YAA UGU FOOLXUN GABDHAHAN ? || UFF AMA WOW ASAD HAGIO || FT MUNIIR AQAA..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • FACEBOOK PAGE-KEYGA
    www.facebook.c...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    RUclipsKEYGA KALE EE MUNIR ARMY
    / @munirarmy4322
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    FOLLOW MY INSTAGRAM
    www.instaAgram...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    Waxaan Si Niyad Ah Ugu Mahad Celinaa Ku Dhawaad Half Million-ka Ku Xeran Bartaan Aaan Ku Leeyahay RUclips-ka.
    Waan Ogahay Inaan Ku Firfircooneen Mar Waliba Xeyeeysiinta Waxyaabaha Ii Gaarka Ah Laakiin Waxaan Ogahay Waxa Waliba Aan Maanta Ahay In Aan Dartiin Ku Ahay Million Jeer Xitaa Hadaa Idin Mahadan Celiyana Kama DaalaayoThank You All
    -----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------FACEBOOK PAGE-KEYGA
    www.facebook.c...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    RUclipsKEYGA KALE EE MUNIR ARMY
    / @munirarmy4322
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    FOLLOW MY INSTAGRAM
    www.instaAgram...
    ----------------------------------------------------------------------------------------
    Waxaan Si Niyad Ah Ugu Mahad Celinaa Ku Dhawaad Half Million-ka Ku Xeran Bartaan Aaan Ku Leeyahay RUclips-ka.
    Waan Ogahay Inaan Ku Firfircooneen Mar Waliba Xeyeeysiinta Waxyaabaha Ii Gaarka Ah Laakiin Waxaan Ogahay Waxa Waliba Aan Maanta Ahay In Aan Dartiin Ku Ahay Million Jeer Xitaa Hadaa Idin Mahadan Celiyana Kama DaalaayoThank You All
    -----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------

Комментарии • 480

  • @ashahenna9390
    @ashahenna9390 Год назад +19

    Asad qof Caqli Badan Haduu CK dooran lahaay wuxu ogyahay inuu dabeecad laheyn oo qalbiga u qaadanaayo kadibna kaso hadlayo kana dhiganaayo xumaan Darisle sidaas ayuu ku doortay Goood job Asad❤️👍👍

  • @naimadahir519
    @naimadahir519 Год назад +52

    Asad wlhi maskax diisa wey fadhisaa m.a qof kooow ku kalsoonyahy mahane qofka kaloow doranaa😂 inta dareeenty

  • @ibrafakatax2897
    @ibrafakatax2897 Год назад +65

    Muniir Malaysia ku fican tahay haka tagin 👌🙏

    • @MubaarigDayib
      @MubaarigDayib Год назад +3

      Sibisgareeb isaar zxb❤

    • @SagalJama-rl2kq
      @SagalJama-rl2kq Год назад +2

      @@MubaarigDayib adi tuuqsi badanidaa wllo 😂😂😂

  • @ubahmohamed1120
    @ubahmohamed1120 Год назад +25

    Bal sida asad miyay woow iska wada dhahan ma xanun baa dilaya umadda my bro asad Mohamed hagio keep going ❤🎉

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 Год назад +76

    Muniir RUclips ka update ku samee views kiisa aadoo u hooseeyaa keep going bro💪✅

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Год назад +7

    Muniir walaahi views ka waa kacay markaad boqorka RUclipsrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤ aad u tihid

  • @AbdifitaxXusen-fw2ex
    @AbdifitaxXusen-fw2ex Год назад +27

    Haddaa ujeedo magaca allh 🥰love saar

  • @bashiircabdi1856
    @bashiircabdi1856 Год назад +15

    Saaxiib muniir weriye ayaad Ku fiicnayd marnaamij soo jeedinta waadku fiican tahay Masha Allah

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +74

    Two legends always muniir and asad hajio another's levels program's 💯❤♥️💪😊

  • @user-yw6nt6vc3k
    @user-yw6nt6vc3k Год назад +11

    Asad camerAdiisa ma safarto waa loo Safraa Big legendary Asad

  • @zakariaabdi3914
    @zakariaabdi3914 Год назад +35

    Wllhi Asad Waa nin Wx garad eh Ck iyo darisle Su.aashas Si fcn ayuu ugu jawaabay keep going Lipaax

    • @abdaleMedia6830
      @abdaleMedia6830 Год назад +5

      Ck xidhiidh fiican kalama dhexeeyo oo way isku dhaceen wxa uu dirisle u doorty dirisle uu ku kalsoon yahy oo inuuna hadal iyo buuq ka keenayn oo uu fahmaayo kaftankan ayuu ogayahy ASAD AND DIRISLLE ARE HEROS🥰👍👍💯

