Fadllan .. Nin-kaan Doodiisa U Balamiya Culumada AQoon’Ta U Leh. .. Sida Sh. Shibille Sh. Mohamed Umal , IYO Sh. Dirir .I W L . KAN U Duceeya .. In Allaah” Hanuunsho .. Sibuu U khafiifeye …!
Wàr ninkan waa la soo diray kaniisaď ayaa 50$ laga siiyaa life iyo dood midna yaan lala galin umada islaamka ha looga digo bas cidii an culimada wax ka maqlayn ayaka ayay u taalaa
Ninkan lagudaalayo waaa Xanuunsan .Wax aan caqliga galikarin buu kuhadlayaa
Nin waalan dheh😅ilaahay umada haka qabtee
Allhayo inaa ka umad kaqabo yaa rabi 🤲🤲🤲🤲
Ilaahay juhalada haka qabto khaasatan haweenka masaakiinta
Adeera aayadan huddàn maaha waa hudan shadka ka reeb
Fadllan .. Nin-kaan Doodiisa U Balamiya
Culumada AQoon’Ta U Leh. .. Sida Sh. Shibille
Sh. Mohamed Umal ,
IYO Sh. Dirir .I W L .
KAN U Duceeya ..
In Allaah” Hanuunsho .. Sibuu U khafiifeye …!
المتقين اليس من الناس
Shekhan khayr Allah hasiiyo laakin qofkan khariban ma ahayn wakhti intaas la eg in uugaliyo, si ula kaca attentionaly ayuu waxan u sanaynayaa.
Wàr ninkan waa la soo diray kaniisaď ayaa 50$ laga siiyaa life iyo dood midna yaan lala galin umada islaamka ha looga digo bas cidii an culimada wax ka maqlayn ayaka ayay u taalaa
Shiikh this guy has point soi I d know.
Waanin tafsiirka kuciyaaraya horeyna wuxuu uyiri wabilwaalideyni waa hooyo kaliya marka ninkaan waxbaa kaqaldane
Scw Scw Scw Scw ♥️
Xaqa allaha nagu sugo
Wadaadkaan miskiinka lama doodi karo ninkaan, ee ha loo keeno Wadaadada aftahanka ah.
Ninkan waa Mulxid ha ogaado ama yuusan ogaan
Scw scw scw❤❤❤
Dinta ciyarta gada ni digtoga shetey
Waabeenaale ee is ka ilaaliya 😢😢
Muttaaqiin macneheeda maba yaqaan miskiin iga dheh
Doodi buu ka cararaya hadana balayo qatar ayu iska dhigaya.Cilmi yaradisa wuxu ku qarinaya dood macno leh maheysid
Wakhti maxaa loogelinwaayay sow dadka leexinmaayo waxwalba soomaali wuufudaydsadaa
Waxaba magaranayo ninkan isim
Subxana allah
Subxanallaah
Ninkan maxaad ka dhagaynsan
Qaabka suufiyadu wax u sharaxaan ayuu u harowsanayaa,wadaadkan kalena waa kitaabgaab
Mulxidnimada wuxu ku darsadey Jaahilnimo xadkii dhaaftey wuu ka liitaa Abu Jahal abujahal wuu caddeystey Gaalnimadiisa laskiin ninkan leh waan dhaafey 50 Sano Qiiq ayuunisku qarinaya
Ya gu. Bara.cade diitoro
S.a.w
kan rag muslin yaqaan majiroo.kan .hala figiiyo
Waxba ma sheegi karo su,aalna kama jawaabi
karo
Wixiisu waa muran iyo indha cadays.
Naxar lagu shid waa jaahil iyo nararacdiisiye 😅
Qof been kunool oo hadana is qanciyay qofka sidan oo kale ah ilaa waxa uu beninayaa ay ku dhaboban khiyaliga madayan ha isku dalin shekhow
Fashil
Haadba haad kiciyey beenaalihii beenaale kalaa helay waa la isku saliday