PRANK HOOYO GABAR AYAN UREYEE NAFTEYDHA AYA HALIS….😭😭😭😭

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 окт 2024

Комментарии • 213

  • @fatimaamiira1412
    @fatimaamiira1412 Год назад +46

    Hooyo wanagsan Wye Masha'Allah hooyo Prank kadaa plz🥺

  • @Ayla435
    @Ayla435 Год назад +51

    Mahadsanid hooYo magiciisa na bartay abdirahman baa lagu dhahaa😂😂😂

  • @sumayasharmaarke5504
    @sumayasharmaarke5504 Год назад +46

    😂😂😂😂 hooyo qalbiged ilaali maskin wye❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +23

    Ku Sali Nabi Mohamed Scw
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +24

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤❤

  • @ilhanalii3872
    @ilhanalii3872 Год назад +11

    Alpha abowe calol adkida hooyo ha,its nixinin ayey kuledahay maxa prank ogisi wada dambe haku samen😭 hooyo prank

  • @c.m.r27
    @c.m.r27 Год назад +19

    Away dadka nabiga jeclaa 💘💘💘

  • @mantatechnology5162
    @mantatechnology5162 Год назад +21

    Illhy hayno dayo hooyoyinkeen janada hakawarabiyo 🥰😍❤👸😪😭🤲🤲

  • @fardowsocismanabdi97
    @fardowsocismanabdi97 Год назад +22

    King Alfa keep going my brother awaya

    • @KhadraJamac-vg9mk
      @KhadraJamac-vg9mk Год назад +1

      Mamo macn waxkasto kuso gadh ilmhda wa wax iydana so gadhy mamo baran uma qalnto aleku cafido mamo mcn

  • @MaryanMaxamuud-tx3tq
    @MaryanMaxamuud-tx3tq Год назад +3

    Hoyo macan tankis magacisa Aya ibartay waw😂😂

  • @dazuumaofficial350
    @dazuumaofficial350 Год назад +8

    Ilaahay ka Magan gal wx lagu kaftamo maha xaarantu wllkey

  • @ayaanmaalim2654
    @ayaanmaalim2654 Год назад +5

    Abdirahmanow waad halowday

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +15

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Hooyo Macan Allaha Inoo ❤❤
    Daayo Allaha U Naxriisto ❤❤
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KhaLil-cc2yl
    @KhaLil-cc2yl Год назад +9

    Mid maku fahansiiya wllkey hooyada mar danbe prank haku sameen pls wayo bal kawaran haddi aad sxb adoo dheedhel kaatey adna hooyada dhikar qaadsiiso ka ilaali hooyo waxa nio 😢

  • @iqramohamedhassan2928
    @iqramohamedhassan2928 Год назад +5

    Masha allah hooyo mcn waa hooyo kher kula jcl masha allah hooyo ka danbeey alpha kherkee kula jcshhe🥰😍 allah noo xafido cimri dher cibaado suuban allah siyo🤲🤲🤲

  • @nimcodagan586
    @nimcodagan586 Год назад +8

    Hooyo mcn ilaali hooyo ciyaar magasho mar dande haku noqon ayaaniita meeday 😥

  • @DAAHIRCABDIDaahircabdi-fh6xr
    @DAAHIRCABDIDaahircabdi-fh6xr Год назад +3

    Maasha alaah waakaa yeeshay hooyo mcn waa iska beer nugushahay

  • @Xuseencabdullaahi-qp4og
    @Xuseencabdullaahi-qp4og Месяц назад +1

    Woow m.a wllhi hooyadeey isku dabeecad yihiin ee sxp hooyo wngsan aad heshee qalbigeeda ilaali sxp mcn

  • @Khaliiid212
    @Khaliiid212 Год назад +19

    For the sake of views we don’t deserve to play with our Hoyoos feelings...

    • @anwarmohamed9731
      @anwarmohamed9731 Год назад

      0000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000

    • @anwarmohamed9731
      @anwarmohamed9731 Год назад

      00000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000

    • @anwarmohamed9731
      @anwarmohamed9731 Год назад

      000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000

    • @anwarmohamed9731
      @anwarmohamed9731 Год назад

      000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000

    • @anwarmohamed9731
      @anwarmohamed9731 Год назад

      0000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000

  • @Shuceyb284
    @Shuceyb284 Год назад +7

    Sxb king alpha isoo qabo Osmaney waaye sxbka Daarul hikma 👍🏻

    • @kingalpha3003
      @kingalpha3003  Год назад +2

      wllka instgramka iga so qabo king alpha kuqoran my childmate❤️❤️

  • @sumayoahmed8559
    @sumayoahmed8559 Год назад +7

    Hooyo waan kurasc sanhy midkaan ulbuu raba hoyo miyuu galay afaraheda hello alpha hoyo kadhamow♥️🥰🤭🙏

