Cigaal Shiidaad 1 (Flim Sheeko Carruureeda)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Waa Flim sheeko caruureeda oo ay yara maadi ku jirto oo laga sii daayey Somaliland National Tv-ga oo aan jeclaystay bal in net-kana lala waddaago.

Комментарии • 373

  • @hassanjuba9624
    @hassanjuba9624 6 лет назад +23

    Jilitaanka waa Jabouti cigaalna wuxuu ahaa Ogaden 💪

    • @osmanpilote9726
      @osmanpilote9726 5 лет назад

      Sxb walalo ma dhahno anaku

    • @misspamba1
      @misspamba1 5 лет назад +1

      Hassan Abiib Atoore Ciideed somaliland intaa na makala baqyshe 😂😂😂war guushooda uu daa caloshu timo kasoo baxday ee 😂

    • @beyrlulaa5830
      @beyrlulaa5830 5 лет назад

      I heard bartile ayuu ahaa

    • @abdul-majiidabdinasir
      @abdul-majiidabdinasir 2 года назад

      @@beyrlulaa5830 ogaadeen cawlyahan ah buu ahaa

    • @AsmaKayse-f6q
      @AsmaKayse-f6q День назад

      Somaliland weeye jilinku beenta jooji cibaado Calankii somalilnd ayay ku labisan thy

  • @inahusen2865
    @inahusen2865 Год назад +23

    2023 inta daawanaysa🔥😂

  • @M4mp5be8w
    @M4mp5be8w Год назад +4

    Quruxbadana dhulkeena iyo dadkiisab jiliinkooda ka daran Quruxbadana❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 года назад +12

    Masha Allaah Allaahu Akbar Allow idin xifdhi allaahu ma aamiin 🤲😭💎 waayo waayo

  • @saacidsiciidali6198
    @saacidsiciidali6198 2 года назад +33

    inta daawanaysa 2022
    like saar♥️

  • @AsmaJibriilismaciil-ti1hv
    @AsmaJibriilismaciil-ti1hv 5 месяцев назад +5

    2024 dib u dawaday ❤😊

  • @ZakariyeZiciid
    @ZakariyeZiciid 7 месяцев назад +18

    2024 who is with me 😢

  • @fuaadnuur2621
    @fuaadnuur2621 3 года назад +9

    2012 aan daawa jiray tv somalind mogdisho cadey idinka soo salamayaa.

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Год назад +8

    wan uso xisey riwaayadan 2022 ya so boqdey sideyda🥰

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 4 года назад +9

    Ciyaalnimadayadii waxay Ahayd mid aad u cajiiba maaweloiyinkan ayaanu haysanay iyo madadaalooyin badan oo kale , caruurta imika lkn social media ayay ku indha madoobaaden!!

  • @faysaqorane3760
    @faysaqorane3760 Год назад +2

    2023 inta daawanaysa waan salaamayaa

  • @purplesalad8871
    @purplesalad8871 3 года назад +6

    Anigu oo yar ayaan jeclaa in la iiga sheekeeyo oo aan daawado maanta na marka aan daawaday aad ayaan uga helehay oo aan u farxay xasuuso badan ayaa isoo noqday🤗.

  • @janua1998
    @janua1998 12 лет назад +16

    cigaal shiidaad laakin nin geesi ahaa. Waa loo badale sheekada

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 4 года назад +9

    Markaan yaraa sheeko layga sheekeeyo waxaan oogu jeclaa Cigaal shiidaad, waxaana u necbaa Dhag dheer.

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 года назад +4

    Cigaal shidaad ma Ogaden ayuu aha horta😅✌🏼😂 2021 yaa dawanaya.

