Shakhsiyad Adag Maleedahay? 9 Iska Eeg

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 янв 2025

Комментарии • 16

  • @abdirahmanaliismail2391
    @abdirahmanaliismail2391 2 года назад +2

    Guuleyso wll Barnaamijyadaada waan jeclahay ee soo badi gaar ahaana kuwa Cilmi Nafsiga. Mahadsanid

    • @HOYLAMP
      @HOYLAMP  2 года назад

      InshaAllah wll. Adaa mudan inbadan.

  • @hassannoorali2586
    @hassannoorali2586 2 года назад +2

    M.a
    Mahadsanid imbadan.

  • @abdikafialiissack5669
    @abdikafialiissack5669 2 года назад +2

    Alx waan leeyahah alx

  • @sunduscabdidaahir8199
    @sunduscabdidaahir8199 2 года назад +1

    Thnkz

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 2 года назад +3

    Waan leeyahay qodobadan oo dhan .

  • @maancali362
    @maancali362 2 года назад +1

    Guuleyso wll

    • @HOYLAMP
      @HOYLAMP  2 года назад

      Thanks wll :)

  • @asmamohamed4564
    @asmamohamed4564 Год назад +1

    Waw nosobadiya

  • @axmedbashiiribraahim9606
    @axmedbashiiribraahim9606 2 года назад +2

    Mahad snd

  • @MohamedGaraad-u4m
    @MohamedGaraad-u4m Год назад

    Soobadi

  • @amingaming6754
    @amingaming6754 2 года назад +3

    Wll waxan ahay qof fulay ah . Fulaynimada waanku dhibanahy . Qof hadu ihanjabo naxdinta wadnahayga ayaan shanqadha . Mar walba waxan is idhada waa lagu dili . Walaal igaso caawi I.a

    • @cawaavecabdisamedhasen6375
      @cawaavecabdisamedhasen6375 2 года назад +3

      Walal qof hadu ku hanjabo adna u hanjab dadka aduunka jooga ixtiraam maleh naftaada adga leh ilaasho allah keliya laga cabsada hooyada aabaha hadi qof isku dayo inu Dagaal kulaso aado Gacanta yaan Lagala Hormarin adgu ku hormar cidna Ha raali Gelin dadka keliya ixtiraam Amuskana badso mar walba saaxibo badan ha sameysan intasan kugula Talin Lahaa wax badan Akhri wax badan Barro intad yartahay Waalidkana adeeec Salad bdn sunna Tuko

    • @amingaming6754
      @amingaming6754 2 года назад +2

      @@cawaavecabdisamedhasen6375 thanks wll qaali 🥰

    • @HOYLAMP
      @HOYLAMP  2 года назад +3

      Walaal, ugu horeyn aad baan uga xumahay in aad xaaladaas ku jirto. Maadama ay qormo aad u dheer noqonayso, waxaan jeclaystay in su'aashadan ay noqoto mowduuc dhameystiran muuqaal buuxana an ka soo sameeyo. Keligaa dhibkaas kuma heysto e dad badan baa kula qaba. Si looga wada faa'ideysto muuqalada soo socda ayaan uga hadlayaa e haday macquul tahay in aad daawan doonto ayaan rajeynayaa. Aad baad ugu mahadsantahay in aad nala soo wadaagto i.a muuqaalkaana kii aad dhibkan ku heysta uga bixi lahayd in uu noqdo ayaan rajeynayaa.

  • @khadardalalaco8663
    @khadardalalaco8663 2 года назад +1

    Walaalayaalow subscribe iisaara walaalkin ayaan ahaye isbadal itusa Idin baryaa