Naciimo Jookar, Wareysi xiiso iyo qosol leh qeybtii 2-aad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 окт 2024

Комментарии • 275

  • @Ismahankhalif
    @Ismahankhalif 3 года назад +10

    Lacag lacag, xaal ha qaadato. Lacag wax ka weyn ayaa jiro. Qalbiga oo la is kugu hayaa jacayl aan shuruudo lahen. Ha noolaado JACAYLKA DHABTA AH ee DAACADNIMO ku dhisan, oo lacag la iska ursanayn. Allaha inagu wada irsaaqo. Aamiin yaarabi

  • @samiaomar2158
    @samiaomar2158 3 года назад +5

    Lcgta wa lama huraan muxuu love maran hayaa hhhhhh viva inta lcgta jcl🤩🤩

  • @judiozil9380
    @judiozil9380 3 года назад +36

    Joogar wan tageera 💯 lakin wareeysiga iyo majajilista da nimada is kaaga qaldan sifican oo xigmadeeysan in kaaga jawabto ahaayd sualaha

    • @ciiirka
      @ciiirka 3 года назад

      Subscribe fadlan isaar wll ☺

    • @muqdishogirl9244
      @muqdishogirl9244 3 года назад +1

      Runtaa waaye still way joker kii wareysiga kuma fiicna saas

    • @afarah9985
      @afarah9985 3 года назад +1

      Walal waa qof ad iyo ad u fudud sida unbey waliged tahay

    • @sabdullahi5292
      @sabdullahi5292 3 года назад

      Iskagama qaldene adigan fahmin qoofka wuxu yahy weyan marki la wareysto....

    • @hanimahi6389
      @hanimahi6389 3 года назад +1

      Isagama dhax qaladane wareysigu kamid yahay xataa kaftanka muhimada qofka wuxuu yahay dabcigisa inla fahmo mainey dabecadaha qaar ee qarsataa rabte qaarna soo bandhigto

  • @fartunomararess7917
    @fartunomararess7917 3 года назад +19

    Nin lacag leh i love you❤️😂

  • @eliyasmohamed9448
    @eliyasmohamed9448 3 года назад +9

    malaga yabaay inaa aniga i warisatid aniga oo ah dhalinta somali oo caan ahiin waaku salamay ✌️👍

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 3 года назад +5

    Xariir Ahmed best fanaan.

  • @enggeenyo7009
    @enggeenyo7009 3 года назад +26

    Waaa runted lcgta waaa muhim😂❤️

  • @hassanabdullahi2715
    @hassanabdullahi2715 3 года назад +38

    Iidle yare so qabo masul ninka kaliya naga qosliyo

    • @ciiirka
      @ciiirka 3 года назад

      Subscribe fadlan igo caawi walal ☺

  • @ahmedabdirahman82
    @ahmedabdirahman82 3 года назад +28

    Kan Wereysi maaha Abdihafid Waa Jaafajiriq Gabdhaan Qaabkii matelada iyo RUNTII AYA ISGA qaldanba🙊

  • @najwadahir4745
    @najwadahir4745 3 года назад

    viva nimco jokar isku mid ayaa nahay i love lacga ayaan ahay

  • @asadabdullahi7620
    @asadabdullahi7620 3 года назад +1

    Ha lug goyn plss alle kabaq nag laqabo mise qarabata wa cebde musanfurin ha ilobin plss

  • @kk-of7vb
    @kk-of7vb 3 года назад +2

    Cabdixaafid Marku bilaabay universal tv wuxuu ahaaninDiinle akhlaaq le oo wanaagsan maantana halkuu marayo Waan aragtaan illaahow na xafid dhamaantayo Aamiin Aamiin

    • @siradm
      @siradm 3 года назад +1

      Oo hadda ma diin la'aan baa? Waa Muslim dee ninku! diinta ma gaar ah bad u taqannaa? Diintu waa diinta islaamka tiirarkeenduna waa 5! Koox ama fekker diin lama dhoho

