Asc. Abaayo Illaah ilmaha kula koriyo,ee aabahood waligaa wax ha ka sheegin. Hadaad ninkii kala tagteen aad ilmo u hey wax ka sheeg waa caadi gabdhow,laakiin hadii ilmo aad u heyso ayagaa lagu ceynayaa waxaad afkaaga ka sheegtey ALLAAHU ACLAM.
Allaha kuu barakeyo ganacsigada lakiin cayilka iska Kala yaree waa foolxumo gabadha Ku wareysa neyso fiiri sideey u jalaq santahy maasha allaah adigana waxaa lagu moodaa hooyadeet
Ma qurux badna in labada qof is qaba hadii calafkodu kaladhamaado in layska sheekeyo siiba hadaa caruur isu dhashana in laysu ceen asturo waayo caruurtaada cuqdad la ilaalisay.
@@luulfamilychannel5922 naagnimo dumarnimo iyo hooyonimo wada Karti bu ilaahay inaga dhigay lkn kartidena ragan ku hoos qarinaa sida gabadh karti leh marka lagu saleeyp raganimo ninka wax ka si noqdana naagnima lagu caaya dhaqanka somalida wa dhaqanka aduunka igu xun
Asc. Walahi gabdhan ayan intan ka ibsaday kareem oo wajiga iga xumeyay on lahadlay oo been i shegtay anig ku so dirya karemo kale aye i so dirin on dhakhtarka an u tagay ayan nee beenta iska daa
Sidi aya somalida social media ogu so baten waxa walibo nolashoda kusabasan weya so dhigan siba dumarka waxa fican ini aya dhibkoda qarsadan ilan qofkan aad ushhegi waxabo kuma qaban karo ilahay aya waxa walibo ku qaban karo ini leysa gursado aman maaha ini leysa furan ceeb maaha lkn waxa ceeb ah ini leyska shekeyo oo midaba midka kale ceebtisa sheego dumarka ayn wuu badan ilahay aan ka cabsano dumarow oo wa ini aan ogana ini wuu hayay ninka kii sheegay caruruta ka dhalay oo aan amani jiranay
Ayaan mamo Somali baad ka dhalatay oo ma huridoontid in eey lugaha ku qabsadaan ee adkeysi yeelo, fadlan iska ilaali un product tiyadaada wax umada dhib ukeenaya Guul.
Reer Nairobi ama Africa ayaga dhan waa chemicals dumarkii somalida hada waxay u wada dhimanayaan xanuuno aan lagaranay qaar kalyihii baa fariistay waxaasna waa balaayo aan la aqoon oo ay ismarinayan Bisinka
aawey dadkii nabiga jeclaa scw😭❤☺macaan gooyaha aan xasuusano💟💟💟🥰🥰🥰🥰
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ ♥️ 😍 💖 ✨️ 💕
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
❤Scw scw scw ❤
Ayaan Bilan Gabadh Dadaal Badan runtii Aqoonta Yar een Uleehay 🙌🙏Guulayso walaal
Ayaneey ina Adeer ilmaha aabohood meesha kasoor always waad kahadashaa iska ilow haduu waajibaadkiisa kasoo bixi waayey Allah Kala xisaabtamaayo
Wali kama ay samrin, wax walba asagu haku arko bay u samaysaa.
Mashaallah ayaan wa hoyo kartii leex hoyo carurtaedha siii kartii lex ukorsatoo mashaallah... Allah waa kakabaryayaa cafimath iyo cimrii der nimcaat kunolathaa athii iyo family kathaa inshaallah....🥰🥰
Maasha allah lkn aniga waxanbo ogaday naag kasto oo karti leh inaybo helin nin fcn wayo hooyo kasto oo la cilayo wa hooyada ugu fcn
Walhi maad sheekin xabibatii
Masha allh ayan bilaan gabar si dacada kushaqey sato guleyso abayo
Ayaaney Allaah haku barKeeyo gancsigaga iyo nolashadaba wllo plz iskadaaa daawadan aad isku cayilisid adigoo hadlaya ayaad neef tuuraysa
Maashalah beautiful Alaha kuu Siyaadiyo oo kuu Barakeeyo❤❤❤
Sharoobada laysku cayiliyo xuurto badan ayey leedahay neefta oo kugu adkaata siyo sidaan oo kale waad neef tuuraysaa caafimaadkaaga wuxuu ku jiraa halis subxaanallaah waan garan waayey habadhiiba wll jooji dawadaan cayilka .
