Allah caafimaad ha siiyo dadka kansarka dhiiga gala ee qabyaaladu ku dhacay aduun ku gaal iyo Islam bay isu laynayaan idinkuna gobolgobol wa ciyaada bilaa mikum
Daarood taas ma arko C/ lahi ee wax kalay ujeedan lkn nin walba meeshuu aado reerkooduu maleeyaaxmed waxa kufilan kuumade haday ubaah nen uma baahna hadiilaga adkaadana nin laga adkaado uma horaynin iyagana waa markoda wuuna guulaysan bi idni Allaah
Narrated by Muslim, the Prophet ﷺ said: ““Thereare four (characteristics), whoever has all of them is a complete hypocrite,and whoever has some of them has some element of hypocrisy, unless he gives itup: - when hespeaks, he lies;- when hemakes a treaty, he betrays it;- when hemakes a promise, he breaks it;- when hequarrels, he resorts to insults.”
Axmed madoobe waa maxay sababta uu 15 cisho ugu qabatay ma raju ka sugaya Hassan sheikh ? Axmed madoobe waxaanu leenahay is cadee. Dagaalka gal ama na dhaaf , Waayo cadiwgu is urur sanaya in jaanis la siiyo mahaa
Axmed cade jubaleen❤❤❤ guul guul guul iinsha alahu❤❤❤
Ilaahayw xasan iyo xamse kaqabo dalka axmed cada guuul guul guul
Guul Jubbaland Guul Axmed Cadde insha Allaah aamiin
❤❤❤❤❤❤jublaan guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul ❤❤❤❤❤❤
❤❤axamed wuu guuleysan iinsha alaahu
Axmed waa geesi guul insha Allah jublaan guul
Asc balwan warka sodadaji insha allah guul ban sugeyna jubaland
Jubbalaand guul iyo gomanimo insha allah
Thank you Abdullahi Balwaan waad ku Mahadsantahay warar kaaga runta aad kasheegto
Ruyaqaan baatahay rabi hakugargaaro
Husbiya wa nicmal wakeel feekum
🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶👑👑♥️♥️❤️❤️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ jubaland guuuuuul maansha Alaaah 💪💪💪💪💪💪💪 balwaanow 🫰❤️
C/blaahi balwaan suxufi sare oo runta kudhinta
Xassan cadawgiisu waa Soomaali.
Xasan skh wa waashay
Guuuuuul Jubalanad Guuuuul jubalanad guuuuul ❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉🎉🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
Qabiilka yuusan ku qaadin please 🙏
Xasan sheekh siyasad waxba kama yaqano ee sida wax loo boobo iyo qabyalada iyo munafaqnimada ayuu yaqanaa .
Anigu hadaan ka hadlo fekerkayga waxaan ahay dadkii ka qaxay xamar anigoo gabar yar ah waxaan u qaxay keenya iyo itoobiya mid cadow iima ahayn waxaase cadow ii ahaa kuwii haybta igu dilayey oo lahaa waa daarood markaas kuwii idilayey iga daba yimi xuduudaha dharka iga furanayey oo ikufsanayey gacmaha iyo lugaha iga xirayey ama igoynayey gaajadii iyo rafaadkii aan ogaa ee aan soomarnay imarsiiyey cabsida iyo argagax igu beeray ayaa itoobiyaan ahaa ee yaan maanta lay soomaaliyaysan
Haday muslimiin ahaayeen maxaa laydilay maxaa lay dhacay maxaa lay qaxiyey soomaali afkaan ka sheeganayaa miyaa sowtaan shisheeyaha ahaa sowtaan daaroodka ahaa sowtaan waxba layreeban aakhiro xisaab ayaa taal allena waa cadaali wax kasta oo dhacayana waa dulmigii la galay ciqaabtiisa
Itoobiya iyo keenya markaad
adigu idisho iyagu waa walaalahay😢😢😢
Gedo joogaan
Cadawga somaliya shabab itobiya axmed madoobe iyo adiga iyo majeerteen
