Gudoomiye Axmed Cali Faxle oo Misaajid isagoo ku jira la dhaawacay dhawaan ayaa hadda hadlay

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 21

  • @manineima4398
    @manineima4398 3 дня назад

    Allah ha kuu caafiyo Axmed cali faxlee

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 3 дня назад

    Allah haku caafiyo adeer

  • @AF-soomaali
    @AF-soomaali 4 дня назад

    😢😢😢😢😢 الله يعافيك 😢😢

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 дня назад

    Subhan Allah😢 Xabisga Dhiga Laqaad😢

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 4 дня назад

    Alle hakuu malmaliyo adeer Balse shaydaan weriye ah baa yaqiinta alle ka hoos gashay oo dambi kala dil isku dil waday inuu baahiyo thanks

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 4 дня назад

    mashallah tabarakallah !!!!!!!!! ilahayow barake oo nabadda noo adkeeh ilahayow cadowgayaga jabi ilahayow umadayada bogoda burcad isku mari !!!!!!! ilaahow samaroon iyo issaq walaalee oo cadowgooda tuusi

  • @massmass8300
    @massmass8300 3 дня назад

    oo ninka waxbaa gaatye ilaahy
    hakuu boogo dhayo

  • @HRU2100
    @HRU2100 4 дня назад

    Alle nabar gardaro hakaaga dhigo..
    Qof qalbi wanaagsan ayaa tahay adeer.

  • @user-wx6in9ik1m
    @user-wx6in9ik1m 3 дня назад

    Subxaanala taasi way caday cada ka danbaysey

  • @Aqoonsi_2024_Allah_keenay
    @Aqoonsi_2024_Allah_keenay 4 дня назад

    Criminals-ka ay odayaasha qabiilku marka la xidho soo daayaan, iyaga u marka dambe wax yeeleeyaan. Oday-dhaqameedku ha ka hadhaan dambiilayaasha ay marka la xidhaba daba yaacayaan.

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 4 дня назад

    Ma bili ayu ku qabey
    Mise waa Habar qabey dhee

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 4 дня назад +1

    muuse shani baka daabeya

    • @ayaanibrahim8735
      @ayaanibrahim8735 4 дня назад +1

      WAR ILAAHAY KA BAQA BEEN TA DA

    • @amalhope42
      @amalhope42 4 дня назад

      Waaba waas qaraac baa thy muuse ma hooyadaa buu waase

    • @ibrahimnour4221
      @ibrahimnour4221 4 дня назад

      ​@@amalhope42 wllo cayduu ma fcna. si kale uku jawaab

    • @ayaanibrahim8735
      @ayaanibrahim8735 4 дня назад

      @@amalhope42 🤣Astaqfurulaah CAY IYO CIIL KU NOOL 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😄😜

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t 2 дня назад

    Kaa yarow cuqubo kugu dhacday

  • @MegaCigaal
    @MegaCigaal 4 дня назад

    Muuse ayaa I dhawacay ayuu isleeye dhe