PRANK TIMAHAA LAYSKA RIFAY MASEER DARTIIS OMG😳| waxan prank mahin🫣

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Welcome boqortooyo 👑
    Waxa isharaf ah ina Iguso biirto🤩
    Let’s go 200k

Комментарии • 156

  • @AaminaAbdiqaadir
    @AaminaAbdiqaadir  Год назад +17

    ruclips.net/video/KZXHoCfRw_s/видео.html

    • @11naa44
      @11naa44 Год назад +1

      Gabdho nimankan ka hadha hadi kale sida kamal iyo salma ayad noqoneysan

  • @Hoodo121
    @Hoodo121 Год назад +69

    Salliga nabigeena badiya si Aynu uguulaysano aakhiro iyo aduunba🧡❤💗❤🧡❤💗❤🧡💗❤💗🧡🧡

  • @raxmacdinuur699
    @raxmacdinuur699 Год назад +9

    Wlhi waa fulay qaylo😭 iyo cabaadka baxayo wan yaabay enjoy hadii uusan lajoogilahay way cararilahay bakh bakhlay weeyaan naagtu inaanta kl waa fariid dagaal taqaan 💪

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Год назад +4

    Wlhy xaraaba tihiin😂😂😂aamina qaylo badnaaa fany filsan waan idin wataaa sheko keenten

  • @sahromohamed7435
    @sahromohamed7435 Год назад +5

    Naaa aaminadu Fulaysaan oo qaylo badnaaa Bismilaaah

  • @jamiilajanno5855
    @jamiilajanno5855 Год назад +11

    Wlllhy aaamina waaa funy waa dadka dagalkaaa soo nagaaa somalind mahaa oo awdaaal oo boormaaa sinjigaaa samroon siciida woooof waxa pranka mhee magcaa hal sameyo naaa aaamina caydaa maa school ayaa ku digtaa dee ciylkaa rere hargezaa aahda iyo boorma 🤣🥰🥰❤️‍🔥

  • @raaqiyomaxamedaadan1589
    @raaqiyomaxamedaadan1589 Год назад +15

    Alla amina waa fuley😂 qelo iyo boto us ku dartay😂😂

  • @amaalawees5105
    @amaalawees5105 Год назад +3

    Masha allah wlhi hani xaafiido kuliginah walaheyga qali ❤❤❤❤🌹🌹🌹

  • @mahiimcabdicasiis4238
    @mahiimcabdicasiis4238 Год назад +9

    Filsan oo kaa indho adagba ku heshay aaminay😂🤣

  • @fatimaaliomar3611
    @fatimaaliomar3611 Год назад +2

    Amina fuleyad naa ma ilma yarpa ka qayli siisaY

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +5

    Keeps goings my sisters and brother another's levels best prank 💘💪⚽️

  • @fardosmobarak2755
    @fardosmobarak2755 Год назад +2

    Wooow naag funny ah baa ku heshay oo dagaalyahannada bakh bakhdana aan aqoon lool🤣🤣🤣

  • @nuuraaadan
    @nuuraaadan Год назад +4

    Injoya gabdhaha wad isku dirtey waxano kle prank lamadhaho e😃😔😔

  • @ferihamohamed8293
    @ferihamohamed8293 Год назад

    Amina Waad Buuuratay is Qabo Wll sidii Ayaanita ayad ku socotaye Quruxna mahee Waa Barar caaimaad ne maha Waad Aragtaa Saaad u Neef tuuuurayso Qofpa iskama Celin karayside😂❤

  • @maryamomaxamed26
    @maryamomaxamed26 Год назад +1

    Fuly waye a amina ano dagl galy miyn qelo iska daye hadlba igu sodhaca hhhhhhhhh manoli sixunby idilysaa kulahaa

  • @bullobullo7967
    @bullobullo7967 Год назад +1

    Aamino doqon markasta waa masayrsan tahay waxaa rabto lama yaqaan ishubi waxa baa kuu dhiman

  • @cabdicama7917
    @cabdicama7917 Год назад +3

    Enjoya waaa dhanansatay si fican

  • @ahmeddeeq3805
    @ahmeddeeq3805 Год назад +1

    Wxn prank lama dhaho ader wax kale noo sheeg Aamina Abdiqaadir camerda toos bay ugu jeeda

  • @princesskajal9595
    @princesskajal9595 Год назад +4

    WAXS PRANK MIYAA WAXA RABTIIN MQ NO SHEGEYSAAN🤣🤣🤣🤣

  • @munaibrahim4513
    @munaibrahim4513 Год назад +2

    😂anoo waba dhacowysaa enjoy waaa palaayo😂😂😂😂

  • @imc9270
    @imc9270 Год назад +3

    Naagtan wayn ee qaylinaysa😂😂😂😂

  • @user-jn8lf8qd7g
    @user-jn8lf8qd7g Год назад +4

    Alla naagta aamina mxanscay istusad qaylo bdan naa gbdh baatehe sidan wxkabedel nacasyahay😂