  • @puntlandwaahooyadiifederal5152
    @puntlandwaahooyadiifederal5152 3 года назад +10

    waraysi maba ah kane Naima Jilitaankii Bayla timid meeshan isdhagaysi maba jiro halays garabyaacuu noqday🤷‍♂️

  • @zubeirmoalim5184
    @zubeirmoalim5184 3 года назад +6

    Alla maxeey ciyaar ciyaar ku jirtaa cimrigeedana uu tagay walina eey baadi cad ku sugantahay ilaahoow kuligeeynba wadada xaqa ah nagu duw

  • @nimcoaxmed8557
    @nimcoaxmed8557 3 года назад

    Wlhi gabadha way iga qoslisa ilahay ha ku xafido

  • @nasiixashekhaxmed6523
    @nasiixashekhaxmed6523 3 года назад +3

    Jookar si qalbi aha u jeclahay wlhi❤

  • @kiinabdinoor9777
    @kiinabdinoor9777 3 года назад

    Hoheey lacageey wax kla haadshaay wlee ninka hayaa waad u hadashaa💕u many 💕wax diidana lama sheegin aduunkn

  • @hodomahamed3766
    @hodomahamed3766 3 года назад

    Jokar 💚🙏 naag nool

  • @ilovesomali7412
    @ilovesomali7412 3 года назад +1

    Naag Shidan

  • @amaalmohamed6808
    @amaalmohamed6808 3 года назад

    I love lacag been mahan

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 3 года назад +1

    N.jookar wax baddan noomay kordhin😋😋

  • @ismaaciilhazzan1571
    @ismaaciilhazzan1571 3 года назад +3

    Khaakh tufuu noosoo qabo inta igu raacsan like dhac ku siiya 👍👍👍👍

  • @abdulkadirjubba8850
    @abdulkadirjubba8850 3 года назад +2

    Waa qof niyad wanaagsan Mansha allah

    • @ciiirka
      @ciiirka 3 года назад

      Subscribe fadlan isaar wll 🤗☺

  • @bureeqocookingchannel1599
    @bureeqocookingchannel1599 3 года назад +19

    1:33 ayaad tiri markaan single noqdo soow maahn ee walaaley wareysi kuma qurux bdnide ee wareysiga iyo jiliinka yuusan iskaaga kaa qaldamin saan oo kle hano celin

    • @life5674
      @life5674 3 года назад +2

      Way iska kaftami waraysiguna kaftanku kama Xaaraan aha ee isdaji.
      Singal hadaan noqdo iyo waxoo Dhan kas bay u sameen waana talent ay leedahay Halkaad adigu qaladka u aragtay dear

  • @xurmobadanofficial1700
    @xurmobadanofficial1700 3 года назад +1

    Naciimo waxaan urajey nayaa in eey kuguuleysato halka udhiman eey sheektay dhamaadka sanadka inashalaa

    • @ciiirka
      @ciiirka 3 года назад

      Subscribe fadlan isaar wll 🤗☺

  • @nacimohassan2582
    @nacimohassan2582 3 года назад +7

    Naag kaa war badan hadaa wareysto wa sidaan Naciimo jokar balaayo 😅😅✋

  • @sucdidahir1558
    @sucdidahir1558 3 года назад +1

    Masha allah dhaman makala dhacan ee iidle yare soo qawo

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 3 года назад +2

    Jookartayda caashaqa iyo jacayl maxaa kala haysta

  • @nabaadahmed338
    @nabaadahmed338 3 года назад +2

    I love naima jookar♥️🥰

  • @muna3081
    @muna3081 3 года назад +11

    Nicmo waxaa haboon in ay kala saarta jiliinka iyo marlaa real waraysi laga qaadaayo c xaafid noloow ader

