DEG DEG Kumanaan Ciidamada Jubbaland O Kubaxay Ciidamadii Raaskanbooni kadagay Ee Xamar Lagasoodiray

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 ноя 2024

Комментарии • 67

  • @DarodunitedDarodunited
    @DarodunitedDarodunited 3 часа назад +2

    Sade Darod Jubaland guul gobonimo iyo midnimo .............................Abshir.....................Darod midnimo.

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 5 часов назад +8

    Raaskaanbooni waa meel geeri go'an ah. Ciidankaas DFS haddaysan u baxsan dhinacaa iyo Kenya waa la cunayaa

    • @ShirkaaraXuseen
      @ShirkaaraXuseen 4 часа назад +2

      Drone ayaa joogto.halkee looga dhuumanaayaa

  • @jamaalxasan9572
    @jamaalxasan9572 4 часа назад +6

    Nin garac ah anigu mashegin balse nin daroda xabad jubalan kuridimayo balse ciduu yaha ayuu utagi

  • @warisnur6540
    @warisnur6540 5 часов назад +6

    Kuwa yimid iyo kuwa ku baxayba waa wiilal yaryar oo Soomaali ah ilaahoow maslaxo dhexdhig.

  • @Johnniedallas214
    @Johnniedallas214 3 часа назад +2

    Guul iyo Gobanimo Jubaland ❤❤❤

  • @Soofehirre11Maxamed
    @Soofehirre11Maxamed 4 часа назад +2

    Axmad guul❤❤❤❤❤❤❤

  • @musemuse417
    @musemuse417 4 часа назад +2

    Ummada ha isku dirin weriye ku sheeg baad tahay. Xasan iyo Axmed madoobe mifna khayr iyo faaido kuma aragno.

  • @AbdiNasir-n5h
    @AbdiNasir-n5h 4 часа назад +2

    Gul gul gul hambalyo hambalyo hambalyo madexwayne axmed maxamed Islam oo manta ku gulaystay dorashadi kismayo ka
    dhacday hambalyo ayan ku leyahay
    walal madaxwayne axmed sh maxamed Cali Islam, Allah hakuku
    Xafido xilkas Aad u qaday umada rer jubaland...

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 4 часа назад +3

    Ahamed -waa shabaab

  • @MushjariCeelbardaawi
    @MushjariCeelbardaawi 4 часа назад +1

    Ģuul guul axmed maxamed islaam

  • @AdanCali-qi1mn
    @AdanCali-qi1mn 3 часа назад +1

    Axmd iyo xasan toona somaali meel umawadaane alle ha isfahansiiyo soomaali

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 5 часов назад +2

    guuuul jubalan allow lajir guuul midnimo xaqudirir jahaad wadani libaxyo xawuditir birjex guuuul ciidankayga libinside cadawgin allow jabo guuul🤲🤲🤲💪💪🦁🦁🇬🇲🇬🇲🔥🔥🦁🦁🇬🇲🇬🇲🔥🔥💪🦁🦁🇬🇲🔥🔥🙏✌️

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo 5 часов назад +2

    Adeerkeen Ahmed waa inuu umada kahor tagaa. Wali ma dhicin nin masuul ah oo 20 sano uu maamul goboleed meel ugu xirnaado. Inagaa dad ugu xigna inagaana leh adeer umada ka xishoo oo dhalinyarada fursad ay wax ku hogaamiyaan sii.

  • @RaxMo-mk9eh
    @RaxMo-mk9eh 4 часа назад +1

    Adigane soo raac maleeshiyada axmed madoowe wato

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 5 часов назад +2

    Ha la Soo qabqabto Mooriyaanta tuugada Xamar Laga keenay kkkkkk

  • @BADHADHE
    @BADHADHE 4 часа назад +2

    Asc anfac midea Warkaga wa sax balse labo mel ayad ka qaladay raaskamboni dagmada badhadhe ayey hos tagta ninkan kamboni joga waxa ladhaha muxumad fanax ok

  • @Kihkjc
    @Kihkjc 4 часа назад +1

    Dabalnimo badana sas ayku raban in ay madax kunoqdan hasugina in ad somali mamushan

  • @hanadofficiallychannel2263
    @hanadofficiallychannel2263 4 часа назад +2

    Hassan sheekh down😂

  • @DarodunitedDarodunited
    @DarodunitedDarodunited 3 часа назад

    Harti Darod Jubaland guul gobonimo iyo midnimo..............Abshir....................Darod midnimo.

