Комментарии •

  • @sultantatiko2379
    @sultantatiko2379 Год назад +116

    Waa xalad aan soo maray lkn iminka wan ka gudbay way adag thy qof aad jecashahy
    Marku xalkinu muran ka bixi wayo lkn sidas ayn go’aan kaga qatay aad ayey u adag thy samraa sadiki wa hela, ilahy ha is fahansiyo inta is jcel 💝🔐 naftayda rali ha noqoto 🔐
    Naf jacel la dhibtonaysa hadana qofkii u jcela uu san ogayn
    Dhib aya ladhaha, bal kawaran naftii aad intaas oo dhan
    Usoo dhibtoonaysay owgeed oo bahdiL kala kulantay
    Waxay ahayd qayb qurex oo kamid ah nolashayda
    Iyadu lkn marnaba may dareensanayn , naziip -xumo
    Anon u mujin ayuu waqtiga nakala fogeyey muuqedo
    Mudo sanad aya igu danbaysay ,, Allah meshaad jogto
    Hakugu amansado (s) inan calafka isku began rajayniya
    Haddi kalena nin rageed ku dhaqda ku ilaliya sida boqoradaha
    Kugu Ducayniya ❤️‍🔥
    Jacel markad waydo xanun badana markaad haystana qurexbadana
    Calaf wa cajiip wa calemo dad wado 🍁
    Qofka aad jecashahay si walba hadu ku xumeyo adiga wax yaro dhibata ah inay soo gadho ma jeclid anigo mar waliba farxad ayan u rajayniya markan kala tagnay xariir badan wan sameyey lkn mid an u jecladay san u jcelaaa majiro wale qofka jeclata unba ku dawaynkara 💔💔 jcel dambe wan xiray calafku mido uu iso xula ayan sugaya 💔😕
    Hda ka heshay like sar zhp wa ii xasus
    Face book iga soo qabo ( sultan apdi rahman tatiko) ❤

    • @cabdihakiin123maxamed7
      @cabdihakiin123maxamed7 Год назад

      Inshalah zxp😌😥

    • @Uus998
      @Uus998 Год назад +1

      Walh wa xanun qofaa is jeceshiin hada calfanin runtii ilh wax qeer qawe ku rajena Inshaa’Allaah 😢

    • @Ma_Ah_Mo
      @Ma_Ah_Mo Год назад

      Wa ruun wlhi

    • @farxiiyaxuseen6977
      @farxiiyaxuseen6977 Год назад +1

      ax ax wllhi qalbiga ayan ka daremay qof aragy ayuunba daremi kara qofkaan aduunka ugu jecela wax Walba darti u samyay aya cidla igaga dhaqaqay walina waan jecelay isna imaba daremayo 😭😭😭😭😭😭😭 kun qofo I I jecela ayan aragay mana amini karo

    • @sacdiyaluula4329
      @sacdiyaluula4329 Год назад

      Oh bedel khyr qaba wll

  • @nastehyusufahmed809
    @nastehyusufahmed809 Год назад +16

    Heesaha wxa ka fican quranka

  • @qadrasuleiman
    @qadrasuleiman Год назад +8

    25 June 2023 inta iga dambeysa Dawn doonta slma ❤🥺❤

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 4 месяца назад +2

    Ax ax 😢 hees ❤ ♥ 😍 xanunah

  • @ABDIKASH
    @ABDIKASH Год назад +8

    hees xasus mudan old is gold
    dad waa dadkii hore🥺♥️

  • @abdizalaan671
    @abdizalaan671 Год назад +13

    13/3/2023🥹❤️ 4:00 glbnimo ban dhagesanaya cawo iyo nazibey calaf waxu nasiiyaba ma isla cuni doona🥰 xiligede igu timid nolol wcn ban rjeyha idam alle

  • @Xamsecanadi
    @Xamsecanadi Год назад +11

    Cudur aan la filaaniyo
    Cilad weeye caashaqu🥺

  • @xamdakayse
    @xamdakayse Год назад +9

    29/1/2023 malin axad ah sacada 12:59 waa taarikh aan xusidoono ❤💯 cudur weeyi caashaqo caado wuxuu uleeyay nafda in uu cadaad shee 🥰