  • @ruqiyoshiikh7913
    @ruqiyoshiikh7913 Год назад +2

    Aamina wlhi iska kaa jeclahay apayoh ee ila soo xariir plz

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Год назад +2

    Injoy Gabdhaha Kalaceli Bisinka See. Wax Ujiraan❤

  • @hindaceegaag48
    @hindaceegaag48 Год назад +2

    Aano fulleysanaa maxay lacabaadsysaa gabadhakale way taagantahay iyadoo dagaalkii socdo bay uldoonstay shanteeda may isaga dhiciso tankale shidanaaba shidan fadhi baa lagu sugayaa

  • @samiraawad2572
    @samiraawad2572 Год назад +1

    Bismillah warya enjoa manaxdide 😮

  • @bilanjama4820
    @bilanjama4820 Год назад +2

    Ninku xumaa gabdhihii buu isku eegtay oo si caadi ah isku dilaya wuxuu ahaa inuu dhexdooda taagnaado ilaa waa prank ye si aanay isuba taaban hablaha markaasuu yiri Amina waa ba dhacdhacaysaaye enjoya maxay amina ka aragtay raganimaba ma lahane

  • @raliaabdikontoma9783
    @raliaabdikontoma9783 Год назад +4

    Wonderful prank fight 👏 👌

  • @dekaismail4740
    @dekaismail4740 Год назад

    Wallahi amino waa dashii owdhal waana kudaarana ee gabada haa nagawaaliin ina adhertey waan kusalamay

  • @ismaciilxalwa2572
    @ismaciilxalwa2572 Год назад +2

    Fidiyow magaceyga ku soo dar abayo mcn wan ku tuugaa

  • @ruqiyoshariif2619
    @ruqiyoshariif2619 Год назад +1

    Ani ugu horeyo cawa amina sorry wlhi

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 Год назад +2

    Maad. Kale. Qabadiid. Gabdhaha injoy

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 Год назад +3

    War Nin dad inuu isku diray oo isku fiirsanaa muu dhaho Waa prank

  • @sareedomaxamed5491
    @sareedomaxamed5491 Год назад +2

    Amiina fulayaad qayladu wa maxay caaaa

  • @zakariyamohammedali3403
    @zakariyamohammedali3403 Год назад +14

    Prank been been

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 Год назад +1

    Aamina waa inaad ka aarsataa Enjoya

  • @abdullaahigmail9088
    @abdullaahigmail9088 Год назад +2

    Asxaabey waxaan layaabanahay camerada mrkey shuucaaca saarayaan dadka ka qarinayaan enjoya miyey ka qarinayaan sow muu arkayo mxay Naga qarinayaan tolow 😅😅😅😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @abdisamedyusuf7859
      @abdisamedyusuf7859 Год назад

      Enjoy xaraan kama ahaa hhhhhhhhh because haplihii waxay kala garan layahiin ninkani ma muxrimkagibaa mise waaa qofkale

  • @zeynabsheeqnour4386
    @zeynabsheeqnour4386 Год назад +2

    Aamina fuley sanaa

  • @abdirahman125
    @abdirahman125 Год назад +1

    Amino maxaa la qaylinaysaa 😀😀😀😀😀

  • @zsh2214
    @zsh2214 Год назад +1

    Waxaan Hada prank miyaa caqli hala isticmaalo Subxanallah

  • @fartuunabdi2577
    @fartuunabdi2577 Год назад

    bisinka qeylada waa maxay horay u soco huuno aamina

  • @caashacaasha1803
    @caashacaasha1803 Год назад +1

    Asc 😂Run run waaye 😮😊😅😅😅🎉

  • @queenlast9867
    @queenlast9867 Год назад

    Gabdha kale walhi waa funny ayo ayo ayo kulaha 😹😹amino plz plz iso so adke wxba mesha kuma hesid aan bod bod io qaylo ka ahen naagta dagan ee dagalka kobka kuso qaaday baa ku heshay ka bax enjoy umadena maha wxan faraha mala gali karo kulaha 😹😹😹😹

