Cumar Cilmi Khayre - Episode 2/3 - Xabsigii dheeraa ee France I Djibouti 08/12/2022
HTML-код
- Опубликовано: 13 дек 2024
- Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,
Wlhi wuu so dadaalay m.a cimriga allah u kordhiyo
Mashallah adeer cumar waa halgama dhab ah, ilahay ha barakeeyo.
Allaha hafido cumar cilmi kheyre gessi soo halgamay
Mashallah adeero cimir dheerer Allah ku siyo
Ilaahay haku dhawro adeer. Qofkasta oo soomaali ah in uu madaxa kaa dhunkado baad mudan tahay.
Gobannimadu waa geed ku baxa dhiiga geesiga!🇸🇴❤
Waa hero ninkaan odayga ah big respect
Ayaanle adoo mahadsan waxaan kugula Talinayaa inaad Waraysato Cumar Cismaan Raabe oo London Jooga waa Ninka Afduubay Safiirka Faransiiska ee Muqdisho joogay
Waxaan filayaa in cunnugan aanu haleelin inu fiiriyo faalooyinka ama comments dadweymaha
Cumar cismaan raabe wuxu dhintay 2013. Ilaahay ha u naharisto
Allow jano kugo abaal gud
Inta dhimatayd sida u soo halgamay allah ha ka abaal mariyo najo
Masha Allah Awoowe ilaahay cumri iyo cibaado haku siiyo geesi baa tahay Somalina adiga camal waxeey aheyd ineey ku faanto.
Hanoolato iyada laftirkeegu ha noolato ❤❤❤❤👑👑👑
Egal iyo HassanShiekh - foorarka waa u caadi. In Somali kala qabaaileeyaana waa u caado
Geesi halgamy nooloow Djibouti adaa xoreeyeyu
Nolow HALGAMA OMAR ELMI KHAIREH
Haddii aad fahmi waydaan eroyooyinka qaarkood shamiis waa shaadh/shaati.
Shoofeer waa dirawal
Biiroo waa xafiis ama office.
Istaansiyooni waa station ama saldhig
Grssi gesii dhali
Waa taariikh dhaxalgal ah. Xoriyadda ciyaar ciyaar laguma helin.
Maasha'Allah!
Waxaan soo xusuustay heestii midhaheedu ka mid ahaa:
WAXSE NALA CAJAAI'B AH,
CIIDDU WAY XOROOBIYE,
XAGGEED CAGAHA DHIGIYEED,
CISHO QUDHA KU NOOLAAN,
COOMAADIGIIYOOW
ama
KII CUNAY DHASHIISOOW
Hanoolaato waa noo muhiim hadaanu nahay soomali weyn
Hanoolato waan idin salaamay, waa barnaamij aad u qiimo badan walaal, Q3aad na noo soo dadaji walaal abdisalaan
Kkkkkkkk
Caruurtaa yar yar ee hurdada Ka kacday hadaan wax iga soo gaadhin , nin dheh!
1976ki ayuu siyaad jabhad hubeysan sameeyay oo xalane lagu xereeyay. Jabhadaas waxaa qoonsady Xasan guuleed kadibna xasan wuxuu yiri raga xalane ku xereysan sooma geli karaan jabuuti. Kadibna waxay katafatay jabhadi dhexdeeda we siyaad way qeybsameen was dagaalameen teendo wa lagubay waana lagu kala cararay. Maalintaa waa taagnaa. Waxaan ku jiray xalane
Maxamed xaaji ibrahin cigaal ilahay ha u naxariisto nin Waxu ah umada somaliyeed xadgudubyo u gaystay ND isaga u sexeey shirki carusha Reer jabutina Wakas Manta ay qirayan inu hagar damo u gaystay
Cumar oo kale waxuu ahaa in uu ahaado raga soomaalida geed fadhiga u ah oo doowladu eey Ka talo qaadato la gana dhigo raga daaha dabadiisa shaxda Ka dajiyo in ay ahaa yeen ayaa la rabay
dowladu wa in ay abaal marina ninkan halgamaga ah
Siyasiga isaq waligiis wuxu ushaqaynayay gumaysiga
Cali caarif waa yuhuudi turki ah magiciisa uu samaystayna waa Ali bey.
Ali clarify burhaan iyo Maxamed Ali Samater waxay ka soo jeedeen yuhuud waa xaqiiq arrintaas.
Jabuutiyaanku, munaafiqiin maha wixii uu sameeyayba waa sheegay , somalida 30 sana isdilaysay hal-qof oo wixii uu sameeyay qiranaya arki maysid, akharaa waryaal.
Cumer iyo saaxiibkii Dr Cumer Raabi waa laba nin oo taariikhda soomalida kaga jira baal dahab ah siiba gobonimo doonka xeebta somaali laga xaday.