  • @yussufnoor1160
    @yussufnoor1160 3 года назад +1

    The ann kasime of somali Community

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 3 года назад +21

    Team jokar qoftan gacana utaagay🤔😂subscribe 😂

  • @muniiramohamoud8302
    @muniiramohamoud8302 3 года назад +3

    Gabadh waraysigii iyo jiliinkii ayay kalasaari la dahay

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 3 года назад +4

    wareysigii dhan isdaba wareeg ayeey kusoo dhameysay naciimoy hadaan rabno inaan majaajilo dhageysano meelaan kuugusoo hagaagi jirnay ayaa jiray ee inaa wareysiga iyo majaajilada kaladaah oo hadii lagu wareysanaayo saandanbe hanoo celin

  • @daahirjv
    @daahirjv 3 года назад

    Viva lacag Lacagta waa farxiso

  • @amaalawil2945
    @amaalawil2945 3 года назад +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 c/xaafid iyo jookar,thank you very much both of you

  • @cabduqadirmuxudin7644
    @cabduqadirmuxudin7644 3 года назад

    Haa wadhady

  • @qujufaaymediawariyeabdinas9546
    @qujufaaymediawariyeabdinas9546 3 года назад

    Lacagta iyo jaceylka.

  • @ebyanmohamed198
    @ebyanmohamed198 3 года назад

    Joker never disappoints 😅😅😅
    Mob love 😘😘😘

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok32 3 года назад +1

    team naciimo jokar ismuujiya

  • @hoodohoodo2483
    @hoodohoodo2483 3 года назад

    Niciimo jookar waxaa iska dhex galay madayskii iyo waraysigii waxaa fiican inaad si xushmadaysan uga jawabto suaalaha

  • @semonmohamed1142
    @semonmohamed1142 3 года назад

    War nagtii waya walataye Subaxnaallah

  • @aragsanabdi5727
    @aragsanabdi5727 3 года назад

    Naag imaan la.a

  • @cabdirisaaqmaxamed4650
    @cabdirisaaqmaxamed4650 3 года назад +4

    Xaqiiqa bini,aadamku maanta lacagta la qimeeya aakhiru sabanka

  • @hannamohamed877
    @hannamohamed877 3 года назад +4

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣wlahi waa funny nacima jookar

  • @1Ilyasin.
    @1Ilyasin. 3 года назад +1

    Istaqfurulah BK aakhiro nasku keen keen kulahaa war naagta indho adagaa 😂🤣

  • @amiraqurux2872
    @amiraqurux2872 3 года назад

    abdixafidow qofki u horyey oo shacab ah iga dhig i wareyso aniga

  • @amalmusa6230
    @amalmusa6230 3 года назад +2

    Waooo nacimo love money kkkkkk thank u so much walaal was waiting.

    • @ciiirka
      @ciiirka 3 года назад

      Subscribe fadlan isaar wll 🤗

  • @aishamahmudhared4630
    @aishamahmudhared4630 3 года назад +8

    Wlee naag igadheh KKK Ilove money 😍

    • @ciiirka
      @ciiirka 3 года назад

      Subscribe fadlan igo caawi walal 🤗☺

  • @ciyaalxamaraahay2714
    @ciyaalxamaraahay2714 3 года назад +2

    Isku dhaxyaac Waye

  • @kyniyod620
    @kyniyod620 3 года назад

    Niciima Jokar my sister money is finish but love is no finish.

    • @sureejofficial5437
      @sureejofficial5437 3 года назад

      Walal luqadada ma iskaga hadashid RIP English ku wa Mxy😂😂

  • @halimah7164
    @halimah7164 3 года назад +4

    Anuu Jowhar waxba kama fahmin hadalkeeda warasiga kuma fiicna Ayaan u malaynayaa waxbaa iskaga qaadanay majaajilo iyo waraysi

    • @ciiirka
      @ciiirka 3 года назад

      Subscribe fadlan isaar wll 🤗☺

  • @hibaaqabees4396
    @hibaaqabees4396 3 года назад

    Walhy waan qoslay nimaco jokar illahay hayska daayo

  • @alimahmoudyoussuf4258
    @alimahmoudyoussuf4258 3 года назад

    Naa Naa kulahaa

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 3 года назад +2

    what about abuu shiid?

