RAALI GELIN + SUPRISE ( SIHAAM TAHLIIL OO SUPRISE KALE LOOGA NAXSADAY KADIB PRANKIGII OOHINTA)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 апр 2023

Комментарии • 365

  • @Canada.143
    @Canada.143 Год назад +47

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠

  • @xaawomaxamud489
    @xaawomaxamud489 Год назад +39

    Siham wee uqalanta wax kasto qiimo leh wllhi iLV U Hppti❤🙏

  • @hajihassanyassin1653
    @hajihassanyassin1653 Год назад +2

    Siham waa gabar degan oo qosal iyo frxd ay ka muuqato inta badan
    Masha Allah ❤

  • @saskamoha1333
    @saskamoha1333 Год назад +5

    Sihaaam yutubka Maa u furtaan wa gabar qalbi wngsanee team kabtan baara ma igu racsan tihiin in yutub lo furo like aan idinka Arko team kabtan baara❤

  • @shidoyarre
    @shidoyarre Год назад +35

    I love how she’s smiling all the time always happy ❤❤❤❤

  • @abdinasiraliahmed6829
    @abdinasiraliahmed6829 Год назад +6

    Kusali nabiga Muhammad scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @xaaxowsergio5037
    @xaaxowsergio5037 Год назад +11

    Mansha allah wan ku faraxsanahay ina rali galisen SIHAM TAHLIL ❤❤❤

  • @yacquubbarshe5674
    @yacquubbarshe5674 Год назад +17

    Sihaam daacad waaye 🎉❤ Noolow my sister and queen

  • @maxamedlaala6568
    @maxamedlaala6568 Год назад +10

    Cabtan baraa legend 🙌 👏 wllhi sihaam waa qalbi wanagsan tahy 😍😍🥰

  • @hendersonjordan9541
    @hendersonjordan9541 Год назад +3

    Siham Malin hore marke dhahday Labadeyda Walid wey iga hoseyan Caadi u ilmeyay We love you Abayo 🥰

  • @shiiqnuurguuleedshiiqnuurg8322
    @shiiqnuurguuleedshiiqnuurg8322 Год назад +8

    Sihaam tahliil quen off social media wakuwadanaa dhamaan saa unahay reer kalgacyo insha alaah mar inaa kugu soodhaweyno jacelnahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @atiiofficial4348
    @atiiofficial4348 Год назад +3

    Sihaam qof igu weyn wlhi❤😊

  • @leylamacalin9160
    @leylamacalin9160 Год назад +2

    Captan baara waxaa ka codsanayaa inaad sihaam youtupe aad u furtaan waliba kedis oga dhigtaa plz ... inta igu raacsan like saraa🙏🙏🙏🙏

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 Год назад +11

    Sihaam wa gabar qalbi wanaagsan masha allah kabtanka keep going walalkey

  • @iqronuuryusuf1616
    @iqronuuryusuf1616 Год назад +6

    Sihaam walhi waiska jeclahay allow kuxafid allha kubarakeyo sis ❤️❤️

  • @abdirahmanmohamed2633
    @abdirahmanmohamed2633 Год назад +16

    Wan ka qabna rali galinta be together❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Год назад +6

    MAASHA ALAAH ABAAYO RAALI AHOW GABADHA DHIBTA KADAAYA ZIHAAM QURUX❤❤❤

  • @Mr_Shafkaa
    @Mr_Shafkaa Год назад +5

    Wallahi Waa Qof Qalbi Wangsan m.a❤🙏🥰

  • @mohamedaden5209
    @mohamedaden5209 Год назад +5

    ❤❤captain igu salaan bah yarta sihaam madaxa ayey isaarantay from Doha qadar
    Soo qabo.bahweyntana😮😮

