Qofka sidaano kle in qoraalkan uso qorto waa dadka kugu xiran oo aad jahwareeriso waxey so qortay waalidkiisa oo ay ciwaan kaso dhigatay mana arko wax ku saabsan wax inta maqlenay aana aheen uma jeedo iyo iney ka shekeso waxii dhacay marka shahaado ha siin qof beenala ah
Soad .masha Allaah Dad.Aqoon leh .soomalida.social.media.ha..in Ay Ku soo biiraan.wey Fiicantahay Sida Degan.ee.Aad.wax noogu.soo Gudbisey.Aad baan ula Dhacay Mahadsanid
Hadii uu somali yahay muxu ucawinwayey somalida dinta wexey shegeysa in qofku cawiyo families then the rest charity began at home wilki somalinimada uyahay kumakalsona miya you have to be proud for who you are that's if he is a Somali
Abo Falah Waxan u Heystay Masaari lkn XALQO O WAXAN DAWADAY U LAYESHAY WIILKA IMAARAATIGA AH,WAXANA IGA SO BAXAY, INU SOMALI YAHAY. TAN KLE QOFKA QALAD WU KU DHICI KARA TEDA KLE NINKAN WA DHALINYARO ♥
Somali hadey walidka ka duceysaneyso waa horay ayeey somalia nabad noqon laheed taas waa kow mida kale qof walbo oo muslin ah oo dhaqan iyo diin ku kuray ayaa is garto mark somali qatar hana dhigin وسلام عليكم
Nin aan soomaaliba sheegan ha inagu dhadhajinina soomaalaay ninkani waa kuwayti yaan been la idiin sheegin. Barnaamijyadiisanana waanu la dhacsan nahay
Somalinimada ayaa na deeqda . Qabiil waxaa ku shaqaysta siyaasi aan lahayn qorshe siyaasad iyo oday afar jeeble ah . Somaliyey aduunyada waan ka harnay gacmaha is qabsaday faceen waan ka harnay sida isu dhaama
يارايت يااختي ابو فله لو يتبرع نص المبالغ التي يسكبها يعطي للصومال التي تمر بظروف صعبة مثل المجاعة ومساعدة المساكين في بلده في الصومال لماذا يخجل من جنسيته الصومالية سبحان الله
@@kassim_khalif لا انت غلطان ابو فله صومالي وليش كويتي ولا خليجي وهو من مواليد دولة الكويت الحبيبة ونحن الشعب الصومالي نحب دولة الكويت وربي بخفظ الكويت حكومة وشعبت من كل سؤ امين يارب 🇸🇴🇸🇴🇰🇼🇰🇼❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇰🇼🇰🇼🇸🇴❤❤🇰🇼🇰🇼🇸🇴🇰🇼🇸🇴🇰🇼🇸🇴❤❤
Ogadenkii ethopia kuwait kaga so carar nay aheen labadanada sxb ban ahay ila kaso cararki ethopia io dhibki lagu hayay ogadenia hadana emarate ka kunolhy isagana kuwait ban ku oga
Mahadsanid Walaal sucaad .
Wll mkula soo xiriiri karaa🙏
Ogaansho waa kusalaame walal kanalkaaga aad ayaa ugu xeranahay fikradahaagana waa kahelaa waana kusalaama
allaa macak omer inshaar
Mr omar ...ma u maleenaysaan inaad wax khaldesaan 🤔
Qofka sidaano kle in qoraalkan uso qorto waa dadka kugu xiran oo aad jahwareeriso waxey so qortay waalidkiisa oo ay ciwaan kaso dhigatay mana arko wax ku saabsan wax inta maqlenay aana aheen uma jeedo iyo iney ka shekeso waxii dhacay marka shahaado ha siin qof beenala ah
ku Sali nabi muxamed Scw ♥️
عليه صلاة وسلام❤️
صلى الله عليه وسلم.