  • @omarabdi2590
    @omarabdi2590 3 года назад

    Geesiyad warkeedu cadyahay

  • @filsanmaxamed588
    @filsanmaxamed588 3 года назад +2

    Niciima joker inta iltagerto like dhac igu siii🤪

  • @ummu3116
    @ummu3116 3 года назад

    luuqad maahan waa lahjad

  • @adnamaxamee1994
    @adnamaxamee1994 3 года назад

    nasteexo indho noo keen

  • @sakariyeabdi5181
    @sakariyeabdi5181 3 года назад +3

    Nimco cawa acountkayga 10$ baa iigu jira manan qani ahayn🤣

  • @daaudxasan1094
    @daaudxasan1094 3 года назад

    Wartan maxayahan jirtay naag budh cad ah igadhe

  • @khalidjj4362
    @khalidjj4362 3 года назад +5

    RAGA LACAGTA LEH XATAA MA JECLO GABDHAHA LACAGTA SAA,IDKA UJECEL MAXA YEELAY WUXU OGYHY INAY KA TAGAYSO BARI HADU FAQRI NOQDO IIMAN LA,AANTA MA FIICNA GABADH AYATHY RUWAAYAD LAMA JILAYO SU,AALAHA SI XIGMADAYSAN UGA JAWAAB

    • @ciiirka
      @ciiirka 3 года назад

      Subscribe fadlan igo caawi walal 🤗☺

  • @somnaturalcure7794
    @somnaturalcure7794 3 года назад +2

    naciimo jookor nin amadi oo lacag leh kwrn

  • @aminaahmed5534
    @aminaahmed5534 3 года назад +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣Naciima waa funny

  • @radwanyare8253
    @radwanyare8253 3 года назад +1

    Al fanana zaki yare so qabo abdihafid

  • @amalkaaba3178
    @amalkaaba3178 3 года назад +1

    Fani naagtan kkkk

  • @najmamohamud3396
    @najmamohamud3396 3 года назад +5

    Raga lacagtaa leh sii Sharaf leh lo salamayey faqiirow adaaa ku talaaaaaa kkkkkkk

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 3 года назад +1

    Jec liyaa Naciimo Jooker .

  • @azmiadayman1903
    @azmiadayman1903 3 года назад +1

    kkkkk nacimo love ku ahay lacgtan jclhy💓💓

  • @cabdifitaaxbashiir6965
    @cabdifitaaxbashiir6965 3 года назад

    indho adagaa Bir miyay laqday
    Kaalay aniga ii imow anaa Taajir ah Mansha allh asbuuc ayaan ku qabaa then waat iska tage

    • @ciiirka
      @ciiirka 3 года назад

      Subscribe fadlan igo caawi walal 🤗☺

    • @ciiirka
      @ciiirka 3 года назад

      Subscribe fadlan isaar wll 🤗☺

  • @ftkaarwa7927
    @ftkaarwa7927 3 года назад

    Jookar taageero buuxda iyo c xafiid ba

  • @mariamruun4560
    @mariamruun4560 3 года назад

    Hhhhhhh Naciima Jookar waa ka dhacsantahay waraysi ma bixinayse Riwaayad bay matalaysaa