  • @NASIBLAY
    @NASIBLAY Год назад +5

    Qisadeda hadan qoro qalin ilmeyn laa ax😭😭😭😭😭😭

  • @Suhuur-o2b
    @Suhuur-o2b 8 месяцев назад +4

    2024/1/4/ waxan jecladay inan Abdirixiin laa DhaaH0 Maana Aawoodo inan u ShegTo 😢 Lakin wan jeclahay Alle Haa ku Dayo wan ku Jeclaan Donaa mCn ❤

  • @AaminaAadan-do7rl
    @AaminaAadan-do7rl 10 месяцев назад +2

    18/5/2021 waa markii igu horysayo Ana waxaa jeclado lkn kuma guulsan ilaa hadan wan jeclhy 😢😢😢

  • @mahadmaxamed3140
    @mahadmaxamed3140 4 месяца назад +2

    Heestan waa hees dareen jacayl leh waxa I bartay jacaylkayga marwalba waan dhagaystaa habeen anagoo meel buura jawi
    Ku wada qadaneyna gadhiga dhexdiisa ayay heestan noo daartay iyada ku xasuusta waxayna igu noqotay xasuus gaara❤nafta Maan canadeen heeso minibar cayn tahay cuura ma curiyeen Walee kuma cananteen cananteen🌹cosob baxay lamoodyay cawo iyo nasiibey calaf wuxuu na siiyaba isla cuni doona Isla cabi doonaa💋💋14/5/2024=11:11 pm habeen arbaca soo galayso

  • @aadanshiidaaye3597
    @aadanshiidaaye3597 Год назад +2

    10/10/2023 😮 sacadu waxay tahy 2:10 Calaf wuxu nasiyaba isla Cuni dona IDIL ❤🎉

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 29 дней назад +1

    Cajiibul Cajaaibaat

  • @abdirashiidabdirashiid86-xs7of
    @abdirashiidabdirashiid86-xs7of 7 месяцев назад +2

    Still 2024🎉🎉🎉

  • @fowziomohmed160
    @fowziomohmed160 Год назад +6

    Hesti bartidu dhiagy wlhia❤

  • @armaankhadar7091
    @armaankhadar7091 Год назад +2

    In kastu ereyada heesta xooga yara qalday balse laxanka io codku waa top level ❤

  • @CabdullahiCali-ww3jy
    @CabdullahiCali-ww3jy Год назад +3

    Wallahi waa lasso maray dhibkas halis waaye caashaqo wasa ka godlesstay😥😥

  • @aliasmile1629
    @aliasmile1629 Год назад +3

    Isniin 6 / 3 / 2023 saacada 1:19
    Wxn la frxsanahy my love kyga allah nabad hayskukaya tuso inshallah❤️

  • @zakiyareofficial2322
    @zakiyareofficial2322 Год назад +2

    Sxb kay a jibaar gacaliye keep going

  • @SUNDUSSunduspharah
    @SUNDUSSunduspharah 7 месяцев назад +1

    Alle waxa uga baryaya Inu Calaf ugu darin qof Ilintiisa sabab u noqdo💔😭

  • @aymanmusic6721
    @aymanmusic6721 Год назад +3

    Hees xasuus midan ali najiib ayaa hore u qaaday inkastoo ay qaraami atahay oo looga horeyaay cali
    Waxaan ku cawayaanayaa hebeen axadi sii baxayso oo soo gelayso isniin 11:30diidnimo magalda burco
    20/82023 cidi iga danbaysa like ha ila dhaafin ❤🎉

    • @HafidhaCuzub
      @HafidhaCuzub Год назад +1

      Habeen isniiin ey baxeyso aniganeh😂😂

  • @amalfarah2930
    @amalfarah2930 Год назад +2

    Oh cabdijibaar sow heestaba ada lagugu talogalay

  • @almubarakherbal7067
    @almubarakherbal7067 Год назад +6

    Cudur aan lafilaaniyo cilad weye cashaqu cadha wuxu uu,leyahay nafteydhu cadabshe 🥺💔

