Xildhibaan Macalimuu "Dalkeena malahan Lacag Kaash ah,Maxaa Dowladda ka hortagaan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 сен 2024
  • Xildhibaan Macalimuu "Dalkeena malahan Lacag Kaash ah,Maxaa Dowladda ka hortagaan in ay soo daabacdo Lacag cusub,Waan ka xumahay in daqliga Dibada naga soo galo uu ka bato kan gudaha”

Комментарии • 13

  • @Tiimbare
    @Tiimbare 27 дней назад

    Sidii markii uu ahaa wariyaha ayuu u hadlayaa kaliya waxaa ka dhimman inuu yiraahdo Maxamed Ibrahim Macallimuu BBC Mogadishu.

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 27 дней назад +1

    Geesi yaqasno habka maamulka macalimow nimankan aad lahadleyso waa tuugo raadinaya lacag ay dorasho kugalan tuugo fadhida vila somaliyaa iimanlawayal ah wasiirka maliyada hargeyso guryo uga dhisanaya kuxigenkana nairobi ayuu kadhisanayaa hantida muqdisho kadhacaan

  • @DerarDerar-nu5ir
    @DerarDerar-nu5ir 27 дней назад

    Asc macalimaw jiro jog

  • @user-np9gl8ej8v
    @user-np9gl8ej8v 27 дней назад

    Dawladu wa inay soo dabacda shiilin soomaligi

  • @DalmarXaashi
    @DalmarXaashi 27 дней назад

    Horta waa suaale? Xil kii hadlabo maxuu Kenya usoo qaataa xildhibaanadeenu Kenya mooyee dalkale mayaqaanin miyaa?

  • @laanjo
    @laanjo 27 дней назад

    Kenya. iyo. Uganda. ayaaba. tusale Haan loosooqadanayaaa

  • @laanjo
    @laanjo 27 дней назад

    kuwaan Wana cebeeyeen. copy ayey dalka kumaamulayaaan

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 26 дней назад

    Somalia ma sagxadii Bayle sheegay ayeey gaadhey? 😅
    Xaasid Shiid Tuugsi ayuu bilaabay? 😅

    • @qeysqeys8736
      @qeysqeys8736 26 дней назад

      Canahuurta iska bixi niow

    • @oogdhugee_3072
      @oogdhugee_3072 26 дней назад

      @@qeysqeys8736 Cashuurtaa waa in caalamka.loo cadeeya in ay tahay kaalmo loo wado Argagaxiso.
      Waa inaan shilin la siin argagaxiso... qurbojoogta waa in la baraarajiyaa.

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 27 дней назад

    😂😂😂OOYAAYE DIIIFLE YAA RUFIYAN HA NOO OOOYIN NACALBAA KUGU TALE 😂😂😂😂

    • @DalmarXaashi
      @DalmarXaashi 27 дней назад +1

      Hhhh caaac 2021 maxad udhihi waysay hadalkaan laangab ciilan