ASAD HAGIO AYAA IIGU XUJEESTAY IN AAN DAWASHA SUUD KU GALO…? 24 HOURS CHALLENGE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024

Комментарии • 338

  • @hamdisahansaho
    @hamdisahansaho Год назад +29

    Aan kusaliya nabigeena scw ❤❤❤

  • @nuurducaale7164
    @nuurducaale7164 Год назад +41

    The best person ever The most Knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad scw ❤❤❤😢

  • @sheikhaxmedsheikhmowliid7259
    @sheikhaxmedsheikhmowliid7259 Год назад +37

    Xujadeydu waxaa waaye:-inaad hal jus oo quraanka kariimka ah ka mid ah akhridid❤🎉

  • @cumeerbigfan4
    @cumeerbigfan4 Год назад +15

    The best person ever the most knowledge able and most shine created prophet mohamed scw ❤️💘❤

    • @MahrezBoi
      @MahrezBoi 7 месяцев назад

      Scw scw scw ❤❤❤

  • @I.aj_______
    @I.aj_______ Год назад +66

    Inta Zaki somalia tageersan ha isoo racaan😊😂

  • @Zeerka_boy
    @Zeerka_boy Год назад +6

    Team.ashaqar boy isoo raaca😂🙌🏼

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Год назад +11

    Asc maamo isoo booqda inshaAllaah❤❤❤

  • @maariyoqueen4592
    @maariyoqueen4592 Год назад +15

    Xujadeydu waxa weeye wll ceyda ama cumeer intaa ubax soo gadatid waan ku jeclahay ku dheh ku celceli😂

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 Год назад +2

      Taas laga roone ino yhy loo maleenaa bee 😂😂

    • @NATURALPLACESWORLD
      @NATURALPLACESWORLD 16 дней назад

      ​@@mahdimo6276adiguba laga roone tahay anaa habeen walba ku wassa oo biyahayga cabtaa❤😂

  • @AbdullahiHussein-bs5cg
    @AbdullahiHussein-bs5cg Год назад +2

    Fiiri zaki soo qaad waraqad weyn magaceyga ku qor kuna dhawaq magaceyga. Waa cabdulahi xusen saney ❤ waxa rajeynaa inaa sameyn don't dontid by lpx

  • @AyaanEid-pc9jj
    @AyaanEid-pc9jj Год назад +26

    Gameka sida ugashey cadow bad yeelatay zaki somali 😂❤️

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille Год назад +9

    Inta sariirta saaran waa salaamay 😂

  • @MucaadCabdirisaaq9
    @MucaadCabdirisaaq9 Год назад +15

    Xujadaydu waxaa waaye Banoo soo gado mooley 30 jeer 😂 wey fududahy ayaan filaa😊

  • @CAMAARAMEDIAPRO
    @CAMAARAMEDIAPRO Год назад +5

    Ashqar aa igu so xujaysay tay 😅😅😅😂😂😂😂

  • @user-lx9dd1wx2m
    @user-lx9dd1wx2m Год назад +1

    yes

  • @Mujaahid12
    @Mujaahid12 Год назад +12

    Soo gado ayaa lagu yiri ee afsomali ku hadal laguma dhihin😂😂

  • @maaniabdalla8431
    @maaniabdalla8431 Год назад +1

    Muniir io arimaheena haku soo xujeestaan sxp

  • @axmedbakar-mh8yg
    @axmedbakar-mh8yg Год назад +2

    Muniir aqaa haku soo xajueysto

  • @user-zi4lg5id3b
    @user-zi4lg5id3b Год назад

    Kiinceeyda barakki kusa meet barankikui te leefankiisa dhulkakudeey❤❤❤❤❤❤

  • @SagalSiciid-p6m
    @SagalSiciid-p6m Год назад +2

    Idirsle cabdi iyo xasan soya soo above saki ❤❤❤❤

  • @xalimoxasan90
    @xalimoxasan90 Год назад +2

    Maxa.waye.saga.laqmasnyo.zaki.dawla.mab.taqni🤣🤣🤣🤣🤣

  • @princessafsomali04
    @princessafsomali04 Год назад +8

    Dukaantag qofka gadaaya sawir lagal xujadeedu waata😊

  • @monaraiz3456
    @monaraiz3456 Год назад +5

    Commentiga ina number one ahay ma la iga dareema😂😂

  • @apdifatahaadam9059
    @apdifatahaadam9059 Год назад +2

    Asc saki sxb Xujadaydu waa inaaa ceyda utagto oo aad kutiraahdo war nio lacagtii baa IGA dhamaatay ee 50 reneged ii dhiib I now inaa sameenaysid sxb keep going bro😊😊😊

