"Hadii ay jirto aayad Qur'aan oo sheegeyso in dadka Qoryaha heysta ay Dhameystiran yihiin...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • "Hadii ay jirto aayad Qur'aan oo sheegeyso in dadka Qoryaha heysta ay Dhameystiran yihiin kuwa aan hubka heysana ay Nus yihiin hanaloo sheego" Prof Dalxa.

Комментарии • 14

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad 6 месяцев назад

    Nin aqoon sare leh oo aan laga faa'iideysanayn xigmadiisa iyo aqoontiisa, Guulayso prof Dalxa, Alle haku xafido.. runtana sidaa u sheeg oo haka gaban.

  • @AZus6pd
    @AZus6pd 6 месяцев назад

    Wallahi you get my VOTE . Dariskii xalaasha.

  • @AZus6pd
    @AZus6pd 6 месяцев назад

    You are right brother!

  • @ahmedmohamedibrahim5674
    @ahmedmohamedibrahim5674 6 месяцев назад +2

    Laakiin sayidka weligiis kismaayo ma tegine waxaa
    Laga xoogay:- Cumar kuusow, siimba, ama Nasiib Buunto,
    Dhinaca kale Culimada :-
    Shariif Siilaanyoow, Sh. Murjaan,
    Ama Sh.Nuur Xusen, sayid Maxamad Cabdulle Xasan
    Meesha qaladaa eraboorka
    Kismaayo loogu magacaabay
    Dadkaas horaa ka mudnaa.

  • @AZus6pd
    @AZus6pd 6 месяцев назад

    You should create a RECONCILIATION COMMITTEE . You have the knowledge and the patience.

  • @Abdullahi-oo6dr
    @Abdullahi-oo6dr 6 месяцев назад

    Prof keep going
    Aqoonta laga rabo kuwa tittle prof wata lkn badan kooda waa maranyihiin

  • @MohamedSiyad-wc1ct
    @MohamedSiyad-wc1ct 6 месяцев назад

    War xaguu jogaa hada Dale isheega walalayal

  • @abdulahihussein8702
    @abdulahihussein8702 6 месяцев назад

    dadka aqliga u saaxibka ah in taladooda la qaato waxay u baahantay inay talada hayaaan kuwa fahmaya

    • @AZus6pd
      @AZus6pd 6 месяцев назад

      Definitely 💯

  • @zakariadahir8893
    @zakariadahir8893 6 месяцев назад

    9893e

  • @guutaleboono5281
    @guutaleboono5281 6 месяцев назад

    Cuqda kuugu jirto dalxow hadakaan mar walba waad ku soo celisaa lo leeyda lama dirirto beeraleeyda miyaa

    • @Heimatar
      @Heimatar 6 месяцев назад

      Caqligaaga ha shaqeeyo hadaad Soomaali nimo rabtid hadii aad rabto Jabhad kusoco wadadaada waqti dambe waa lagu illoowi doonaa ama musiibo rabaani ha keento ama waqtiga ha keeno waa lagu illoowi doonaa dalxa halahaas ayuusan fahamsaneen

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 6 месяцев назад

    Rayiga Dadweynaha waxgaradka mala qorayaa,si looga faideysto mamulka Dawladda gabiska kajira loogu saxo.