Adigu wxn kuweydiin الطرق midcnaheedu waa wadooyin ee Alle wadadiisuna waa hal marka sideed iskugukeeneysaa wadooyinka suufida iyo wadada Alle? Mideeda kale boodboodkan nabiga scw iyo asxaabtiisa masameyn baa laguyiriye ma waxaa kudhibeyso in xaqa laguusheego?
M.a yaa shiikh ❤
Subxaanlaahi Subxaanlaahi
NIIKO WADAADOOD BAA LA DHAHAA
Jazaakallaah kheyr
Haday aaha diin tahay
Ama ay astaan tahay
Sida niman ardaalaa
Dhaanto awyo tumayaan
Saw akhlaaqdi may dhiman
Saw inaad inkirayseen
Ambiyadi may noqon
Saw ibliis nin dhaqan keleh
Naflahay ajarayeen
Intaad been abuurteen
Inay nabi amaan tahay
Uumiyaha mamaqashiin
Ilaah baan kamagan galay
Xaqa iyo aqoontaba
Sidaad uga afgurantiin
Amaad uga irdhowdeen
Tawxiidka asalkaa
Nin qalbigu engagay baan
Nuur iyo iftiin helin
جزاك الله خير الجزاء 💘
Lacnad haku dhacdo mooryankas murusade ma ilma adeer baa tihiin
Radis lomabahnee mixing yihiin magaalaa mise
War ilahey ka cabsada oo bidcoyinka iskaga taga bidco walba wa baadi ayu rasuulkeni muxamad yiri
Xasan kaafi waa gaal aaminsan in ilaahay maqluuq u egyahay yuu diin uga sheeganaya marka
6:39 bal eega meeshan cidlada oo lagudaalaayoo dhididka laiskagatiraayo
Cilaajka aa ku dhalatay soo eeg marka koowad
@@Kendndnd anigu cilaajna kumadhalanine dadkan baa waalan ayagaa ubaahan cilaaj
Quraafaad iyo qashin waa ku nool yihiin waxay na kahe laan biil
@@SacidMaxamedadan-f6q khuraafad aa ka sheekeenee waa maxay adoo leh ilaahay baa gacmo , lugo iyo faro leh oo sanam caabudaya ?
😂😂😂😂😂 ah
😂😂😂😂 dameer mooyaane nacLaaa
Ah uh Illaahay magacisa ayeey uyaqaanaan.
Ilaahoow hanuuni
Hhhhhhh
Ciyaar wadaadood . Waa la alamiinteenaa meeshaan dheeldheel.
Mooryanka murusade ee jadiidiya wali ma sanamkii uu caabudaaa
Hhh haha haha
Wax faa iido ah malaha
Xasan kaafi waa gaal sanam caabudaya
اتق الله يا غلام
Dambi Waad ku Jirtaa ee Allaah Hakaa Cafiyo. Shiiqoow iska Cafi Waa Jaahil? Xaqa Allaah Ha U iftiiniyo Mugdiga Allaah Haka Saaro Aaamiiin
Uh ah ya huuhaa😂 daawashey kumacaanyihiin kuwan😂
Cilaajka aa ku dhalatay inaa daawatid aa kuu qeyroon iyo sida hooyadaa u ciyaareyso 😂😂
@@Kendndnd hooyadey hagaarin doofaar baad tahaye. Bartaad joogto intaan kugutrack gareeyo ayaan qabri kuudiri ogow
@@abdirahmansiat6 😂😂🤣
Xasad , xasad markii shiiq rusheeyo uu dhaho hooyadaa dabadeey kor u taagee kadibna leedahay iyadoo canbursan ololololo ololo ololo ololo ololo ololo uuuh aaah aaay ciiic ala dhintayeee shiiqow bas iga dheh hadaan ka baxaaya faryareyda hhhhhhh
Wahaabiyo kheyrka ladirirkiisa sirdoonka gaalada ayaa usoo wakiishay
ruclips.net/video/jJirY-EuqAU/видео.html
Adigu wxn kuweydiin الطرق midcnaheedu waa wadooyin ee Alle wadadiisuna waa hal marka sideed iskugukeeneysaa wadooyinka suufida iyo wadada Alle?
Mideeda kale boodboodkan nabiga scw iyo asxaabtiisa masameyn baa laguyiriye ma waxaa kudhibeyso in xaqa laguusheego?