  • @nour_____kenyow7058
    @nour_____kenyow7058 Год назад +2

    Zaki somali waa ku salaamay xujadeyda waxa waayeh
    Meel dad badan oo jaaniib ah ay joogan lawo rakco oo suno ah agtooda ama fagaraaha ku tuko wll🙏🙏

  • @MaryanCawil-s3o
    @MaryanCawil-s3o Год назад +1

    Cayda iyo arimaheena❤

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz Год назад +7

    So funny 😂😂😂wll zaki Somali

  • @IsmaaciilAarka-wq8xy
    @IsmaaciilAarka-wq8xy Год назад

    xujadeeda waxaa waaye tik took geega falower soo dheh king yaziid bls

  • @BiimaalowChanelle
    @BiimaalowChanelle Год назад +1

    Qufka ugu horeeyo anaa ah

  • @abdihmidyusuf9609
    @abdihmidyusuf9609 Год назад +2

    Xujadayda waxa waaye ubax cas soogad koko u dhiib waan ku jec lahayna ku dheh😅

  • @SumayoMaxamed-n5y
    @SumayoMaxamed-n5y Год назад +6

    Cumeer utak kudheh xalfad aadenaa morkoo isoo diyaariyo barkat kutuur😂

  • @mohatorres8827
    @mohatorres8827 Год назад

    Zaki somali waa ku salama marka hore xujadaydu waa sidaan
    Waxaa wacdaa 5 youtuper oo team27 ka baxsan intaa wacdid 500$ waydiiso haday kuu diidan bis baas cun wabilaahi tawfiiq

  • @mulikaatosh6497
    @mulikaatosh6497 Год назад +1

    Next part🎉

  • @indhovlogs3462
    @indhovlogs3462 Год назад +1

    King ceyda

  • @omarabdidiria4023
    @omarabdidiria4023 Год назад

    Qurux ku dhiigle ayaan rabaa inuu kuso xujaysto iyo king ceyda

  • @axmedbakar-mh8yg
    @axmedbakar-mh8yg Год назад +1

    Pro ku taageraa runtii aad iyo aad welibo adi iyo team 27 idin taagera

  • @deekamohamedabdiqadir8179
    @deekamohamedabdiqadir8179 Год назад

    Zaki somali wlo xujadeda waxey tahay hooyo iga xanunsan marka hore iigu so duceya marka xig tana waxa ka raba ina iso dirto lacag😢😢

  • @faraxapdikani8665
    @faraxapdikani8665 Год назад

    Niyow😂😂 Halke Coda parteyyy😂

  • @user-iy7dq3pg8z
    @user-iy7dq3pg8z Год назад

    Saki yo waa lagugu bashaalayaa aboowe

  • @qurxanqaaliqurxan9476
    @qurxanqaaliqurxan9476 Год назад +1

    Central market or pavilion mall taag ladies handbag iisogaat sent it to Nairobi please

  • @xuseenmaxamed3792
    @xuseenmaxamed3792 Год назад

    Wll saki soomli waa ku slamay sxp xujdayu waa inaad hal saac dhsada uu urstaa😊

  • @Sabna76
    @Sabna76 Год назад +3

    Zaki soomali ani ahan waxa kugu xujeyey😂 inaaa dhar dumar inta xidhatid ka dip asad u tagy i love you ku dheh asoon ku ogayn😂😂😂 it's very hard

  • @siciidyusufcali67
    @siciidyusufcali67 Год назад

    Xujodaydaa waxa waye pls isameeey cake soo gaad kadip magaceega kuqor sapna kadip adi cun amaa qof malaysiyaan aha siii pls isameeeey❤❤😂

  • @XuseenBade-l6y
    @XuseenBade-l6y Год назад +1

    Anaga waxayaga ma eegeysid ootaageerayaashada aan nahey dadka kalee caankaa qeemeynaysaa

  • @user-zb8qx4gg7b
    @user-zb8qx4gg7b Год назад +1

    Wll xujudeydu waxa wye inaad 1 maalin masaajidka aanankabixin inaadna 5 juz suwac gashaan hadaad sameyso mahadsanid🎉

  • @Sam-1243-
    @Sam-1243- Год назад +6

    😢😢😢 xujadaydu waxa ay tahay labo salaadood😢 dugto

  • @diijeemaxamed1065
    @diijeemaxamed1065 Год назад +4

    ASC SXB FADLAN XUJADEEDA SAAMEY FADLAN PLZ 😢😂😂ADIGA KOKO WAAN KUJECLAHAY DHEH KAAMA MAARMO DHEH HADANI WAAN KU AROOSAA❤❤❤❤

