Mohamed Hashi Dhamac "Gaariye" at Amoud 2009

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 106

  • @Idhanka-media24
    @Idhanka-media24 2 года назад +5

    Wan ilmeeyay wlhi alleh ha u naxriisto macalin abwaan gaariye aamin aamin.....qof aan afkiisa laga xiiso dhicin

  • @gasleh
    @gasleh 12 лет назад +9

    Gaariyoo macalin kuu ah ! Waa akhyaar nasiib badan ! Allaw kuu naxariiso !

  • @mustafeabdi3364
    @mustafeabdi3364 11 лет назад +10

    He was really great Man and history will mention him thnsk so much the man who recorded this video

  • @AbshirAwad
    @AbshirAwad 12 лет назад +2

    Allah waxaan uga baryeyna Abwaan Gaariye inuu unaxisto, qabrigana uwasiciyo. Mideeda kale ninkaan waa legendary Allah ayaa kumanaystay xikmada uu kuhadlayo. Abwaanku wuxuu kamidyahay dakii luqada aad kuhadlaysaan wax kaqoray oo weliba dejiyay

  • @abrahamcaesar1783
    @abrahamcaesar1783 7 лет назад +6

    allaha u naxariisto abwaan mahamed hashi dhamac gariye ilahay janadisa ha geeyo dhigiisana ha ino badiyo oo cumrigooda ha dheereeyo. anu waxn ka mid ahay ardayda camuud dhigata kulliyadda medicine and surgery balse nasiib xumo mahi ardada ku soo gaartay madada somaliga xiligii freshmanka walaa class somaliya intay medicine dhiganayeen wana waxa keenay in geddiba noqono sida arday an somali ahayn classka dhxdisa iyo xisadahaba lagu wada hadlyo afqalaad uu ugu horeyo englishku, inshalah wxn filaya in courrsigaas lagu so celin doono jamacada.

  • @abdihakimabdullahiawaale.6735
    @abdihakimabdullahiawaale.6735 2 года назад +4

    Professor Of the Somali literature !

  • @suhaybmuxumed1933
    @suhaybmuxumed1933 2 года назад +1

    Dhiloowyahan kan geedkiyo
    Lagu beeray dhigiiyo
    Dheecaanka wadhatada
    Dhexda talow iskaga maray
    Dhirta ma u abtiriyaa
    Sida dhalashadeediyo
    Dhaqankeedu kala yahay
    Mise wuxuu ka dhigan yahay
    Habartii mar dhooftee
    Doonidu la dhacan tee
    Bada dheeligeediyo
    Dhaxantiyo dabaylahah
    Dabawadan ka qaadee
    Iyadooy dhaqaaliyo
    Nafba kala dhaqaaqeen
    Kadib dhawr ayaamood
    Sarka dhigatay ciidee
    Dhulow kaama kaco tidhi
    Alle ha unaxariisto abwaankii umada somaliyeed

  • @Inakulmiye
    @Inakulmiye 3 года назад +1

    AHN Gaariye waa Abwaan reer Somaliland ah. Joojiya abwaan Somaliyeed. Somalidu wax bay kala leedahay e. Ha bililiqaysanina suugaanta iyo wax kastoo reer Somaliland leeyihiin.

    • @vhdcomps5912
      @vhdcomps5912 2 года назад

      Waad khaldantahay somalia iyo somaliland kala Saar Saxib

  • @xiisoshorts9819
    @xiisoshorts9819 2 года назад +1

    2023 Waxaan ku daawanayaa xamar siinaay

  • @mustafaahmed1672
    @mustafaahmed1672 10 месяцев назад

    Alle naxariistii jano ha ka waraabiyo macalin Abwaan Gaariye waa 27 ramadan malin jimce waa habeen khayr badan

  • @mohamedsabca7
    @mohamedsabca7 2 года назад

    Alle ha ku naxariisto, macalin qofkuu u noqday baa nasiib lahaa

  • @abdifatahahmetnour5674
    @abdifatahahmetnour5674 2 года назад

    Alle ha u naxariisto abwaan,macalin, mufakir maxamed haashi dhamac gaariye allow janadii gee

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 2 месяца назад

    ALLAHA u naxariisto abwaanka weyn ❤

  • @saalax2022-
    @saalax2022- 8 лет назад +5

    allah yarxamu raximiin
    marxuum maxamed xaashi dhamac gaariye

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 Год назад

    Gaariye oo Kuu macalin ah Nasiip allh ha u naxrsto

  • @mukhtarxaarin3975
    @mukhtarxaarin3975 5 лет назад +1

    Ninkuu usoo dhigay nasiib badnaayaa ilaahow kuu naxariiso

  • @AbshirAwad
    @AbshirAwad 12 лет назад +3

    On the other hand, Camud University is among top 10 universities in Somalia. I really appreciated the guy who import this video, thanks bro...................