  • @yusufdaahirfaraax3779
    @yusufdaahirfaraax3779 4 часа назад +1

    Ahmed madoobe waa darood mustafe cagjar liyuu ssc firdhiye siciid deni gurgurte iyo irir soo soco siradey ragu wuu ku sugayaa

  • @DarodunitedDarodunited
    @DarodunitedDarodunited 3 часа назад

    Kumade Darod Jubaland guul gobonimo iyo midnimo....................Abshir.................Darod midnimo.

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 4 часа назад +1

    Xasan xaarash Qaran
    Waa taladi ugucumayd o Qof masul dawladed sheganaya Qado in labacidan o wada dawlada.ah inay iskahorkento ilado dodabamaraysa
    Cadawgi laladirirayey.

  • @user-vg9kt7up4s
    @user-vg9kt7up4s 3 часа назад

    Axmed Madoobe guul iyo gobanimo ❤🇸🇴👍 Mooryaanta Xasan Sheekh iyo Xamse Qoowsaar shaqo fiican ka qabo iyo wayaanada meesha lakeenay

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc 3 часа назад +1

    ANFAC MEDIA ILEEN WAA SHAQAALE AXMED MOORYAAN UH FOLLOW GEENI WAAN IDIN KALALAABANAYNAA❤❤❤❤❤❤

  • @DarodunitedDarodunited
    @DarodunitedDarodunited 3 часа назад

    Tanade Darod Jubaland guul gobonimo iyo midnimo....................Abshir..................Darod midnimo.

  • @Abshirmuxumed-n1n
    @Abshirmuxumed-n1n 4 часа назад +2

    ❤❤

  • @bby6
    @bby6 3 часа назад

    Mr qabuure faagte mooryanka muqdisho joga iyo teamkisa way maalin riyooden viva jubaland state of Somalia and madaxweyne Ahmad Mohammed Islam guleyso marwalba inshallah

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز 17 минут назад

    Haday Noqoto Qabiil in loo Dagaalamo Nikii Carari jirey Baa Cararaaya Sidii Siyaad Bare iyo Ganaraal Caydiid ❤

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 Час назад

    Hambalyo mw. Seyid axmed islaaam. Maashaaallaah. reer jupalaanow waa in aad Dagaal adag la gashaan. Maamulka Hawiye Action group ee Xasan dhiiqo horjoogaha u yahay. Waa in aad ciqaabtaan. Meelkasta kula Dagaalantaan.

  • @maxamadAhmed-c8z
    @maxamadAhmed-c8z 4 часа назад +1

    Axmadow wiilaasha la keenay raas kenbooni waa wiilal somaliyed waa go doon marka ha layniin hubka ka qaado iskana fasax waa wiilal somaliyeed oo baahan

  • @AxmedDuufaan-uw3sb
    @AxmedDuufaan-uw3sb 3 часа назад

    Weriye aqoon u leh saxaafadda oo runs runsheeg oo warbixintiisa lagu kalsoonaan karo.

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 3 часа назад

    Comments Axmed Madoobe waa hal shaqsi yaan la isku dhamayn dhalinyarada Soomaaliyeed ee ciidamasa sh wiilka Axmed Madoobe kuma dhimanaayo wuxuu daar dheer oo Hal malyan uga gasay Emaaradka.

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 5 часов назад +1

    raaskanboni maxaa yaala waa malakumoodkoodaa wadaa nin diyaarado keentey see ubaxsanaacaawa kaliya waxaa haystaa ciidamadaa2daran mid dooro

    • @ibraahimmahamud5148
      @ibraahimmahamud5148 4 часа назад

      Axmed dhuxuleyste iyo shabaab waa iskumid wax ey isdhaamaan majiraan ilmahan uu qaldayaa walee sidii shabaab cml baa diyaarad lagu duqeyn dhulkaa lala jarayaa jubbaland wax la dhahaa majiraan ninkaas meesha shabaab buu ujoogaa khainka

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 3 часа назад

    DAAROODOW MIDIWA SI CADOWGA UU SAN IDIIN SOO DHAXMARIN

  • @maryancabdulaahi6144
    @maryancabdulaahi6144 3 часа назад

    Ciidanka maweynan ahaan Somali maxaa sharcidaro kadhigaay rastanboni lagaxiigaa xugadalka waykudhaartan rastanboni iyo ratcaseeyr

