Комментарии •

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid Месяц назад +74

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤

    • @SooySoot
      @SooySoot Месяц назад +3

      Yuhuuda dowlad ahaan miyaad u qirtay 😢

    • @MohamedAbdiAhmed-cr8bi
      @MohamedAbdiAhmed-cr8bi Месяц назад

      Macquul gal maaha Sunmaaa lasiiyay ibrahim wa sidey ila thy cadawga muslimka ha burburaan alle idinkiis

    • @Fardowsaxaniif-zh7cg
      @Fardowsaxaniif-zh7cg Месяц назад

      Assf​@@SooySoot

    • @Fardowsaxaniif-zh7cg
      @Fardowsaxaniif-zh7cg Месяц назад +1

      ​@@SooySootwalal yuhuda dowlad hidi ladhaho inla jecl yahay ma ahan ee wasiday adunyada utaqano ogow arintan wa magac okaliya khayr allah kusiiyo fikradada wada kumahad san tahy

    • @AaxaayCali-yu2lt
      @AaxaayCali-yu2lt Месяц назад

      Ilaahey Hana astur aduunyo iyo aaqiro inaalilaahi waninailehey raajucun

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 Месяц назад +13

    Alla sucuudiga kulula allow cimilada u qabooji waa wadan sanadkasta dadka muslimka iskugu yimaadan subxaanallah

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y Месяц назад +3

    illaahow ugargaar falastiin xuuti xisbullaah aamiin illaahow burburi yahuud mareykan aamiin allah isku diro sucuudi i mareykan aamiin

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Месяц назад +7

    maansha allaah illaahoow islaamka quluubtooda isusoojeedi yaarabi ducadaa naga aqbal yaarabi

  • @a-auslim-girl-from-yemen.
    @a-auslim-girl-from-yemen. Месяц назад +9

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|-◖˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹😢😢😢😢😢😢😢😢😢˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛˹˛ː↿⁞ː=_√=_√√^

    • @deqafarah8903
      @deqafarah8903 Месяц назад

      This massage is every platform 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @user-cs7yq3bf1l
    @user-cs7yq3bf1l Месяц назад +5

    MashaaAllah usodhacay halgamaagii dulmadiid

  • @taamirsharif6716
    @taamirsharif6716 Месяц назад +6

    ‎اللهم قد بلغت القلوب الحناجر😥😥😭 وبلغ الأمر مداه وأنت اعلم بحال عبادك😥😥
    ‎اللهم انقطع الرجاء إلا منك يا الله🤲🤲 وخابت الآمل إلا فيك وانسدت الطرق إلا إليك وأغلقت الأبواب إلا بابك🤲
    ‎اللهم كن لأهلنا في فلسطين وغزة الحبيبة عونا ونصيرا🇵🇸🇵🇸🇵🇸
    ‎حسبنا الله ونعم الوكيل
    ‎حسبنا الله ونعم الوكيل
    ‎اللهم إن الأرض ارضگ والجند جندگ والامر أمرگ وانت القوى العزيز 🤲
    ‎فانصرهم نصر عزيزا مؤزرا🤲 تشفى به صدور قوم مؤمنين🤲🤲
    ‎#اللهم إنا استودعناك فلسطين وغزة أهلَها، كبارَها وصغارَها، رجالَها ونساءَها، شبابَها وبناتِها، أرضَها وسماءَها،🇵🇸🇵🇸🇵🇸
    ‎فاحفظها يارب العالمين🤲 من كل مكروه ومن كل سوء .. 🤲🤲🇵🇸🇵🇸
    ‎اللهم انصر الإسلام و المسلمين وعبادك الضعفاء والمظلومين في فلسطين وفي غزة الحبيبة 🇵🇸🇵🇸 وفي كل مكان على أرضك وثبت اقدامهم يارب🤲🤲 واحفظهم بحفظك هم والمرابطين المجاهدين وسدد رميهم و ثبتهم وأيدهم بنصرك وثبت اقدامهم وأمددهم بجنود من عندك 🤲🤲
    ‎اللهم نصرك ووعدك الحق إنك نعم المولى و نعم النصير إنك على كل شئ قدير🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸 Amin dhaha walayaal inuu allh jebiyo yahuuda iyo inta taagersan