  • @warsidchennal2101
    @warsidchennal2101 3 года назад

    Alle Yaa hawnaxariisto abwaan gaariye waa tusaale buuxa oo ay ka haystaan jilasha Somali meel walbay jogaan

  • @abwaananshaxofficial1387
    @abwaananshaxofficial1387 Год назад

    Ilaahow ku naxariiso hibooyin badnaayaa

  • @cadawe14
    @cadawe14 12 лет назад +4

    Ilaahay ha u naxariisto Abwaan Gaariye

  • @sadikmohamedali7905
    @sadikmohamedali7905 6 лет назад

    mohaji dhamac gariye waa nin ka weyn qabiil waa nin kumatala qomiyada somali af ka somalia waana macalin keyga dhabta ee dhanka af somaliga

  • @farhanalmani1772
    @farhanalmani1772 4 года назад

    Alle haw naxariisto kummaan so gaadhin jaamacada cammuud, abwaan gaariye

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 Год назад

    IlIlaahayi haw naxariisto

  • @SOMALIAIRDROP
    @SOMALIAIRDROP 2 года назад +3

    Allow ku naxariiso.🤲🤲🤲

  • @diinihassan3142
    @diinihassan3142 Год назад

    Siyaad bare❤ intaas aad aqrinayso isaga kubaray mida kale siyaad bare waa dhintee allaah yahmah adiga waxaad wadanka u qabatay

    • @abdirahmaanomer3060
      @abdirahmaanomer3060 Год назад

      Xaguu ku baray ragii qoray ee dajiyay isagaa ka mid ahaa
      Caruur ba, soomaali tidhaa ninkani maaha dadkaad garanaysay ee iska aamu.

  • @saidaliabdi842
    @saidaliabdi842 12 лет назад +3

    allow kuu naxariiso abwaan gaariye waalle nin ragg ah oo hadala cadcad ayuu ahaa

  • @firstthing9853
    @firstthing9853 4 года назад +1

    Adigaagan videogan duubaay aad baad noogaa nasiib badaan tahy waayo faylasuuf baa xisaad ku galaaay💜

  • @dawladmohamed5022
    @dawladmohamed5022 9 лет назад +4

    abwaan gaariye macalin qaali ah ayuu ahaa jamacada camuud kuman soo gaadhin llkin waxa ii dhigi jiray wakhtigaygi luuqada somaliga prof daahir active oo macalin aad u qaali ah asaguba gaariyena sxb ahaayen

  • @QaloocanHj
    @QaloocanHj 13 лет назад +7

    Abwaan Gaariye waa Macalin iyo philosopher ilahay cimriga ha kuu dheereyo walee ninkaa nin la mid ah in aan Soomaali oo dhan laga helayn.

  • @fadxiabdirahman2557
    @fadxiabdirahman2557 7 лет назад +5

    ILAHAY HA KUU NAXARIISTO
    JANOOYINKIISANA HA KUGU CASUUMO

  • @mohameddayib4515
    @mohameddayib4515 5 лет назад +2

    one of the best allaha kuu naxariisto

  • @shamisofficial2633
    @shamisofficial2633 4 года назад +1

    Uguduceeya janadii firdooso waa philosopher. Umada somaliyeed la dhuumtay

  • @hal-tusmedia8030
    @hal-tusmedia8030 4 года назад

    Alle how naxariisto gaarriye arday uu macalinu noqday nasiin ayuu lahaa

  • @shevodinio
    @shevodinio 12 лет назад +5

    Aqoonyahaan: abwaan maxamed x.dhamac "gaarriye" wuxuu yahay aqoonyahaanka keliya ee qoray Diiwaanka maansada Soomaaliyeed. ee soo baro gaarriye waxaad tahay qof xanuunsanayee!