  • @ruqiyaali-ql8fd
    @ruqiyaali-ql8fd 11 месяцев назад +2

    Allah
    Blessed me with diamonds no One else❤

  • @laylaahmed813
    @laylaahmed813 9 месяцев назад +7

    Who is still there 1/1/2024 😫😥

  • @SuliemanAli.
    @SuliemanAli. Год назад +4

    Ninkani Heestan wuu Ka baxsaday👍

  • @sundus_updirihmaan
    @sundus_updirihmaan Год назад +2

    Ayyyy Codkiisa ❤🤴😭

  • @xasancumaribrahim6950
    @xasancumaribrahim6950 Год назад +8

    2010 ayaan dhageysan jirey ruunti heestan xasuus weyn ayaa iga ladahay weliba anoo jaceyl barad ah

    • @mulkiibrahim3670
      @mulkiibrahim3670 Год назад

      1988 ayaa Laqaadey heestaan Waxaa lahaa Maxa.uud Xaaji Cali Geywaroow Xamar Maqaayadaha Basaska.Bacadlayaasha Iyadaa ka Shidnaan Jirtey xasuus Ninkii Lahaa Hada Wuu Xanuunsan yahay Allaha Xaafiyo..

  • @upahabdikhadar8481
    @upahabdikhadar8481 Год назад +4

    ❤ ninba tiii cajabisuuu …….🍾🫶🏻🖤 gcaliye 4:23

  • @falishayir5712
    @falishayir5712 Год назад +6

    One of my favorite songs😢

  • @ayanabdi9729
    @ayanabdi9729 Год назад +3

    Hesta iyo fannanka codkisa igagadan❤jah hesta xasus lee udagsta

  • @AsmaMohamed-u7z
    @AsmaMohamed-u7z 10 дней назад

    Caado wuxu uleyhy nafta inu cadaadshe😢😢😢

  • @KaabeChannel23
    @KaabeChannel23 Год назад +1

    Amazing hees xasuus ah weeye

  • @nusayma-td6kg
    @nusayma-td6kg Год назад +4

    CuDur Aan LaFiLan iYo cilad Weye CaashaQu💔😞

  • @Ifrahaden4464
    @Ifrahaden4464 Год назад +2

    Masha allah 🎉❤

  • @sabriinahaji2003
    @sabriinahaji2003 Год назад +7

    Heestan😢bishi sagaalad 2022 ano tahriba wiilba iqadi. Jiray cosob baxay lamodye🥹 heesta ana uma firsan jiray busy ku aha tahriib

  • @bajadhuunyare3785
    @bajadhuunyare3785 Год назад +2

    Cali najiib heestiisii🙏

  • @nasuraay8351
    @nasuraay8351 5 месяцев назад +2

    Heestaan aad ban u jecelahay iyado xaaladu igu xun tahay baan dhagaysan jirey 2023 ki isla haddana 2024 waan dhagaysayana iyado isla sidi xaaladu igu xun tahay