  • @hamdiabdullahi2424
    @hamdiabdullahi2424 Год назад +23

    Wlhi wan sugaye barnamishka asad in lagu casuma bowe mahadsanid muniir❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Год назад +32

    WLLHI PILLAHI LOVE WAAN KUU SAARAA DHAARTA OOFI😅😂

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial Год назад +31

    2 Legands guys guleysta❤🎉😮

  • @aslimed5476
    @aslimed5476 Год назад

    Dirislee abdi saxibkiii weyaann kalsonidooo waaa caajib walahi beeenn mahaa legend asad hagio waan kufaxansanaaxayy

  • @nimcocali3748
    @nimcocali3748 Год назад +10

    Keep going wllkey muniir next time cayda iyo cumer big fan and arimaheena😊

  • @sucdihussein7427
    @sucdihussein7427 Год назад +4

    Qosol munir agyaala inanka shukri masala 🎉 bigg funn

  • @cabdulahaibrahim6928
    @cabdulahaibrahim6928 Год назад +3

    Munirow sidan ilama qurxona sxb gabdhaha somaliyed in qalboyadoda lajibiyo xitaa kadhig yes our no

  • @faizosuleymaan8686
    @faizosuleymaan8686 Год назад

    Awow awow team rufiyaan aaaa bisinkow 😮😮 waa nacaysi muniiyow

  • @MaamekingAlto-lg8wj
    @MaamekingAlto-lg8wj Год назад +8

    Waa warey caawa legan ayaa kula. Fadhiyo bis weyaan 1M hada gaaree kabtan 😂

  • @Nimciitaahmedmohamed
    @Nimciitaahmedmohamed Год назад +3

    M.a barnamishkan fany waa m.a wllky dadka kle soo qabo next king cayda ama cumer big fan soo qabo wllky ❤❤

  • @islamicexpress-jw1ff
    @islamicexpress-jw1ff Год назад +26

    Somalida qarkoda horta content laan mekataahy waxan maxawaye dadka noloshoda lafagayo iyo dadka iskumid mahan dadbaa kaxuman karaa dadbad iskudiri kartaa marka iskadhaf , wllo sibaa team 27 kadaa nio kalatagod majecli ❤

    • @anasmohamoud8621
      @anasmohamoud8621 Год назад +2

      Wll wllhi baan ku dhaartay Horta muqaalkan TV ayan ka fiirsanayey marka comments mala aqrin karo markaas Ayaan mobelkeyga furay ka shitay waxaan la yaabay wax yaabaha uu weydiinayo muniir asad hagio wayo waa su’aalo qaldan dadka isku diraayo bal waxaan is dhahay RUclips kaga ka shid muqalkan si qof kugu ra’yi ah aad u aragtid qofka ugu horeyo aan arkay igu ra’yi ah ayad noqotay waxan waa qalad wllhi team isku faraxsan waye hada uu nayrobi ka imaday isla markii isku dir ayuu bilaabay Iyo su’aalo aan habonen

  • @ahmedkatka9491
    @ahmedkatka9491 Год назад +9

    Asad xariif waaye dadkoo doortay ma.ahane dadka kle aa udhaw 😂❤❤

  • @charmakehousseinrobleh5949
    @charmakehousseinrobleh5949 Год назад

    Asadow Maradu in ay ka dhicin ee cesho wayo dirisle abdi wa youtuberka kaliye ee ugu fcn

  • @CumarFariid-ks1dm
    @CumarFariid-ks1dm Год назад

    Asad hagio qof aqlilow thy qof ka u kukalsonyhy mahe qofkAle dorana

  • @nuurkuulow2974
    @nuurkuulow2974 Год назад +14

    Asad wax badan dad waa ka qaylisiiyay lkn cawa muniir ayaa ka cawaad siiyay 😂😂😂😂xanuunkeeda ha arko😂asad

  • @maxamudciise2610
    @maxamudciise2610 Год назад +3

    Boqorka shanta somali ayaa kulafadhiyozxb mcn😊😂❤

  • @maryamamusse4795
    @maryamamusse4795 Год назад

    Asad wlhi masha allah qof bini adam ah se uf lo dhaha

  • @munaabdirahmaan6214
    @munaabdirahmaan6214 Год назад +8

    Kalsooni ayuu kuqabaa dariisle😂😂😂😂 bcoz waa sxbo

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Год назад +4

    Kowsar maxamed buule koko maaba jiijo labar bar dhige koko is the beautiful 😍❤️

  • @ruqiyoxuseen9860
    @ruqiyoxuseen9860 Год назад +26

    Allah janada nagu kulmiyo dhamantena amiin yaarabi

  • @haliimoxuseen5570
    @haliimoxuseen5570 Год назад +4

    kuligeen waan fahansanahy asad sababta uu koko udoortay waa naaguu isku hubo😛😜

  • @AhmedMuuse-ef4fn
    @AhmedMuuse-ef4fn Год назад +1

    Muniir aqaa woo jiiftay maahee Mar horoo 1m gaarilahaa Don.t worry
    Proh koley woo soo laabanaa muniir