  • @omarshirwa
    @omarshirwa 4 часа назад

    SOMALI IN LA WADA GUBO OO LA QAYBSADO AYAY KU FIICANTAHAY DAGAAL IYO DULMI MA LAGU JIRAYAA ILAA QIYAAMAHA WAA YAABE MEEL AAN GUBANAYN MAJIRTO WAA UMAD DIIN LAWAYAAL AH OO MUSLIM AFKA KA SHEEGTA

  • @AdanCali-qi1mn
    @AdanCali-qi1mn 3 часа назад

    Hooyadaa daarood wasye wXba xasanka qaadimaysaan waa nin iri

  • @karlesk6498
    @karlesk6498 4 часа назад

    La haystayaal is haysta ,isma garasha dhantaay mata da gumadaay geerida ku farxaday

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز 20 минут назад

    Way Soo Qaban Kartaa DFS Axmed Madoobe Oo Ah Jaajuus Etopia U Shaqeeya ❤

  • @DeeqSheekh-yn2ch
    @DeeqSheekh-yn2ch 3 часа назад

    Xassan sheekh nin hayin aha ayaan moodaynay oo wadanka isku wadayee maidan ayuu ahaa?

  • @Johnniedallas214
    @Johnniedallas214 3 часа назад

    Bombagdishu aya imika nabad ahayen markasay dodonaysa inay dagal ka sameyzo meel nabad ah Mooriyanta wadanka inlaga qabta

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 Час назад

    War hooy yuu gurguurte isku kiin jabin reer D5 u gurmada kismaanyo hoy

  • @hibo7569
    @hibo7569 4 часа назад

    C'est incroyable vraiment c'est fou ce pays,ce gens là tous ils veulent l’argent mais le pays et peuple sont malheureux, pour nous ni le président ni les fédéralisme rein sont bons, quelle dommage ce pays est mal gouverner 😱😱😱😱😪😪😪😪😪❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹

  • @TmmmChcc
    @TmmmChcc 3 часа назад

    Guul iyo geezinimo reer jubolaand waa hubaa xasan wiilal hooyadood dhib kusoo korisay maanta dab kushidayaa isaguna kuwiisii qabiijiye udaaran yahay oo labaashaalayo wallee axmed dharbaaxo culus waa kala kulmaan.

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 5 часов назад

    😂😂AMIIRKII ALSHABAB AXMAD MADOBE DHUXUL TARXIIL SHACABKA REER KISMANYO TO MUQDISHO JEEL OGADEEN LAGA FURAY KISMANYO 😂😂😂

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 5 часов назад

    lalamo hadlaayo qabuuro fagtayaasha xaaraanta ah ee aan waxbo reebin

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 5 часов назад

    Guul dowlada

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 3 часа назад

    mooryaanta xasan xabaalo qote soodiray hubkaa lagala hadhayaa walee dagaal qabiil buu bilaabaye daarood waa diyaar

  • @rahmoibrahimhussein9345
    @rahmoibrahimhussein9345 Час назад

    Kkkkkkkoooooooo

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 5 часов назад

    Halalaayo jubaland

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 5 часов назад

    Dowlad maxay ah ciidanba ma lehe

    • @mulkixoriyo
      @mulkixoriyo 5 часов назад

      Yaa ku yiri? Waxey u muuqataa inaadan dalka ka warhayn.

    • @cabdiosman3035
      @cabdiosman3035 4 часа назад

      @mulkixoriyo Sheekh Sharif weyddii isagaa Xamar joogeekkkkk

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 3 часа назад

    Xassan waa in layska qantaa sida uga dhaqsaha badan DAROOD MIDNUMO

  • @MohamedAli-cs1zy
    @MohamedAli-cs1zy 4 часа назад

    Jubaland waa Somalia kenyanka iyo argagixisada dabadhilif axmed madoobe way baxayaan ama UMADA SOMALIYEED iyo dowladeeda ayaa meeshaas ku xasuuqi waana laga xoreynayna

  • @DarodunitedDarodunited
    @DarodunitedDarodunited 3 часа назад

    Yusuf Darod Jubaland guul gobonimo iyo midnimo ........................Abshir.....................Darod midnimo.

    • @Raxmo-sb6nt
      @Raxmo-sb6nt 3 часа назад

      Caac qabyaalada Naga daa xolo😂

    • @DarodunitedDarodunited
      @DarodunitedDarodunited 2 часа назад

      @@Raxmo-sb6nt Darod waxuu doonayaa inuu midoobo. guuleysto qeybinta laga dhaafo. Jubaland, Puntland SSC.