Salallahi caleyhi wasalam
Scw scw scw❤️❤️❤️
Scw scw scw scw
Caawa kugu so biiray masha allah walashey asturnaantada ka helay weligaa saas ahaaw
Abofalah eebe keiya haysku xiro dadkana wixii talo iyo waano toosan ah haka yeelo. Guulayso
Soad .masha Allaah
Dad.Aqoon leh
.soomalida.social.media.ha..in Ay
Ku soo biiraan.wey Fiicantahay
Sida Degan.ee.Aad.wax noogu.soo Gudbisey.Aad baan ula Dhacay
Mahadsanid
JazakiAllahu khairan brother. Welcome!
Waxaan kaso racay Walasheey oganasho tiim ogaansho hadanahay waan kuwadana Walal dadaal Ishalah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🥰✌️🏃♂️
Welcome walaal. Oganadho team madax ayay ee Saaran yihiin🤗
Hadii uu somali yahay muxu ucawinwayey somalida dinta wexey shegeysa in qofku cawiyo families then the rest charity began at home wilki somalinimada uyahay kumakalsona miya you have to be proud for who you are that's if he is a Somali
Mansha Allaah gabar wanaagsan ayaatahay walaashey Allaha kubarakeeyo
Jamiican walaal, jazakiAllahu khairan
Abo Falah Waxan u Heystay Masaari lkn XALQO O WAXAN DAWADAY U LAYESHAY WIILKA IMAARAATIGA AH,WAXANA IGA SO BAXAY, INU SOMALI YAHAY.
TAN KLE QOFKA QALAD WU KU DHICI KARA TEDA KLE NINKAN WA DHALINYARO ♥
hore usoco i love you mafahantay
Maasha Allaah, Alle ha xafido walaalkeen, Adna Sharaf Alle dushaada ha yeelo Sucaad.
Wll xasan magaranayno anagu asaguna somali ayaan ahay afkiisa lagama haayo marka sow qalad maaha inaa tidhaahdo asoo raali ka a aheen waa somali
Wuu qariyaa wadanku u dhashay sax.
Marka walaal see ku ogaatay in uu soomaali yahay.
Jwb wacan
Quruxley aya tahay walashay allah kubarakeyo
BAAYO, Abu Falah🎉8 years ago ayaanu naqaanay!!
Masha allaah ilahay haku xafido
JazakiAllahu khairan
Maashaa’allah Allaha kuwa kale oo qaldama soo hadeeyo
Amiin!
Mashaallh tabarakallh allh haxafido abufalah
Manshallah Allah Mahadleh ustaadkana waan umahadnaqeynaa.
Wll ninka ha sheeganin somali maahe
Masha Allah Allah noo daayo waan gareenaa dhalinta maanta ma aha mashaa Allah
Allaha barakeeyo Somali haduu yahay waxaa ku xigta waa qolomaa oo waa qabiilkee goordhow qabilkiisa ayaan sugaynaa
Abu falah maa soomaali ah wali macasda
Subxanallah kuqanac insaniyada kuqanac diinda dooneyso waligey ma maqal ruux Muslim sheganayo intas kuhadlayo subxanallah
Wa mahadsantahay
❤️
Abaayo abufalah soomaali ma ahan
Hadaad dooonayso inaad horumar gaaarto ka dhex bax soomalida , haduus Somalia 🇸🇴 joogo lahaaa xataa 1M muu gaareen , halaga tago soomalida
Somali hadey walidka ka duceysaneyso waa horay ayeey somalia nabad noqon laheed taas waa kow mida kale qof walbo oo muslin ah oo dhaqan iyo diin ku kuray ayaa is garto mark somali qatar hana dhigin وسلام عليكم
We need the point where he said I'm Somali 😊🧭
We need to wlhi !!!