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Месяц назад +3

    Ina lilaahi waa innaa ileeyhi raajicuun
    Waxay dhintee ayagoo duyuuful Raxmnaan ah Meel barakaysan
    iyo ayaamo Kheyr
    Illaahow Janatul Firdowsa Acla Guryo oogayeel. biraxmatiga

  • @fadumaabdullahi6494
    @fadumaabdullahi6494 Месяц назад +4

    Ibinu Salman hadalkiisu waa boor uu kuqarinaayo heshiisyada hoos hoosayayda ah oo uu lagalay Yuhuuda

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Месяц назад +1

    inaa lilaahu waa inaa ilayihi raajucuun Allah ha unaxariisto Xujayida Jannahtal aclah Allah ha ugu deeqo ameen

  • @sayidsheekh2140
    @sayidsheekh2140 Месяц назад +1

    Mnsha allah sucuudiga guul islaamka

  • @MaxamedCcasis
    @MaxamedCcasis Месяц назад

    Asc sh Dulmidiid waaba sax inay iiraan ogtahay qeybna ka tahay taageerada falastiin sida uu asaga ka Maraaykan ahaan ay si cad ugu hiilliyaan una hubeeyaan Yuhuudda waana wax loo baahan yahan inaan bunna looga dhimin ilaa dhammaadka iyo guusha falastiin, Aad baan kuu salaamaayaa walaalkey

  • @user-ne5ml2wk4g
    @user-ne5ml2wk4g Месяц назад

    Ilaahey habarakeyo ciidamada sacudiga حفظكم الله ورعاكم أين ما كنتم ❤❤

  • @MaxamedshiidleShiidle
    @MaxamedshiidleShiidle Месяц назад +3

    Sh maxamedow barnaamishkii faa idada lahaa kaamaheyno

  • @user-bp1py3ul2d
    @user-bp1py3ul2d Месяц назад

    Waa arin wanaagsan inay ku fiirsatay Iean dhibka gaal aad maraakiintoda ayaguna way ku fiiraanayaa dhibka wlllaheen Reer Falastiin❤❤❤ Thnks wllkeen

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh4644 Месяц назад

    Wacalaykumu salaam wrt Dhamaan SALIGA NABIGENA WALAAL HAHILMAMIN (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN اللهم صل وسلم علي النبي الامي وعلي آله واصحابه

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Месяц назад

    Mareykan hadu ka naxayo rag doon raacey inagana waxan ka naxeynaa kuwa maskinta ee la gaajada lagu dilayo, Illaahey haka argoosto daaliminta aamiin

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Месяц назад +1

    MUSLIMINTA GUUD AHAAN HADDEY RUN SHEEGAYAAN, WA IN AY SAFAARADAHA ISRA'IL ISKA WADA XIRAN, MAREYKANKANA SHIDAALKA KU HANDADAAN, HADDI KALE BEE BEENTA HA JOOJIYAAN.

  • @alihassanhaider1767
    @alihassanhaider1767 Месяц назад

    Subhana Allaah waa munafiq kaas aflee waaye Ebe Kali unbaa u maqan😢😢aloow unaxriiso inta ku shahidey aloow inta bukan aloow caafimad dag dag siiyo aloow ducodayda u aqbal ameen ameen

  • @mohamedmoham7197
    @mohamedmoham7197 Месяц назад +1

    Anuu waan ku raacsanahay in Iran siiso hub ayna la qarxiso kuwan loo aqaano baseless Israel ee gacan ku rimiska ah weliba waa iney soomalidu hawsha xagooda ka galan❤❤❤❤❤

  • @HooyoSomali1
    @HooyoSomali1 Месяц назад

    Ascww inaalilahi wa inaa lash raajicuun Baburtu. Meel aymarto maleh saxmada darteed alaha unaxariisto gadashodana ale namafidneeyo allaahu ma aamiin

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Месяц назад +2

    Aamiin halkii ugu fiicnaayd ee qof muslin ah kudhinto ayeey kudhinteen

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Месяц назад +1

    MAREYKAN ISAGABA, ISRA'IL AYU KU FIIRSADA FALASTIIN.