  • @abdirizakmohamed8010
    @abdirizakmohamed8010 8 лет назад

    alaaaah yarax ma raaaximiin macalin qaaali ah aleh cimigaad nabarte hakuugu dabi dhaaafo janatul fardowsana hakaawaraabiyo

  • @kayseadan8612
    @kayseadan8612 8 лет назад +4

    ilahay awnaxariisto abwan gariye

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka 2 года назад

    Allaah nasiib uma yeelan In Abwaan Gaariye Uu macalin ii noqdo ilaaheey jano fardoso kawaraabi

  • @abdisamadosman2437
    @abdisamadosman2437 9 лет назад +30

    Jamacada camuud aadbay unasiib badantahay ardayda nasiibka uhelay abwaan gaariye mahad sanid ninkii soo duubay vedio gaan

    • @IdrissMohamedIsmail
      @IdrissMohamedIsmail  9 лет назад +3

      +Abdisamad Osman nasiib ayaan u yeeshay inuu macalin ii noqdo oo afkeena hooyo waxbadan iiga iftiimiyey runtii. anynu u wada ducayno walal

    • @abdisamadosman2437
      @abdisamadosman2437 9 лет назад +3

      +Idriss Mohamed Ismael ilahay janadii fardawsa haka warabiyo wuxuu aha nal ka damay dunida afsoomaliga ku hadasha xaqiiq. ilahay janadisa hasiiyo

  • @shaaficidici8369
    @shaaficidici8369 4 года назад +1

    Alloow kuu naxariiso aamiin

  • @abdiqanimohamud2736
    @abdiqanimohamud2736 3 года назад

    Nasiib iyo hoodo badanaa nimuu gaariye wax udhigay
    Ardeygii nala wadaagay 11kaas daqiiqo oo udhiganta 11bilood aad baan ugu mahadcelinayaaa
    ALLAAH naxariis iyo janno ha siiyo

  • @suhaybmuxumed1933
    @suhaybmuxumed1933 2 года назад +1

    Alla yaa raxma yaa raaximiin

  • @cambaroceebla9710
    @cambaroceebla9710 12 лет назад +2

    AAAMIIN RABI HA UNAXARIISTO ABWAAN GAARIYE

  • @gouleittsheekhxareed1195
    @gouleittsheekhxareed1195 3 года назад +1

    Rabaw Ku naxariiso insha allah .:DxD

  • @abdirahimabdi6748
    @abdirahimabdi6748 5 лет назад

    Ilahow u naxariiso ruux dahira Aya ku jiirteey

  • @TheHiliso
    @TheHiliso 13 лет назад +1

    sheekh cabdi sheelo weyn sidii sii bu u shactireynyaaaaaaaaa

    • @osmanabdi8274
      @osmanabdi8274 6 лет назад

      Hiliso TheHiliso
      Khulad, waa duulayaa iyo Ceelgaabta kkkk

    • @saladmohamed4056
      @saladmohamed4056 5 лет назад

      @@osmanabdi8274 kkkkkkk qoled madaadd hhhhhhhh

  • @nincaancade1293
    @nincaancade1293 6 лет назад +1

    Alla ha u naxaristo

  • @shaafitube4531
    @shaafitube4531 3 года назад

    Alle haw naxriisto ax ax ax ax alla maxa halyay trgay

  • @suhuurabdi1159
    @suhuurabdi1159 8 лет назад +4

    galaaskaasi aadbay nasiib u lahayen

  • @guledcakule9002
    @guledcakule9002 7 лет назад +1

    Alle ha u naxariisto jaanatul fardawsana ha Ka waraabiyo

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 5 лет назад +1

    Kamadaalo dhageysiga gabaygaan Abwn kaaariye Dhamac 🙏🙏🙏🙏

  • @coachayanlexusen787
    @coachayanlexusen787 4 года назад

    Alle Naxariistii Jano Haka Waraabiyo
    Aabihii Afka Soomaaliga

  • @lolkom1
    @lolkom1 12 лет назад

    Walaahi I feel sorry for these people, more than 20 years on and they still can't get over Jaalle Siyaad. Get over it guys, you couldn't equal him alive nor in his death. The biggest proof of Siyaad's legendary is what you still doing today. I'm really sorry.

