Noocyada Gabdhaha Marka La Joogo Guriga Waa Intaan Mid.
HTML-код
- Опубликовано: 16 окт 2024
- Fadlan walaal channel-keena faafi oo udir ugu yaraan hal qof, si aan abuurno saaxiibo wanaagsan sida adigoo kale ah, una noqono bulsho kala faaideysata, mahadsanid. / @jiilmedia
Sidoo kale Nagala Soco
Facebook Page: / jiilmediaa
Instagram Account: / jiilmedia
Twitter Account: / jiilmedia
Tiktok Business Account: / jiilmedia
Linkedin Page: / jiil-media
#jiilmedia #halabuur #dhiirigalin #madadaalo
Gabdhaheena alle ha inoo xifdio
Waa lafdhabarka bulshda ❤
aamiin🤲🤲
Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw ❤
scw❤❤
Scwscwscw
Scw❤
Mida markasta buuga ku dhagan❤😂
Intaba mi ihi yaa ila mid eh😅😅
Ani kan RUclips ka ahy lkn inta badan igama halwdo😊
Mida wasaqda neceb iyo mida buuga ku dhagan😂
wasaq ma arki karto ahy😂❤
Aniga tan muraayda isku fiirisay ahay
Sida kale guriga wan necbahay ina arko iasagoo uskak ah team buugana wan ahay😂
Wow i like jiil media
Hadad iga danbeyso like iisaar❤
Muraayada maba ka ak dhaqaaqi fartuun same nahay 😂
Mida markasta buug asxaabyihiin
Aniga waxa ahay Mida RUclips Ku dhex jirta sey cunto U tijaabiso rashinka bisha intey dhaman buu dhamada Aniga dartey 😂😂
Intaba waan kamid ahay
Aniga wxn ahay dadka neceb wasakh meeltaal qaylaan dadka nafta ugu keenay😂
Alla same nahy Hooyo qaylada iga daa ana qabsanyo howshayda dhahda😂
Team wa xanunsanxy Ani cml
Mida muraayada ani waye iyo mida neceb howl meel talo oo jecel waxan qabto iney sidoda unadiifsanadan😅😅 cunto inaa tijabiyo waan jeclhy lkn cuntada ha iga dheelin ley dhaha malinta rabo ilmaha intaa lacag kaso aruuriyo wax ugu sameya😂
1:58
Ani maalintey howl taalo ley xanuunsadaa 😅😂 waaba laigu kasaaa😅😅
❤❤❤
Ani waxaan ahey dadka yotuubka wax ka fiirsado kadib neh wan tijaabiyaaa😂sido kale waxaan ahey dadka 90ka muraayada isku fiiriyo😂 sido kale waxaan ahey dadka neceb wasaq meel taalo in aaan arko hdn arko wan qeylinaa😂 marka intaas ayaan ahey alxamdulilaah❤😊
GaBadh aan qashin arki karin😊🙄
Views 100❤❤😂😂🎉😂😂
Mida marwalpa cunto tijaabisa😂😂😂😂
first
Intooda oo la isku daray waa ahay 😂 tan arooska adeyso marka lga reeebo.
Kuwa wasaqda niciba ahay😢
First 😂
😂😂😂😊
😂😂😂😂😂
😂😂😂
Nskahaj 😂😅😂😂👊👊💪💪👩👩🦰👩👩🦰👩👩🦰👩