  • @kaltuunxasan2853
    @kaltuunxasan2853 Месяц назад +1

    Inaa lillahi wa inaa ileyhi raajicuun allow u naxariiso xujeyda ku dhimatey xajka iyagaaba nasiib leh oo ku dhintey beydka allah mar hore ayaa laga rabey markii waraabaha walaalahooda hoostooda ku cunayey sacuudiga lagama fileynin iney shib ka dhahayan allah u gargaaro walaalaheen falastiin allah jebiyo yahuda iyo mareykan iyo intii la jirto allow na tus yahuda oo baabadey allow guusha sii falastiin

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 Месяц назад

    Allaah qulluubta madaxda muslimiinta allaah ha soo hadeeya waynu u ducaynaynaa falastin ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @BACAD_BACK
    @BACAD_BACK Месяц назад +1

    Shahaado ama khaatumo wanagsan weeyo waa Nasiib qofkuu Alle Siiyo .😊

  • @sacdiyafarah5746
    @sacdiyafarah5746 Месяц назад

    Iraan sifiican ay sameysan, waana kumahadsantahay, in ay fiirsato kana jawaabi weydo isoogaarada Ciidanka marinada markabka Mareykan ka. Good job Iran.

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 Месяц назад +3

    Inaa lilaahi waa Inaa ileyhi rajicuun

  • @saidaahmedali7214
    @saidaahmedali7214 Месяц назад

    Maahmaahooinkaaga wax badan ayeey isoo xasuusiyaan gaar ahaan xaafadda shibis مثل كل فتنه عند الليله * السكوت علامة الرضا * luug luug ku jirow

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 Месяц назад

    Jazakallah Sheikh Dulmi Diid Lama Amini Karo Sacudiga Waxa Ay Dawanayen Xasuqa Reer Gaza Isbucii Horey Waxay La Kulmen Yahuda Marka Waa Iska Show Of

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 Месяц назад +3

    Aamiin Yaaaa Allaah 😢😢😢😢😢

  • @user-fh5vg9gb5g
    @user-fh5vg9gb5g Месяц назад

    Allahu Akbar waa wax laguna Farxo masha Allah

  • @canabcali7831
    @canabcali7831 Месяц назад

    Ninka sacuudiga xukuma wixiisu waa qawda maqashii waxna howqaban. اللهم انصر اخواننا المسلمين في فلسطين و في كل مكان امين يا رب العالمين يا الله

  • @user-yi5kj6ih9r
    @user-yi5kj6ih9r Месяц назад

    Wa sax inay fiirsadaan وَجَزَاءُ سَيِّئَةٍ سَيِّئَةٌ مِّثْلُهَا فَمَنْ عَفَا وَأَصْلَحَ فَأَجْرُهُ عَلَى اللَّهِ إِنَّهُ لَا يُحِبُّ الظَّالِمِينَ

  • @hibosouldan4593
    @hibosouldan4593 Месяц назад

    Innalalallh waniilleyhirajaoun soubhana Allah ya Rab Allaha ween ha uu naxaristo janata fardos

  • @samiraamira-xo4wg
    @samiraamira-xo4wg Месяц назад

    mnsha allaah meel lagu dhinto meeshii ugu khayrka badnayd ARLADA dusheeda 🕋🕋🕋 ayey ku shahiideen xujeydu' ALLAAH sbxaanahu watacaalaa acmaashooda haka aqbalo 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z Месяц назад +1

