
♥️
❤️
آلله آكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم ❤❤❤❤❤
❤
Reer jabuuti wan idin salaamey ❤from borama
Wankagadneey from Djibouti
Love you borama jano from Djibouti
Waan ka qaadnay from Djibouti
Lagaqaday wlkay come to Djibouti abtiyo open hand .💪🫂🇩🇯🇸🇴🦁🇸🇩🇵🇸🇵🇸🇵🇸✌️
Jamhuuriyadayda Bilan
Jabuuti🇩🇯♥️♥️♥️ illaahow Barakee
Amiin
mansha allah , jabuuti shacabkoodu waa dad qalbi wanaagsan 🥰🤩❤️ I love them from SOMALILAND hargeisa.
Waa run
Never been to jabuuti, dad wanaagsan waaye reer jabuuti 💙💙💙
Waa run
Somali qalbiyadooda Allaha isu daweeyo meel waliba eey joogan. Muuqal qurux badhan Brother daqtar💞
Aamiin
❤❤❤❤
Masha allaah Gabadha yaroo Xanjada aad ka iib Sateen Waa Fariid
Waana Caawiseen Ajar allaha idinka Siiyo insha allaah
Masha Allah hor Mar wacan wllkey guuleso
Haddii aad aragto magaca Allaah love saar ❤ 💟💟🙏
Scw Sow Sow Sow Sow Sow Sow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allahu allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏
Allahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏
❤
🥰🥰
Allahuma barik. Generous and personable. Our people are so amazing.
Masha Allah jabouti waa meel masakiintu ku noolan karto waxaan maqli jiray agoon koriiyay jaboutay from hargaysa
❤❤
Waaa run
❤❤❤
Jabuuti wan jclhy inan malin un imado insha allah my Second country 🇩🇯🇩🇯
Waan ku sodaweynayna inchaallah wll
Wooow macha allah my home Djibouti elle m'a vraiment manqué 🇩🇯❤
Tu est ou bella
My uncle sneaked me and brothers in and we lived there 2 years before coming to the UK.
Somali ku hadal
Somali ku hadal.
Moi aussi ell me manqué trop depuis 15ans je habitais quartier 3 axxx j vous salut all of u my country from Philadelphie usa
From Djibouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯😍❤❤❤💕 i love my country❤❤
M.a reer Jabuuto wani salaamy from mugdisho🇸🇴🇩🇯
wn ka cadney from Djibouti
🇾🇪❤️🇸🇴❤🇩🇯
Merci beaucoup ❤
Wcs❤❤🇩🇯🇸🇴
Wan ka kadnay❤❤
War dad wanaagsan baad tihiin Jabuuti waaba meel shidan Maasha Allaah
Welcome dagan amba bienvenu luqaadada fraansiiska . Jibuti waa dhuul somaliyeed .
Somali melay jogaanba waa isku dhaqan io isku qurux Masha Allah ilahay qalbiyadeena ha isku furo
❤❤❤❤
Amin
15 sano ku dhawaad baan ku noolaa meeshaan jabuuti, guri nadeed weeye.... 2008 illaa 2022 Ferbuary ayaa ku nool.. waxaa kaliya oo aan ka maqnaa 2 year ku dhawaad turkey joogay.. viva djibouti.. peace people, and the country... long live Djibouti
Beautiful waaye Djibouti 🇩🇯 masha Allah . I love ❤️ Djibouti insha Allah .I want go to Djibouti one day insha Allah
Inshallah hn
عديت طفولتي في دجيبوتي عيني الدمع من ذكرايات الطفولة
من تونس
Jabuti dad keygii 🇲🇵from garowe ❤
Mashallah Djibouti my blood 🩸 my people from Somaliland
Frère je vraiment kiffe ton vlog je te souhaite une bonne continuation from 🇩🇯
Walhi iga qoslisay wlhi lacgta dhamnysa kulahaa midh so qaaaado form hargysa ❤😂🥰
Masha Allah dhaqtar iyo team kiisa waa dad akhlaaq u saaxiib ah noolada walaala yaal😂❤❤
Aad ayad uu kuu mahasantahay muqalka wll my home Djibouti jano Qu'Allah te béni my love 🇩🇯🇩🇯dalkaykow
🥰😍😍😍😍😍
Love your generosity your young men. My heart melted when you bought the box from the little girl and gave it back to her. May Allah bless🙏🙏🙏 I will subscribe, like and share all your contents.
Vive Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯tu ma manque trop mn pays
Djibouti dadka jooga waaba somali caadi wye wlh sidaani ka aaimsaneyna Ma ahn masha allah from xamar ❤
Maxaad u malaynaysay?