  • @wllhanadcr2155
    @wllhanadcr2155 Год назад +7

    Keep going my pro muniir aqaa

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 Год назад +1

    Soo badi bro xamaasaduu leeyahay keep going muniir never give up

  • @Sacidshiiq-cv8kw
    @Sacidshiiq-cv8kw Год назад +1

    Muniir Aqaa wll jire sxb hore usoco Wan ku fanaa

  • @aazizmohamed2616
    @aazizmohamed2616 Год назад +1

    Munir macalimiin ba ku fiirsate yaa ugu jcshahy dadkan intad dhahdo 2ba chice ha ka dhigin ama midke jeceshahy 2dan soo socda ka dhig

  • @isakoficial
    @isakoficial Год назад

    Asadow Inaad Beenlow Tahay Ayaa iicataatey manta

  • @bushracabdulecilmi2364
    @bushracabdulecilmi2364 Год назад +1

    Soo dhawaawo walaalkey igu qali ah farxada igu nolow intay nolol jirto

  • @epthikanihamzeko9152
    @epthikanihamzeko9152 Год назад +12

    The next arimahena ama imk😂

  • @aaminaamiisha7371
    @aaminaamiisha7371 Год назад +5

    wllo asad qacanta calanka ku xidhantay alhtarka saraysi❤😊

  • @abukarkulmiye8090
    @abukarkulmiye8090 Год назад +4

    Munir is back = The king is back

  • @leelovehusseinkahiye4991
    @leelovehusseinkahiye4991 Год назад

    Asada xabadoo jecelyahay waa muuqataa

  • @mahad_7
    @mahad_7 Год назад

    Muniiroow qosolkaan benta iga daa

  • @unique45016
    @unique45016 Год назад +30

    The most waited part 😍👏

  • @Cabdirisaaq1o
    @Cabdirisaaq1o Год назад +3

    Masha allah

  • @kawsaromar5858
    @kawsaromar5858 Год назад

    Waaw hambalyo wllkay iamka soo qbo

  • @hafsahqalby8181
    @hafsahqalby8181 Год назад +15

    Their smiles look similar ma shaa Allah ❤️ they resemble while smiling

  • @ramlacali9378
    @ramlacali9378 Год назад +1

    Asad wuu cabsady wlhi qofna uff ma dhihin

  • @hubaalyare2010
    @hubaalyare2010 Год назад

    Dirisle sxb qof lagu kolsoonyahay ayaa la carab dhuftaa wad dareemi kartaa ❤❤❤❤❤

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed Год назад +19

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 12k i gaadhsiiya

  • @funnyahmed9619
    @funnyahmed9619 Год назад

    Yaa ugu jeceshahy mrki la dhhy anaba shegy inu dhhyo abdulahi hagio iyo arimahena inn aqano mooda 😅

  • @raxmiita8r384
    @raxmiita8r384 Год назад +56

    Asad kulahaa i quit ma jirto 😂😂😂 next ceyda am cumeer IBRA❤😂

  • @fardowsomaalinabdi5071
    @fardowsomaalinabdi5071 Год назад +1

    Waww

  • @sacdiyodasar4288
    @sacdiyodasar4288 Год назад

    Msh.aallah

  • @MaxamedIbrahim4669
    @MaxamedIbrahim4669 Год назад +3

    🤣🤩😍😮Masha allah 👌👍🥰👏💯

  • @ali.jookar
    @ali.jookar Год назад +2

    Rsspect "ASAD HAJIO" hablaheena❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Год назад +14

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin ❤️❤️🇸🇴🇸🇴

  • @amaalahmed1052
    @amaalahmed1052 Год назад

    Muniir qosolka badan naga jooji bisinka

  • @Muscabmaxto
    @Muscabmaxto Год назад +1

    Waa la isku soolaabtay waayo waayo

  • @fardowsomaalinabdi5071
    @fardowsomaalinabdi5071 Год назад +6

    Mashlah❤

  • @user-Abdiweli
    @user-Abdiweli Год назад +1

    Arimaheena soo qawo

  • @sadamibrahim672
    @sadamibrahim672 Год назад +1

    Asad Hagio full respect 🙏 👏 🙌

  • @hipaaqmuuze3211
    @hipaaqmuuze3211 Год назад +2

    Mansha allah❤

  • @mohamedbulshawi1157
    @mohamedbulshawi1157 Год назад +8

    Koko iyo Amira inee Amira xuntahay shaki kuma jiro lkin mesha caqliyuu isticmaalay Asad😂😂