    Cadow weeye yahuud WA tuugo dhac boob Ku haya reer falastiin Allah U gargaaro 😢😢😢

  • @apdikafi69
    @apdikafi69 Месяц назад +3

    wan ku salamay

  • @mahmedbarkele4589
    @mahmedbarkele4589 Месяц назад +17

    SCW SCW SCW

  • @MohamedAhmed-rk7nk
    @MohamedAhmed-rk7nk Месяц назад

    Allah Akbar sucuudi oo soo Hadley
    Alxamdulilah weeye

  • @Hodaali999
    @Hodaali999 Месяц назад

    Maashaa allah allaw sucadeena aqbal oo muslimka isusoo jeedi

  • @user-gj7lr6jk6u
    @user-gj7lr6jk6u Месяц назад +2

    Waa okay inay kufìrsato iiraan reergalbedka

  • @samiramuse2458
    @samiramuse2458 Месяц назад +1

    Asc dhamaan walaalaha ilaahay muslimiinta haw gargaaro meelwalbay joogaan khaasatan walaalheen dhibaatada ku socota
    Ina bin salmaan lama aamini karo nimnakan xukaamta waa munaafiqiin iyagaa yuhuuda ka xun walee ilaahay hana amaansado

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Месяц назад

    Allaha unaxariiso xujaydaa camalkana Allha ka Aqbalo
    Reer Falastiin Allaha ugar gaaro

  • @user-lu8vx9bb6x
    @user-lu8vx9bb6x Месяц назад

    Asc
    Qofkii igu raacsanoow Amiin ii dheh
    Muslimiinta meelay joogaanba hogaamiyayaal Allah uga baqa ha u soo diro

  • @HamdiJama-rj3fi
    @HamdiJama-rj3fi Месяц назад

    Wa kusaxan tahay inay firsaato gabdhah masha maraya

  • @samiramuse2458
    @samiramuse2458 Месяц назад

    Intuu sidaa u hadlayo bal horta ducada haw fasaxo Islaamka in looga duceeyo meeshuu xukumo
    Allaahu mustacaan Nifaaq

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 Месяц назад

    Illah ha u naxariisto aamiin yaa rabi Aamiin

  • @Zaki-tz9og
    @Zaki-tz9og Месяц назад +1

    Alx qofli ugu horeyay😊

  • @bixicawarahmed1589
    @bixicawarahmed1589 Месяц назад

    Masha alaah toloow madhabaa mise waa dhalanteed

  • @BacnanBacno
    @BacnanBacno Месяц назад

    walal manta somalidu waxy tidhahda qosol waa hilimad rabi falastiin ugargaar dulmi did guul ❤❤❤❤❤

  • @anwarrashid482
    @anwarrashid482 Месяц назад

    Amiin Alleh ha unaxariisto dhamanpa xujayda

  • @user-jz6fd5wj9n
    @user-jz6fd5wj9n Месяц назад

    Ilaahey ha naxariisto

  • @AbdiMohamett-tn9zs
    @AbdiMohamett-tn9zs Месяц назад

    Maashaa alaahu waaya kusaxanayad

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp Месяц назад

    USA UK JERMAL POLAND 🇵🇱 faransiiska Garrigill imaarad qadar masar iyo dabodhilifyo badan sida jabaan iyo yurub iyadaa xukunto kaligeed maaha balse wey soo dhamaan mardhaw insha Allaah

  • @fatimaikhtii5563
    @fatimaikhtii5563 Месяц назад

    allaha u naxaristo duyufu raxamanka iuagaba nasib badan

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Месяц назад

    Wcs abaaba shiiq dulmi diid qeersheeg ❤❤❤❤❤

  • @ahmedmohamedibrahim5674
    @ahmedmohamedibrahim5674 Месяц назад

    اللهم ارحم موتانا وجميع موتى المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات انك قريب مجيب الدعوات يارب العالمين وصل اللهم وسلم على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وعلى ءاله وذريته أصحابه وسلم تسليما كثيرا ومن تبعهم بإحسا ن إلى يوم الدين