cadawga xasan sheelh uu aamin sanyahay waa daarood
Allah caafimaad ha siiyo dadka kansarka dhiiga gala ee qabyaaladu ku dhacay aduun ku gaal iyo Islam bay isu laynayaan idinkuna gobolgobol wa ciyaada bilaa mikum
😢balwaan, camiraada iska dhaaf, Hassan sheikh ilmo adeer ayaa tihiin, waxaad rabtaa inaad VIEW badan inaad heshid,
Balwaan xaqiiqda ayaad kahadashay
Ethiopia 🇪🇹 inay soo gasho Gedo ,waxaa u sabab Ahmed madoobe oo markii hore ka yimid Ethiopia 🇪🇹
Daarood taas ma arko C/ lahi ee wax kalay ujeedan lkn nin walba meeshuu aado reerkooduu maleeyaaxmed waxa kufilan kuumade haday ubaah nen uma baahna hadiilaga adkaadana nin laga adkaado uma horaynin iyagana waa markoda wuuna guulaysan bi idni Allaah
Abdullahi balwan walalo waxan ku weydiyey ma ciwan kale baad ledahay mise wa fike
Maanta runta uso dhawaatay cadowga 1aad ee SOMALIA 🇸🇴 waa Ethiopia 🇪🇹 waxa xigaa cidii dabalif u ah
Waa sax tahay adiga
Lakin nin kaan cml jogo balwan waa nin qawilda somaliya is ku dirayo
Cadow aan Damujadid aheyn somaliya ma jogan waayo wa khaainu wadhaniyiin
Xasan sh nin caafimaad qaba ma ahan
Ha isa soo dhiibo Ahmed madoobe wuxuu u shaqeeyaa ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya
Narrated by Muslim, the Prophet ﷺ said: ““Thereare four (characteristics), whoever has all of them is a complete hypocrite,and whoever has some of them has some element of hypocrisy, unless he gives itup:
- when hespeaks, he lies;- when hemakes a treaty, he betrays it;- when hemakes a promise, he breaks it;- when hequarrels, he resorts to insults.”
Hhhhhhhh irir caqli yaraaa😂
waakaaf iyo kala dheeri isaga cadow giisu waa jualand taasi faah faahin uma baahna xasan isagaaba ah cadowga somaliyed
Ciidmada itoobiya waxay joogaan s/laand iyo/mudug,iyo hiiraan ,iyo gado, oo waligood joogeen maxaa laga dooni raasganbooni gado iyo raasganbooni waxay isu jiraan ugu yaraan 800 km xaTaa gismaayo itoobiyaan ma joogaan
Xaraami xaraami dhalay balwan orom baa lagu bixinayaa nacalaa ku dhalee war somaliyay wariye isku shegaa dhagartiisa iska ilaliya waa jasus ithobiyan oo dowladnimada kasoo horjeedo xaraamiga
Axmed madoobe waa maxay sababta uu 15 cisho ugu qabatay ma raju ka sugaya Hassan sheikh ?
Axmed madoobe waxaanu leenahay is cadee. Dagaalka gal ama na dhaaf , Waayo cadiwgu is urur sanaya in jaanis la siiyo mahaa
Adiga waxaad baal madoow Kaga jirtaa somali
Duli qabiil kiisa lagu sixray is ka Aamuus
Abdulaahi somalia dhan ethopia wey joogtaa
Xasan sh amxaaro ma arko arsenal ma arko xasan wuxuu dhahaa wilkayga xamse laba nin oo isla xisaabtan kadhexayso maba ahan
Aniguwaxaan ilatahay
Cadawgasoomaaliyawaa
Xasan sheekh
Sood afrika ayaa lagaa sooqab cadawga somaliya ayaad m8dtahay
😂😂😂 quf ethiopian dabada kuwato Ina difaacdid ileen qadada ka gashay miya
Wan kugu raa cey fikirkaa sxp😊
Been ta dhaaf caqliga yaan lagaa xadin
HASAN WAXA U RABAAA JUBBALAND DHULKA ABSAME TAS DAGAAL CAD
😢qabiil yuusan ku qaadin please
Jubaland Cadow mahee Axmed Najuusi ayaa cadowa
😢qabiil yuusan ku qaadin please
Cadowga soomaaliya waa axmed madoobe iyo adiga
Caadoow iyoo caadab kaagalaaba waa adiiga sheeydan