Waa gabar qalbi fiican sidan ka dareemay ilaahay baa og se qalbigeeda
Asc. Abaayo Illaah ilmaha kula koriyo,ee aabahood waligaa wax ha ka sheegin. Hadaad ninkii kala tagteen aad ilmo u hey wax ka sheeg waa caadi gabdhow,laakiin hadii ilmo aad u heyso ayagaa lagu ceynayaa waxaad afkaaga ka sheegtey ALLAAHU ACLAM.
Mash Alllah congratulations horey usoco Ayaan bilan ❤🎉
Wllo qof talent leh ayaadthy eee iska dhaaf daawoyinkan caafimad ka khatarta ku ah, business kaaga u badal mid umada faa, ido leh
Waaw hore usoco abaayo masha Allah 🖤🖤🖤🖤🖤
Masha alaah alaha kuubarakeyo ayaan biln biznizkada
Masha Allah Ayaan wll waxaa tahay geesiyad guulayso ❤❤
Walahy aniga horta aad ayaan ugu faaiday creamka inantan walahay fin meel aan ka istaago waan waaaye hadana Masha Allah waan isug boge wll noosii wad please
Wllo xagee laga hela karemka finka bixiyo
@@fadumosuruur Dee Nairobi iyo somalia
Masha Allah ayaan alaha kuu barakeeyo business
Mashaallah allah ku barakeyo
Ayaan bilyan guul iyo gobonimo
Naag NooL AYAAN BILAN❤
Mansha allah tabarakalah allahuma baarik
Ayaan horay u soco. Karti ayeey leedahay
Maasho alaah ayaan naag nool oo caqli badan Runtii
Gabadhaan 24 hours maxay dagaal iyo faan uugu jirtaa iyo odaygii hore walaaleey anigu Aad baan uugu farxaa gabar horo mar samaysay laakiin iska daa dagaalka iyo cadowgaan har iyo hamayn aad sheegaysid. Xataa hadaad cadow leedahay wakhtiga ha isaga dhumin horay baa looga socdaa weliba markaad warays ku jirtid sidaa looma hadlo
Masshaa Alaah keen goıng
Nin xun lama qariyee wa fariid gabadhan allah ba laqabtay ganacsiga
Masha Allah abayo ayaan hooray usoco💞💞✋👑👑
Masha Allah ❤❤❤❤
Ayaan quruxey gadaal ha fiirin horay usoco ducada hooyo way ku jirtaa
Cayilkaan miyaa waxaa naga gadi rabtay quruxeey allahuma najinaa🤣🤣🤣
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Adoo dhib bdan soo arkay walaaley dagaal ha galin 💜
Ayaan waa gbdh degan mansha Allah oo maskiin ah
Manshllah ilahy haku dayo🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Ma shaa Alaah, barakalaah xabiibatii
Ayaan cadowga how jabain ,waxaa jira dad horumarka qofka kale uusan qancin ,ee rabi talo saaro.