@@amgame5160 francis baan u maleya
Waa dad somaliyed rer jabuti waa dad aan wadaagno dhaqanka ,diinta iyo afka somaliga gumaystihi ba nakala jary🥺 🇩🇯🇸🇴❤
Hhhhhhh war ma oromo iyo franciss mad modaysaay 😂😂😂😂😂 wll somali baann ahay
Walalo sawir qaladan ba na haystan😢Lakin jabuti wa daad dhaqankena iuo dintaba ku dhaata😊Edab iyo Asluub alla u dhameyay 90%wa daad asturan walahi❤Alhmdllh
We love you Reer 🇩🇯❤❤ From Somalia 🇸🇴
We love you too huno from Djibouti ❤🎉
Naa mesho somaliya maha ee wa somaliand nacasyahy😅
Ma sha alllh ma sha alllh waxad tihiin laba qofoo qalbi wanagsan naxariis badaan runahanti sharaf iyo ciisi kunoolaada dhakhtar iyo maxamed 💖💕💕👑👑👑👑💕👑👑👑👑👑👑👑👑👑😘😘😘😘😘😘😘😘😘
Somalia 🇸🇴 iyo djabouti 🇩🇯 waa dad walaalo ah waxaad idin kasoo salaamaya Mogadishu reer jabuutiyo
Sadaqo Waa qaali, qofka bixiya sharr ma Arko. MashAllah dhamaan sadaqesta.
Manshllah I love jabuuti from Somalia 🇸🇴 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
I'm from 🇩🇯 and I am very grateful to you for having been able to visit my country and I hope you enjoyed it👊
There is no country called djaboti or somaliland. Or any bullshit. We are all one 1⃣ 🇸🇴
@@jayzetuck9442 facts
Thank you Hersï I will come back the next day with my cameras
Machallah dalkayga hooyo wadankayga walahi waan kuxisay djibouti alhamdulilah fière d'être muslim fière d'être djiboutien je t'aime mon amour mon cœur djibouti 💖💥🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 I love you my home my country djibouti ❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
❤❤❤❤
Been
Wow 😮 awesome. I miss ❤ my home jibuti 🥰🥰 guys go ahead. U did well machallah.
Rer jabuti guuleesta from xamar cadey 😘🥰🥰❤🙏😊🇸🇴
Mahadsanid walashey sidokale reer xamar gulaystay waligin from djibouti 🥰😍
Wall ina imda rawa jabuti maigu so dhawen@@moudahmed1237
Qof aad uwanagsan weeye wiilkan masha allah ♥
Dakhtarooow. Maa shaa Allaah tabaarakAllaah. Qaabka aadka u quruxsan aad ula dhaqmeysid unala hadleysid yar iyo weyn, rag iyo dumar, walaahi waan ku farxey. Ilaahey haku sharfo
Masha allah waa muqal quruxdiisa wata iyo qiimihiisa ❤
I am watching your TV from Rwanda. Such beautiful people and country. Keep it up guys
Masha Allah tabarakallah dhulka somalida oodhan barwaaqo ayaa taalo alle ha inoo siyaadsho
Msha Allh nolosha jabuuti sidan ka aaminsanaa wey ka duwan thy wlhi wn iman doona malin un insha Allh from xamar💯😍
Wlli kalay gacmo furan. Waxan kugu so dhaweyne gacmo furan.
Welcome huno
@@hamzeali5478wll ani maigu sodhawenee
i am your biggest fan cuz of Importance of Helping Others in Islam masha allah
Qof naxariis badan weye drka
الراحمون يرحمهم الرحمن .😊🇸🇴🇩🇯
Wllhi aad baan u jeclahy jabuuti mar un waa tagi doonaa insha allah from muqdisho🇸🇴❤️
Saxiib ku so dhawow jibuti .waxaa moodii inaad xaamar joogto.
@@Saajac2024 insha allah❤️
@@Saajac2024 from gedo I.a jabuuti iguso dhawee 🇸🇴
Mashalah. Love your generosity 💚 I loved the video. Guul wacan kuu rajeynaa abowe.
ماشالله حلقه ممتعة اخوكم من الصومال... 🇸🇴❤️
Bienvenue dans notre pays🇩🇯🇩🇯
biensur welcom 🌹
masha allah alle haka ajarsiyo dadka acawisid sida ugu naxarisatid alle hakugu naxaristo
Love Djibouti from Somalia 🇩🇯❤🇸🇴
Dhulkayga Jibuuti Kusoo Dhawiow Saaxib Gacmo Furan Welcome Again And Again Ha Is Martiyeeyn🇩🇯🇩🇯🙏
Labadaan yar waa fariidin wallahi. Masha ALLAH waryaada saas baa la idinka rabaa.
Qosol badaan ayad iga dhameysen 😂Dhakhtar iyo Mohamed. Come back anytime ❤
I couldn't understand a word of your beautiful language. But I do believe you are both kind. I like the way you treated the little girl who was selling her food. Thanks for posting.
