Maxamed Wardi Ahun l Umral Zuhuur l Hees Sudani ah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 янв 2025

Комментарии • 39

  • @EH-sj1wh
    @EH-sj1wh Месяц назад +2

    I like this Music, Love from Eritrea🇪🇷,,,

  • @mohamedshiine6957
    @mohamedshiine6957 2 года назад +6

    Somali music iyo Sudan music waxad mooddaa ineysan wax an luqadda ahayn ku kala duwneyn❤

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami Год назад +4

    Cajaaib Yaa salaam Axsan caleeg Old is gold

  • @aliosman1722
    @aliosman1722 10 месяцев назад +3

    Walaahi heestaan maxamed aad iyo aad ayaan ujeclahay axsan fanaan m.wardi

  • @عبداللهعلي-ص7ق5ه
    @عبداللهعلي-ص7ق5ه 2 года назад +9

    والله هذا ثراء الموسيقى السودانية أحبها 🇸🇴🇸🇩🍒 ♥ ️

  • @khabiirqaraam7935
    @khabiirqaraam7935 3 года назад +5

    Yaa salaam Yaa Wardi Fanaan aan taageero heesihiisa

  • @GaraadMustafXariir
    @GaraadMustafXariir 6 месяцев назад +3

    wlhi I love zudaan songs I am soomaali❤

  • @NimoDaad
    @NimoDaad 2 месяца назад +1

    الله يرحمك محمد عثمان وردي تحيا سودان انا في هرجيسا

  • @sharifmaxamed3649
    @sharifmaxamed3649 4 месяца назад +2

    1977 heestii loogu jeclaa soomaliya ilaa 90 wa hees top ah fanan badan o somaliya qaaday axsan hees cawo tariqda ey tahay 2024 bisha 9/8 ayan ka dhageysanaa da,adeyda 36 Year xigasho dad Kii hore 77 aniga ma joogin😅😅

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 месяца назад +2

      Ilama ahaa in heestan dad badan dhageysan jireen. Waxaana jiilkii Hore

    • @AhmedAliJama-r3e
      @AhmedAliJama-r3e 2 месяца назад

      ​@@caweyskadalmar waxaan ku sugi jiray filimaanta nashnal sinimogii hargaysa waqtigaas aad sheegaysana 1970s and 80s

  • @abdulkaderahmed3996
    @abdulkaderahmed3996 2 года назад +2

    The best Sundani song and best African golden voice I have ever heard. الله يرحمه

  • @najiaziz4954
    @najiaziz4954 8 месяцев назад +2

    Old memories 😢😢❤❤❤

  • @XassanyuusufSasbakeeri
    @XassanyuusufSasbakeeri Год назад

    😅axsan..asoot..maxamedwardi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SOMTRUCK480
    @SOMTRUCK480 2 года назад +1

    Heestan aad iyo aad ayaan u Jecaaylahay

  • @sakariyedayib1491
    @sakariyedayib1491 2 года назад +4

    M mooge ayaa ka cod wacan kan markuu qaadayo

  • @garaadcabdixasan9711
    @garaadcabdixasan9711 Год назад

    Alaah unaxariisto

  • @AissatouAissatou-pp3rm
    @AissatouAissatou-pp3rm 6 месяцев назад +1

    Baba ousmanou

  • @aliabdirahmanjama1445
    @aliabdirahmanjama1445 Год назад +5

    Waagii uu hargaysa ka qaaday ayaan beerta xoriyada ku daawaday 1966 ee dahabka dumarkii reer hargaysa ku boobeen ee layidhi wixii fanaaniintaa laoo xidhay ee dahab saacado laysu celin maayo ee dawlafii waagaas tidhi hayna ceebaynina fanaaniinta ayaa iska leh ee cabdi malaw yidhi ma,anaa soodaanta keenay kkkkkk islaantiisa ayaa kamid ahayd kuwii fanaaniinta dahabka u xirey😂😂😂

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  Год назад +5

      KKK, wakhtigaas ma moodeen in Beerta Xoriyada riwayadah lagu dhigi jirey, waayo riwayad la odhan jirey If iyo Aakhiro ay ku joreen Sahra Siyaad, Darararamle AHun, waxaan umalayn Axmed Mooge Ahun, waxaa lagu dhigay geerishkii carabka ee ku xigay Maktabada Masaradii, mid kale oo ahyd tii riwayad igu horeysay aad baan u yara waxba kama xasuusto, waxaa lagu dhigay Ntational Cinema, tii iigu horeeyey een Beerta Xoriyada ku daawado waxay ahay Qabrigii Jaceylka ama Jacyl Dab Karin waa midkood. Markii danbe waxaa la dhisay Cinema October oo ku yaala xaafad Iftin (dumbuluq) waxaan ku daawaday riwaayadii aabahay ka samreen adiga, magaaladu waxay lahyd 4 bus oo Nissan ah uu keenay Xaaji Miyateen oo ahaa dealer ka Nissan Motors. Ta Soodanta waan maqlay "ma anagaa Soodantee keenay" Ahun Cabdi Malow nin uu dhalay baan aqaanay. thanks

    • @nabaadlove6019
      @nabaadlove6019 Год назад

      Wow what a beautiful memory, hooyaday ayaa dhagaysan jirtey ilaahay ha u naxariistee, childhood memory ❤❤

    • @nabaadlove6019
      @nabaadlove6019 Год назад

      Oh beautiful memories, xaafada October cimemaha agtiisa waa gurigaan ku dhashay. I love hargeisa. ❤ hargeisay ha dheeliyin ❤❤

  • @SualihMehamed-c6y
    @SualihMehamed-c6y 4 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdihafiidmaxamuud
    @Abdihafiidmaxamuud 10 месяцев назад +2

    sudan dagAl baa

  • @ahmedjama9070
    @ahmedjama9070 3 года назад +3

    Dalmar hestan waxa laga saari jiray nationalcinime

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  3 года назад +2

      Intaan la bilaabin filimka, Alla maxaan galay national cinema, markii danbe waxaa la sameeyey Cinema Oktober oo ku yaalay dumbuluq, 4 bas oo Nissan ah baa tage jirey, sii socda waad hela laakin soo socda way buuxeen, waxaan soo dhinac mari jirnay iskuulka Axmed Gurey oo dhowaa ciyaal militariga iyo geesh nacaltulalla imisay nagaareecen.

    • @ahmedjama9070
      @ahmedjama9070 3 года назад

      @@caweyskadalmar anagu waxaan ahayn
      . C xaafada cinimaha magac xun bay xaafada nooga bixiyeene hhhh marka bilaash baanuku jiray nationalcinime

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  Год назад +1

      Xaafada widhwidh f-kng waxaanu degaynaan 1966 ilaa 1973. Faniin badan baa deganaa wakhtigaas. Mar bay ugu fiicnayd magaalada intaan xaafada shidhka la dhisin

  • @ahmedjama9070
    @ahmedjama9070 3 года назад +6

    Waxaan xasuusta 70yadii

  • @MhtAbbas-yu8cp
    @MhtAbbas-yu8cp 3 месяца назад

    😢❤❤❤❤❤😢

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647 Год назад

    احسن صور

  • @suxufiabdiwakiilbuux
    @suxufiabdiwakiilbuux 2 года назад +1

    Maxamed wardi

  • @متوكلابراهيم-و3ن
    @متوكلابراهيم-و3ن 9 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤

  • @xamdicalisheeq607
    @xamdicalisheeq607 2 года назад

    Wardi