In an wax ku waydiiyo Ayan jecelahy sida ad diyaar ugu tahay ina wax lagasoo waydiiyo cafimadka inad talo fican isiin doontid BN rajaynayaa docteur faris
Waxan kele oon Kaa iloopay dhaqtarkasta markan tagana waxa ay iga leeyihiin waxpa ma qaptid anigana dhinacaa culays BN Ka dareemaya iyo garaac waxay dumarkuna iga idhahdiin waa madheeli haxa ku haya culayskuna kolpa dhinac ayu iigu dhici jiray awal palse imika dhinac unpu iga hayaa maxad ku fasili lahayd docteur
Dr cunug yar ijoga oo nujiyaa cunuga allergy ku qaba protein ka dr igu dhahy drka wuxu igula taliye ina sameyo elimination diet kadib symptoms kii wu yaraday dr wuxu nasiya vitamin D and calcium supplement dr marka protein laaan aniga iyo cunugii macquul matahay maxase nagula talin lahayd ado mahadsan
marka hore wan ku salaamay walaal aniga waxa lii qawa sanad Iyo 6bilod 2 mar ayeey iga sodirmen kadib uur maqaliin caado wareer ayaa qabixiwaye wana iska sodawe Wali wa sideydi walaal qaali iso jwb xada arakto faliintey
Asc doctor Marka hore waad Ku mahadsantay taloyinkaga cilmiyaysan Allena ha ka abaal mariyo Inta ka dib doctor Qof gastric leh ma cuni karaa basbas case
Mansh all Dr alle caqaliga iyo cilimiga ha ku barakeyo
masha allah alle ha ku xafido Dr mahatsanit dhaman inta ka faideysta
masha allaha illahaya haku barakeyo caqaliga wanhsan
Asc mash allah illahey haa ku baraakeyo
Qofkii ugu horeeyay 🖐️☝️
Masha allh Dr aad aya umahdsanthy
Thanks dr alha kuxafidiyo
Diktoore saambuusaha ka waran.
Thanks dear pro Dr faris
Dr inan kula zo xriiro ayn ubahanehe hlken kla zoo xariira
Dhuunta kaas kudhaco maajiro dr
Asc wr wbr waa mahadsantahay dr gaas waa midka i dhibay, aad ayaad uugu mahadsantahay taladaada iyo dadaalka aad noowado allh kaa abaal mariyo insha^Allah
Waa ku wataa dr
Thx👏alleh hka hafido😍
I misse you Dr faris for more
Docteur
In an wax ku waydiiyo Ayan jecelahy sida ad diyaar ugu tahay ina wax lagasoo waydiiyo cafimadka inad talo fican isiin doontid BN rajaynayaa docteur faris
Waxaa iga daatay ilmo bishii abril 2018 ilaa maanta inta moxoga cafimad ma noqon ilahay pa cafiyada hayee dhinaca ay nalooyinkaygu ku yaaliin ayu culays iga saaranyahay gadhiga jugtiisa iyo socod farapadan makaro wan ku xanusanayaa maxaa xal ah docteur markan Chanel kaaga arkay waxan goansaday inan kula qaypsado waxa yareen tapanayo 2years iyo padh bn reer leeyahay jawap dagdaga docteur ilahay cafimadka haku dayee
Waxan kele oon Kaa iloopay dhaqtarkasta markan tagana waxa ay iga leeyihiin waxpa ma qaptid anigana dhinacaa culays BN Ka dareemaya iyo garaac waxay dumarkuna iga idhahdiin waa madheeli haxa ku haya culayskuna kolpa dhinac ayu iigu dhici jiray awal palse imika dhinac unpu iga hayaa maxad ku fasili lahayd docteur
Dr gaaska naqas uu igu dhajiya ee talo isii
Asc digtoor kalluunka makiciyaa egfegshinka iyo dhaawacyada iyo xanuunada kale saas ban maqlee
Mansha Allah jazakallah
Dr cunug yar ijoga oo nujiyaa cunuga allergy ku qaba protein ka dr igu dhahy drka wuxu igula taliye ina sameyo elimination diet kadib symptoms kii wu yaraday dr wuxu nasiya vitamin D and calcium supplement dr marka protein laaan aniga iyo cunugii macquul matahay maxase nagula talin lahayd ado mahadsan
basbaska baan aad u cuna waa inaan iska daa DR thanks
Thanks Dr
Wll wuu idhipeey gaasdu ee waad noo faydeesey mahsanid
Dr waad mahadsan thy aniga gaas daran ayan qabaa sideen kuula xariiri karaa?
marka hore wan ku salaamay walaal aniga waxa lii qawa sanad Iyo 6bilod 2 mar ayeey iga sodirmen kadib uur maqaliin caado wareer ayaa qabixiwaye wana iska sodawe Wali wa sideydi walaal qaali iso jwb xada arakto faliintey
Mahdsanid wll
Dr faris ani waxan qaba h pylori waxa leydhahay mindhicirka ka jiran tahay sida markaas waan walwalaa
hada side ka noqoty wll
masha allah
mahadsanid
Dr. Qofka qadta dawada kaaska contada shillan ma conikara
Thanks
Dr ina kula so xariiro ayaa raba xamar ayaan joga telka noso qor hada xamar jogtana noso sheg mesha ka fadhisato waan ku imanena
mansha allah
Dr ani markan baris ka cuna ogu dara nahay bee
qaybta gaaska ee cuntada soo noqnoqayso maxaa lagu daweeyaa
Ala gaas idhibay ilaa hada ihaya
Asc doctor
Marka hore waad Ku mahadsantay taloyinkaga cilmiyaysan
Allena ha ka abaal mariyo
Inta ka dib doctor
Qof gastric leh ma cuni karaa basbas case
Mahadsanid
Shukhran
Dr gaaska Anigoo 8sano jiroo igu biloowdey ilaa hada waan qawaaa mida kle basbaslast.aantima cunteeyo babaay waan necbahay stressna walalo nhy adiga lee solutionka sugaa wllke
Walalo makadabootey aniga xita anigo yar ayuu igudacay
Dr in An nambarkaga helo ayaan rabaa
mhdsnid
Mhd sanid wll
😂
Ģ0p
Mhd sanid wll