  • @deeqaxaashi184
    @deeqaxaashi184 Год назад

    Amina fulayad qaylo na waxisceli dadkahakuyimaadan isleedahaay

  • @user-sl3tx5pe8q
    @user-sl3tx5pe8q 7 месяцев назад

    Gabarta,prankiga,noogadaaya,❤gabadhakale❤waylaogayd❤sidaadarteed,aynan❤uqaylinayn❤laakiin,aamina❤waadagaal,yahanad❤waayo,maogayn,inuu❤prankyahay,dagaalka,soomalilnay,utahay❤markaa,dadkan,sooqoraya,fulayad,kaleexda,gabadha❤wayiskadhicisay❤inkastoo prankyahay wuxuba💙🤍🩵🇬🇹🌹🌹🌹🔥🔥👍👍😭😭😭😂😂😂😅😅💥💥

  • @sagalismacil9328
    @sagalismacil9328 Год назад

    Haaye aaminay maxad la qaylinaysa hhhh anigu hadaan dagaalamayo wlhy hadalbad sheegte hidhisan iga so baxayn ciil Darton

  • @zamiyozamiita9127
    @zamiyozamiita9127 Год назад +2

    Funny ayo ayodee kulahaa😁😂🤭

    • @FaadumoMaxamed-hf6up
      @FaadumoMaxamed-hf6up Год назад

      Sorry abaayo aana wax parnki maaha anoo ogaa inay parnki tahay ayaa baxanaaqay

  • @saadoilmi8723
    @saadoilmi8723 Год назад +1

    Naa aamina maxaa ku helay eed la qaylinaysaa aaway baal xoofdtadii saw digio lahaa waxan madka ah ma maydii ku dilay fulayed naa aamus qaylada naga daa gabadha yar ku riftee doqoyey reer booramena ha sheegan

  • @ismaciilxalwa2572
    @ismaciilxalwa2572 Год назад

    Hbn wngsn sxb enjoya waan ku taa geera iyo aamino wlhi saan kui taageero lee abaayo macn isoo dal celi abayo

  • @sharafhanduleh8116
    @sharafhanduleh8116 Год назад

    Hablahii reer waqooyiga ah Malaysia way ku washeen uuuuuf.waxani wax is ceebeyeen

  • @siraadcali75
    @siraadcali75 Год назад +1

    2 kala daran midna cabaad tankalen maxa enjoy dabada kaga liyey😄😄😄😄😄😄

  • @mariaabdla4063
    @mariaabdla4063 Год назад +2

    amina fulaysana maxa weye cabadka😂😂

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 Год назад +2

    Gabdha intaa isku dirta isku daawane?

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 Год назад +2

    Maad kale. Tuurdid. Gabdhahaha. Maad kale. Celisid

    • @shamsoali2056
      @shamsoali2056 Год назад

      Ma aragtey si fiican ayuu isugu fiirsaday way is dileen

  • @samiiraibrahim3103
    @samiiraibrahim3103 Год назад +1

    Nio ilmahaan yaa naga aamusiyo😅prank bee naala yaaal😂

  • @jamaadeey
    @jamaadeey Год назад

    Sheeko naago isdagaalaayo hadana qoslaayo 😄dagaal maanshee youtbe kii soomali kuwaalatay

  • @maysunxuseen3056
    @maysunxuseen3056 Год назад +1

    Dee aamina ma sidasaa wax iskaga celinaysaa

  • @prettyinacumar3894
    @prettyinacumar3894 Год назад

    In lisla ogyahay wey cadahay lkn wan iska dawaneybaa😂😂

  • @bushramrsegeh8743
    @bushramrsegeh8743 Год назад

    Wah jah
    Naga daaya waxn
    Adeer qofka prank sameynaya ma dagaalamee Akh Akh
    Ceeeb weyi Ninkan dhexjooga Ka daran

  • @milanovloggsfunny2526
    @milanovloggsfunny2526 Год назад

    Amina diif Aya kuxiran. 💋

  • @aminaxmed
    @aminaxmed Год назад

    War waxan gacmaha lamagalikor kulaha😊😂😂😂

  • @aminadajiyaomar1037
    @aminadajiyaomar1037 Год назад

    Wawoooo

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 Год назад

    Amno qalad wad kanoshay masha alh

  • @nazmidagan3968
    @nazmidagan3968 Год назад

    Riwaayad macan bay ahyd 😂😂😂😂😂pranki mu ahayne

  • @zamiiramaxamed7318
    @zamiiramaxamed7318 Год назад

    Fulayad amiino 🤣🤣🤣

  • @ayaanmaxamuud5480
    @ayaanmaxamuud5480 Год назад

    Abaay amina ohintu waa Maxy

  • @dekowmahad9597
    @dekowmahad9597 Год назад

    This is not really prank your just acting as a prank but it was fantastic Aamina you know how to act kkkkkkk

  • @ayaan850
    @ayaan850 Год назад +1

    akhas maa waxan prank ah naa naga taga uf

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 Год назад

    Isku. Xanuunsan shooda subxaanalallaah.