  • @aweisahmed8865
    @aweisahmed8865 Год назад +2

    Sihaam waa gabar qalbi wanagsan allah ku xafido

  • @mustafeadenyusuf7334
    @mustafeadenyusuf7334 Год назад +2

    Anigu hadii aan RUclips soo galo oo anan kabtan baara daawan maalintaa waxba madaawan camal the only legend kabtan baaraaaa keep up bro

  • @egalbashir482
    @egalbashir482 Год назад +4

    Sihaam tahliin qalbi wanaag❤️🥰❤️🥰 boqortoyo

  • @garaaadibnuahmed8664
    @garaaadibnuahmed8664 Год назад +1

    Sihaam Tahliil youtube haloo furo
    Waa gabadh wanaagsan oo Qalbi wanaagsan oo Dulqaad badan

  • @Abdioday-zm6br
    @Abdioday-zm6br Год назад +1

    moobelkaga iyo laabtoogayga waad kabuuxdaa sida kuujeclaha hadaa bobelka iga damo oo wallalahey iidhiiwaaan adaa kusoodajiyaa taageero ayaan kuu ahay🥰🥰🥰🥰🥰😑😑😑😑😑😍😍

  • @doolomedia1384
    @doolomedia1384 Год назад +7

    Gabar siiham wan jeclye iga lexada ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dayibabdi2934
    @dayibabdi2934 Год назад +2

    Waa prank aan kaxumaday lkn raali gelinta waan kaa qabnaa haddi nahay tagerayasha sihaam ❤❤

  • @nawaalhassam9032
    @nawaalhassam9032 Год назад +1

    Siham tahiil edo mcn wa gabar yar o hooyo iyo aabe ka dhintin iska ilaliye allha jantul fardowso allha geeyo amiin yaah raabi 🤲

  • @SalanJabra123-wd8sv
    @SalanJabra123-wd8sv Год назад +5

    Wan kaqabnaa taliye❤

  • @KhalitAdam-hg7bn
    @KhalitAdam-hg7bn Год назад +7

    Sihaam tahlil Gabadh cadi maha❤😂

  • @wadanigadabtaofficiall503
    @wadanigadabtaofficiall503 Год назад +1

    Waxan arkey sihaam iney baabajey zaid u hushmideyso wlhi sidey ulahadli hitaa kafahmikartaa keep going siz

  • @AkramAbdiraanabdullahi-vc6ri
    @AkramAbdiraanabdullahi-vc6ri Год назад +6

    siham wllshy dhib la,an hoyday iyo abahey dhalen miss you abayo
    Wa uqalanta in ka badan abayo❤

  • @IFTINDAGAN
    @IFTINDAGAN Год назад +4

    Masha Allah kaptan bara keep going qof qalbi nadif leh aya sidan sameya

  • @mjlaab-salah1930
    @mjlaab-salah1930 Год назад +5

    Sihaaam challenge aay kijirta ha Nola so duubo mar walbo 😊

  • @KING-HASSAN-OFFICIAL
    @KING-HASSAN-OFFICIAL Год назад +2

    Mashallah sihaam walal Allah ku dhawro Ramadan Kareem waxan ku leeyahay sorry mar waliba iska ilaali ficilka waqtigaas dhacaayo guul wacan

  • @RizwanAdan-nk9ge
    @RizwanAdan-nk9ge Год назад +12

    Ramadan Mubarak keep going my brother captain baara

  • @samriinahmohammed8181
    @samriinahmohammed8181 Год назад +2

    siHaam QaLBi saFiyeyyyyyyy😭❤👸🏽

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 Год назад +14

    Keep going my pro captain baara 👍 👌 💛

  • @QAWDHANKA1
    @QAWDHANKA1 Год назад +15

    ❤Ramadaan kareem ❤

  • @saidabdallahsabrie4744
    @saidabdallahsabrie4744 Год назад +8

    Siham Deserve more than that Love her❤

  • @daauudabdiabshir
    @daauudabdiabshir Год назад +9

    Ramadan mubarak asxabta 🥰

  • @yoonisyarennl1284
    @yoonisyarennl1284 Год назад +3

    Sihaam gabar fiican m.a❤

  • @saidjama4581
    @saidjama4581 Год назад +3

    Gabadhaan dar ale ayaan u jeclahay, from wajeer nfd somalia

  • @hudaali2932
    @hudaali2932 Год назад +2

    Wnku Aaminsanhy Captankeena😍😍

  • @mudiano2612
    @mudiano2612 Год назад +1

    My brother captain mashaalah wakaqabnaaa sxb, siham tahlil shacsi qalbi wanagsan
    Nolaw abayo