  • @AadanNor
    @AadanNor Месяц назад +1

    Mashaalaah tawaarakalaah hooyo mcnto waan kuu xiisay hooyo mcnto ❤❤❤❤

  • @yazmiinmustafa2085
    @yazmiinmustafa2085 Год назад +10

    H0yada dhibka ka dhaaf😟Clraxman igu darso dhahaya Maamda😅

  • @SaaraHaji
    @SaaraHaji 3 месяца назад +2

    2024/7/13 Dawaday Team Koko Ka imaaday

  • @halimasaadia008
    @halimasaadia008 Год назад +6

    Brother keep going lakiin hooyo ciyarta kadaf noh

  • @abdishukrimohamed279
    @abdishukrimohamed279 Год назад +10

    MashaAllahooyo macna🤰🤱🤴👸❤️💝😂😭

  • @xamdadagan6171
    @xamdadagan6171 Год назад +13

    Hadley run ahanlahayd sable kugudhicilahayd miskiiin😭😭😭😂

  • @caishocabdulahi8517
    @caishocabdulahi8517 Год назад +4

    Kada hoyoda hakusamen markale sidan

  • @Gacaliso
    @Gacaliso Год назад +2

    Mashaa Allah hoyo fican akudha sheya hoyo alah ku barekeyo

  • @HiboSheekhmuxumad
    @HiboSheekhmuxumad 9 дней назад +1

    Hooyo wanagsaan wey mashaalha ii prank kadaa hno❤❤❤

  • @munamohamed3736
    @munamohamed3736 Год назад +9

    Ayaaniita ninkan xataa hadaad ka naxayso la hadal RUclips iska dhaaf ama ciyaal suuqnimadan iska dhaaf waa xaaraan lacagtaad been ku heshaa calooshaada xaaraan ha galin

    • @dagancali754
      @dagancali754 Год назад

      Oo qof kasta sameye maxa isaga u gar ah

  • @farhiacabdikhabiir2554
    @farhiacabdikhabiir2554 Год назад +5

    😂😂😂😂😂 kp gn Alpha lakin mrdambo hyo pranka ha ku samayn

  • @jawaahirhashi4384
    @jawaahirhashi4384 Год назад +7

    Aboowe Hooyo qal bigeeda alaali waa Hooyo mcn💚💙💟❤💋👄

  • @abdiazizaligarane9998
    @abdiazizaligarane9998 Год назад +4

    Alpha hooyo wey Qalbi nugushahay eee ilali

  • @libin7426
    @libin7426 Год назад +12

    Waraaa hooyo prank ka dhaaf wadnaha hajarin mamada 😢😩🤒

  • @sumayoahmedhussein2376
    @sumayoahmedhussein2376 Год назад +10

    Bro hooyo qalbigeeda ilaali prank ha ku sameyn mar dambo allaw hooyoyinkeen inodaa waa naxariis hooyo😓😩🥺

  • @hiboomar8597
    @hiboomar8597 Год назад +12

    Masha Alla hooyo macna🥰❤❤

  • @prettyridwesh7885
    @prettyridwesh7885 Год назад +1

    Hooyo mardanbe baraanki hakusamynin plz

  • @MaxamedNuur-sc7qb
    @MaxamedNuur-sc7qb 2 месяца назад +3

    Sorry hooyo mcn ❤

  • @XawishQurux
    @XawishQurux 3 месяца назад +2

    Jah hooyoday mcn love you 💓💓

  • @abyanahmed5909
    @abyanahmed5909 Год назад +4

    MashaAllah tawarakAllah hooyo qaliyaah aboowe horay uu soco

  • @AdanDJ-b1g
    @AdanDJ-b1g 12 дней назад +1

    Hooyo. Macan. Allaha. Inoo. ❤❤❤❤

  • @kaltumaahmed7162
    @kaltumaahmed7162 Год назад +12

    allha kudayo hooyo mcn
    ❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹

  • @kaltuumoaxmed88
    @kaltuumoaxmed88 Год назад +2

    M.a hooyo wanagsn keep going hooyo mcn hooyo kadaa dhibka wlhi waynaxday

  • @saidiyosafi2590
    @saidiyosafi2590 Год назад +3

    hooyo mcn masha allah sorry jacalahay

  • @faadumomohamed-kx5bb
    @faadumomohamed-kx5bb Месяц назад +1

    Allow noo xafid hoyoyinkena lkn alpha danbe ha ulaban

  • @RaxmaMaxamed-nq7fg
    @RaxmaMaxamed-nq7fg 2 месяца назад +1

    Noo bixi calanka noocaga manihe wixii laga xishon jiraad qurux moode

  • @Raho339
    @Raho339 Год назад +4

    Bisinka WiXii Shar Ah Rabi HaKaa Hayo Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
    Allaahu AkbaR
    Scw Scw Scw❣️❣️❣️

  • @ashwaq2269
    @ashwaq2269 Год назад +2

    Wlhi buu ku dharanayaa oo beeen ah kwrn

  • @aasiyacabdicumar5766
    @aasiyacabdicumar5766 Год назад +4

    Aboowe hooyo kadhaaf dhibka hooyo mcn ilaahay kuudaayo ilaahay hanoodaayo hooyo mcn 💕💋♥️♥️

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +12

    Another's levels mam risk pranks💯💪💪

  • @xuriyamaxamed1009
    @xuriyamaxamed1009 Год назад +5

    hooyo saa u dheheese ka helay🥺❤️👋

  • @beeso7594
    @beeso7594 Год назад +5

    Qof kii ugu horeeyey

  • @kalgacalcrisaaq3469
    @kalgacalcrisaaq3469 Год назад +4

    Block iser kulaha hoyada xarabo wayeh 😂❤

  • @ifraaxifka9164
    @ifraaxifka9164 Год назад +2

    Msh alah hoyo mcn alaha now daayo wllkey kaday hoyo brnk

  • @LadnishAbshir
    @LadnishAbshir 4 месяца назад +2

    Wan kutageraa abowe 😊

  • @nimcoaragzan5842
    @nimcoaragzan5842 Год назад +3

    😂😂haah maskin 😢hooyo ❤

  • @salmagarad5948
    @salmagarad5948 3 месяца назад +1

    Waar hooyo waxa ha ula imanin bisinka 😅

  • @Raho339
    @Raho339 Год назад +6

    Hooyo Mcn One Love❤️🧔‍♀️💯👌

  • @AxmedbashiirAxmed
    @AxmedbashiirAxmed 2 месяца назад +2

    Mar dambe hooyo haku sameynin waxaas

  • @sharmobaana4409
    @sharmobaana4409 Год назад +1

    Anga maxaa nooga sheegee hoyada wx ku samaynyso

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 Год назад +2

    Wllo parnk Hooyo ku sameey lkn waxaan cml haku sameynin wadanaha hadduu istaagi lahaay maxaa sameyn laheed😭😭Hooyo Qalbigeda ilaali plz

  • @ahada5003
    @ahada5003 Год назад +6

    Masha Allah hooyo mcn sorry hooyo mcn prank ❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🥰💋💯