  • @hafzamohamoud519
    @hafzamohamoud519 Год назад

    Allow alle kan anan umasayrin uff naaa waxu fulaysanaa iyaduna

  • @CraxmaanMuuse-ub1tm
    @CraxmaanMuuse-ub1tm Месяц назад

    20:00 haween nimo

  • @ladanhassan1312
    @ladanhassan1312 Год назад

    Sheeko la is la ogyahay kkkkk

  • @farahmohamoud6417
    @farahmohamoud6417 Год назад

    lapadiinupa nagnagley tihin wllhi😢😂😂😂😂😂

  • @moowliidjilacow6038
    @moowliidjilacow6038 Год назад +2

    Adi kadaa shooda ayaad kamuuqataahe saan miyaa prank ku😀😀😀😀

  • @nimcomahamud8337
    @nimcomahamud8337 Год назад

    Aamina I'm sorry

  • @nimcoxasan3863
    @nimcoxasan3863 Год назад

    Kkkkkkkkkkkkk Amin wiwlti

  • @nimcoliina997
    @nimcoliina997 Год назад

    In laysla ogyahay waay caday dhirbaxada lays dhaadhafinaya yaa ila arka😂😂

  • @nimcoxasan1452
    @nimcoxasan1452 Год назад +3

    Boodbodka 😂 aamina fulay 😂😂😂😂

  • @mahadabdillahi276
    @mahadabdillahi276 Год назад

    Wara bro waxan OO kale hasoo galin

  • @abdisalammatan4317
    @abdisalammatan4317 Год назад

    3 drama queens

  • @abdiazizkuli8755
    @abdiazizkuli8755 Год назад

    Pran ma ahaan wa riwayaad waxan guy’s ciyarta nagadaya ok

  • @najiibabshirmiganeifraaxca5293

    Oo maa u shetida waxan baragi in uu yahay

  • @user-un3tu6jg7n
    @user-un3tu6jg7n Год назад +2

    Bro prankyada noocana soo badi🙏❤️

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 Год назад

    Ala amino dhigii bah ku karisen yah 🤣🤣

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 Год назад +1

    Prank beena waaye dagaalka intaa soconaya muxu wah wax walba noola imaada dee teeda kale labadan qof way iska yara qabqabsanayn uun

  • @zahroshanleey6847
    @zahroshanleey6847 Год назад

    MAXAAD LAQEYLISAY WAH

  • @Aishamohazuldaan
    @Aishamohazuldaan Год назад

    2week maqoslin waaa suuuxey

  • @roodoarab6684
    @roodoarab6684 Год назад

    Wax laysla ogyahay oo cad weeyi

  • @asmaabokor3828
    @asmaabokor3828 Год назад

    Bisnka ninku hablah muxu ukal qabn wayay kan waa dhadhan cadiya🙄

  • @hudahassan5242
    @hudahassan5242 Год назад

    Maxay La qaylisa gabadhan weyni🙄🤔

  • @kaltuunjamac9492
    @kaltuunjamac9492 Год назад +1

    aadban kusalamay injoy
    lkn aamiina intay qalineyso waa lagdey dagalka mataqanto dagalkedu waa qaylo huuno aamina dagalku waa qacda hore waliga qofka qorta lama qabto waa la hiirdi iyo feedh aya lagaga hooreya huuno qaylada iska yare inanba tahe aadban idin tagerna timka injoy waa idin salamay

  • @sucaadxasan5953
    @sucaadxasan5953 Год назад

    Hhh aamina fulaysana qaylada wax isku dhafinaysa gawdaaza laga saary

  • @nimcojibriil7756
    @nimcojibriil7756 Год назад +1

    First

  • @nagmaabdillahi276
    @nagmaabdillahi276 Год назад

    Beenta day naaydaa shadhaab😂

  • @ismahaanquru
    @ismahaanquru Год назад

    😂😂😂😂😮

  • @hamdiindho1610
    @hamdiindho1610 Год назад +1

    Naaa fulay sanidaaa oo qaylo badani daaa maa tar tiib satoh caac dah daa iyo is tus tuska fulay markii horaa dhulka lagu dhigay

  • @mumtazdaud4198
    @mumtazdaud4198 Год назад

    Sheeko😅😅😅😅

  • @cadnanncali4557
    @cadnanncali4557 Год назад

    Naag isku dire mia

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Год назад

    😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊

  • @cabdicabdulhidaahir2240
    @cabdicabdulhidaahir2240 Год назад

    Waxbana ma iska cilinkarti mxa lawanysa