  • @user-sg9ql6le8g
    @user-sg9ql6le8g Месяц назад

    Rabi haw gar gaaro inta dhiban xujeyda rabi haw naxariisto

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 Месяц назад

    Kulaylka ma Allah ayaa keenay mise sacudi,mida kale ogoow in ay umadu farada ka badatay ayna qaadanayso waqti in gargaarku dagdag u soo gaarayn

  • @user-rh5qb8yx1o
    @user-rh5qb8yx1o Месяц назад +1

    Asc sheeq Aniga mesha joga saudia wa nidamkeda in gurmadka degdega usan imanin ciyow qofka hadu nafsada ka baxaysa xatta kuma imanayaaan wa cadi midaas

  • @shukriabdirahman9613
    @shukriabdirahman9613 Месяц назад +1

    Wuxuu arkaa iney xamaas guuleysatay waa dabka baxaayo dab iigu dar laakiin wuu la soo daahay nacnacdiisa
    Sacuudiga soo ma ahey kii iyadoo la laaynayo xafladii eeyaha kii dhiganayay oo bilado dahab iyo lacag ku bixinaayo cidna umabaahno reer falastiin illaahay ayaa macooda ah weyna guuleysteen iinshaa Allaah

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 Месяц назад

    MaanshaAllaah salman Allah soo hadeeyo Aamiin 🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🤲🤲

  • @user-ef3ve9ry3g
    @user-ef3ve9ry3g Месяц назад

    Maxamed salman. Waa so xajiyey aan uu maleynaa

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 Месяц назад

    Sheekh.
    Aniga oo neceb qaanuunkooda hadana waxaan qirayaa in loo dadaalo xujayda .hada laakiin mee 3 Malian oo dad waawayn ubadan maryaan ilaahay baa og .
    Laakiin dadka ku dhintay mina ilaa carafa waa xujay ale jecel yahay .
    Markaan sidaa kulee yahay 24 sano ayaan kunoolaa war ayaan u hayaa ❤

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8n Месяц назад +1

    Allah unaxariisto aamiin

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Месяц назад

    ilahey ummada musliminta quluubtooda ha isu dumo amin ya rabi

  • @ashawooo
    @ashawooo Месяц назад

    inallaha wani rajucan illahaya ha uu naxariista xujeda isalanka Sucudi waye ka soo dahadaya walaalah reer falasatina Reer Falasatina illahaya baya leyihina rabi aya la jira gush waa walaalah reer Hamas

  • @user-gu4qg2fl7u
    @user-gu4qg2fl7u Месяц назад

    Alle hawnaxaristo xujayda

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Месяц назад

    الله يرحمهم ويغفر لهم ويسكنهم فسيح جناته اللهم آمين يارب العالمين

  • @SankaCabdi-od8ms
    @SankaCabdi-od8ms Месяц назад +1

    Amin yarbi

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Месяц назад +1

    Ilaahey.ayaa.janadiisa.kawaabina.intii.carafo.kudhintay

  • @Nura.Nalka114
    @Nura.Nalka114 Месяц назад

    Qowda maqashii waxna ha u qaban waa sheekada Reer galbeedka. Kii ku dilay aa hadana biyo ku siinaayo markad ka dheragtana ku dhamaystiraayo ILAAHOW ADIGAA XAQ SOORE AH ADAA CAADIL AH ILAAHOW U HIILI MASAAKINTAAS REER FALASTIIN EE LAYKU DHIIBDHIIBAYO LAGANA AAMUSAN YHY. 😢😢😢😢😢

  • @Baxsan-hg3jl8oh8w
    @Baxsan-hg3jl8oh8w Месяц назад

    Mareykankuba falastin ayuu yahuuda ku daawanayaa waa qaninyo qaninyaa kaa fujiso waan soo dhaweynayaa arintaa iraan sameeysay