Ilahay farxadaaaada ha kuu dhamystiro
Nin ku xumeeyay ha qariin ceebtiisa nagah leh ha sheegn ninka xumaantiisa waala sheegay ninkasto xuun 😅
Hormarkada halka arin ka dhiman waxe thy ina jojiso ka hdlka ninkagi hore
Mansha Allah waa gabar adag farida 😢
Allaha kuu barakeyo ganacsigada lakiin cayilka iska Kala yaree waa foolxumo gabadha Ku wareysa neyso fiiri sideey u jalaq santahy maasha allaah adigana waxaa lagu moodaa hooyadeet
Oo maxaa kamaqan gabadhan yar fariida asageedna jiifo quruxda badan kartida badan🙏👏
iskumid ayan nahay walhi insha Allah 2bilkadib ayan rajeynaya farxadeyda iguweyn ocadowbadan ankugarbaashidono
Masha aallah abaayo allah ku xafid
Ma. Hore usco abyo
Ma qurux badna in labada qof is qaba hadii calafkodu kaladhamaado in layska sheekeyo siiba hadaa caruur isu dhashana in laysu ceen asturo waayo caruurtaada cuqdad la ilaalisay.
msha allh ayaan mrkaan waa bararty
Mansha Allah ❤❤❤❤🎉🎉🎉
Raga somaliyed qadarta alle ha aaminan biology 🧬 ha bartaan
Subxaana allah.wa naag adag
Ma ayaan gabar karti leg❤️
Mash Allah ilahy haku dayo abaayo ❤❤❤
Mashallah Keep up the good work sis 🎉
Masha alah
Masha Allah abayo
Oo ninkaad sheegeyso maahoo kii hore oo aad media wadwadey markii laysfuro mayaa
Manshllah geesiyad sharaf badan si wngsan oo hufan dadki xumeyay iyo kuwii cayay baa iyado aan u gafin ayay si raganimo leh u hadashid
Dumarnimo leh uga hadashy maxa raga lysuge virib dheeryn mash nimadernaynu wax kunahay kuna qanacsanhyt ano naaga WA ina dhahdaa
@@luulfamilychannel5922 naagnimo dumarnimo iyo hooyonimo wada Karti bu ilaahay inaga dhigay lkn kartidena ragan ku hoos qarinaa sida gabadh karti leh marka lagu saleeyp raganimo ninka wax ka si noqdana naagnima lagu caaya dhaqanka somalida wa dhaqanka aduunka igu xun
Ayanay horay usoco walashay
Manshallah allah kula garab gaalo keep going ayan bilan my sister only
Asc. Walahi gabdhan ayan intan ka ibsaday kareem oo wajiga iga xumeyay on lahadlay oo been i shegtay anig ku so dirya karemo kale aye i so dirin on dhakhtarka an u tagay ayan nee beenta iska daa
Hore usoco sister
Sidi aya somalida social media ogu so baten waxa walibo nolashoda kusabasan weya so dhigan siba dumarka waxa fican ini aya dhibkoda qarsadan ilan qofkan aad ushhegi waxabo kuma qaban karo ilahay aya waxa walibo ku qaban karo ini leysa gursado aman maaha ini leysa furan ceeb maaha lkn waxa ceeb ah ini leyska shekeyo oo midaba midka kale ceebtisa sheego dumarka ayn wuu badan ilahay aan ka cabsano dumarow oo wa ini aan ogana ini wuu hayay ninka kii sheegay caruruta ka dhalay oo aan amani jiranay
Beenta iska daa ayaaney adoo yar xgd fathia absie ka daawan jirtay hhhhh
Dulli waye kaas. Biology soo baro dheh kaas dacifka eh 😏 Ignorant. Abaa sabar ee dadaal insha Allah gushada wa haree 💪💯🙌 Horey u soco
Gabadhahu dhinaca ragay ka yimadaan
Ninka ka imadan ilahey ka sakow somali wa jahilin😢
Malabkaan waa ruski umada kadaya waxa wanagaan in dowlada lago dacweyoh umada cancer ♋ haku ridin
Topic dhan waxad kuu bilawday Ninka ilmaha kaa dhalay Wlhi wad jeceshahay hadadbo xasusato wuxu kuu dihi jiraay
Ayaan mamo Somali baad ka dhalatay oo ma huridoontid in eey lugaha ku qabsadaan ee adkeysi yeelo, fadlan iska ilaali un product tiyadaada wax umada dhib ukeenaya Guul.