  • @ayanhassan66
    @ayanhassan66 3 года назад +3

    naciimo hadalkaaga macna maleh ninkaan wuu kuu camiraa

  • @hdaabdalla7671
    @hdaabdalla7671 3 года назад +1

    Walahi isku mid ayan nahay naima dhanka lacagta

  • @ijabosiyat6021
    @ijabosiyat6021 3 года назад

    Very funny

  • @abdiomar842
    @abdiomar842 3 года назад

    Asc walaasheen waa ay wanaagsantahay

  • @bushramulah1012
    @bushramulah1012 3 года назад +2

    Walhi waa qosol miran baa tahy😂😂😂😂😂

  • @yasmiinmaan6216
    @yasmiinmaan6216 3 года назад

    Hhhhhh Ana So caan bixiyey kulaha Kabayare

  • @updyamani8247
    @updyamani8247 3 года назад

    Qweens of the arts

  • @القرآننورفيقلبك
    @القرآننورفيقلبك 3 года назад +3

    hhhhhh wan jeclahy nimco way iga qoslisay wllhi

    • @ciiirka
      @ciiirka 3 года назад

      Subscribe fadlan igo caawi walal 🤗☺

  • @hibomahamed5147
    @hibomahamed5147 3 года назад +3

    waraysiga iyo majajilada iskaga qaldan waa in labaro

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 3 года назад +1

    Jokar jini waaye kaligeed mahadlooysa jinigeeda xita wuu hadlooya hahahah

  • @elhammohamud4158
    @elhammohamud4158 3 года назад

    Laba legend

  • @umaaxabsaumaaxabsa4005
    @umaaxabsaumaaxabsa4005 3 года назад

    inan yar oo dhalin yaro ha maatahay ee oday ban ahay maxa utahay

  • @ilovemyallahilovemyallah5738
    @ilovemyallahilovemyallah5738 3 года назад

    Oo ma gabar bay kedahay nacimo kkk

    • @nastexomaxamedhasan8174
      @nastexomaxamedhasan8174 3 года назад +2

      Haaaa gabar wen ayay heysata oo tin age ah Kenya inay jogto ayaan u malena

    • @raqad4642
      @raqad4642 3 года назад +1

      Gabadheeda wa laqabaa markay make up ka iska tir tirto waayeeel indhaha hoose canyuub bay kuleedahay😀

    • @hafuuuuzahmed1623
      @hafuuuuzahmed1623 3 года назад

      @@raqad4642 naa benta iskada gbdheda wa ilmo yar weli ma qaangrin niciimo kharar ka haya

  • @aweysabdi8265
    @aweysabdi8265 3 года назад

    Naciimo waku wataa

  • @honesthajiofficial5083
    @honesthajiofficial5083 3 года назад +3

    Bk aaqiro isugu keena keen kulahaa imtixaan waaye wlhi joker😁😁

  • @ibraahimbuskutchannel
    @ibraahimbuskutchannel 3 года назад

    Am rich can I help you jookar bea

  • @naftamacalindheere9708
    @naftamacalindheere9708 3 года назад

    Asc dhamaantiin youtubka sheer idha iyo lik Asaxaabtada lawadak Mahasanid isooboqda plz dabadan balahadlay youtubliyda maisojawabin plz Isooboqda plz

  • @abdiomar842
    @abdiomar842 3 года назад +2

    Asc waxay ilaah ka baryaysaa

  • @nawalofficialchannel8023
    @nawalofficialchannel8023 3 года назад

    Fadlan subscribe iisaara walaalayaal soomaaliweyneey❤️🇸🇴❤️💐

  • @mohamedgeedi3321
    @mohamedgeedi3321 3 года назад

    nacimo gabar fny ah

  • @naciimocilmi3530
    @naciimocilmi3530 3 года назад

    Niciimay waxa ay ku yidhah den waben way ku ku dan kadhayan

  • @cirjoogetv9611
    @cirjoogetv9611 3 года назад +1

    Iidle yare sooqabo Cabdi xaafid please

  • @awdal_landtv9275
    @awdal_landtv9275 3 года назад

    😀😃😃😀

  • @faisashire7763
    @faisashire7763 3 года назад

    😃🤣🤣🤣 it's so fan

  • @hanamaxamedxirsi7265
    @hanamaxamedxirsi7265 3 года назад +4

    Lacag lacag lacag 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @saadoomar9982
    @saadoomar9982 3 года назад

    She is joker for a reason 😂😂😂😂

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 3 года назад

    Tani way kaa waashay Abdihafidow

    • @ciiirka
      @ciiirka 3 года назад

      Subscribe fadlan igo caawi walal 🤗☺

  • @aishaahmed5241
    @aishaahmed5241 3 года назад +1

    Joker baranbur keeda ka tagtay