KULMIYE iyo UCID waa labada Xisbi ee Qaranka u dagaalama. Wadani reer Somaliland way ogaadeen inay Xamar la shaqaynayaan. KULMIYE ✅, UCID ✅, WADANI❌. Wadani should not even qualify as one of the coming Political parties. Presidential Seat❌, One of the political parties ❌. Mathematically Wadani = Zero Votes.
Anagoo Awdala ayaa xaal ka bixinay aflagaadada Madaxwayne Cabdiraxmaan M. Cabdillaahi. Reer Somalilandnaw Buuri Caydiisa ha noo qabanina inankaa yar si xun ayaa loo isticmaalay. Hadii uu wax ka hadlilahaana waxa uga mudan inuu ka hadlo baylahda xukuumadiisa ee maalinwalba magacii Somaliland lugu dul badalayo.
wlhy sxp waa runta lkn reer somaliland way wada garanaysa in aan laydin qaban karin waana la fahamsan yahay in laydinku diro reer somaliland oo la dheho kabta xaarka leh waa reer awdal lkn reer somalind way fahamsan tahay sharafta iyo ixtiramka aqoonta ay leeyihiin gobtu muuse hadii uu is leyahay reerka boog u same boogtuna buuni ka dhig wlhy ka thye qof noocasi cidna ma metelo laguma shambadayn karo 😅😅😅😅 muuse un aynu washamsi kuwada qaadno
KUWA RAJADA KA QABA MUUSE IYO KOOXDIISA WALAAHI DAL MA WADA YEELAN KARNO WAAYO WAA IN TAAGEERADU KHAD CAS LEEDAHAY LAAKIIN TAAGEERADA KOOXDA MUUSE KHAD CAS UMAY DHIGIN KUWA TAAGEERADOODA DALKA KU BAABIINAYA OO ARIN TOODU WAA CADAABTA HADDII UU NA GEYNAYO MUUSE WAANU TAAGEERAYNAA
Dam dam, maxaa nacad meesha comments ku soo qoraya. Waar muuse hadii uu soo noqdo oo codka boobo ma ahaan doono madaxweyne. Nin waliba gurigooda ayuu madaxweyne ka noqonayaa.
Warya wadani aya somalia ka mida wayo wata somalia tiri wahan sugeysa isbedelka somaliland , hibiga wadanina wahey ku ololeyan isbedeldon maka wacidinka xisbiga lasugayo.😂😂😂
WAAR DADKII SOMALILAND WEY JAHWAREEREEN MA MUUSE OO ISHAA U YEELAY SOMALILAND AYAY EEDII UU LAHAA UGA DUWAYAAN XISBI MUCAARAD AH OO AAN XIL LOO DHIIBAN TEEDA KALE HADDII WADANI JABIYAY CIIDANKA SIDA AY KOOXDA MUUSE KU DOODAYSO CID XISBIGA WADANI AH OO AY U XIDHEEN JABKA CIIDANKA MA JIRAA ?? WAAR CAQLIGII WAX LAGU MIISAMI LAHAA MIYAY LUMIYEEN DADKEENII
Ethiopia 🇪🇹 Somaliland ❤1 NO COD XISBI OFFWAREEN. NO COD HUWAN KALKAL NO XAMAR
Waanu ku fahanay cod mahelaysaan muuse biixi guul guul markale 5 sanno
WARYAA XAARWADANI LA FADHIISO BADHAACISKA
Hoyada iyo iyo ciro iyo xirsi was inadhilo rer yusra harti cile mousse anaga wasna oo from habarjeclo
Ninkani waa ciilqabe
guul guul wadani guul insha allah ❤❤❤❤
Maasha-allaah, xoghayuhu si fiican ayuu hadalka u dhigay ee ila dhegaysta.
Ha naac layso waa idinku jiq
Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya bacaac bacaaac soomaliland maaha caruuur
Libaax❤
Kulmiye iyo rakaabkiisa xumaan uun bay ka shaqeeyaan balse cida wax ku noqonaysaa waa Kulmiye iyo inta xumaanta iyo qabiil ku raacday
Waa run buuni waa inanyar laakiin mustaqbalkiisii. Wuu lumiyay. 😮😮😮😮
Cawaan cawaan dhalay
Muuse iyo markale
Waaar ninkani hadal nacaa😂
Meuse aragnee bal alle wax dhaama ha inoo keeno !