  • @sadaamfaarah4131
    @sadaamfaarah4131 2 года назад +26

    2022 ayaan dib ufiirsaday🤣🤣Cigaal shiidaad fasalka 3aad ayaan kusooqaatay 2009😂now the year is 2022😂😂

    • @garxajis615
      @garxajis615 2 года назад +1

      Haa wllhi

    • @habibsayed1746
      @habibsayed1746 Год назад

      cigaal shidal

    • @najiibmaxamadnajiib9135
      @najiibmaxamadnajiib9135 Год назад

      HAA wllhi zxp aniga ruuxaygu 2016 schoolka kusooomarey haddaa 2023dib udaawanayaa hhhhhh qosolka adduunka waye

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 Год назад

      @@najiibmaxamadnajiib9135 Haa wllhi 🤣

  • @NajmaCuisine
    @NajmaCuisine Год назад +3

    Old is gold 2023😢😢

  • @naadiyaapdirashiid3001
    @naadiyaapdirashiid3001 Год назад +1

    maanta ayaan dib u dawanayaa cigaal shidaad fasalkii 3aad ayaan ku so qaatay 2013 😮❤

  • @Abdullahabsim
    @Abdullahabsim 4 месяца назад +4

    12 sano ka hor ayuu ahaa filmkan adduunyadu wareegto
    Waxaa aan daawaday 22/5/2024 see more..........

  • @Zaki....-329
    @Zaki....-329 Год назад +3

    2023 who is with me

  • @faniqurux4005
    @faniqurux4005 5 лет назад +40

    Inta 2019 daawenaysaay liketa zhpayaal

  • @nicwarofficial2570
    @nicwarofficial2570 3 года назад +6

    Sheko xisa badan weye Wa Labo Aan isku dhawayn wakhtigi la sodhigay iyo kan dawanaya 2021 -2:14 weyeh manta malin Axada wye inti iga dabysa leki isara

  • @AyuubaadanaxmedAxmed
    @AyuubaadanaxmedAxmed 9 месяцев назад +1

    Inta dawatay 2024 farta tagaH

  • @ahmeddaahir7854
    @ahmeddaahir7854 Год назад +1

    Inta daawaniso 2023 like saar

  • @SareyFarah
    @SareyFarah Год назад

    Xusuusuhuu waa cajiib ❤CIIGAAL SHIIDAAD❤
    Waxaan kusoò qaatay fasalka 3aad hadane waxaan dib udaawanayaa 04/06/2023 Sunday
    OLD history❤❤

  • @םתדרטשצחםךגחרוןכדעהנ

    QADIYAD IYO WADANIYAD IYO TAARIIKH IYO HIDO IYO DHAQAN IYO DIINBA U DHAAF DAAROOD ALOW CIDAYDII ADIGAA DAD MADAX AH KA DHIHEE XAFID

  • @HamdiShariif-zi6lm
    @HamdiShariif-zi6lm 7 месяцев назад +2

    2024 inta daawanaysa😂

  • @iqrosiciidxidig7624
    @iqrosiciidxidig7624 День назад

    2024 dawanaaya anoo nag weyn ah wayo yarantaydii baa said u dawan jiray wn u xisay marka😂❤🎉

  • @wiilsomaliyeed4361
    @wiilsomaliyeed4361 4 года назад +13

    2020 yaaa Dawanayo 🤣😎😋😍

    • @A.H-v2t
      @A.H-v2t 3 года назад +1

      Abo ani 2021 yaa dawanaya

    • @garxajis615
      @garxajis615 2 года назад +1

      Ani 2022 dunidu wa gabo gabo

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 2 года назад +1

      @@garxajis615 hhhh 2deena isu mid ah 2022 bisha 9ad bndawanayaaa

    • @ayuubabdiqani7923
      @ayuubabdiqani7923 Год назад +1

      30ka bisha November 2022 ayaan daawanayaa

    • @fasimaaxmed7408
      @fasimaaxmed7408 Год назад

      ​@@ayuubabdiqani7923 2023 yadawnanya😂😂

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Год назад +7

    kkkkkk Class 4aad ee Primary school ayaan kuso qaatey Cigaal shekadiisa wan jeclaa waliba qaybta markuu colku soo weerarin oo Cawska uu ku dhuuman😂

