maraq iyo canjeero aad u macaan😎😋💖💖💖💖😍👌👌

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 156

  • @abirmahmud1895
    @abirmahmud1895 5 лет назад +10

    Gabdhaan aad ban ugu baahnayn maryooley mais tiraahdeen cunto Karis waa ka bartay. walaaley bal caruurta Sida wax loogu baro guriga markay yar yar yihiina bal isku day xaga maadiga iyo quraanka jadwalka saa ugu samaysid thnx👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

    • @rahmonuur6259
      @rahmonuur6259 5 лет назад +1

      Abir Mahmud gabdhaha yutubrka cunto iyo isqurxisle hayan ilmo mabo halelaan iyo quran u dhigod tagale waxa laga yaba qarkod inaysan sifican u aqon Qur'an ka iyo ingada

    • @abirmahmud1895
      @abirmahmud1895 5 лет назад +1

      Rahmo Nuur caruurtaynu ubaahanahay maskaxda inaan ka korino si aynu u hor maro xitaa buug yar yar Ay samaynkaraan oo laga iibsan karo sida xisaabta,carabiga,somaliga, englishka

  • @farhiyaabdi4452
    @farhiyaabdi4452 5 лет назад +1

    M.a

  • @ibnukahiye4154
    @ibnukahiye4154 4 года назад

    yummy food😛👌💖

  • @fihiimaomer7117
    @fihiimaomer7117 5 лет назад +2

    Fadumo has wa ku taagera qli keep going 👍

  • @umuzubersalman2
    @umuzubersalman2 5 лет назад +1

    Masha allah

  • @bishaarobuulaay42
    @bishaarobuulaay42 5 лет назад +2

    Masha Allah cwa asxbta ugu horeyse daawata ka mid noqday 😍😍 faaduma has guuleyso qaali

  • @Mezorie
    @Mezorie 3 года назад

    Caadi maham waaw cadi mahan waaw

  • @mariaschmidt2136
    @mariaschmidt2136 5 лет назад +1

    wwwwww caadi maha wllo walahi naag iga dheh waanka helaa cunto kariskaaga has

  • @fadumoabdullha7477
    @fadumoabdullha7477 5 лет назад +1

    maasha a😍llah wcs abaayo 😙makula 👌cunaa 👌xayaati allah hakuxafdiyo💗 waa canjeero inaba caadi💋💋 eheen❤ 👍👍 gacntaada💕 allah hakuu barakeeyo ukhtii shugran

  • @abdiaziizrashid6717
    @abdiaziizrashid6717 5 лет назад +1

    Asc faadimo Has masha Allah abyo waaa mahad santahy Thnksyou

  • @canabali4449
    @canabali4449 5 лет назад +1

    Hhhhjhhhhh Maantaa iiguhoreyso chanelkaan qof sideyda uhadleysaa iigasoobaxday Walaahay waa fuurey cuntada qurux MashaAllah😋

  • @xamdixayaat8907
    @xamdixayaat8907 4 года назад

    Faadumo sxpay noosooga li sida looqaso swaayad ukun leh

  • @naciimamaxamedmaxamuud1880
    @naciimamaxamedmaxamuud1880 5 лет назад +1

    Aby subax kaste cunaa I love you cenjeero Abayo mcnt masha allah

  • @kajinsifo412
    @kajinsifo412 4 года назад

    😋😋😋😋👍👍👍👍

  • @sabirinabdi5646
    @sabirinabdi5646 5 лет назад +1

    Masha alah fadomo haas cafimad kucun qaali 💖💖💖💖

  • @ashahassan2635
    @ashahassan2635 5 лет назад +1

    Abaayo aad ayay iicajabisay in AAN sameeyo Taasookale waayyo waashayquruxbadan
    Abayo maan kuladaris Ahhaado WAAN WAAN ka heloo aad baad UMAHADSANTAHAY
    ILLAAHAY baakusiiyay FARSAMADAA IYO kartidaas Abayo Qurbahan waxba mahaleelno
    WAA lasocda uun taasoo Diyarbakir ah unbaa igufiicnay Anoo soo DAGALAY AAN XAJiga
    HORDHIGO Abayo Mashaa ALLAAH wan kufarxee Axadda WAA innaan sameeyo Barako
    Allahakusiiyo 🌹🌹🌹💙💙💙💙🌹🌹🌹💗💗💗💗🌹🌹🌹🌹💙💙💙💙🌹🌹💗💗💗

