Barnaamijka HADALSAN: Heersare iyo Rashiid Gadhwayne

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 окт 2015
  • Halkan ka daawada waraysi qayb ka ah barnaamijka Hadalsan oo ku saabsan sooyaalka Rashiid Sheekh Cabdilaahi (Gadhweyne) iyo sida wax loo naqdiyo ama loo gorfeeyo. Waxaana waraysiga ka qaaday Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare).
  • КиноКино

Комментарии • 7

  • @ahcontinh9539
    @ahcontinh9539 Год назад +2

    Mansha alh Adeero Rashiid(Gadhweyne) runtii si caqiibo leh ayuu inoola wadaagay caqabadaha inna haysta iyo sida loola tacaali karo. Alle ha ku barakeeyo adeer.

  • @garaadcalidheere6574
    @garaadcalidheere6574 6 лет назад +2

    Alle haku karaameeyo Adeer. Cimri dherer iyo caafimaad iyo cibaado suuban idamka Alle.

    • @jazielpaxton3058
      @jazielpaxton3058 3 года назад

      dont know if you guys cares but if you are bored like me atm you can stream all the new movies and series on kaldrostream. Been watching with my brother for the last couple of weeks xD

    • @valentinoelias2736
      @valentinoelias2736 3 года назад

      @Jaziel Paxton yup, been using Instaflixxer for since december myself =)

  • @adan6201
    @adan6201 Год назад

    Arinkaasi naqdigu hogaankii ayuu waxkuyeeshay maanta oo uu ninka hogaanka haya soomaaliyoo dhan ay taagan yihiin reer ahaanbaa wax la'iiga sheegayaa ka faa'iidaysan maayo dhaliishaa

  • @adan6201
    @adan6201 Год назад

    Sababta keentay nina si u yidhi nina si u qaaday waxay salka kuhaysaa daganaansha la'aanta afka miyaan la odhan karin

    • @HeersareMedia
      @HeersareMedia  Год назад

      Afku wuu deggen yahay oo wuu dhisan yahay ee aqoon iyo hubsiimo la'an, ayaa keena deggenaansho la'aanta; afka Ilaahay baa sameeyey oo qabyo malaha.