  • @jaamacabdilaahiyuusuf86
    @jaamacabdilaahiyuusuf86 Год назад +2

    Cabdijar Gacalie fanaan fan ka tagay

  • @DEEQ
    @DEEQ Год назад +2

    Wallee isaga iyo ali najiib kaaf iyo kala dheeri

  • @Arizgirl27
    @Arizgirl27 4 месяца назад

    🥺🖤HEESTAANNNNN

  • @AymanAbdirahmanhussein
    @AymanAbdirahmanhussein Год назад +1

    Hees xasuusta kamid ah😢😢😢

  • @abdullaminmohamed3748
    @abdullaminmohamed3748 10 месяцев назад

    Cisoob baxay la moodyeey❤❤❤😊😊

  • @AmranMustafe-ep4ul
    @AmranMustafe-ep4ul 2 месяца назад +1

    9/8/2024/12:14/Duhurnimo Malin an xusi don Hadi an culaysaka ihysta iga dago😢

  • @cabdiwalikayse
    @cabdiwalikayse Год назад +1

    Hees mcn weeye

  • @Abdinasir-tq8ge
    @Abdinasir-tq8ge 3 месяца назад

    old music my favorite❤❤❤❤❤

  • @ZaamMohammed
    @ZaamMohammed 10 месяцев назад +1

    What a song

  • @AA-ut5wb
    @AA-ut5wb Год назад +2

    I'm firs One Came here

    • @AA-ut5wb
      @AA-ut5wb Год назад

      👏👏💯💯💯

  • @ahadkafu493
    @ahadkafu493 Год назад

    cawo iyo nasìbi calaf wuxu nasiiyaba ma isla cuni doonaa 💯💯💯

  • @falastiin6744
    @falastiin6744 Год назад +1

    Ayyy codkiiza

  • @adenyussuf5344
    @adenyussuf5344 9 месяцев назад +1

    Xasuus ❤ the memories

  • @joharofarxaan8901
    @joharofarxaan8901 Год назад

    Ayy codkisa mcn waye wallahi

  • @ClrisaqMaxamed-c1q
    @ClrisaqMaxamed-c1q 2 месяца назад

    Maacruf ❤😂😂😂🎉😢😢😢

  • @marwamahad9257
    @marwamahad9257 Год назад +2

    Codkiiza🥰😎

  • @Haaaajiracabdle0249
    @Haaaajiracabdle0249 Год назад

    Hore usoco hpo mcn❤

  • @aarshepouy7863
    @aarshepouy7863 Год назад +2

    6/4/20/23🥀1:00 hamnimo Dhegeysanayaaa injoy time

  • @fardowsonuur5741
    @fardowsonuur5741 Год назад +5

    Heeso midiba ceyn tahay awgaa ma curiyeen waalid ima canaan teen weye erayada waxbuu qalday

  • @Ayni88
    @Ayni88 Год назад

    Cabdijibaar gacaliye heesaha remix ka aad buu ugu cod wacanyahay

  • @ridwanabdi7618
    @ridwanabdi7618 Год назад +2

    What voice!!!

  • @hodaahmed4676
    @hodaahmed4676 Год назад +2

    Unforgettable night 27/2/2023💔

  • @sabaadabdirahman44
    @sabaadabdirahman44 29 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @FihimaAden
    @FihimaAden 3 месяца назад

    2024/6/18 malin isniin ah xasuus jcyl ❤

  • @rasaaqahmed
    @rasaaqahmed Год назад +2

    20 August 2023
    6:33pm 😊

  • @aligarad2067
    @aligarad2067 10 месяцев назад +1

    26 /11 / 2023 malin xasus mudan an dageysani haya

  • @faysadahir5193
    @faysadahir5193 Год назад +2

    1/2/2023 Arbaco 1:17pm😌

  • @haypsanaxmed642
    @haypsanaxmed642 Год назад +2

    Waakuhaysta hesta😥😓

  • @MohmuudMaxamad-vh3cs
    @MohmuudMaxamad-vh3cs Год назад

    Wllhi way fadhidaa heesta

  • @fadumosicid2074
    @fadumosicid2074 Год назад +1

    2014 maalin xasuus mudan😢😢😢😢

  • @shiinomdaahir9741
    @shiinomdaahir9741 Год назад +1

    08/08/ 2023 dhageysanaa

  • @khadrayounis
    @khadrayounis 10 месяцев назад +1

    Walhi hestan man fahan saneyn waxa Iso diri jiray 2018 ina aderkay oo 🇬🇧 joga Ana waxan fahmay isla hada ano Marwo ah wana 6/12/2023 waxan is jecyln wil Ila yaranteydi jogna USA 🇺🇸 Ana jclkeyn Ku mashqulsana is a family ga rabay laman hadly jirin hestan I nafta igaga qaday Ana waxy ka hadeysa ma aqon ano TikTok iska waregaya ayan arkay iyado qorala on fahmay hada waxan ahay marwo+hoyo is a wali singal Wax khyr qabta ayan Alla uga baryaya