    • @Axmedaadencabdi
      @Axmedaadencabdi 11 месяцев назад +1

      ❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😮😅😊😊😊😊🎉

  • @DhowrsanAhmed
    @DhowrsanAhmed 3 часа назад +1

    2024 inta daawaneyso😂😂

  • @abdullahabdi9505
    @abdullahabdi9505 4 месяца назад +1

    29/5/2024 😂 inta dawanesa 👋

  • @AmallosAwbare
    @AmallosAwbare 9 месяцев назад +1

    Xasuus waxan dawadey 2011
    Cawa dib u dawadey 2024😂

  • @ac7495
    @ac7495 4 года назад +6

    Madax adeeg 2020 dawanaa hhhh yaa ila mid ah

  • @shukrmohamud267
    @shukrmohamud267 3 года назад +6

    2021 yaa dwnyaa✌

  • @siyadjibril3599
    @siyadjibril3599 5 лет назад +9

    Waxan u jeedaa dad badan oo iska hadlayo.Cigaal Shidaad waa awoowgey wuxuna ahaa nin aad geesi u ah waxana sheeko iyo taarikh. Qabiil waxan ka soo jeednaa Ogaden waxana ka nahay Cowlyahan waxana ka sii nahay Afwax. Dadkan ma aqaano meesha isaaq ka keenen.

    • @lamahuraan665
      @lamahuraan665 3 года назад

      Waa cigaal shidaalkii isaaqa ogadeeno ma ogaateay

  • @mohodinPliano
    @mohodinPliano Год назад +1

    Dad hore masha Allah

  • @sumayaqurux6376
    @sumayaqurux6376 2 года назад +7

    2021 dib u fiirsadey🤣🤣

  • @gurayyare9142
    @gurayyare9142 6 лет назад +3

    cigaal reer kiiso oo dhan baan aqanaa waxaanaa la dhahaa reer cigaal shidad waa rer guuri oo dagi fulayna kuma arkin ee seed wax u aragtaan asxaabey

    • @lamahuraan665
      @lamahuraan665 3 года назад

      Waa cigaalkii isaaqa ma ogatey ogadeen

  • @cumaryarr4168
    @cumaryarr4168 8 лет назад +9

    cigaal shidaad masha Allah majaajiliste sare

    • @mushahidsnm546
      @mushahidsnm546 7 лет назад +1

      Cumar Yarr can

    • @fadumoahmedyaxye2893
      @fadumoahmedyaxye2893 6 лет назад

      xj xbb siznbxj c check hood good haha b is c SBC xbsjjc CT bxnsjc. xnxn bxnsjc. so NC c a. can. can c NC xbsjjc c NC JV gbygii waa kuu wacnhy alx meeshaydii xaalkaygu waaa OK for you to be in a thing as well but it was a good NC USA UK Australia Canada Germany and Netherlands and

  • @munaabdi6991
    @munaabdi6991 6 лет назад +20

    mida kale cigaal fulay mahayn ee tariikh ayuu iska rebayay wuna iska rebay nin caqli badan Oo ka xariifsan Dadki hore ayuna ahaa

  • @ahmedogadenia9918
    @ahmedogadenia9918 Год назад

    Ax dhaqankii baadiyaha hooyooyinkeenii hore
    Walaahi asal ahaayeen

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 Месяц назад

    Waaad mahadsantihiin tvga qaranka soomaliland dhamaan jilayaasha iyo daawadayaashaba

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 года назад +17

    kkkk Cigaal shiidaad wxn ku xusuusta imtixaan aan galayey F.4aad dugsi hoose.baa waxa kujirtey goobo gali Cigaal shiidaad muxu ahaa san iri geesi😂kkkkk hadhow markan kasoo baxey Ciil wxy noqotay su'aashii kaliya oo imtixaanka khalday xusuus kkkkkk