Muqalki ugu quruxda en dawado masha allah🌹🌹
Love Djibouti from Canada and North Korea🇰🇵🇨🇦💘🇩🇯
🇰🇵💀💀
Maanshaallah cunugta yartaa waaka farxisay ilaahay haidin barakeeyo
Ma sha Allah tabaarakallh brothers I ❤ Djibouti 🇩🇯🇺🇸🏆🏆my mam pass away Djibouti igu soo duceeya Janatul Fardowsa Allah geyo Hooyaday macaan keep going brother 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🌹🌹🌹
Allah ha uu naxaristo wllo janatul fardawsa allah ha geeyo iyadiyo inta muslimka ah ee dhimatayba allahuma amiin ❤🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Amin
MashAllah Djibouti mon pays fière d être djiboutienne sinon bienvenue frère 😊
illaahow Masaakiinta ugar gaar Meelkasta oo ay Joogaan illaahow Caawi aamiin
I’ve been to Djibouti 4month ago and I loved it, much love from Addis Ababa Ethiopia 🇪🇹
SLT merci 🎉🎉🎉
Waa muuqaaL Qaamtiisa 👍Wata Dhakhtar GuuL wacan insha allah 200k Hala gaarsiiyo walallkeen kabadan wuu Uqalma ✔✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊
Gabadha yar waad ka farxiseen, masha allah.
Love From BANGLADESH🇧🇩❤️
Docteur respect pour vous ❤️🥰🇩🇯
Most reason isubscribed for your was your kindness man... my favourite youtuber Allah yacixaak
The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Mohamed ❤ﷺ🤎🤲
Ilaahayow faqorka inaga saar. Aamin. Ilmaha yar xanjada la taagan suuqa. Ilaahay khayr haydin siiyo sidaad ugu farxiseen yarta. Iyadana iyo kuwa la mid ah foqorka iwm ha ka saaro Aamin. Ha laysku naxariisto Soomalay.
Machallah 🥰, il y a du changement à place rainbow. Il est temps que je rentre. Ça m'a manqué 🥲
Oh moi aussi wlhi🥺
No there is no change
bienvenue
@@hayathassan1542
jabuuti is very poor even when there is no civil war
Somalis in Jabuuti must stop joking and deal with their leaders
@@Atheneon I don't know 😕 why you tell me about your life but Djibouti is my country 👍 my my country ,whether it's poor or rich or nothing it's none of your business ,mind what concerns you please
Inshallah intaydaan ka tagin Djibouti waxaan rajaynayaa inaad kulano oo dhakhtaroow xaafadihii baad kala barataye mashallah 🥰
From Garowe pro first ku salamay pro
Mashallah waa suuq camiran wax walbana laga helo.
Dalkeygii Jabuuti Allah dhowro, Gobonimadaas aan ku joogno Allah baa leh Somalia 🇸🇴 kaalinteedi Abaal baan u haynaa. Guul iyo Gobonimo.
Generous and kind guys ❤️❤️
تحية خاصة من اليمن لاطيب شعب بالعالم جيبوتي
Hor Mar wacan wlla mcn guuleso saa dadka u caawiso Allah ku caawiyo wallkey
Two legends always legends keeps goings brothers another's levels street's food's 💘😀💯
M.a hormar wcn
dhakhtar walhi waxad Tahay qof qalbi ficn Naxariis badan ilaahay abaalkaga janatul Fardawsa haka dhigo
Maashaa allh waad wanaagsantihiin dadka oo masaakiintaa waad dhiirigaliseen
Jabuuti dad Aanjeclahy💘💘❤❤❤
djbuuti walaahi sxbtey ayaa ku nool maalin uun waan imaan from muqdisho
Alle ha idinka abaal mariyo dadka ad waxa siisen🥺🤲❤
Manchallah My home🇩🇯 JANO❤
Djibouti est la source de tendresse
Am from tigray I love Djibouti
ماشاء الله جميله جيبوتي 🇩🇯😍
My home djibouti 🇩🇯🇩🇯 c'est mon pays
Waa muuqaal wanaagsan runtii qofkii duubay baa mahadsan. 😂
Hhhhhhhhhh
@@Dhakhtarrr sxb you are which hotel or your contact I need to came u
@@Dhakhtarrr sxb waa mahay gosool kuu, djibouti baan jokaa I'm working for tresor juste I'm your fan I need to see you and help you .
Maaha allah wad saalaman tahiin DJ madaxwwynaha iyo marwadiaa shacabka rer jabuti dhamaan salaan sare one Love❤
12:10 waa sax "inta aan ogahay" i am from Djibouti.
Waana muuqaal aad u quruxbadan😊
Illhy ha kaa abaal mariyo sida aad dadka ucawinysid iyo sida naxariista leh oo aad ula dhaqmyso lkn miyaadan garowe nogu imanyn❣🙏🏼👑
My home land🇩🇯🇩🇯♥️♥️🥰
Ilove. You. Dj jabuuti. Waxan niga soo salamaa muqdisho❤❤🎉🎉
Masha allaah waa muuqal qurux badan dhakhtar iyo maxmed salaan sare ✋dhakhtar wll illaahay hamigaag iyo hadaf kaga haku siiyo farxada ku nolow🥰🥰🥰🥰❤❤💋💯💯🤭