  • @abdiaziz3496
    @abdiaziz3496 Год назад +2

    Cabtan adi iyo sumeyo qurux iyo sihaam iyo baba jey video iska qaraaxo noo soosameya oon wax chaleji leheen plz🙏😂❤

  • @farhansinkhan1832
    @farhansinkhan1832 Год назад

    Siham tahlil walshey wlhi happy aa thy ilahey cimri dheer iyo cafimat Ayaan ku rajenayaaa kaptan sxb wlhi siham no ilali I am fan kabtan baraaa

  • @Najiibyare648
    @Najiibyare648 Год назад +1

    Sihaam waa gabar ixtiraam badan wlhi guuleyso sister👍👍👍

  • @mustitaaz3123
    @mustitaaz3123 Год назад +2

    Sihaam aniga kamid ah dadka iska kaa jecel
    Cptn legend a tahay horey usoco

  • @Garbashaash
    @Garbashaash Год назад

    Maansha. Allah sihaam waa gabadh. Akhlaaq le oo xishoodbadan. Waa gabdhihii somaaliyeed. Ee saxda. Ahaa

  • @abdihakimahmedmohamed2776
    @abdihakimahmedmohamed2776 Год назад +1

    Kaptan barow Ilaahey ka yaab ee ismahaan ii guuri😂😂

  • @cabdishakuurmaxamed1242
    @cabdishakuurmaxamed1242 Год назад +5

    Sorry captain waan kaa qabnaa gabdhaheen noo ilaashaa 🥰

  • @xasanabdirahman7451
    @xasanabdirahman7451 Год назад +2

    Keep Going Captan baara

  • @tawakalahmed3883
    @tawakalahmed3883 Год назад +18

    Surprise ka waxaa umaleeye lacag 😂😂😂. i aamin prank lee waaye commentigan

  • @nuurapdi2993
    @nuurapdi2993 Год назад +1

    Keep going captain hormar wacan ban ku rajeyni ❤️❤️💯

  • @ibraahimmohamuud4300
    @ibraahimmohamuud4300 Год назад +1

    Cabtan baara always legend💪🏻✋🏻 siHam TaHLiiL Lama Tabtaan✊🏻❤️🌹

  • @cabdixamiidluujan5872
    @cabdixamiidluujan5872 Год назад

    Siham qufkii arkayo waxo umodaa kiwirlee M.allh waa quf wangsn alle ha unaxristo hoyo iyo aabo

  • @shariifomar
    @shariifomar Год назад +1

    Kabtan sxb walaasheena alllaha caafiyo adna kheir alllaha ku siiyo

  • @sirrashidcr4306
    @sirrashidcr4306 Год назад

    Mnsh allah kabtan baara hormar wacan wllky

  • @dacwadatv6380
    @dacwadatv6380 Год назад +3

    ❤ waan idin salaamay captain iyo sihaam ❤

  • @maxamedsiidow3476
    @maxamedsiidow3476 Год назад +2

    ماشاءالله سهام

  • @caziizomacalin8927
    @caziizomacalin8927 Год назад

    Sihaam qurux wan ku jecelahay qaali Allah ha ku xifdiyo inshallah keep going mcnto raali ka qaada mcnto

  • @cashoxasan
    @cashoxasan Год назад +2

    Captan wlll asallaamu calekum dheh fadlan salamu calekum mahan salanta isllamka wll