    • @saalimnp4604
      @saalimnp4604 3 года назад +2

      Hhhhh

    • @abdul-majiidabdinasir
      @abdul-majiidabdinasir 2 года назад +1

      waad saxnayd,, sida dhabta ah cigaal qaabkaa majaalida ah waxaa uu u istucmaali jiray inuu dadka ku heshiisiiyo,,,dib u baadh taariikhdiisa, dadkii kafarcamay inta la ogyahay waxay kunoolyihiin gobolka afdheer ee dawlad deegaanka soomaalida gaar ahaan aag hargeeelle iyo god cusbo u dhexeeya,mahadsanid

    • @atarishotaniya1848
      @atarishotaniya1848 Год назад

      wlhi waa iga qoslisay 😁

    • @xuseenibrahim4070
      @xuseenibrahim4070 Год назад

      Asc isoqaba dagal arooreed

  • @munaabdi6991
    @munaabdi6991 6 лет назад +17

    dadka umaleya cigal Inu isaaq yahay Wll ciyaal shidaal Waa nin ogaden ah Oo cawlyahan ah tariikhdisuna Waa dhulka ogaadenia ee benta daya dadkani Waa dad somaliyed Oo filim kasameyay basa micnahedu maha hadii dad filim kasameyan inuu ayaga Ka dhashay

  • @sadikmohamednur1981
    @sadikmohamednur1981 2 года назад

    waqti aan kuqiyaasay 10 kahor ayaan daawaday cimriga allah inoo barakeeyo

  • @nourahmedsaed_caaqilka.
    @nourahmedsaed_caaqilka. 28 дней назад

    Inta daawanaysa 2024 liketa kuyaaca

  • @Xariif_1
    @Xariif_1 3 года назад +1

    2021 yaa dawanaya Allah u naxariisto

  • @Kheyrulaahi
    @Kheyrulaahi 4 месяца назад

    16/6/2024 inta dawatay

  • @haretkeyowdeprince2043
    @haretkeyowdeprince2043 Год назад +1

    2023 yaa daawanayo 🤣

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 9 лет назад +2

    CIGAAL SHIIDAAD MA AHA QOF JIRI JIREY WAA SHEEKO CARUUREED EE WAA MAXAY REER HEBEL BUU AHAA

    • @mohamudkalagooye7053
      @mohamudkalagooye7053 8 лет назад +1

      cigaal waa jiraa family Ka farcamay anaa arkay

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 8 лет назад +1

      +mohamud kala gooye sxb gobolkee kasoo jeeday??

    • @naasirmaxamed87
      @naasirmaxamed87 6 лет назад

      hadaan lamidoobin waa lais guumaysan free main masha Allah hanbalyo hanbalyo hanbalyo waxaan

    • @qasaay123
      @qasaay123 2 года назад

      Maxa sheko carurey wa awowgey ninke

  • @FaadumocllhiNuux-ek9cf
    @FaadumocllhiNuux-ek9cf 8 месяцев назад

    Cigaal waxaan daawan jiray2021kii berigaan yaraa

  • @abdiabdillahi9179
    @abdiabdillahi9179 5 лет назад +6

    Tvga qaranka sonaliland ayan kadaawan jiray 2007 diii hhhhh

    • @abdul-majiidabdinasir
      @abdul-majiidabdinasir 2 года назад

      kulamid baan ahaa saaxiibow wardheer baan joogay xiligaa dugsi dhexe baan dhiganayay fasalka 6 aad hadana 30 baan jiraa,,

    • @Hamsebaashe1
      @Hamsebaashe1 2 месяца назад

      Oo wakhtigaa imisa jirbad ahayd hadaad imaka 30tahay kolay waagasna qof wayn ayaad ahayd 18jir ilaa 19jir ayad ahayd ​@abdul-majiidabdinasir

  • @abdirahmanolow2830
    @abdirahmanolow2830 Год назад

    2023 yaa dawanaya

  • @mahadxarago2880
    @mahadxarago2880 9 лет назад +1

    ciigaal shiidad wa ruuuuuun wayo. Somali waxy sheegta. waxi waxa kajira

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 6 месяцев назад

    ❤ you from Kenya 🎉

  • @shuaybsalah5183
    @shuaybsalah5183 4 года назад +4

    2020 yaa daawanaya?

