Dilaagii ugu khatarsanaa dalka yemen || QISOOLE || QISO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • asc soo dhawaada asxaabta qaaliga, waxa aannu idiin soo gudbin doona sheekooyin xaqiiqo ah i.a, badalkeeda waxa aad nasiin doontaan subscribe iyo like kaftan.
    soo dhawaada walaalayaal.

Комментарии • 44

  • @user-tq8yo9qp5j
    @user-tq8yo9qp5j Месяц назад +8

    Bisinka muxu u dhihi wayay wax kale ayan barta sunta maska ayan barya muxu ugu yiri danbi barayasha wlhi wa naxay😢😢😢mashalah cadladu ha shaqeyso

  • @user-uw5db7ct3q
    @user-uw5db7ct3q 29 дней назад +1

    Kusali nabigena muxamad salalaaho caleehi wasalim❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ismile5190
    @ismile5190 21 день назад

    keep it up bro

  • @asmahaybe3866
    @asmahaybe3866 27 дней назад +1

    Wl sharaxaada bdn kadaa shekda waayo wakhti ga dheeranya ❤thnks

  • @abdiayanleh1155
    @abdiayanleh1155 25 дней назад

    ❤❤❤❤❤qisooleeeee

  • @dhaymen1001
    @dhaymen1001 Месяц назад +3

    Waa shaydaan

  • @OmAbdikarim
    @OmAbdikarim 29 дней назад

    Baaliqad Ama wax gudbin ma lihid ha Ku celcelin ee horu soo soco

  • @user-nt5sz6dg2r
    @user-nt5sz6dg2r Месяц назад +2

    Sheydan cadiya ayuu aha subxanalah miskinta ayan ka naxey 😢😢😢

  • @CabdikariimCabdi-c6k
    @CabdikariimCabdi-c6k 28 дней назад

    Wadankeygi Yemen ❤❤

  • @user-xe5xd2qz7h
    @user-xe5xd2qz7h Месяц назад +1

    Updateka carabta nala ogow Bwe❤❤❤Horeyna Usoco ShacabkaGa inay so batan o sidena kugu XirmaaN❤

  • @naimaalimohammed7766
    @naimaalimohammed7766 Месяц назад +2

    Thanks 🎉😊

  • @osmanboukah1567
    @osmanboukah1567 29 дней назад

    Asc wr wb somali maxamed

  • @Nadiirocabdirsaaq
    @Nadiirocabdirsaaq Месяц назад +1

    Manta igu ka horaysa waan ka helay muqalkan wan ku dawan hada kadib❤

  • @user-xe5xd2qz7h
    @user-xe5xd2qz7h Месяц назад

    Insha allh wxa sugya inan arko ❤1m ado hysta guleyso❤wllo

    • @Qisoole.
      @Qisoole.  Месяц назад

      Mahadsanid walaal inch allah

  • @barwaqoadan
    @barwaqoadan Месяц назад

    Mnshalh horumar wacan wllo

    • @Qisoole.
      @Qisoole.  Месяц назад

      Thank you walaal

  • @MK-cl3uu
    @MK-cl3uu Месяц назад

    Thanks bro 🎉

  • @ilyaasmaal742
    @ilyaasmaal742 Месяц назад

    AAD IYO AYAAD U DHEERAYSAY SHEEKADA SOO KOOB SI AY XIISO U YEELATO

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Месяц назад

    Subaxanallah

  • @fardowsaxaaji-pn4gq
    @fardowsaxaaji-pn4gq Месяц назад

    Mahadsanid wll

    • @Qisoole.
      @Qisoole.  Месяц назад

      Soo dhawoow walaal

  • @AffectionateMarineShark-be7qt
    @AffectionateMarineShark-be7qt Месяц назад

    Fiiri qisada markaad aqrinaysid faahfaahinta said ka ah ka daa iyo kusoo celcelinta badan

  • @NasriinMahamett
    @NasriinMahamett Месяц назад

    Shukran 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MK-cl3uu
    @MK-cl3uu Месяц назад

    Qisooyinka carabta sobadi shacab wad heli doonta kaliya update noqo 👍

    • @Qisoole.
      @Qisoole.  Месяц назад

      Inch allah walaal

  • @user-nt5sz6dg2r
    @user-nt5sz6dg2r Месяц назад

    Hanbalyo wlky 700 boqol 🎉🎉🎉

    • @Qisoole.
      @Qisoole.  Месяц назад +1

      Thank you walaal 1k comming soon

    • @user-nt5sz6dg2r
      @user-nt5sz6dg2r Месяц назад

      @@Qisoole. insha allh iyo ka badanba

  • @nedafiqi7720
    @nedafiqi7720 19 дней назад

    Chanel waa markii iigu horeysey lkn waxan la yaabey qaabka aad u soo gudbineyso ilma yar in aad uga hadasho sidii qof weyn ma jirto qof sidaas wax u soo gudbiyaa sidey suura gal u tahey in wiil yar ilaa maalintii uu dhashey siduu uu noola in qisoyinka lagu soo daro taasi waa jeebkaga
    Wax Ka bedel soo gudbintada Kan saar qisoyinka fekerkaga qisadii sideeda u soo gudbi,
    Waxan kugu soo qorey qoraalkan waxan jeclahey in aad noqoto qof dhisan

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 Месяц назад

    ASC❤MAMO❤

  • @user-nt5sz6dg2r
    @user-nt5sz6dg2r Месяц назад

    Manta qiso fican oo cibro qadasho leh takalena dheer ayad nooso deysey wll mahdsanid🎉

  • @Xaadqabaaze
    @Xaadqabaaze Месяц назад

    Mahadsanid huno qali
    Hambalyo 700 boqol baan gaadhnay family 👪 qisoole🎉🎉🎉❤

    • @Qisoole.
      @Qisoole.  Месяц назад +1

      Mahadsanid walaal hore ayaynu u soconaynaa

    • @Xaadqabaaze
      @Xaadqabaaze Месяц назад

      @@Qisoole. insha Allaah wan gaadhaynaa hadafkaan ka leenahay yutubeka wan dadaalaynaa

  • @midnimomedia2437
    @midnimomedia2437 Месяц назад

    Usgag sheeko xun

  • @user-uw5db7ct3q
    @user-uw5db7ct3q 29 дней назад

    Kusali nabigena muxamad salalaaho caleehi wasalim❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