    • @wajirmemo2883
      @wajirmemo2883 5 лет назад +1

      Siyad Bare was legendar only if you have not understood the word

  • @yusufmohamed7539
    @yusufmohamed7539 3 года назад +1

    Maalin maalmaha ka mida oo aan ahaa secondary level ayaa abwaanku noo yimi alla yarxamu xiligaa ma fahansayn qiimaha uu lahaa abwaanku runtii waxanba la yaabana wuxu isla jejebinayo, lkn dib ayaan ka qoomameryey markaan ogaaday qiimahiisa iyo sidaan ubeerdareeyey ala aqoon daroy ba,

  • @ahmedhussein7095
    @ahmedhussein7095 5 лет назад +1

    Alle ha kuu naxariisto abwaan/aqoon-yahayn:-Maxamed xaashi Dhamac(Gaarriye).

  • @shirecabdi1446
    @shirecabdi1446 6 лет назад

    Nasiib badanaa ninuu gaariye macalin u ahaa alle ha unaxariisto

    • @abdirahmanmohamed8122
      @abdirahmanmohamed8122 6 лет назад

      Was he a teacher or mad person? If he was teacher,than I know now why Idoors are shit people. It's tragedy to share a country with Idoors.

    • @rzacck
      @rzacck 4 года назад

      @@abdirahmanmohamed8122
      Alle haku caafiyo waad buktaaa ee

  • @muhyiawilguure7466
    @muhyiawilguure7466 2 года назад

    Ilahaw ku naxariiso

  • @apdulahijama6
    @apdulahijama6 4 года назад

    alle ha unaxariisto 2020-03-11

  • @ladanfaysal7765
    @ladanfaysal7765 6 лет назад +1

    Masha Allh Calsskasi nasiibu leyahay

  • @rayaaleatoore709
    @rayaaleatoore709 5 лет назад

    allaha unaxariisto abwaan gaariye waan xasuustaa casharkaasna goobjoogbaan u ahaa

    • @Mame619
      @Mame619 5 лет назад

      zhp imisadii bay ahyd

    • @libanhassan5221
      @libanhassan5221 2 года назад

      Allaha unaxariisto wll lakiin abwaanku reer sh isxaaq qolamuu ka ahaa

    • @allahwithmeneverbedeprived3494
      @allahwithmeneverbedeprived3494 Год назад

      ​@@libanhassan5221
      Subeer awal-ciise Muuse

    • @SakariyeXuseen-j9e
      @SakariyeXuseen-j9e 2 месяца назад

      alle ha unaxariiste subeer awal sacadmuuse ayu ahaa ​@@libanhassan5221

  • @CabdicasiisGuuledtifow
    @CabdicasiisGuuledtifow Год назад

    Allow Kuu naxariiso❤❤

  • @cabdiqanimuztafeh2559
    @cabdiqanimuztafeh2559 5 лет назад

    Alle haku naxriisto

  • @abdijamah7083
    @abdijamah7083 9 лет назад +2

    Gaatiye (AUN)

  • @cabdirisaaqcalirasta1037
    @cabdirisaaqcalirasta1037 3 месяца назад

    Ilaahayow godka ku jannee

  • @hairaadsan716
    @hairaadsan716 9 лет назад +8

    Abwaan somaliyeed hadii la sheego waa Gaariye iyo Timacade allah ha u naxariisto. waxa kale iska quba. And for you fools who think we should forget our history () the struggle and victory of 1988 and lunacy of afweyne), bear in mind the reasons why Wall Street stock brokers had to be careful is they didn't want to repeat the crash of 1930. The day they forgot and let go of the past, we had the disaster of 2008. The past is what makes the present.

    • @MrDrezzy007
      @MrDrezzy007 7 лет назад

      gobanimo !!!!!! well said my bro.

    • @camayabdi1153
      @camayabdi1153 7 лет назад

      Ha i raadsan Timacade iyo Dhoodaan

    • @Abdalebulbul
      @Abdalebulbul 6 лет назад +1

      Ninka uu gabygisa akhriyayo ee uu falnqynyo muna isgu abwan ahayn

  • @qadawawrabaax5793
    @qadawawrabaax5793 11 лет назад +8

    Fadlan kala saar Abshirow Somaliland iyo Somalia.. Camuud maaha dadku ka bartaan sida wax loo dilo ee waxay ka bartaan sida loo dhiso taana somliland ayaa caaank ku ah