    • @shamisyuusuf9373
      @shamisyuusuf9373 3 года назад +1

      Tuesday and Tuesday next week for me to come in and

    • @joketime5995
      @joketime5995 3 года назад

      @@shamisyuusuf9373 Aniga bro ❤️

  • @ebraboy7588
    @ebraboy7588 9 месяцев назад +1

    2024❤❤

  • @AaminaBile-wr9qq
    @AaminaBile-wr9qq 16 часов назад

    2024 bishii 10 yaa daawanaya😂😢❤

  • @xuseenibrahim4070
    @xuseenibrahim4070 Год назад +1

    Gob gob dhashay ayuu ahay cigal

  • @nasranaley7443
    @nasranaley7443 6 лет назад +7

    Cigaal shidad wuxuu ahaa nin fuley ah wuxuu kacabsan jiray geedkii madoowaa

  • @WaveyMo
    @WaveyMo 12 лет назад +6

    waayo waayo waayo xasuus i dheh

  • @karyaqanmuhumed7600
    @karyaqanmuhumed7600 Год назад +1

    26 December 2022 intii iga dambeeso like sar

  • @AminCakhush
    @AminCakhush 7 месяцев назад

    2024 inti dawatay farta taga😂😂

  • @farxiyomaxamadaadam6429
    @farxiyomaxamadaadam6429 Год назад

    ,waa xasuus 2012 ayaan daawaday 2022 xasuus ayaan galay

  • @AbwaanQayska-yy5hu
    @AbwaanQayska-yy5hu 25 дней назад

    2012 Who is with me 😢

  • @nasrinuur8750
    @nasrinuur8750 2 года назад +2

    inta 2022 dawaneso👆😂😂😂😂😂

  • @ayaanluulchannel3337
    @ayaanluulchannel3337 3 года назад +1

    Maanshaa allah tabaarakallah guuleyso weligaa walaal, saxiib,cusub,adna,isoo,booqo,👌🦲🦲🙏🙏👍👍♥️♥️♥️♥️♥️♥️🍅🥬🥬🥬🥬🥬🥬🎋🍇🥦🍎🍎🍎

    • @xamdamuse3947
      @xamdamuse3947 2 года назад

      😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁🙀🙀

    • @AaminoAxmed-qn2tv
      @AaminoAxmed-qn2tv Год назад

      Ftwetf❤❤❤❤🎉🎉🎉I rtyufdfbdsaaggjueghfgtkjdsg😊😊😢😮❤🎉🎉

  • @faisalmohamed7125
    @faisalmohamed7125 Год назад +4

    Cigaal shidaad haddi diagnosis logu samayn la it would be paranoia😂

  • @janua1998
    @janua1998 12 лет назад +17

    But I do love all my Somalis

  • @yussufcadow4321
    @yussufcadow4321 Год назад

    Team 2023

  • @asadapdirahman6387
    @asadapdirahman6387 Год назад

    Ar yaa 2023 daawanaya nacala shaydan ku yaalr

  • @sakariyeabdirashiid7091
    @sakariyeabdirashiid7091 2 года назад +1

    2022 yaa daawanaya

  • @abdirashidibrahim5649
    @abdirashidibrahim5649 7 лет назад +7

    hhh so funny full respect all jilayaasha thnks

  • @baskilyare
    @baskilyare 12 лет назад +12

    ninka ciigal shidal wuxu aha ogaden marka sas ha usibah dilina inkasto ogaden wax walba kadhasheey geesi iyo fuleyba ...

  • @lieutenant101
    @lieutenant101 3 года назад

    Yaa wax usheega kuwa afafka shisheeye door bidaya ee af somaliga ku ciyaaraya iyo soomaali diidkaba kuligii in afkeena uu yahay kan ugu qanisan dunida dhaqabka soomaaliyeed kan ugu qadiimsan!