  • @umuAidha
    @umuAidha 5 лет назад +1

    Masha Allah xabiiba mar labad wan ku so boqaday anigana iso boqo Abayo 👌🌷👌👌

  • @asc8134
    @asc8134 5 лет назад +2

    Ninkaada. Hadoo. Kaatako. Naag. Adookle. Ma. Arkaayo. Amiin. Dheh

  • @zeynabmohamed5877
    @zeynabmohamed5877 5 лет назад +1

    Asxabeey caadi ma ahan caadi m ahan intii il aragtay like isara

  • @abdirahimabukarabdirahman6904
    @abdirahimabukarabdirahman6904 5 лет назад +1

    mash allh faafumo haas wlhi qof fcn runta ayaa ka hadle wlhi I lov you thnks cafimad ku cun

  • @Hawaluulcooking
    @Hawaluulcooking 5 лет назад +1

    Masha allah yummy 😍❤❤❤💖💖❤💖

  • @sacadiyomahamed208
    @sacadiyomahamed208 5 лет назад

    Mansha allah gacanta alle kamagoyo saugufaideysay waxii ale kubaray cadi mahin

  • @amalabdullahi7064
    @amalabdullahi7064 5 лет назад +2

    hhhhhhhh wlhi sad uhadishay wa iga qosliyaaa quruxey bal badalbal cadi hadalka kadhig koley wa anigu fikirkeyga qaladna ha ifahmin xabiibti

  • @adamkeysanaade2968
    @adamkeysanaade2968 4 года назад

    Allah ku xafido abyo

  • @TiyeeglowTV
    @TiyeeglowTV 5 лет назад +3

    good job dear sister

  • @bulshokades
    @bulshokades 5 лет назад +1

    Sis you clearly added water to the maraq at the end, so please show all steps or at least say so.

  • @shankaroonmaxamed6823
    @shankaroonmaxamed6823 5 лет назад

    Mnshaalh wlshey mcn wx bdn ayaad ino faaideysy kuma wyo abid 😍😍😍💋🙏

  • @fatimaabbasmahdi9330
    @fatimaabbasmahdi9330 5 лет назад +1

    waaw abo nagu bogtiyee

  • @hakimahilkas439
    @hakimahilkas439 5 лет назад +19

    Masha Allah faadumo haas thanks very much sis wlhi wax badan an ka faidnay team faadumo has subscribe isiiya

    • @FadumoHas
      @FadumoHas  5 лет назад +2

      wakusaray xabibti😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖😍💖💖😍😍😍💖💖💖💖💖💖💖

    • @hakimahilkas439
      @hakimahilkas439 5 лет назад +1

      Thanks macalimadeyda ❤❤❤❤❤🙏🙌

  • @umimohammed6972
    @umimohammed6972 4 года назад

    Wcs qaali allaha ku xafido

  • @xamdixayaat8907
    @xamdixayaat8907 4 года назад

    Faadumo maxaa bocorka aad ugu fiiqi wayday maqaarka

  • @tolkaabdi7048
    @tolkaabdi7048 5 лет назад +1

    maansha allah caadi maaha

  • @ahmedmuscle5906
    @ahmedmuscle5906 5 лет назад +4

    how many times did she say "Caadi maahan"

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 5 лет назад

    Maanshaallah ilaahay ha idiin calfo 16 years aan qurbaha aan joogay ma cunin soomliya ayaa eegu danbaysay

    • @somalitiktok4223
      @somalitiktok4223 5 лет назад

      😁😁 sorry lkn. Maad sameysatid one day laxooxa am canjeelada saad u garaneysid

  • @nacimaabdi7446
    @nacimaabdi7446 5 лет назад +2

    mzh allh fadumo haas

  • @saasaehaahi7136
    @saasaehaahi7136 5 лет назад +1

    masha Allah wllshey

  • @cabdiqanisheqmaxamed5169
    @cabdiqanisheqmaxamed5169 4 года назад

    Masha alah abayo

  • @bishaarobuulaay42
    @bishaarobuulaay42 5 лет назад +1

    Allah idiin daaweeyo qaali dumar😍

  • @adammoalimmustafa6089
    @adammoalimmustafa6089 5 лет назад +2

    Mahadsanid waa cunto aad u macaan!