Cad qudhmay waa xusbiga wadani
Haday run kaatahay car ujawaab failed Somalia italiya Failed Somalia
Kani mawadaniga cusubaa hore umaan Arkin yaab
❤❤👍👍👍👏👏👏
BUUNI WAA GEESI QARAN
BACAAC BACAAC BACAAC
Xamar, Xamar baad soo qoraysaan, waar nimanka XAMAR ka msdaxda ah mar walba cid sida bani'aadamka ah bay ka jeclaan lahaayeen.
Cirro intuu amaanayay EE UU udoodayay kalamadihiiso aragbay lahayeen, balse xirsi hadaad amaanayso wax kasoo qaad malihid.
Kk waa runtii cay buu wax ku helay
Iska hadle , waar iska aamus .
Ninkan xiiqsan waxu u eegyahey nin u ciilqabey jawaabta buuni maba sugaayo suaal lawaydiiyo yaab waar iskanso
Waad sakhraansatahay aduu
Kulmiye somaliya mashqaca ayaa lagaliyey wadanka maamuli Karo ee shacbiga somaliland wadanka haka qabto kulmiye hadii kale meel fogbaa lagadooni
Xirsi waa Tuug oo khaayin weeyn. Adeer Biidhi Qaatee baad tahay.
Hooyadi huwanta kawas ay ay dhalay
Car ujawaab buuni haku soo noqonaya
Ninkii wada hadalada somaliland io somaliya furay wuxu ah xirsi tuug😂😂😂😂😂😂
Haa way qorantahay hadaladiina dib eega
Sirry wadani wixii laysku ogaa nacaska xamse ayaa sirtii qarxiyay ilahyow yaan doqin waxba u sheegin
KULMIYE iyo UCID waa labada Xisbi ee Qaranka u dagaalama. Wadani reer Somaliland way ogaadeen inay Xamar la shaqaynayaan. KULMIYE ✅, UCID ✅, WADANI❌. Wadani should not even qualify as one of the coming Political parties. Presidential Seat❌, One of the political parties ❌. Mathematically Wadani = Zero Votes.
Xisbiga doqon ma waaye. Wuxuu raysalwasaaruhu yidhi kama hadlayaan mana beeninayaan laakiin wuxuu yidhi Buuni ayaa gubaysa!
Buuni ciddiidiisa ma gaadhid ciyaalasuuqyaw.
Waar maxaa dadk loo warerinyaa somaliland 23,02 ,2023 ayuu qudhmiye wareejiyay markaa nimakan qudhmiye cidii somaliland jecli ha midooban oo ha qabtaan haday somaliland jecel yihiiin somaliland ha noolato
Waaa riyo maalmeed MUUSE ayaa 5 sano oo dambe dalkan xukumi.....kkkkk!!!
Futaadaad.malaha.kahadlayssa
Anagoo Awdala ayaa xaal ka bixinay aflagaadada Madaxwayne Cabdiraxmaan M. Cabdillaahi. Reer Somalilandnaw Buuri Caydiisa ha noo qabanina inankaa yar si xun ayaa loo isticmaalay. Hadii uu wax ka hadlilahaana waxa uga mudan inuu ka hadlo baylahda xukuumadiisa ee maalinwalba magacii Somaliland lugu dul badalayo.
wlhy sxp waa runta lkn reer somaliland way wada garanaysa in aan laydin qaban karin waana la fahamsan yahay in laydinku diro reer somaliland oo la dheho kabta xaarka leh waa reer awdal lkn reer somalind way fahamsan tahay sharafta iyo ixtiramka aqoonta ay leeyihiin gobtu muuse hadii uu is leyahay reerka boog u same boogtuna buuni ka dhig wlhy ka thye qof noocasi cidna ma metelo laguma shambadayn karo 😅😅😅😅 muuse un aynu washamsi kuwada qaadno
War kan gariraya muxu aha maa xirsi ayaa soo dirsadey ,war xarka isku dhajiya wa layni ogaday
KUWA RAJADA KA QABA MUUSE IYO KOOXDIISA WALAAHI DAL MA WADA YEELAN KARNO WAAYO WAA IN TAAGEERADU KHAD CAS LEEDAHAY LAAKIIN TAAGEERADA KOOXDA MUUSE KHAD CAS UMAY DHIGIN KUWA TAAGEERADOODA DALKA KU BAABIINAYA OO ARIN TOODU WAA CADAABTA HADDII UU NA GEYNAYO MUUSE WAANU TAAGEERAYNAA
MAXAAD UNEENIN WAYDEEN HADII AYDAAN LAQABIN
Dam dam, maxaa nacad meesha comments ku soo qoraya. Waar muuse hadii uu soo noqdo oo codka boobo ma ahaan doono madaxweyne. Nin waliba gurigooda ayuu madaxweyne ka noqonayaa.