    • @DIIWAAN25
      @DIIWAAN25 6 лет назад

      Adeer wax lakala saaro malahane isku xishoow somali aya tahay

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 3 года назад

    Mafahmin

  • @somalireader6743
    @somalireader6743 7 лет назад

    allaha u naxariisto

  • @Diri-ml7lk
    @Diri-ml7lk 5 лет назад +2

    Abwan aaad wlhi uqiimo bdn alaha unaxriiste wan ku duceyya wlhi ninki so dubay vidio gan bro xzuz iyo wanad dadka ureebtay ...ilahy walhtigaa mu inooleyo wlhi nasiib aay lahayen cidi lakulantay malnta

  • @wadaniga
    @wadaniga 2 года назад

    Cawa badanaa nimay cawaro ka kacday
    Waryaa shacab ka ka kiciya siyaasiga somaaliga ee iimaan ka la.

  • @sabnoziyabto1946
    @sabnoziyabto1946 5 лет назад

    Alllah yarxam aya dawanaya 04.08.2019?

  • @flognships
    @flognships 12 лет назад +1

    jaamaca cuqdada iyo calool xanuunka miyuu macalin ka yahay odagu war ciyaalka wanag bar in illahay kuu naxariisto

  • @abdulbasito5778
    @abdulbasito5778 8 лет назад +4

    sxb classkiinaasi aadbuu u nasiib badnaa waxani xiisad ka badane ,muuqaalo kale maka haysaa abwaanka walal?

  • @cqaniahmed4831
    @cqaniahmed4831 Год назад

    Dadka qoraya English ayaaan la yaabanahay

  • @MissionMarvelous
    @MissionMarvelous 13 лет назад +1

    War waa maxay iidoorkan aad uu malaysiid inu ka soo dhargay khamri iyo khaat? LOL Ta labad, he's obsessed with Madaxweyne General Muhammad Siyaad Barre. hahahaha
    Odaykan walan, kii ka dhigtay macaliin ba ka sii liiday. lol

    • @allamaganilkacase204
      @allamaganilkacase204 7 лет назад

      Waar waad xanuusanaysaa wax isku fal abwaanku wuu dhintee waxba Haka sheegin
      Wuxuu ahaa abwaaan wayn
      Wuxuu ahaa ragii qoray ereyada somaliga
      Wuxuu ahaa macalin wayn Allah haw naxariisto abwaan maxamed xaashi dhamac gariye

    • @fathihassan1223
      @fathihassan1223 7 лет назад

      MissionMarvelous shame on u dadka dhintay afka kala bax

    • @mo.ziyaad6216
      @mo.ziyaad6216 2 года назад

      Wax isku fal nio asqayy

  • @wadani412
    @wadani412 13 лет назад +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Ninkan markaa arko waxan is waydooyaa dhow suaalood
    1. Socsocdka intan leeg ma fiilxumadiisa ayuu daka ka qarinaayaa
    2. ma markuu yaraa ayuu fooq ka soo dhacay oo maskaxdiisa ayey calaamatusuaal saarantahay,
    3. waxaan hadan is idhaa mise abwaanimadaa noocan leh
    isku soo wada geetoo waa abwaan soomliyeed mucaaradna kuma ihi waa suaalo aan ubaahnahay ninkii inuu ka jawaabo.
    3.

    • @hamzejama9261
      @hamzejama9261 7 лет назад

      m

    • @hamzejama9261
      @hamzejama9261 7 лет назад +1

      mala caani ayaaad tahay waryaaa abwaanka afkagaag ka jeeedi nacas yahaw

    • @habzaezzaezza1894
      @habzaezzaezza1894 5 лет назад +1

      Caqligaga su'aalaha is waydiyay aya cadeyayba inad faruq thy jawabna nocaga masine abwanka ka lexo laydh haka qate

    • @ridwanabdi4510
      @ridwanabdi4510 5 лет назад +2

      @wadani412 Let me tell u some thing "you are good for nothing "?this is a hero man in our history

    • @wow2wow744
      @wow2wow744 5 лет назад +2

      War quraxdad sheegayso melku gaadh waa marxuun hada dhiintay wana qofka keliyaa aan ugu jecelahy sugantisaa lkn adi matiid qof wangsaan ee xishood

  • @Qoordheere.
    @Qoordheere. 12 лет назад +1

    allow kuu naxariiso oo janatul fardowz kaa waraabi