  • @sacidaahmed2490
    @sacidaahmed2490 Год назад

    Team be together ❤❤ waa idin wata Siham walaashen tahay Abaayo dar illah ku jecelahay

  • @cannavaroatletiko409
    @cannavaroatletiko409 Год назад +3

    Sihaam waa gabar qalbi wngzn ka dhaafa waxaas❤😂

  • @Crisaaqlaabcade-ul4hy
    @Crisaaqlaabcade-ul4hy Год назад +2

    Ok baar

  • @dhalintamantachannelofficel
    @dhalintamantachannelofficel Год назад

    Qof wlbo dhintye allah ha uu naxaristo siham wx thye qof aminsanahye ❤❤ kabtanka lgnd mhdsanid siham qosleyso hdi no soceylisaye❤❤

  • @SuhaybMohamed-di2gj
    @SuhaybMohamed-di2gj Год назад +2

    KABTAN WALHI WAXAN JOGAAH GALKACYO SAN UXANAQAY DIYAARAD BAN DAMCAY INAAN SO JARTO GABDHA MARKAY TIRI HOYO YO AABE WAA DHINTEEN ADAAN U NAXAY WALHI KABTANOW SOON WAYEH WAN XAQANY WANA NAXAY￶😰😰

  • @abdramanmahamud6355
    @abdramanmahamud6355 Год назад +1

    Keep going captan baara 😊

  • @AbdiqaniMusdaf-dq4xh
    @AbdiqaniMusdaf-dq4xh Год назад

    Sihaam wlhi runtii wa qof qalbi wanagsan m.a I loved 😍 ♥️ ❤️ you

  • @fadxiyaaxmed7634
    @fadxiyaaxmed7634 Год назад +2

    Sihaam walhi qof qalpi wanagsan

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 Год назад

    Maasha Allaah Maasha Allaah ❤❤❤❤❤❤😂💞💞💞💞💕🤲🙏👍👍💖👌Ramadan Mubarak❤❤❤❤❤

  • @abdullsalammohammad8261
    @abdullsalammohammad8261 Год назад

    Teamkii soo saarey saan maa loogaley haaahey waa sheeko kale

  • @barkhadali6909
    @barkhadali6909 Год назад +2

    Keep going captan baara official

  • @libaancali7272
    @libaancali7272 Год назад +2

    ❤ Captan baara daacad baatahay nolow ❤

  • @shadiafarhan4874
    @shadiafarhan4874 Год назад +3

    Gobonimo ayaad samaysy wanan kugu ogaa wlky kabtan bara ❤❤

  • @abdirahmanmanka6180
    @abdirahmanmanka6180 Год назад

    we u qalanta gbdheena intas io in ka bdn our sihaam tahliil poqorada social media kaptan adne sharaf io karaamo🙏🙏

  • @user-ei1rd6zs6v
    @user-ei1rd6zs6v Год назад +2

    Anaa u horeeeyo baaara 😊

  • @zakariye_Abdirxmaan
    @zakariye_Abdirxmaan Год назад

    Kabtan baraa big legend wan ku tageer bro hormar wangsan ban ku rajayan inshallhi ❤❤❤

  • @mulikaatosh6497
    @mulikaatosh6497 Год назад +2

    I love how she is smiling ❣️ we love you team kabtan baraaaa and soon i.a i will be their at somalia to meet with them

  • @abdifatahabdi7652
    @abdifatahabdi7652 Год назад +1

    Masha Allah siham gabar qalbi wanagsan ❤❤❤

  • @Mudysaransoor
    @Mudysaransoor Год назад +1

    I love Siham Tahliil

  • @nimcomowliid2820
    @nimcomowliid2820 Год назад

    Sister sihaaam waan ku salamay wll kabtan uu ku raali galiyey anana waan ku raali galanay waa ma jeclin dhibkaaaga Sister noolaw❤❤❤❤