  • @wiilkamudug9197
    @wiilkamudug9197 5 лет назад +2

    Wlle. Dhaqanka soo noolee faceboog baa na waalay noloshii miyiggan u xiisay

  • @alialbaghdadi3529
    @alialbaghdadi3529 4 года назад +1

    Wlhi soomaalideeena aqoonxikmad waayo aragnimo iyo taariiqba waaan heenaaa lknse qabyaaalad baaa caalamka inaga reebtay

  • @zerzaami8906
    @zerzaami8906 7 месяцев назад

    2024 ayaan dib u fiirsaday weliba maalintii koo baad ee ramadaan la soo manaa 🎉

  • @SawdaAhmed-ew1ox
    @SawdaAhmed-ew1ox Месяц назад +1

    🎉🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @AsmaKayse-f6q
    @AsmaKayse-f6q День назад

    2024 gabogabo ah daawaday😢

  • @araweelprodcion6280
    @araweelprodcion6280 9 месяцев назад

    Waxan ku dhigtey fasalka 4aad waxan dib udaawady 2024 1 15

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 4 года назад

    Cigaal shiidaad caruurtuu awoowga u ahaa ayaa jooga.

  • @abdirashidkaruur5980
    @abdirashidkaruur5980 2 года назад

    Waa sheekadii cigaal shidaad taariikhdu waa 2022 January ayaan kuyara hakaday kkkkkk

  • @cabdimaxamed6568
    @cabdimaxamed6568 8 лет назад +3

    walahay waan qoslay

  • @lucasnuune2849
    @lucasnuune2849 5 лет назад +3

    Anoo yarr baan dawadeY

  • @ahmeddanan4618
    @ahmeddanan4618 3 года назад +5

    😅😅😅😅 2021 Soomali waa wada murti iyo Xigamad Allow maxaa Dadkayaga Sharaf u yeeshay Iyaga Sharafta iska qaadaya

  • @Samiira87
    @Samiira87 11 лет назад +13

    hahahahahah mindhaa cigaal shiidaad sidaa fule uma ahayn ninku warama badanaa waxaan maqli jiray fule wax ka ula badan

  • @najibdahir9197
    @najibdahir9197 11 лет назад +8

    i love songs somali mansha allah by hi asc

  • @cumarsalax2210
    @cumarsalax2210 Год назад

    Cigal shiirar ma noolyahy hadoo nool yahy xagoo joogaaa

  • @nimcaanbadde7534
    @nimcaanbadde7534 2 часа назад

    2012 niicle
    2024 📱

  • @BashiirEbraahem
    @BashiirEbraahem 4 месяца назад

    Xasuus berigaan dawan jirey

  • @maryamruuun9813
    @maryamruuun9813 2 года назад +2

    2022 yandawanaya 🤣🤣

  • @faizamahameddahir6717
    @faizamahameddahir6717 Год назад

    2023 ayan fersanaya

  • @deckdalfure3663
    @deckdalfure3663 7 месяцев назад

    2001 ilaa 2024 cimri iyo caafimaat

  • @hasanmoha5291
    @hasanmoha5291 8 лет назад +16

    egal shidad was real person
    not imiganary

  • @hanimohammed4720
    @hanimohammed4720 5 лет назад +3

    LABAGOODLE WAA FULEY WAXAY KU QAMAAMAAN DAKA MASAAKIINTA AH UN WAA MASKIIN KA ADAG

  • @roodadaauud5741
    @roodadaauud5741 2 года назад

    Maasha laah

  • @GULETDUDE
    @GULETDUDE 12 лет назад +5

    WAR CIGAAL WXUU AHAA DIR OO AKISHE AH MARKAA HADAAD WAX WACAN ARAGTIIN SIDAAD U JECESHIIN U SAMEEYOO QABIILKA DAAYA ILAAHIINA KA BAQA

    • @omarmohamed5120
      @omarmohamed5120 4 года назад +2

      Cigaal xilli fog maaheen kuwuu adeerka u ahaa ayaa joiga

  • @dalnuurshe2009
    @dalnuurshe2009 12 лет назад +4

    Cigaal fuleey Caadi ma aha hooskiisa xitaa woo ka cararaa caadi ma aha very Funny