Somaliyey yaan laisku cayaarin
manshallah allaah afees 💕
ماشاء الله يا أختاه
شكرا لك
شكرا🤗
ابو فلة شاب عظيم عايش بالكويت شاب عجيب الله يوفقه
عايش بالإمارات
@@salmansomali مؤقت عايش بالامارات ويعود للكويت واهله
@@fouzeyahyousef3082 نعم يزور اهله عند الإجازات لكن رسميا انتقل الى الإمارات وبدأ حياته الجديد هناك.
m.a aadbaad ugu mahadsantahay sis. caawankusobiiray 🥰🥰🥰
Mashaalaah jisakallah qer abayo waa wax lagu farxo
Masha allah wll guulayso
Quruxay
❤️
Mshallaah tabaarakallaah Rabi hainawada xifdio dhamanten, Jzklh Kheir Xbbti 🌿❤️
الإعتراف بالخطأ فضيلة وله شخصية قوية حيث يظن البعض إعتراف الخطأ مذلة وضعف شخصية الله المستعان
صدقت
Asc wall sucaad waan ku salaamay marka labaad ereyga haksiinta wuxuu ku saxan yahay habsiin ( dheh laba gabdhood ayuu habsiiyey
Mahadsanid walaal😊
Maashaa allaah wll guulayso
2016 ayu RUclips bilapay
Abaayo haku hadlin waxan ogeen asiga ma sheegin ilaa hada jinsigiisa sax sidaas ha u hadlin abyo
Nin aan soomaaliba sheegan ha inagu dhadhajinina soomaalaay ninkani waa kuwayti yaan been la idiin sheegin. Barnaamijyadiisanana waanu la dhacsan nahay
Abayo sheeko unbaad noogashay RUclips kiisa uusoogalay oo lawada daawaday inuu khaladkiisa qirtaye
Adiga sual Aan kuwaydina
Abofalah ilaaa hada lagamahayo wadankaas baan udhashay tv caalami ah baa kawayayay wadankaas baan udhashay
Adigu xageed ka keentay warkaan aad noo soo tabinayso , maqaraabad tihiin, Ma jaarbaad tihiin, maxaad ku cadaynaysaa inu somali yahay??????????
NayA nin kyga mustaqbalka mnsha allh iidheh somali maha
qof aanan ku garanayn qof aad af taqaan ha u caayin wall
JazakiAllahu khairan
Asaga ma dhihin Somali baan ahay marka hadhihin waa Somali, he looks like Oromo or Ethiopian
Waa somali 100%
Waa hadal farxadeed🥰❤
masha allah
Masha allah allaha Hanunka haku sugo walalkeen
Amiin ya Allah
Ameen oh Allah
Ciwaaanka iska sax
You are beautiful sister ❤
🥰
I agree with you anty
What agreement!
Msha Allah apyo❤️🙌Wa runtaa wllhi هو شخص جيد ولله
Maasha Allah hno channel heer sare ah baan halkaan ugu imid. Keep the good work sister.
JazakiAllahu khairan brother! Thank you for your support 😊
الله يا ابو فلة😍
ما تتحدث عنه وما تتحدث عنه غير متطابق
Goormuu yiri somalibaan ahay
Masha Allan
مشاءالله الله يبارك
سلام عليكم. يااخي.ابوفل.انا.بنت.صومال.انت.سدغ.ولا.كذب.انا.اسمع.انت.صومال
@@رقيهحسن-ف3ظ لا أنا ماصومالي بس جيران
ماشاء الله. ياخت
@@ابنسامهر لاتكذبن
M.a
Masha Allah
Nunseses exusememe, fathidredpects Easy puse my self only.mashaaaaalah.family simple.veery easy my own self only AlxMdulilah.
masha allah🤝🥰❤️
Manshallah soodhawoow
ماشاءالله استمر
Asaga Somali baan ahay ماقال
Abyo wiilkaas igu xariiri waan jeclahy wllhi inan la hadlo😘😘💞
I from ogaansho
24 Sano ayuu jira abaayo sanadakiis saxad ah
I’m manal🥰🥰😍😍😍
Thank you Manal❤️
Shekadaas nqgadah eh ma darood ba mise 😄😁
فديتك ابو فلة رفعت راسنا
😍
wllo video markaad soo dhigayso hees somalia ama tu kleba wxun ka horaysii oo waxad soo dhigayso naga soo macaanee
New subscriber ✅💯
Welcome brother and thank you for your support!