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 Месяц назад +2

    Yaaaa Allaah 😢😢😢😢😢😢

  • @user-ff2ko9xd5x
    @user-ff2ko9xd5x Месяц назад

    Mansha Allah

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 Месяц назад

    Tolow soomaalidii dayacneyd markii umadaha kale loo eego ma ku jirtaa waxa dhamaaday iyagu markasta waa liiteen dadyowga kale dadka wadaana umadadaalijirin ee moolo liitaa la Darin jireye allow u Yasir

  • @user-iu2vz2gy1t
    @user-iu2vz2gy1t Месяц назад

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين

  • @KhaalidCabdulahi-ug7ti
    @KhaalidCabdulahi-ug7ti Месяц назад

    Waa ku faraxsanahay iney ku fiirsadaan

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Месяц назад

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @cabdiqaadirarmed3200
    @cabdiqaadirarmed3200 Месяц назад +1

    Isba sawka fiirsanaya xadgudubka caruurta

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah Месяц назад

    Machaallah

  • @user-ty3gv1gz5f
    @user-ty3gv1gz5f Месяц назад

    Mashallah

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 Месяц назад

    Allaahu Akbar ilaaheybaa direy waxay kalio arkeen in aduunkoodhan kasoohor jeesteen isra el

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Месяц назад

    اللهم انصراخواننا في فلسطین وفي غزة يارب العالمین

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan Месяц назад +1

    WCS Wrx Wbr Sheikhanaa ❤❤❤

  • @user-nl2tk3xe2p
    @user-nl2tk3xe2p Месяц назад

    Iran sidan yeeli lahaa bay samaysantahay wayna mahadsantahay

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh Месяц назад

    Inaalilaahi wa inaa ileyhi rajicuun

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q Месяц назад +1

    Abshir Alxamdu lilaahi

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520 Месяц назад

    Allahou rayamou aux martyrs musulmans hajka

  • @HabsameHabsame
    @HabsameHabsame Месяц назад

    Amin

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 Месяц назад

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين ❤

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 Месяц назад

    Allah u naxariisto janada ferdowsa ka waraabiyo 🤲🤲🤲🕋🥲

  • @user-pj2ht1sf8t
    @user-pj2ht1sf8t Месяц назад

    Waa runtaa sheekhiw hadalka naftguisa hiilu galaaa

  • @MohamedOraf
    @MohamedOraf Месяц назад +1

    Sc falastiin uma hiilinayo e waxa uu ku qarinayaa dayacaada Dawlada ee ku dhacday xujaajta ku geeryootay (AHN) xajka gargaar la'aanta caafimaad

  • @user-rr4vz9hq2w
    @user-rr4vz9hq2w Месяц назад

    Israaaa iiil waaa cadaw ga sunaha sacuuudiga alaha noooxafido yaaarab❤️❤️❤️sacuudiga

  • @daakirkadoon3070
    @daakirkadoon3070 Месяц назад

    Sucuudigu waa astaanta muslimiinta wixii uu diido gaaladu kuma khasbi karaan sababtoo ah wuxuu helayaa 2 billoin oo muslimiin ah garabkooda ogaadana waa wadanka ugu misaanka culus ee islaamka ilaahay xaqa ha fahansiiyo oo ha tuso

    • @rq21abdullahi96
      @rq21abdullahi96 Месяц назад

      Beenblow sacudiga waa mesha musliminta lagu kalagato. Waa dilaliinta yahuda iyo American.

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 Месяц назад

    Allah unaxariisto walhay very sad

  • @gashanahmed7066
    @gashanahmed7066 Месяц назад +1

    Nagadaa meydka sulimiinta shekh plz

  • @umuyahya6866
    @umuyahya6866 Месяц назад +1

    إنا لله وإنا إليه راجعون. 😢