  • @AmalIlyaz
    @AmalIlyaz 19 дней назад

    Caado wuxuu uleeyahy nafta inuu cadaadshee 😢😭

  • @jaamalaadan-dz9ku
    @jaamalaadan-dz9ku Год назад +1

    𝘸𝘢𝘺 𝘮𝘢𝘤𝘢𝘯 𝘵𝘢𝘩𝘺 𝘸𝘢𝘭𝘩𝘪

  • @Sharp.shooter-e1n
    @Sharp.shooter-e1n Год назад +3

    Beautiful song 🇸🇴❤

  • @zelma_ahmet
    @zelma_ahmet Год назад

    After 4yrs incha Allah am gonna wait that day 😢

  • @nasraabdalla7770
    @nasraabdalla7770 Год назад +12

    Best song 🎵 ❤ olde is gold ✨ 👌 💛 🙌

  • @mazcuudgaalaerigaryar9653
    @mazcuudgaalaerigaryar9653 Год назад +1

    Cosob baxay la moodyeey🥰

  • @asmahassanabdirahman529
    @asmahassanabdirahman529 Год назад +4

    One of my favourite song ♥️🖐️💞

  • @aaqilyare279
    @aaqilyare279 Год назад +1

    🥺buuraha lama dul carareen😔

  • @nastehamohamed9787
    @nastehamohamed9787 Год назад +1

    Cawa iyo nasiib

  • @roodomohamud
    @roodomohamud Год назад

    Axyaa hees

  • @NadiiraXuseen-kq2et
    @NadiiraXuseen-kq2et Год назад +1

    6/23/2023 jimce 😮😮

  • @maxamedsiyaad5241
    @maxamedsiyaad5241 Год назад +1

    Hesti halkegu dhigay wlhi.

  • @abdiqanimohamed3298
    @abdiqanimohamed3298 Год назад +8

    One of my favorite songs❤

  • @XakiemaApiipAlih-nx6zx
    @XakiemaApiipAlih-nx6zx Год назад +1

    10/6/2023❤🤤🥺fav song

  • @amuun_xoxo
    @amuun_xoxo Год назад +3

    Fav song💗🥺

  • @ahadkafu493
    @ahadkafu493 Год назад

    legend of legends❤❤❤❤🎉

  • @hibaqabdi63
    @hibaqabdi63 Год назад

    Jacayl soy soy 2023😢😢😢

  • @abdinasirjamac4779
    @abdinasirjamac4779 Год назад +3

    heestan miraha waxaa lahaa Cabdi jacaf waxaa qaadi jiray Maxamuud xaji cali Gaywarow oo hada 01 2023 geeriyoday alaha unaxariisto

  • @sahalseki216
    @sahalseki216 Год назад

    codka jah wllo hda qur aanka soo duuup aan dhgeysanee wllo

  • @Abdirahmaan-indho
    @Abdirahmaan-indho 6 месяцев назад

    2024

  • @simanabdalle8958
    @simanabdalle8958 Год назад

    Love😂🏃‍♀️❤

  • @HamdaMohmoud-o5h
    @HamdaMohmoud-o5h Год назад

    5/4/2023❤ maalin xasuus mudan 😢

  • @SaadaqMursal-qb2td
    @SaadaqMursal-qb2td Год назад +1

    The Best song of the world 🌍😍🌍😍

  • @najaxnashaad7956
    @najaxnashaad7956 7 месяцев назад

    Somalidu way wada dhawacan tahay 😢2024 😢

  • @badrajamal2117
    @badrajamal2117 Год назад +1

    28/1/2023 Sunday in istanbul🥺

  • @Shiitalquen
    @Shiitalquen Год назад +1

    15/03/23❤❤❤

  • @jamaali976
    @jamaali976 Год назад

    Singer man by @Abdijibaar gacliye

  • @honmouse7651
    @honmouse7651 Год назад +1

    Cudur aan filaniyo cadow weeyi caashaqu

  • @adnachama9607
    @adnachama9607 Год назад +1

    15/2/2023🥺❤