  • @safahilowle2177
    @safahilowle2177 Год назад +9

    Hooyo dhiig leh😢😂😂😂😂😂

  • @maxamedshankar9931
    @maxamedshankar9931 Год назад +3

    Alfa sxb hooyo brank kadaa wallahi hooyo laguma ciyaro walla wa qaalì

  • @falastiinmoussa9083
    @falastiinmoussa9083 Год назад +2

    Naagti Alfa alfa leheed falaraha raac naya hoyada sharafteeda xasuuso

  • @Raho339
    @Raho339 Год назад +5

    Allaahu AkbaR
    Scw Scw Scw❣️❣️❣️

  • @AsmaAbdullahi2450
    @AsmaAbdullahi2450 Месяц назад +1

    Hooyo mcn kaa daa prank wall❤️

  • @iqrasomali12
    @iqrasomali12 Год назад +1

    Abdirahman snpkga noso sheg wll hda commentigeyga hda aragto reply iso gal

  • @ruweydomuuse6042
    @ruweydomuuse6042 Год назад +3

    RUclips marka galesayy kasamaray kulahaa

  • @hafsaapdi7592
    @hafsaapdi7592 Год назад +8

    Nio Mamada Haka xanaajin😅😿

  • @Maryan-gk3lh
    @Maryan-gk3lh 3 месяца назад +1

    Aboowe hooyo mcn maxad Ugu sameys aboowe

  • @xamdamuusecali9378
    @xamdamuusecali9378 2 месяца назад +1

    😂😂😂sorry hooyo mcn

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 Год назад +6

    Hooyo mcn sorry 😞 keep going my brother ❤ 🙏🏻 💪 💯 😢 🙌 ❤

  • @izthahil8133
    @izthahil8133 Год назад +5

    M.allah hooyo mcn❤❤❤❤

  • @fatushhaaji4404
    @fatushhaaji4404 Год назад +3

    M.a Hooyo wngsn waye mamada prankiga kada😥

  • @nimcoabdimohammed536
    @nimcoabdimohammed536 Год назад

    Mansha allh alle ha xiftiyo hooyo mcn

  • @iqroahmed5746
    @iqroahmed5746 Год назад +4

    Hooyo waa nolosha aduunka

    • @khadijasacdia8980
      @khadijasacdia8980 Год назад +1

      Manshallah Hooyo waa Nolosha aduunka ilali plz keep going my brother Alfa😜😜😜😜😜😜😜😜

  • @deqoadan3933
    @deqoadan3933 Год назад +7

    Mamada lagen wye wlhi ad adegas aya ficn 😂😂

  • @munamohamed3736
    @munamohamed3736 Год назад +2

    RUclips lacagtiisu yaanay fidno kuu horseedin ayaaniita may kula taliso waxan waa ceeb e

  • @HappyPrairieAnimals-mu7jv
    @HappyPrairieAnimals-mu7jv Месяц назад +1

    Wraa ma walaatay

  • @RaxmaXirsi-v9v
    @RaxmaXirsi-v9v 6 дней назад

    Ax kadaa hooyo xaraabaa ❤❤😭😭😭😭😭💕💕

  • @xaawahappycabdulaahi9919
    @xaawahappycabdulaahi9919 Год назад +2

    Ilahay hoyoyinka nodaa🤲🏼

  • @fatumaosman213
    @fatumaosman213 Год назад

    Abdirahman wakaresaye habaryar macan guleso

  • @AyanIdriss-x4e
    @AyanIdriss-x4e 3 месяца назад +1

    Hoyoo lakamanixiyo ok

  • @fosiyoabdifatah3219
    @fosiyoabdifatah3219 Год назад +1

    Somaliyey wilka 100 k gaarsiyaa plz

  • @Queen_123-r5g
    @Queen_123-r5g Год назад +3

    Ax kadaaa hooyo😢❤

  • @NimcoWeli
    @NimcoWeli 4 месяца назад

    Hooyo alle hadaayo meelay joogtab❤

  • @Fatimajama
    @Fatimajama Год назад

    Cabdiraxmaan king alpha 100k commig soon insha allah

  • @fahmosaalax4632
    @fahmosaalax4632 Год назад +3

    Sorry hooyo mcn

  • @najmamanshaallahabdirahman8768

    Ceeb weeye wxas waxaa soo kle ha siraadsan wxas 🥺

  • @luulmaxamed6285
    @luulmaxamed6285 Год назад

    Hooyo maa sidana laga nixiyaa isha allha laha ka dhoro dhibalow walhi

  • @SakariyeMaxamed-p3p
    @SakariyeMaxamed-p3p 3 месяца назад +2

    Shaxaari😂😂😂

  • @mraliahmed949
    @mraliahmed949 Год назад +1

    Waxaa lagayabaa inaad isleedahay views ku hel lkn kama aadan fakarin naxdin hooyada dareemidoonto, xanuuno halis ah oo kuso boodi kara naxdinta awgeed, waridka laguma ciyaaro.

  • @HodanHussein-m9o
    @HodanHussein-m9o 3 месяца назад +1

    Sorry Hooyo mcn❤

  • @leilaabdihakim5761
    @leilaabdihakim5761 Год назад +1

    Wlhi wll mcn hoyo wankanahy sithay unahthay sorry hooyo mcn

  • @kaltuummaxamuud654
    @kaltuummaxamuud654 Год назад

    Wlll hooyo qalbigeeda ha jabin sorry 🙏 hooyo mcn ♥️♥️♥️♥️♥️🥺🥺🥺🥺

  • @hanisiyad1873
    @hanisiyad1873 Год назад +1

    War waxas ha is ku habarin

  • @CraxmanIbrahimIsmaan
    @CraxmanIbrahimIsmaan 2 месяца назад

    Hooyo wanagsan❤❤❤

  • @NaciimaAxmed-r7v
    @NaciimaAxmed-r7v 10 месяцев назад

    Alahooyo❤waynagaqoslisay