Awalba wax heshiis ah inalama gelin jabuuti safaaradeeddii baa hargaysa ka furan slanda safaaradeedii jabuuti bay ka furantahay neefow abaariso tag ha lagu wasee
Bal mou afkaad ka tiraahdaaye bal macne muxuu yahay maxaa ku qoran anagu ma arag eh ee hadaad siyaasi aqoonyahana hadaad balna fahamsii wuxuu ahaa iyo waxaad ku taageertay iyo waxtarka uu u leeyahay somaliland
WALI WAA XUSBI CALI EE KA WARAN MAXAYNU KAGA TALO GALNAA
Awalba wax heshiis ah inalama gelin jabuuti safaaradeeddii baa hargaysa ka furan slanda safaaradeedii jabuuti bay ka furantahay neefow abaariso tag ha lagu wasee
Xaar awalba ku daybay ahayd
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Maxamuud raagge wuxuu dhacay shaqaalihii iyo dhsmmaan dhaqaalihii wakaalad madabacadda qaranka.
2.0. Wuxuu kala tegay shaqaalaha 4 billood mushahar kooda.
3.0. Sanad ksstaba waxa ka yeedhi jirtey qaylo shaqaalaha mushahar kooda.shaqalaha cusbitaalku waxay ku shaqeeyaan tabarucaad.
4.0. Waxan miisaaniyadda ku qoran 26.0 million doollars.
5.0. Waxa neesha joogga laba tuug waana wasiirka gaafaadhi iyo agaasimaha guud waana xergeeye.
6.0. Haddaba waa laba nin oo inkaartii nebiyadu ku dhacday.
7.0. Waxan dhahayaa cirjiidhe tv ha noo amaanin kan biciido ee qurba joogga ah.
8.0. Waxan dhahayaa lacagtii laga waayey qurbaha iyo dibadda waxa loo soo donanayaa somaliland. 9.0. Waxan dhahayaa haddaad aragto nin qurbaha joogga muddo dheer sida kan madbacadda jooggay wuxuu doonayaa waa doollar uu dibadda u qaatto.
10.0. Haddaba madaxweynaha waxa lagu dhaarrin doonaa sidan: waxaa igu wallaahiya oo billaahiya oo tollaahiya inaan ugu shaqeeyo somaliland sinnaan, caddaalad iyo daacadnimo intaan xilka hayo. 11.0. Haddaba sinnaanto ma qurba joog dhalasho kale haysta soo xaree bay noqoneysaa.
12.0. Caddaaladdu ma qurba joog doollar doonaya soo xareebaa oo shaqaallee bay noqoneysaa.
13.0. Daacadnimadu ma qurba joog lacag doollar ah doonaya soo shaqaalee bay niqoneysaa.
14.0. Mise waa nin qabiilkiis ah oo qolqol joogga ah oo shaqaale bay noqoneysaa.
15.0. Qurba jooggu xaq umaba laha inay dalka wasiir iyo xilba inay ka qabtaan.
16.0. sharcigu ma dhigayo waayo dawlado kalleeto yaa kafaala qaattey isaga iyo qoyskiisa iyo shaqadiisaba.
16.0. Qurba jooggu waa doollar doon sida maxamuud raagaha madbacadda iyo shaqaalahaba dhacay.
17.0. Subxaan allaah ilahay baa caadil ah.
18.0. haddii ay arrintaasi dhacdo oo ay run noqoto somaliland madaxdeeda waxa baabiinaya kitaabka iyo dhaarta beenta. iyo 19.0. dulmiga iyo caddaalada darrada iyo daacad darrada ay samaynayaan.
Beenaale beenaale .
Bal mou afkaad ka tiraahdaaye bal macne muxuu yahay maxaa ku qoran anagu ma arag eh ee hadaad siyaasi aqoonyahana hadaad balna fahamsii wuxuu ahaa iyo waxaad ku taageertay iyo waxtarka uu u leeyahay somaliland
Wuxuu ahaa wax lagu kala dilayo xasan ismaciil iyo muuse muusena heshiiskaa dabadii waa la af garan waayey heshiis fitno ummada somaliyeed iyo islaamkaba ku ah buu ahaa ilaahay baa biyo ku shubay alxamdulilaah