  • @Mohamed_amiin195
    @Mohamed_amiin195 Год назад

    Cumeer iyo ceyda haku Soo xujeestan

  • @Archyusuff
    @Archyusuff Год назад +1

    Xujo ,waxaa samesaa kuri ay dagan yihin malesian gar garaac kadib dheh 10rg isii wll👍

  • @mohamed-ed1jl
    @mohamed-ed1jl Год назад

    Xujadeydu waxa waaye in aad asad haajiyo wax alaala wuxu jecel yahay aad u soo gadid waxan rajaynayaa in aad xujadeyda aragtey ❤❤❤

  • @sowdoaxmad5306
    @sowdoaxmad5306 Год назад

    Cumber iyo ceyda ha ku xujeestan

  • @yahyeabukar
    @yahyeabukar Год назад +1

    @omerinshar salaan wll😂😂😂

  • @user-ix2gg2bx4u
    @user-ix2gg2bx4u Год назад

    I subscribed for you ❤❤❤ bro zaki

  • @MasitiCabdulla
    @MasitiCabdulla Год назад

    Xujadeydu waxwaaye dukaan kuugudhow aad gabar ama wiil kudheh saqajaan baatahay af somali xujada way fududahay pro ok❤❤

  • @SamatarXareed-is3hl
    @SamatarXareed-is3hl Год назад

    Koko waan ku jeclahay dheh wllka

  • @muntasguhad2105
    @muntasguhad2105 Год назад +1

    Plz Ceyda prank ku soo sameyy plz powe 😂🤣

  • @naleeymuqtaar292
    @naleeymuqtaar292 Год назад +5

    So funyy saki somali😂😂😂😂

  • @xafsosaado
    @xafsosaado Год назад +1

    inta zaki somali taageersan like saara

  • @Abdirsaaqsamaan-vi2oq
    @Abdirsaaqsamaan-vi2oq Год назад +1

    Kip going bro

  • @user-gp2ww8qe9e
    @user-gp2ww8qe9e Год назад

    Zaki waan ku teegyeera zxb xujadeedo waa saddex xabo basbaas cun

  • @walalka_wen
    @walalka_wen Год назад +21

    Team Twenty Seven Are The Leaders Of Somali RUclipsrs Would You Agree?yes or no?❤❤❤

  • @user-oj5zg3rl8y
    @user-oj5zg3rl8y Год назад

    Xujadeda waxa waye hooyo mcn wac hooyo waan kuu xiiisay dheh kaso bax ❤️💕✋✊

  • @MunoQasim-fh7xp
    @MunoQasim-fh7xp Год назад

    Xasan toob iyo babajey hakusoo xujeystan 👍

  • @muxdiinmacalinisxaaq9540
    @muxdiinmacalinisxaaq9540 Год назад

    Zakiyow waxa sameysa amiiro waan ku jeclahay ku dhex ubax ugey waxaa rajeyna ku soo baxdid insha allah

  • @MaxdccKamil
    @MaxdccKamil Год назад

    King cayda iyo yahaye hanter

  • @ClrixmaanYare-yu9nt
    @ClrixmaanYare-yu9nt Год назад

    Baabajey pro❤

  • @QaaliAragsan-yz4kf
    @QaaliAragsan-yz4kf Год назад

    First comment keep going by brather😂😂❤❤

  • @BahjaCateeye
    @BahjaCateeye Год назад

    Six o matic RUclips my eyes are hazel.

  • @cidaafanhaar
    @cidaafanhaar Год назад +1

    Ani waxaa kugu xujasanaa waxad tagsaa suqa kuugu dhaw eedad badani jogaa dhex bar tami hiisa sameecad aad qadanee heesna baad geynay kadibna wàa ku dhex jasaysaa😂😂

  • @oumalkaireabdillahi8372
    @oumalkaireabdillahi8372 Год назад

    From jibuti

  • @dawatnoor8452
    @dawatnoor8452 Год назад

    Arimaheyna

  • @maxamadqadar4762
    @maxamadqadar4762 Год назад

    Xujadedu waxa eetahay koko inta aad wado usoo iiwi ubax kadib kudhe waan kujeclahay plz ❤❤

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic Год назад +2

    😂😂😂😂😂

  • @carafaadhassan
    @carafaadhassan Год назад

    Waan kuugu xujaystay kfc tag dooro kasoo ibi iyo jabis iyo sharab qof masakiin ah siii

  • @HodoMuhumed-yt6qf
    @HodoMuhumed-yt6qf Год назад

    Alla.qosol.baa.igadhamaaay.walaalkay.soo.badi😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄thanks

  • @omarabokarsharmaake9124
    @omarabokarsharmaake9124 Год назад

    Quruxkudhigle haku soxojeysto pro

  • @ABDHIREyare143
    @ABDHIREyare143 Год назад

    Tartankaqaddadkacanka ah wan iskadaynaya dheh barhabulshada wntahribayaye icawiyadeedheh