  • @sacdiyosacdiya8819
    @sacdiyosacdiya8819 5 лет назад

    Aamiin

  • @salmafarahyusuf9729
    @salmafarahyusuf9729 5 лет назад

    Kkkk inaa iska ooyaa ihaaso wlh hdlkaada cajiib qofkii xnaaqsan xitaa waa qoslaa😙

  • @mulkiabdi4162
    @mulkiabdi4162 5 лет назад +1

    😂😂😂😂 waleley cadi ma ah ma hal hees beykutahy mase waxa kuxayesii kkk wwwww cadi ma ah

  • @miinaali5216
    @miinaali5216 5 лет назад

    Wow

  • @kacabkacab6775
    @kacabkacab6775 5 лет назад

    xbbti masha allah wan ka heli shekadada an kasi jeclahayba wllhi😍😍

  • @nasromaxamedmuusenasromaxa1750
    @nasromaxamedmuusenasromaxa1750 5 лет назад

    wow m.a

  • @salmomohamednour855
    @salmomohamednour855 5 лет назад

    Kawan saro kulahaa🤣 ar fduma jiclliya allow ku dhwr xbbt💖💖

  • @ubahfarah4511
    @ubahfarah4511 5 лет назад

    uuuuuum maasha. alaaaaah 🏝🏝🏝🏝🏝

  • @منى.عليمحمدادمعلي

    Abayo anaga dhareer ka yaa naga celinayo adiga waa ku ag yaa laaa 🥰

  • @hawaabdi4007
    @hawaabdi4007 5 лет назад +1

    Masha allah🥰🥰

  • @maryamsheikh9362
    @maryamsheikh9362 5 лет назад +1

    Meeqo mar ee caadi mahan tiray Hala sheego?

  • @ayaanahmedkhalif4525
    @ayaanahmedkhalif4525 4 года назад

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️👌❤❤

  • @aminamohamed630
    @aminamohamed630 4 года назад

    Hhhhh fatush ciyar ma rabtit runtii cadi ma aha

  • @nalkahajiabdi2
    @nalkahajiabdi2 5 лет назад

    masha Allah sharafey shukran wanka helay abyo mcn subscribe wanku sarey ana isar iso boqo shukran

    • @FadumoHas
      @FadumoHas  5 лет назад

      wankusaray xabibti😍😍😍😍😍😍😍😍💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @gobanimosom7599
    @gobanimosom7599 5 лет назад

    Fadumo

  • @thomathoma8669
    @thomathoma8669 5 лет назад

    ،يمي يمي يمي

  • @halimaadan9096
    @halimaadan9096 5 лет назад +1

    Mash’Allah but do you have to have yogurt in their ...

  • @jowharadlamoodye2010
    @jowharadlamoodye2010 5 лет назад +2

    Fadumo cadeey inoloow mcnto💋💋💋

  • @ayanhasan8126
    @ayanhasan8126 5 лет назад +1

    Fadumo has quslka wadku ficantahay markad sogalaysid waxa lagu quslu sheg se anuso dhaqsanu

  • @cookingwithsamsam4762
    @cookingwithsamsam4762 5 лет назад

    Wat betekent Has? Verder ziet heerlijk uit masha allah.😋Cadi mahan

    • @FadumoHas
      @FadumoHas  5 лет назад

      mar hore Ayan ku saaray xabibti

    • @FadumoHas
      @FadumoHas  5 лет назад

      hussen o laso gawiyay

  • @israbbeumuxayaad197
    @israbbeumuxayaad197 5 лет назад +1

    Faduma Xabibti Daqiqadaha So Gaabi

  • @fardusjama7379
    @fardusjama7379 5 лет назад

    Macaan badana mansha Allah

  • @anisoanfac4992
    @anisoanfac4992 5 лет назад

    Tii canjeero aheyd meesha kuma haysid canjeero calool leh aniga ayaba ka bidiyo amaan ayaba eber iska dhigtay canjeero saana qurux haku sheegin cajiin aya meesha ku haysaaye kkkkkk qof sidan isku amaano hada argto waxba meesha kuma haayo