    • @siidowyare5951
      @siidowyare5951 Год назад +1

      Wlhi bro waa runtada asad xariif waaye 😂😂😂

  • @Boobos200
    @Boobos200 Год назад +2

    Astaqfirullh asad dadka wow aad dhahdey qaarkod dhanka ilaahey waqti xadirkan uff ayey ka yihin😢

  • @fuaadfuaad6395
    @fuaadfuaad6395 Год назад

    Next koko

  • @IsmaciilShiiq-hw7jx
    @IsmaciilShiiq-hw7jx Год назад +3

    2⃣ lgands idin wataa my team geep going

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k 11 месяцев назад

    Ma walahi waxanun

  • @user-ds6gi9io4c
    @user-ds6gi9io4c Год назад

    Horumar wacan

  • @Nafteedauroon
    @Nafteedauroon Год назад

    Qosolka badan iska yareey munirow xogaha qimahaga ayu hos udhigaa

  • @Shamsayid
    @Shamsayid Год назад +1

    Adno iyo saxaaf❤

  • @amiraBintoahmed
    @amiraBintoahmed Год назад +1

    Asd wa wil qalbi wangasn woxo nacbyahy ino dad kuxad kud bo 👍🥰🥰❤❤

  • @AaminaAbdalla-kc5lr
    @AaminaAbdalla-kc5lr Год назад

    The next ayaaniita

  • @niniyonaag3761
    @niniyonaag3761 Год назад +2

    Asad hajio ❤️

  • @TheRedForks
    @TheRedForks Год назад

    Tan dirisle wa sax

  • @faatuushfaraxsan1212
    @faatuushfaraxsan1212 Год назад +1

    Asad Runtii legand waaye❤🎉

  • @user-df8fz4gz6l
    @user-df8fz4gz6l Год назад

    Asad markle soo fadhisi

  • @hipaqhipaaq4060
    @hipaqhipaaq4060 Год назад +5

    ari mahena soo qabo next😂🤴

  • @FaysaZiciid-ep8me
    @FaysaZiciid-ep8me Год назад +1

    Waanu Idiin Xiisnay Adinko Wada Joogo

  • @marizadagan2470
    @marizadagan2470 Год назад

    Arimeheena ku soo samee

  • @LiverpoorReds-dv9ou
    @LiverpoorReds-dv9ou Год назад +1

    forma Asad hajiog

  • @lottaroofficial4034
    @lottaroofficial4034 Год назад +2

    The legend is back✌

  • @ayaanademmohamed5446
    @ayaanademmohamed5446 Год назад +3

    Keep going brother

  • @nimcojaamc8287
    @nimcojaamc8287 Год назад +4

    Asadow dhiiqa lagula so doontay😂😂😂😂

  • @AbrahamMocalim
    @AbrahamMocalim Год назад +1

    Kusali rasuulka scw

  • @abdinasirahmed6851
    @abdinasirahmed6851 Год назад

    waaw

  • @aaminacabdi5731
    @aaminacabdi5731 Год назад

    waa beer xanuun aarknaa hayso marni hadii an booska asad jogi laha marhoraa suuxi laha🤣

  • @ayaankhadar6411
    @ayaankhadar6411 Год назад

    Muniiro king ceyda

  • @nacimasalisadyarow8091
    @nacimasalisadyarow8091 Год назад

    Waxaan baxar ahaa

  • @mushtaqmohamoud6253
    @mushtaqmohamoud6253 Год назад

    aboowe wx tan dhaama la kaaly nin weyn waa thee gabdha k dhamow

  • @anfacchannell
    @anfacchannell Год назад +1

    Muniir qosolkii beenta aha hduu kuu so laabtey

  • @zamzamabdinur-jl2il
    @zamzamabdinur-jl2il Год назад

    Wll munir. soqabo king cida soqabo

  • @maclinduksi4231
    @maclinduksi4231 Год назад

    Walahi Asad wa legend 😄😄😄😄

  • @shuuchannel3135
    @shuuchannel3135 Год назад

    Abti uyahay koko isku haleen

  • @AbdirahmanAbdullahi-bd4cx
    @AbdirahmanAbdullahi-bd4cx Год назад

    Muniir Su alaha Nocan ah iska Dhafa

  • @Xabatfai
    @Xabatfai Год назад +1

    Asad hajio27 legend

  • @xayaatxubi3521
    @xayaatxubi3521 Год назад +1

    Next king cadey beles ama cumar befan😂😂❤

  • @baxsandiriye7015
    @baxsandiriye7015 Год назад

    Dadk markaad ledahay kala dooro labada sawir usoo dhig pls inta igu raacsan like

  • @sacdiyoaxmed3007
    @sacdiyoaxmed3007 Год назад +4

    My brothers Jira oojoga❤❤