  • @qaaliqurux-ki1fy
    @qaaliqurux-ki1fy Год назад

    Hal jus quraanka ugu bax qor

  • @muxudiiinfaysal4219
    @muxudiiinfaysal4219 Год назад

    Xariir axmed iyo
    Suldan seeraar 😮

  • @abdullahiali175
    @abdullahiali175 Год назад +1

    Zaki Waxa sameesa guriga koko ina iska gasho Aanan hadlin biyo kasoo cab tv hdu daaran yahay dami kadib jewiga wuu saxan yahay ku dheh from awlaadul caazima re xamar😂😂😂😂😂

  • @hamzeaxmad7623
    @hamzeaxmad7623 Год назад

    Part2

  • @mohameTapdirahman778
    @mohameTapdirahman778 Год назад +1

    Xujadayda waxa Weeye inaad masajIdka xafada ka eedaamtid

  • @SubeerMohamed-oy2db
    @SubeerMohamed-oy2db Год назад

    Ceyda iyo cumeer❤

  • @MaxamedIbrahim4669
    @MaxamedIbrahim4669 Год назад

    🤣🤩😍😮Masha allah👌👍👏🥰💯

  • @maryanmahamud5338
    @maryanmahamud5338 Год назад

    Wwww Qatar Cumberland yare

  • @taheyungviloveyou6929
    @taheyungviloveyou6929 Год назад

    @King cayda ha ku xujesto plz zakiyaw anigana messgkayga so qado noh😂❤

  • @axmedbakar-mh8yg
    @axmedbakar-mh8yg Год назад +1

    Ani hal xujo wataa pro 20 xabo oo bisbaas ah soo cun welibo soo duub ok

  • @user-sn8tz4mv6p
    @user-sn8tz4mv6p Год назад +2

    King zaki soomaali ❤🎉

  • @SGS627
    @SGS627 Год назад

    Waan kusalamay wllo qujadaydu waxa waye in aad gabar utagto oo ajanib ah dhunko wll xujadayda iisamee inshaalah mahadsanid❤

  • @MariamYusuf-gg9dp
    @MariamYusuf-gg9dp Год назад

    Asc zaki somalia ani xujadey waxa wye cunta so gadee dadka bahan aa siine waliba kfc 🍗 intaas le wye ❤

  • @andreaswalite9110
    @andreaswalite9110 Год назад +1

    Zakiyow waxat sameysa supper Market intaat atho waxat soo kathaa thaa biyo kalmajaro kateb lamega taak iskuu shub wxey tatka kuu arkayan ❤

  • @nimceeya3700
    @nimceeya3700 Год назад

    Xujadaydu waxaay tahaay super market gal alaab so qaado dadka recabtion jooga dheh lacag mahayste iga bixii¹

  • @cabdowofficial497
    @cabdowofficial497 Год назад

    Saaxib waxaasameysaa dhr dumar magaalada maleezi kumar

  • @user-kk1nj5jh6t
    @user-kk1nj5jh6t Год назад +1

    Amiira quruxxo ku kudhe caawa casho ii kaalay oo dirac iyo shalmad aduu xidhan😂😂🎉

  • @BaxsanMaxamedcali
    @BaxsanMaxamedcali Год назад

    xujadaydu waxaa waye zaki somali waxaad akhrisaa aayada dheer ee baqra ku jirto plz❤

  • @Tixaale_Media
    @Tixaale_Media Год назад +1

    Hhhhhhh 😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂 Ala beerka xafaayad maheysaane

  • @AbdullahixusseinAbdallaxussein
    @AbdullahixusseinAbdallaxussein Год назад +1

    Only cr7 fans love haisarto🎉

  • @faizahusein4113
    @faizahusein4113 Год назад

    Labada aad soo qabaneysid Waa iamk iyo yaxye hantar

  • @cabdulrashidrashid-rx7uc
    @cabdulrashidrashid-rx7uc Год назад

    Zxb Zaki wakusalamaa xujutheyda waxey tahay inad ceyda dharka uuu watoo aad ka jexdoo mcnaha funanada ama sharka kawatha 😂 mahadsanid plzz so qathoo

  • @MayoowChannel
    @MayoowChannel Год назад

    1 xujo adag kuu hayaa waxaan rajeynaa in aad kasoobixidoontid maqayad inta aad tagtid wax kacun kadib qof waalan iskadhig😅😅😅

  • @AyuubBigfun
    @AyuubBigfun Год назад

    Cumer iyo idiga karkina lasagna kutartama waxcuna lacagtayabixinayao