Abayo horey usoco ayan
Hooyo aan ooyin Hooyo mhn ilmahaaga abahood 90ka ha hadal hayn neefadyahay ilmahaaga korso xataa cuqdada galinaysid Mid dhiiri galin u ah ha aahaato oo gooni ugu sheeg Lkn ninkaa Hadalkiiisa xir Hadhaadka iyo fudaydkana iskadaa Naagta adagi wata dhexda xirata oo Aaamusan
SubhanAllah 💖
Mashaallah ayaney keep going
Naa farxiya absiiye kumeysan bahdiline beenta dumarka laga gadaayo ayey ka hadashey siiba creamka aad tidhi dumarku hoosta ha iska mariyaan oo bikro ayey dib uga dhigeysaa siiba naagaha garoobaha ah, ee ilmo badan soo dhaley waxaas waa khaayinimo iyo dadka oo aad caafimaadkooda ku duuleysid macaanto horumarkaaga waan wada jecel nahay adiga iyo gabdhaheena kaleba laakiin wicii qalad ah in laguu sheego ceeb maahan ee hoosta dumarka ilaahsy uguma talo galin in chemiko la mariyo waa khatar cancer iyo dhalmo la'aan intaba wey keeni karaan xataa dhimasho.
Waa labo qof oo saaxiib ah oo been iyo isku wareysanayo. Cream been ah oo aad dadka ku dhaawaceysaan baad iska wareysaneysaan.
Masha Allah abaayo hore usoco
Wll ninka aad kala tagteen maxa ku daba dhigay
Dec 2023 maba la gaarinee
Wajikaloo qurux badan waxaa kudhex nool xasuuso aadan waxba kaogayn
❤❤❤
Naag adag ba tahay danyeerka ilmaha ka dhalay ha isku so dhisin
Ma.carabaa ninku mise w NIN UG AHOREEYAY
Horoscope u soco
Horta waxaa fiican qofka inuu midabkiisa ku kalsoonaado africa waa ognahay waxayaalo inasn baaris lasoo marsiin hadey waxu ku cadeynaayaan waa kiimiko
Reer Nairobi ama Africa ayaga dhan waa chemicals dumarkii somalida hada waxay u wada dhimanayaan xanuuno aan lagaranay qaar kalyihii baa fariistay waxaasna waa balaayo aan la aqoon oo ay ismarinayan Bisinka
Exactly intaa waxa ay gadaan cream’s ay leeyahin hoostu yareeya, oo cancer laga qaadi karo
Waa meel ba'day meeshaasi. Jeelasha waa in lagu wada guro tarxiilna lagu daro. Tuug been iyo khuraafad iyo sun dadka ka iibinayya weeye.
@@sunshineseaandvitamind8620 haa habalahi ayay u soo shaqo tageen, daawo iyo qudhun ayay wareejinayan
M.a dumashidhen
Horay usoco abaayo qaali
Ayan wa taageera
Sorry ayaan reerkeda hore o aan la weydinin ayey mesha keentay
Maxa akaa galy wll
Anaa kow kaaah ku dawanyo abayo ayan
Mashalah abayo please keep going
Ninkaas woow waalanyahay
Walaahi banan waligay marsanaynin wax lasoo walaqay
Wan baa garan waye ayan bilan qof kale ila noqtay youtubka da iyo hada make miya maqano
Ayan waxay waxay ku xuxthy sir male
la baaraayo aan taagnaadaa kulahaa hadaa maxaa la neef tuureee
Laaakìin waa labadaan beri intaa wada waxa labaaray laakiin baaldi baad ku qasi jirtay
😘😘😘
Besides nag ganacsata waa gebar qalib nadif
SOMALIDA WAXAA LA QAARSHO EEY JECESHAY NIN XUN LAMA QAARSHO WA LA SHEEGA KUWA MESHAN KU SO QORA QARI
Qof dhahaayo waa le xumeyay waa lee qayaamay lama aamini karo
Hore usoco Ayane ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Miyaa kala tag teen Caruurtan abahood sorry 😞 keep going sis lkn iska ilow nolashii hore
😢😢😢😢😢 ax