Warye taariikhda qofka muhiimada waa inay si taxane ah sheekadu isagu xiranto
Freedom fighters
Cali carifka somaliya manta wamuse biixi
Intaan soomali hal gamaa ah aan arkayay waakan kii saxda ahaa
Freedom is sweet
Marxuum Xoosh beri dambe wuxu haystey xafiis la yidha fiishta oo dambi-baadis ah
Great
Qorigaa no dhici waaye 😂😂 ciyaar bilow miyaaa 😂 Mida kale kan pastolada wato Film muu Fiirsanaaye😂😂 waaba iska qoslay walaahi 😂
Qofkaas ayan tiisa galin so ma ahn dee . Qadarka. So ma aaminsanid
Xayawaan calooshiisa la ciyaar ah aqli ciyaal
Alle Dile ayaa dhinta.wakhtigiisa wax kadinnayeen
Horay ayu isi sheegay inay hub wanagsan ayina wada o ayi beelaha somaliyeed ka so gateen dhawur qori o lagu galay dagalki labaad, wuxu wa qori cilad way ku iman karta , ogow qof ayina tiiso galin ma dhinto. Cali caari na saacadisa aya baaqi ahayid.
Kan cilmi ma hayo. Afkiisa bal faham
Adiga faham lagama rabo soomaali diid ayaad tahay
U don’t need education to fight against the colonizer , u damn stupid, the man is hero
Ina calool xuma .ninkani waa halgamaa taariikh leh
Ina calool xuma .ninkani waa halgamaa taariikh leh
Xafajooy shib dheh 😂😂😂
lahjada reer djabuti ma fahmi karaan dadka qaar
Ma in baa kugu adkaatay sxb aan ku caawiyee?
anigu waan fahmayaa lkn ayaanle meelo badan wuu ka dhacsanyay
@@mukhtarfarah969 haa waa run lkn waa legend tagay ayanle isla markiiba wuu soo qabanaya 😅😂
Somali halyeygan camal wey disha wax lodhinta ma aha aya is rufiyaanaya somali
Gobanimo banaan lagama helo ban iska taaltaal
Cabdirisaq iyo Cigaal Taariikh kale oo naga qarsooneed ka baranay. Tolow kacaanki maxay kala kulmeen? Waan dhagaysan waraysigan
Sxb kacaankii tageero aad u wayn oo la qiyaasii karin bay ka heleen. lacag, hub, tababaro waaweyn oo Yougoslavia, Iraq iyo meelo kle oo badan ay uga dhameeyeen. Inkastoo ay jail ku gureen masuuliyiinti jabhaddaa muddo sanad iyo bar ku dhow. Haddana markii dambe ay arkeen inay jabhaddu tanaasulayn, ayna dhici karin in qowmiyaddaha meesha ku nool mid kaliya uun dadkooda lagu xiro iyo siddi ay fransisku dhulka ugu dhegsanayeen waxay hadal ku soo koobeen aan noqono wll garab iska hela, hawshana siddii hore aan uu sii wada wadno...
@@eleyehwali2513 .waxba taageero ah kama helin kacaanka ayuu yiri halgamaaga. Siyaad bare wuxuu na yiri buu yiri gaalka hanagu dirinina .
Marka suaashu waxay tahay ma faankii iyo beentii siyaad bare ayaan rumeysanaa mise halgamaaga oo xaqiiqda ka hadlay, sheegayna in uu afweyne yiri hanagu dirina gaalka faransiiska
@@mahdimaxamad8399 😂😂 maya sxb wuxuu ka hadlayay waa balantoodi u horaysay ee markii dambe wax weyn baa is bedelay waad arki qaybta danbe inshaallah. 😅😂 Faanna ma aaminsanani ee odayaashaa uu ka hadlay ayaan in badan soo dhex joogay 😁😂
@@mahdimaxamad8399 halgamaagu illaahay cimriga ha uu dhereyee waxyaabo run ah buu ka hadlayaa lkn nin wayn iyo ummuliso siday wax u jiraan uma sheegaan 😅😂😂. Waayo wuxuu asturay rag kle oo badan oo fransiska la socday, markii danbena dalka ka talin jiray iyagoo wata taarikh been ah. Isaga iyo kuwii jihaatamayna xataa dhalashadii baa lagala noqday 😭
Hanti qaraan, nolow !!
Vive le flcs et honte au premier des shadirleh collabo bassas Dagaarqabeh guelleh
Biiro iyo jaafee waa maxay ?????
Biiro waa xafiis, jaafee waa bisha january
@@aniessuoh8626jaafee maaha waa shoofee waa January
Odaygu beenbuu sheegayaa muu Ilaahay ka baqo.
Cali Caarif waxaa Barbara ku riday cumar cismaan Raabe oo uu wajigiisa garanayay Cali carif Burhaan.
Sidii ayaa lagu qabtay ragii toogtay Cali carif..
Odaygan qorshaha dambe ka hor cidi ma aqoonin