Ala Dagoodiya ahay maan maqlay 😢 sorry walaashey Qaali ma nin ilma saransoor kula ahaa sidaa kuu galay walee waa yaab. Yaas u daahaa marka Gaaljecel Dagoodiya dilaya SubxanAllah
GAALJECEL DAD FIICAN MAAHA GABDHIHIINNA KA ILAALIYA. DUMARKA WEY SILCIYAAN FADLAN KA ILAALSADA DUMAR BADAN OO AY QABAAN AYAAN ARAGNAY OO DALKII KU DHIBAATEYSAN. FADLAN GABADHAAN HALA CAAWIYO
@ kkkk colaadad reerka u qabto badana walal gabdho weynaga qaban waana ka qabnaa reer ka gobsan ee Gurigooda ugu roon weli ma arag gabdhahena sida queen’s lo qadariya. Wa boqorro qabweyn Saransoorku wa Gobb 👑🫶
Crime rate aduunka number ka 5 ayey ku jirta brazil. Crime ka waa ka daran tahay Somalia ilahoow badbadi maskinta alaah maxaa somali dayac ka dharagtey. Mobil ka ayaa la isku dilaa brazil.
Waan fahansanahey in imp in ay tahay dukkan ku heysta KA in uu ku brazil. Ee waxan ka hadlayaa meesha ay joogto iyo waxa ka surtowda, hilib cidladas waran. Meesha ay joogto wax kasta ayaad halis ugu jirtaa, haddii aad tahay qof dumar oo kali socda. Si sahal ah ayey uga dhex muqaneysaa dadka wali iyada. waa iga geesi san yihiin dumarkan kalidood socda ee tahribaya.
Brazil shaqo looma tago oo waxaa loosoo maraa mexico iyo dhowr kaloo wadan south america eh.america markey soo galan sanad xabsi lagu haayo sharcina loo diido ay canada soo geli jireen.ee wax ay qarineysaa nin lee kama soo ordin.
XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan
Waa gabar dhiiban naagta dhahay baagaron hala baaro waa xaasidad
Gabadhan wax haloo qabto Brazil waa cidlo caarsila waana gabadh taleefankeeda soo qora
Ala Dagoodiya ahay maan maqlay 😢 sorry walaashey Qaali ma nin ilma saransoor kula ahaa sidaa kuu galay walee waa yaab. Yaas u daahaa marka Gaaljecel Dagoodiya dilaya SubxanAllah
Sorry wallhi maxishoode ayaa helay gabdha waa waxaan haween wax ka aqoon doqon wakaasaa
@@Mohamedyare-z3z Allow taada ya daya
Dumarkaan maalin walba cabanaya cilladda waxey tahay hala ogaado si reerahooda ugu nagaadaan. Dumarku wey nugulyihiin sidaa daraadeed waa iney protection helaan , taasina waxey kuheli karaan guryahooda
Qof Brazil joogo oo leh qof South Africa jooga idilaayo leh kkkkk wax badana qaldan
Dahriib ee usocta qofkan lacagta ku yar ee farsamo ee rabta nin kama maqna
GAALJECEL DAD FIICAN MAAHA GABDHIHIINNA KA ILAALIYA. DUMARKA WEY SILCIYAAN FADLAN KA ILAALSADA DUMAR BADAN OO AY QABAAN AYAAN ARAGNAY OO DALKII KU DHIBAATEYSAN. FADLAN GABADHAAN HALA CAAWIYO
@ kkkk colaadad reerka u qabto badana walal gabdho weynaga qaban waana ka qabnaa reer ka gobsan ee Gurigooda ugu roon weli ma arag gabdhahena sida queen’s lo qadariya. Wa boqorro qabweyn Saransoorku wa Gobb 👑🫶
sorr wllhi gabadha hala caawiyo soomali weyneey jnsha allah
Cidlo ku arkay maskinta Allah ha u fududeyo
Crime rate aduunka number ka 5 ayey ku jirta brazil. Crime ka waa ka daran tahay Somalia ilahoow badbadi maskinta alaah maxaa somali dayac ka dharagtey. Mobil ka ayaa la isku dilaa brazil.
Lakin lama joogo Brasil hada ee South Africa ayuu jooga waxey ka Hadleeso waa Tacadigii uu kusameeyey
Waan fahansanahey in imp in ay tahay dukkan ku heysta KA in uu ku brazil. Ee waxan ka hadlayaa meesha ay joogto iyo waxa ka surtowda, hilib cidladas waran. Meesha ay joogto wax kasta ayaad halis ugu jirtaa, haddii aad tahay qof dumar oo kali socda. Si sahal ah ayey uga dhex muqaneysaa dadka wali iyada. waa iga geesi san yihiin dumarkan kalidood socda ee tahribaya.
Gabdhihii Quruxda Badnaa ee Dagoodiye Yaawaye muxuu Ahaa Ninka doqonka Ah Gabadha ka Ooysiyey Sorry Sister
Ciilka iga haaya le 😢 kaaga sii daran waaba nin Gaaljecel Saransoor ah, Kii dad ugu sokeeyay
Brazil shaqo looma tago oo waxaa loosoo maraa mexico iyo dhowr kaloo wadan south america eh.america markey soo galan sanad xabsi lagu haayo sharcina loo diido ay canada soo geli jireen.ee wax ay qarineysaa nin lee kama soo ordin.
War dahir allah janada ha ku
geeyo
War maxa ben la dhoodhobayaa Nin south afrika jogaa Brazil gabar ku dili rabo wax badan aya qaldan oo baaris qoto dheer ubahan xaqiq
Raag Mexican kufsan kara meel ciir goon aha😢
Naa maxaa laga baadhaya nacbaa thye miskiinta dhaaf balaayo kubaadhe qof dhibaatausan Hala aadho maxay Thy waar hala caawiyo
Baraasiil waa meelxun oodaroogada gadaan
Waa daadvwalal ciyala suuq ubadan bariban jaar ahan jirnay
Amiin amiin
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maxaa faarax Nacas ah kabuuxo dal iyo dibadba🤔😡
Gelibla wa cida Maskiinsan dagoodia
M.a
Dahir qabyaalad iyo qabiil waa ka kortay .samafale dahir calasow halkaas ka wad
Amus abaayo rali ahaaw dumashi
😅😅😅😅 tan izka hoohinaysaa ba iigu daran ilin na tus
Xasbunalaah nacas baa hely
Maxkamdeey xaal qaado !
Ilahayow somalia kuceli
Ninka waa eey eey dhalay
Gabadhaan gurigayga ayay joogta mudo week ah waxay shegayso wax na waa run waxna waa been
@@duqowomarhashi2800 meesha been kama marna wa jidki si wax lo helo
Geelable Raxweyn buu u dhashay Afmaay buu ka hadlaaya
Koley waa kala geylible walal. Gabadhaan waa Dagoodiya Saransoor geyliblay ka sii tahay. Qabiilada qaar waa isku magac
@@nastedave9842geylidle waye kuwa af mayga ku hadla
Sxb ugar gaara
Dahir cimri dherer cafimad leh
Aamiin yaa allah
Dhibkala jira
Hada yaa ku dhagan wamaxay ooyinta
Gocashaa ku dhagan
Ma bogsan wali