Deg deg R. wasare Xamze Ilaahay Hortii A madobe Waka xoraynayna Jubaland

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 ноя 2024

Комментарии • 49

  • @Adan974
    @Adan974 6 часов назад +2

    Jah warkaasa igusoconaayo reysul wasaaraha waa cod kar❤

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 3 часа назад

      @@Adan974 MARXUUNKU GOOORMUU COD KAR NOQDAY? ORODO CAWS SII

  • @maxamuudqaalib8390
    @maxamuudqaalib8390 10 часов назад +4

    Waa qof madhan maah maahdu waa isaga hab dhaqankiisa
    Xamze madaale ayaa bari boosaneer furaya ee malaguu sheegay

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 3 часа назад

      @@maxamuudqaalib8390 😂🤣🤣🤣🤣🤣

  • @aliyusuf3013
    @aliyusuf3013 10 часов назад +3

    Keebaa Reysalwasaaruhu Shaley iyo Maantey Khaldanyahey Sida Ahmed Udhaqmayo Shaley Adimaad Ugu Aheyd Xamse Rabitaanka Xasan Kamafulineysid JLand Kudarso Axmed inuu Yaqaano Cidii Kuqaldanto Siduu Isaga Dhicinayo

  • @abdullahisaman9582
    @abdullahisaman9582 10 часов назад +4

    Waryaaya ogadeen hada ilaahay horti ma waxaad rabtaan in aad fiirsataan xamse oo garguurte u raran in uu kismaayo dagaal ka rido bal ii sheega waxa isaga garguurte aay jubaland u qabteen 2 sano oo xafiiska joogay buun dooyinki gedo waa kuwaas go an dagaalkii argagisada waa ku wi nooga baxay oo birjeex iyo khwaariijta isaga dhexbaxay waryaada calina gar leh caydidna Gar leh dhaqan daaroot ma aha ee ninka khaldan qabta

  • @Warsuganmedia
    @Warsuganmedia 10 часов назад +4

    WAXAAN MAQLI JIREY KUU MAAH MAAHE WAXAA JIRA ISAGU ISU MAAH MAAHA , XAMSE MARXUUM WUU RIYOONAYAA !!! !!! !!!

  • @mohamedgurhan6775
    @mohamedgurhan6775 11 часов назад +8

    Wuxuu ku hadlayaa afkii Xasan Sheekh

    • @DuroowCade
      @DuroowCade 11 часов назад +1

      Xasan soo madaxweynaha dalka ma ahan haduu hadalkiisa ku hadlo mida kle soo raisuleasaaraha dalka mahan miyusan waaqica ka hadli karin figradaada aad bay u lidataa

    • @HosseinFarah-s7h
      @HosseinFarah-s7h 10 часов назад +2

      ​@@DuroowCade
      Kkkkkkkkkkk L 🤣 L kkkkkkkkkkk
      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
      Kkkkkkkkkkk L 🤣 L kkkkkkkkkkk
      Lambar 1 xasan gurguurte maaha madaxwaynaha somaliya Lambar 2 xasan gurguurte waxa weeyaan horjoogaha mooryaanta argagixisada xambaarsan ahna horjoogaha hiraab OKI Lambar 3 marxuumka nool ee xamze cabdi Barre maaha RW somaliya laakiin waxa weeyaan miskiin uu dulmiyo dhibaateeyo oo bah dilaayo xasan gurguurte midakale marxuumka nool xamze cabdi Barre waxa weeyaan microphone uu ku hadlo xasan dhurwaa 😡😡😡

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 10 часов назад

      Waa la hayste 2024😮😮😮😮😮

    • @MuhiyadiinOsman
      @MuhiyadiinOsman 8 часов назад

      Waaqicugu ma in deegankiisa uu dumiyaa asagoo danta xassan munafaq fulinaya warkan ogadeenka wuu ceebeeyay

    • @halimaahmed2179
      @halimaahmed2179 3 часа назад

      @@HosseinFarah-s7hcid qaraareysa baa sidaadaas uhadashs xurmadle Hassan sheikh Allah hanoo xafido

  • @AbdirishiidYasiin-sz7br
    @AbdirishiidYasiin-sz7br 10 часов назад +4

    Qofkan yaaa naga aamuziiya dulliga ah ee guriga.xasan gurguurte ka shaqeeya horta qofkan xaguu ka keensaday gurguurte

    • @MuhiyadiinOsman
      @MuhiyadiinOsman 8 часов назад

      Waligiiba gurigiisa ayuu kashaqaynayay hadase xasan wuxuu isyiri warabe utaag kadhigo wuuna unoqday

  • @HusseinAli-h7b
    @HusseinAli-h7b 11 часов назад +3

    Xamsow si fiican ayaad ugu fashilan tahay qudbadaada u jeedadaadana ilmaha yar ayaa fahmaya xata sida aad u hadlayso iyo kursiga aad matalayso isuma qalman
    Xata Uma qalantid raysal wasaare sababdoo ah ma tihid qof fiiro dheer leh
    Ama siyaasada u qalma

  • @AktaloonFarid
    @AktaloonFarid 11 часов назад +4

    Idr waa ooyey odaygii calacal ka dhamaaday Ahmedmadoobe waa kaa qaylisiiyey sxb

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 10 часов назад

      Aad iyo aad😂😂😂

  • @MahamedMohamud-ek5si
    @MahamedMohamud-ek5si 10 часов назад +2

    Shekadi hada kohor u puntland kuyiri ayu hadana lashiryimid kan xigmada ma leh

  • @Abdifatah-d7y
    @Abdifatah-d7y Час назад

    Waxaan soo xasuustey
    Waxaan soo xasuustey
    Waxaan soo xasuustey"

