War gudoomiye, Adiga iyo Adminka Channelka alone boy writer Ma hal nin baa isku tahy waa isku Cod egtihiin, Tan Labaad Ayaantan Xagee ka dhacdey waan ku teby wlhi❤
Nio chanalkan wx badan ba ku xidhna wxuna igu jiray Fav chanels ka ugu jeclahy lkn sanadihii u danbeeyy maaha sidii hore I mean wx cusub ma so dhigtid. Nio shekoyin cajiiba wy buuxane soo baar oo talent gaada ka faaid anagana noogu madadaale lazzyahow😂😂 Thankz❤
Ani ahan waxa qaba fikirka kowad waayo uu maba muuqan nin is dilaya ama nolosha ka rajo dhigay tan kalo aha in u cadaymo hayo lkn aan la arag dhimashadiisa kadib sow macaquul mahan inay isga khaas ua hayeen xata naag tiisa kawar hayn oo sir u ahayen
Wa hero lkin sababta lo dily wey iska cady geesikasto o American kaso horjesta wa saaan ben mahn inu haye fiel qof kasta o cadeyo geesinmo wa la cuna 😢
Wexey ila tahay in uu isdilay inkatoo lkn iiga jirto 😂 hadana macquul ma’ahan dowlad kale nin xabsi ugu jiro siyaasiyiin sir laga haayo in ay awood usii naayaan nin magac leh dilkiisa
Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫
Aniga waxa ay iila muuqata in dawlada maraykanku dishay sababto ah ninkan qaab nololedkisu umuu eekayn mid isdilaya
Saxib wan ku salamy waxan kugu xidhanahay inahay ila aan ku jiray dadki sugi jiray shekadi 100kun ee jinka❤
Sahyuuniyada ayaa dabo kacayday waana sidey u jarimeyan haduu ahaan lahaa yahuud lama dhibteen
mxmd,xsn,mahadsanid zxb shekoyinkagu way yaraadeen ilaa 2023 lkn hada waxaan filayaa inaa noosoo laabatay insh allh
Wey iska cadahy in uusan idilan oo ladilay waxay ka baqeen in uu sirtooda sheego oo ay dadka ay ka qarinjireen 😊
Wan ku salamay pro wxn kaa codsan lahaa inaad si gaara uraadisid muuqalada maafiyada iyo kartelada mexico mhadsanid ❤
Asc saxib shekoyin jinka aa cabsi cabsida ah noso badi fadlan mahad saniid ❤❤❤❤
😳😥
Legendow muqalada hakeriska so badii😊
War gudoomiye, Adiga iyo Adminka Channelka alone boy writer Ma hal nin baa isku tahy waa isku Cod egtihiin, Tan Labaad Ayaantan Xagee ka dhacdey waan ku teby wlhi❤
Zxp baryahan lazy noqote so badii
fadlan noo turjun kanaalada 7ikayat maro saxib ❤❤❤❤
7ikayat maro maxaa kawadaa saxib qaali
Wan kusalàamay 🤝 sxp nosobadi muuqalada waa ku wà ugu xiisaha badn ee aan daawado , marka isku day inaad mar walba muuqaal noosoogaliso Insha Allah
Asc mashallh
Qof 1 daawaday
Taliye inte ka baxday cafimad majira mise youtube ka maka baxdey kume walalo
Keep going 🎉🎉🎉🎉🎉
Ninkasi marakaynka ayaga dileen
F.G CIA agen & 2 Behomiaan officials.
Bohemian Grove = waa Urur masoniyada kamid ah oo maamula maraykan waxa xisbi wayn oo kamidyihin siyasiyin ,ganacsato waawayn.
Siyasiyinta waxa kamid ah bush ,bush abihis, Obama, clinton & kuwo kle oo badan.
Marka haduu faraha lagalay Bohemian grove Sidaa baa jecelaysan nolashisa.
Guuleyso zxb
Zxp ino zo badi
waxkastaaba waa ganacsi ✍🏽✍🏽☝🏽
Horay usoco bro😊
Muqal aad walhti ku bixi say pro aad bad umahad san tahay🎉
My fv channel ❤
We miss u bro🎉
Nio chanalkan wx badan ba ku xidhna wxuna igu jiray Fav chanels ka ugu jeclahy lkn sanadihii u danbeeyy maaha sidii hore I mean wx cusub ma so dhigtid.
Nio shekoyin cajiiba wy buuxane soo baar oo talent gaada ka faaid anagana noogu madadaale lazzyahow😂😂
Thankz❤
Sxp Hal mid aan ku waydiiyee chenelka Barasho Adiga soma ahan neh ? Ku wareeray
Anaka sheeko cabsi aa rabnaa 😭😭😂
Sheekoyinka hackerska noo soo badi
Qisooyinkii cabsida ahaa aaway sxb
Zhp dowlada maraykankaa dishay 😢
Sxp qisadan wxn kadawanay janaalka ileey
sbuuci hal video so gali si aan usii wada socono
Ani ahan waxa qaba fikirka kowad waayo uu maba muuqan nin is dilaya ama nolosha ka rajo dhigay tan kalo aha in u cadaymo hayo lkn aan la arag dhimashadiisa kadib sow macaquul mahan inay isga khaas ua hayeen xata naag tiisa kawar hayn oo sir u ahayen
Wa hero lkin sababta lo dily wey iska cady geesikasto o American kaso horjesta wa saaan ben mahn inu haye fiel qof kasta o cadeyo geesinmo wa la cuna 😢
Sxb soo badi
Sxb adoo mahadsan noosoo celi barnaamij yadii kooxaha cartels ka
Isagaa gangster noqdey
Taliye maad soobadi muuqalada oona lasooo dhaqso
Xarifakan inuu kala yahay waxaa kuu cadeynaysa naagta ayuu akteena ku dhadhamiyay 😂😂😂
Nio mxamadow muuqalada Mxaad lasoo Daahdaa Nio 1 week one muqal kadhig
Zhp sheekoyinka cabsi cabsi ah baan jclhy😅
❤❤❤❤❤
What time do not want me a chance of winning ways in which is a chance of winning
Sxp aaway muuqaladii hackers ka
Marka la eego xaaladaha ninkan iyo inuu dawlad ka baxsan USA uu ku xidhnaa ma fududa dilkiisu sidaa darteed waxay u badan thy inuu is dilay!
Zxp maxaa ku helay hal bil ayaad maqantahee?🙁
036 secondka u horeeya calanka somaliya 😂
Wexey ila tahay in uu isdilay inkatoo lkn iiga jirto 😂 hadana macquul ma’ahan dowlad kale nin xabsi ugu jiro siyaasiyiin sir laga haayo in ay awood usii naayaan nin magac leh dilkiisa
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