  • @alihassanhaider1767
    @alihassanhaider1767 Год назад +5

    Siham I'm really happy for you sweetheart ❤❤❤

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 Год назад +1

    Mansha allaaah walalo qali sihaam yar Mansha allaah waa wanagi oo qof 💯💯💯💯💯💯❤❤❤❤❤

  • @suldansports
    @suldansports Год назад +2

    Captain Bara 😮

  • @mohamedmohomudali6267
    @mohamedmohomudali6267 Год назад

    Siham wlhy aadban ku taageraa 😢😊😊

  • @ubaxmustaf8797
    @ubaxmustaf8797 Год назад

    Sihaam waaa qof fcn abyo mar walbo garabkaaga nahay raali neh waan ka nahay nolow xbbti 🥰❤️

  • @sadamahmeddubane9739
    @sadamahmeddubane9739 Год назад

    From Idirska Sihaam waa ay u qalantaa wax waliba oo qali ah oo wngsn

  • @mohamohamud277
    @mohamohamud277 Год назад +1

    sihaameey horyaal dumar ahoo Zaafiya,tahaye
    Sagaal dumar ka rooneey dhabti Zuuban baa tahaye
    Sowtkiyo hanaankaaga wacan Sidaad u qowlayso
    Saxansaxada roobkoo daiyo Saymo wada hoori
    Xareeduna Susumi oo laamiyada Socod ku goyneyso
    Saas umbaan kumoodaa anigu sida xaqiiqdaaye
    Sifioyinka aad leedahay adigu ee Zamada gaari
    Sowtkay kumaan koobi karo amese Suureyne
    Si walbey ahaataba lawaay ruux ku Saanyadae
    Sanqaroorka eegmada wejiga jaaha Sawirkiisa
    Suniyaha xiriikaa ehee laysku wada Seesay
    Afka Sadarka looyeelayee sharafta loo Saaray
    ❣Qoorta dhebi la Solay moodide Sanad barwaaq jooga
    Sowtkaaga aan laga Sikanin ee xasaradaysan
    Caqligaaga suusta leh markaad Sawrito qaabkiisa
    Sida jaanta loo Simay markay Socod talaabseydo
    Bini aadam Saasoo kelaa wali ma Suuraysan

  • @shuaibhassanmohamed4834
    @shuaibhassanmohamed4834 Год назад

    Mahadsanid kabtan baara
    Farxada Sihaam waa farxadeena
    Gabadhaas quluubteena ayeey kujirtaa yaaa nagala taaban markale

  • @DanyeerowXassan-pg5jv
    @DanyeerowXassan-pg5jv Год назад +3

    Ramadaanul kariim❤❤

  • @abdibasidcabdiqani2946
    @abdibasidcabdiqani2946 Год назад +2

    Sihaam boqorad wye

  • @dheemancabdi8279
    @dheemancabdi8279 Год назад +1

    Mash Allah

  • @dalmaraadan1848
    @dalmaraadan1848 Год назад +2

    Siham abaayo guul❤❤❤❤

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed Год назад

    Queen Siham hormar wacan wlshyda qaaliga qof qalbi wngsn karti Leh wax ku dhibo Allaha kuma tuso umada oo idil Allaha kaga dhigo Hooyo iyo aabe garabkada aya nahay wlahshyda qaliya please ismuujiya team Siham tahliil ❤❤❤queen always queen Siham tahliil ❤❤

  • @mohamedcade9832
    @mohamedcade9832 Год назад +2

    Mi prother baara♥️

  • @ismailroble8297
    @ismailroble8297 Год назад

    Sihaam gabar wanaagsan waaye

  • @barud2386
    @barud2386 Год назад +2

    RUclips haloo furo sihaam

  • @Ahmed1092-u2x
    @Ahmed1092-u2x Год назад +1

    Zxb waa khalad Ramadan Karim
    Waxaa saxa Ramadan Mubarik

  • @ahmedzawaaj4293
    @ahmedzawaaj4293 Год назад +1

    Kabtan baara legend❤