Carab wayne 😂
😂😂😂😂😂😂
Warya wadani aya somalia ka mida wayo wata somalia tiri wahan sugeysa isbedelka somaliland , hibiga wadanina wahey ku ololeyan isbedeldon maka wacidinka xisbiga lasugayo.😂😂😂
War iscadey xebmaha
Dib u eeg hadaladii ashqaashta wadani ku hadli jireen
WAAR DADKII SOMALILAND WEY JAHWAREEREEN MA MUUSE OO ISHAA U YEELAY SOMALILAND AYAY EEDII UU LAHAA UGA DUWAYAAN XISBI MUCAARAD AH OO AAN XIL LOO DHIIBAN TEEDA KALE HADDII WADANI JABIYAY CIIDANKA SIDA AY KOOXDA MUUSE KU DOODAYSO CID XISBIGA WADANI AH OO AY U XIDHEEN JABKA CIIDANKA MA JIRAA ?? WAAR CAQLIGII WAX LAGU MIISAMI LAHAA MIYAY LUMIYEEN DADKEENII
buufi buufi cayayaanka muuse juudaan
Waxaas ka baxo Is cadeeya
Miskiinkan ma badhbaa xamda ah kk
Waa beenta ee waxkale noo sheeg
Waar kani indho adagaa ms kaariistaa dhalay
Waar dadka caqligooda ha caayin waxaad tahayba waa la yaqaanaaye
buufi buufi buuni bulaacad caloola kkkk
War daroondkani bal idinkuba fahma ? somaliland darooki ku jiray aya y qabiil iyo qudhun ku wadaan somalia inay somaliand lamidowday doonayaan ??? muse iyo issaq looma socdee waa somaliland waxaa la tirtirayaa ciise waynow ee horaa loo yidhi walaalki loo xiiryow adiguna soo qowso wax la aqbali karo maaha , ilaahayba dhulkani nagu beeray oo naga dhigay somaliland anagu Djiboutina ma nihin Ethiopianan manihin lakin xudhurtayadiiba taala somaliland oo Hargeissa 5 sacadood ayay ii jirtaa halka xamar 5 cisho usii dhaxayo ee somaliland muse malaha issaq malaha inkasto ilaahay jaar igala dhigay dalkana way ilaleeyihiin calankana waan wadaagnaa kolkaa ninkii somaliland soo weerara horta waa inuu anigoo mayd ah ii dhaafa issaq iyo samaroon hay danbeeyaane daroodismigu waxba yanay la hadhin ilaahayba badaye hawiyee hasoo sasabtaan somali jacayl been ah haska oohiyaan khayiminta filimka hindiga waa la fahmay ee cunaqabateeya dhoofka xoolaha sidi cadada idiin ahayd ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤sunti gaashaan from saylac city alqadiriya iyo xaramka masjidul qiblatayn baladka ruuxiga somaliland republic
qudhmiye
Futo maydh fooqal futo maydh
Waar islayaba ciro madifacikartane caqoonsi umaqalanto xirsi 3sanadoodbanu kusogacan galin woof
WADANI WAA XIZBI KHAAYIN AAH, SOMALILAND OO DHAN BAA IDIIN YAQAANA. C/RAXMAAN KAN AAD SHEEGAYASID WAA BASAAS SOMAALIA AAH - DHAANDAAN YOHOW. 👎👎👎🤮🤮🤮🤮
Buuuni waa beenaale wlhy billaahi tolla1hi😂
Shacabku codkooda ha siiyaan oo ha doortaan musharixiinta jagooyinka madaxwaynaha iyo madaxwayne ku xigeenka xisbiga waddani iyo xisbiga waddani guul shacabka dalka jamuuriyada somaliland guul dadwaynaha dalka jamuuriyada somaliland