    • @shamsobana4497
      @shamsobana4497 5 лет назад

      Aniso Anfac gabadha kadak bal walaaley horaa loo yiri amaan afkaaga kama horeyso

    • @sahrocumar7226
      @sahrocumar7226 5 лет назад

      Aniso Anfac Abyo aniga canjerro sas hadey tahy maba cuno wlhi maba jecli wan ka baah naankaraa leee

  • @meysamalimashaalla2656
    @meysamalimashaalla2656 5 лет назад

    masha allah

  • @cabdulahicaraye3111
    @cabdulahicaraye3111 5 лет назад

    Masha allah nic

  • @hiboabdullahiomar8590
    @hiboabdullahiomar8590 5 лет назад

    kkkkk wadnahale salid iskaaga buuxisay wan qoslay walaahi ninkii hilib jecel Adey kuutaalaa

  • @meysamalimashaalla2656
    @meysamalimashaalla2656 5 лет назад +1

    aniga galaas maba kudubi karo sikasta hadan yelo furka canjerada lee kasaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @amrannuuribrahim4910
    @amrannuuribrahim4910 4 года назад

    Shukran qaaliyy

  • @ashahassan2635
    @ashahassan2635 5 лет назад

    Mashaa ALLAAH

  • @canabhassan2354
    @canabhassan2354 5 лет назад

    Asc walashey masha Allaah

  • @xamdixayaat8907
    @xamdixayaat8907 4 года назад

    Mahad sanid

  • @Kaabo24
    @Kaabo24 5 лет назад

    caadi maaha mahadsanid walaal

  • @abdirisagkeyse5549
    @abdirisagkeyse5549 5 лет назад

    Galayda xaniidka magaceeda I tus plz

  • @fatmaahmed1869
    @fatmaahmed1869 5 лет назад +1

    شكرا عنجيرو معان بدن

  • @sihaamlove6990
    @sihaamlove6990 5 лет назад

    Walaly bahi ya igu dish ba

  • @nacimaaxmed9781
    @nacimaaxmed9781 5 лет назад

    Masha Allah faadumo

  • @suadabdi954
    @suadabdi954 5 лет назад

    Ascm abayo mansha allh illhy hku barakeyo

  • @fadma638
    @fadma638 5 лет назад +2

    Adigaaba amaanta isku dhameysay😂

  • @fartunnuur5196
    @fartunnuur5196 5 лет назад +2

    wakugu cusubahay abayo asxabta kujiraa ogoow

    • @FadumoHas
      @FadumoHas  5 лет назад +3

      soDha waaw xabibti qalbi furan o kujecel kuso Dhawaaw

    • @lastdequeen5797
      @lastdequeen5797 5 лет назад +2

      Fadumo aad ayaan oga helay cuntadaada waxaanbo arkaa anoo dhareer iga socdo 😋😋😋marka Wllo am new friend

    • @somalimanintheworld1849
      @somalimanintheworld1849 5 лет назад

      @@FadumoHas
      Asc wll birta wax lagu kariyo markay saan noqoto ee dheehu kadhaco caafimaadka organis ka dhiiga ba uma fiicno xanuuno xun xun ayaa laga qaadaa ee si dhakhsa ah iska badal,
      Nin dhakhtar jarmala ayaa iisheegay, mahad sanid,

    • @somalimanintheworld1849
      @somalimanintheworld1849 5 лет назад

      Waayo is waydii dheehi birtu xaguu aaday sabcan cuntaduu inoo raacay oo waa wax caloosheena galay, qaado alwaax kasa maysan ayaa birta ku fiican.