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 10 часов назад +1

    MARXUUM XAMZE WAA ISKA MARXUUUM ADEER ADIGAA LA HAYSTE AH EE OROD IS XOREEE XAMZOOW HA NAGU SOO KAL QABANE DALKA MA KALA TAQAANID HAWIYE WAX MA JIHAYNAAYO EE WAALIDA CAS NALA DHAAF WAA LAGU TAAGAY OO DOQONKA NOOL BAAD ISKA TAHAY

  • @MuhiyadiinOsman
    @MuhiyadiinOsman 8 часов назад

    Maaahmaahdii asaga isugu maahmaahay

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 9 часов назад

    Waa dhibaato Maamul aad ku Dhex jirto oo sida uu wax u doonayo aadan ka war hayn sida Xamse oo waxba Kala Socon ujeedada Xassan

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 7 часов назад

    Marxuun Marxuun La kirdhobay Doqonka Aan iska qabano

  • @SafiyoFarah-j4u
    @SafiyoFarah-j4u 10 часов назад +1

    Jah hadaan kuu dhawaan lahaa makarafoonkaan kaa qaadi lahaa saa waan kaa naxayaa

  • @MuhiyadiinOsman
    @MuhiyadiinOsman 8 часов назад

    Marxuum xamze waa uun Marxuum
    Kan ogadeenow waad ku khamaarteen difacdiisii aad nalahaydeen mj kursigay xamze iyo ogadeen ku diidantihiin

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 9 часов назад

    Xamse ma wuxuu naleeyahay Xassanba la mid ah Nabiyulaahi Muusa CS. 🙊!

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 11 часов назад +1

    Marka Waxaa nooga sheekaynaysaa Gurguurte ayaa Alle soo diray waa Nebi Muuse Doorasha Qof iyo codka aad sheegayso intee laga qabanayaa beenta joojiyo adiga Gurguurte Iyo Dibi Adam madoobe

  • @omarhusseen9859
    @omarhusseen9859 30 минут назад

    ABSAME WAA KAA TASHTAY HAMSOOW

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane 7 часов назад

    Ciidanku wuxuu ugu qoslayaan Aqli xumadiisa

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 10 часов назад +1

    Guul xamsa talaabo milatary hala qaado

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane 7 часов назад

    Waxay iyagu sameynayaan ma uu Arko dhibka dhacay 😂😂😂😂

  • @yusramohamed1270
    @yusramohamed1270 7 часов назад

    Hamze iska.amus.doqonyahow.guurguurte.adigaa.laheyste.kaadhigtey.kumade.laheyste.maaha.adiga.iska.daaye.kuwa.kaa.awood.badan.xitaa.jubaland.masoo.haweysan.karaan.orod.seexo.guriga.hasaan

  • @AbdulAzizIsmacil
    @AbdulAzizIsmacil 8 часов назад

    Axmedd madoobe
    waligey ma an taagerin
    lkn wallhi Hada waa taagersanahay
    waxaan ku taager
    waa nin kaar lagu shuban karin faciisana iska celiya

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane 7 часов назад

    Xamze dab buu galayaa 😂😂😂😂

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane 7 часов назад

    Wiilkaygiiyow ka joog Dhiiqo lugaha ha galin 😂😂😂😂😂😂

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 9 часов назад

    Xamse Waxaa loo adeegsaday SSC oo xasuuq ku socday iyo
    Putlaan oo Xassan werar ku ahaa maantana ma jubalaanba
    Waxaa lanyiri
    Walaalka oo
    Doqon ah shisheeye kaa raacay wuu ku diliye
    dil inta uu ku dilin

  • @gaaraneguure7346
    @gaaraneguure7346 6 часов назад

    Wax yar baa u harey xagee buu aadi ideen farmaajaa ku sirme sacabkii hawiye .nin waliba waa deegaankii ee ha ilaawin deegaankaada arinkaas farmaajaa dooxa qadar qoxooti ku ah unukaa leh waa inta aad ushaqeyni uun

  • @sadiqf7683
    @sadiqf7683 5 часов назад

    Haduu Go'ay😢

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 9 часов назад

    Ma adaa nabi moosookale munaafaqyahaw 3minyaradii xasan....beenlaw ,beenlaw. Adaa afduuban oo. Kadaab ,kadaab adaa af duuban oo alcafaale iyo gabadha xasan shiikh ku xukumaa mooryaan qabuuro fagayaal

  • @farhanhassan72
    @farhanhassan72 8 часов назад

    Miskiin 😂😂😂

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 10 часов назад

    kkkkkkkkkkk L 🤣 L kkkkkkkkkkk
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Kkkkkkkkkkk L 🤣 L kkkkkkkkkkk RW xamze cabdi Barre marnaba kumahadlo codkiisa iyo go,aan uu khaas u leeyahay 😂😂 oday xamze waxa kujira oo kadhex hadlaya memory cards uu ku duuban yahay codka xasan gurguurte 😂😂sidaas darteed RW xamze waa miskiin waxana dilmiyaya dhibaataynaya oo bah dilaad joogto ah ladaba taagan xasan gurguurte 😡😡😡

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 11 часов назад

    Marka Waxaa nooga sheekaynaysaa Gurguurte ayaa Alle soo diray waa Nebi Muuse Doorasha Qof iyo codka aad sheegayso intee laga qabanayaa beenta joojiyo adiga Gurguurte Iyo Dibi Adam madoobe