  • @abirmahmud1895
    @abirmahmud1895 5 лет назад +1

    Mansha allah 🤣

  • @nafiso7343
    @nafiso7343 4 года назад

    Caaaga adkuqasee qori ayaaa kaga fican

  • @21standyouare4
    @21standyouare4 5 лет назад

    😍😍👌👌👌👌👌👌👌👍👍👍

  • @fatimaabbasmahdi9330
    @fatimaabbasmahdi9330 5 лет назад

    aawi may mindidii lagu bixinaayi

  • @maryamomar2002
    @maryamomar2002 5 лет назад

    Mashallah

  • @amlaomarmohamed5692
    @amlaomarmohamed5692 5 лет назад

    MashAllh abayo

  • @abdikarimmohamud511
    @abdikarimmohamud511 5 лет назад

    Wad fican tahay sxbey wan kula socda

  • @khaliifrashid5005
    @khaliifrashid5005 5 лет назад

    Canjero dabiciyaa larabaa abayo wayo khamiriso ayadkudartay canjero soomli khamir lagumadaro

  • @اطيافراحله-ي8خ
    @اطيافراحله-ي8خ 5 лет назад +1

    ماشاءالله صحه وعافيه يعجبني كلامك 🌹😘

  • @bishaarobuulaay42
    @bishaarobuulaay42 5 лет назад +5

    Ar faaduma has xaniin ha isku dhihin😂😂 dad bdnoo ogahay way kala carari rabaan💃

    • @FadumoHas
      @FadumoHas  5 лет назад +3

      kkkkkkkkkkkk Bishaaro cadeey qeer allaha kusiyo😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

    • @maryamali5434
      @maryamali5434 5 лет назад +1

      Fadumo Has xaniinta Ani waa fahmibee lakiin dadka waar ma fahmayaan 😂😜😂😂😂MashaALLAH walashey docadda ILLAHEY ha noo Aqbalo xbbti albii BarakAllahfiikum amiiiiin ya RAXMAAN ❤️❤️❤️😘

    • @mariajama3019
      @mariajama3019 5 лет назад +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @saadiaibrahim2227
      @saadiaibrahim2227 5 лет назад +2

      Bishaaro buulaay wlhi dad badan dagal ay kaxigaan xanin hadeey maqlaan

    • @bishaarobuulaay42
      @bishaarobuulaay42 5 лет назад +1

      @@saadiaibrahim2227 sax qaali in bdn baa arky

  • @cayuushhappy4228
    @cayuushhappy4228 5 лет назад +1

    saakay le igu dambeysay pela

  • @hudaxaaji39
    @hudaxaaji39 5 лет назад

    Wlaley waxan jeclhy caadi maha qaabka u dhaheysid kkkkkkkk caadi maha hhhh

  • @stg-somalitradinggroup9096
    @stg-somalitradinggroup9096 5 лет назад

    wellcome fuduma has shukrn hhh wn ku saray wall isar subscribe adne

    • @FadumoHas
      @FadumoHas  5 лет назад

      wanku saaray xabibti 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖😍💖😍💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @anisoadan9022
    @anisoadan9022 5 лет назад

    😍😍😍😋😋😋💖💝💞💓❤

  • @saasaehaahi7136
    @saasaehaahi7136 5 лет назад

    adiga reer xamar iga dheh
    masha Allah

  • @kacabkacab6775
    @kacabkacab6775 5 лет назад +1

    caadiii ma aha😂😂

  • @امنهعبده-ث7ط
    @امنهعبده-ث7ط 5 лет назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂Hhhhhhhh

  • @canabhassan2354
    @canabhassan2354 5 лет назад

    😋😋

  • @fatmaahmed1869
    @fatmaahmed1869 5 лет назад +1

    فاطمه انا اسمي فاطمه

  • @dekacali7861
    @dekacali7861 5 лет назад

    Caadi ma,ahan

    • @zakeyamaryado3619
      @zakeyamaryado3619 5 лет назад

      ይመችሽእኔምአሁንልሰራነውያገሬእንጀራአስታወሽሸኝጎበዝ።መዳም

  • @m.hahaagamil8114
    @m.hahaagamil8114 5 лет назад

    في احد من السعوديه

  • @abdim.m.q3127
    @abdim.m.q3127 5 лет назад

    ma hass petrolium baad ka tirssntahay