Abou falh somali ma ahan wll
M.g
Aamiin
M.a❤️
Somali weyney wiilkaan iska daaya waa iga talo. Hadhow waxaa ku xiga qabiilkiisa yuu galaa iyo anaguu nagalaa. Kuwii usan reerkiida noqon cay eey meel lafadhiisanayaan.
Somalinimada ayaa na deeqda .
Qabiil waxaa ku shaqaysta siyaasi aan lahayn qorshe siyaasad iyo oday afar jeeble ah .
Somaliyey aduunyada waan ka harnay gacmaha is qabsaday faceen waan ka harnay sida isu dhaama
@Rahma kkk mashaa Allaah hadal Xaq ayaa kuhadashay. Waayo waxaan aragnaa kuwo Culumada wax kasheegaya, kuwaas maa udaahaayo wiilkan Xasana.
✯𝗪𝗔𝗔𝗪..𝗠𝗔𝗔𝗦𝗛𝗔 𝗔𝗟𝗔𝗔𝗛
MAADHAA ALLAAH wll hormar wcn
Mansh allah dhow roh❤️💟
ma han wiilkaan Soomaali wll ee waa Kuwaiti .
Ma aha Somali
3sano uu ka baddanyahay intuu youtube leyahay wiilku 2016 ayuu ku soo birey🙂
Beentii oo qof ah 😂😂
Max ka rabta wax ka xuntahay in la dhaho qof ba wangasan wax rabta qof walba sida adiga o kale in xumado xuman moyane wanag laga shegen rabta
Mzh allah
Mawduucaaga iyo waxaaka hadleysid ismalaha 😂👏🏻 anyway hore usoco
Kkkkklkkk
Asaga ma dhahay somali ban ahay ila hada lagama maqlin maxa somali daba dhigay wilkan yab kkkkk
Kkkkk
@@shamisclaahi9838 lacag buu leeyahay bay maqleen hadiikale maysan wadwadeen😂😂😂
@@haki617 kkkkkk
Kaalay maxaa loogu mashquuley Ninkan?
walal runta an iisu sheega abufalla wu ka fanaa si kale ku taageer lkn nin an ku rabin ha duba dhaqin
Aboflah waa sudani
Mahadsanid
يارايت يااختي ابو فله لو يتبرع نص المبالغ التي يسكبها يعطي للصومال التي تمر بظروف صعبة مثل المجاعة ومساعدة المساكين في بلده في الصومال لماذا يخجل من جنسيته الصومالية سبحان الله
ابو فلة ليس صومال
@@kassim_khalif لا انت غلطان ابو فله صومالي وليش كويتي ولا خليجي وهو من مواليد دولة الكويت الحبيبة ونحن الشعب الصومالي نحب دولة الكويت وربي بخفظ الكويت حكومة وشعبت من كل سؤ امين يارب 🇸🇴🇸🇴🇰🇼🇰🇼❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇰🇼🇰🇼🇸🇴❤❤🇰🇼🇰🇼🇸🇴🇰🇼🇸🇴🇰🇼🇸🇴❤❤
@@fouzeyahyousef3082
شيء طبيعي دائمآ شعب الصومالي تحب تقول لشخص إنه صومال غصب حتى لو هو مو صومالي ويشبهى الصومالين😐
@@ice__dark1195 ابو فله صومالي وهو من مواليد الكويت واهله مقيمين في الكويت وهو صومالي انا لا اتكلم عن لونه أو ملاح شكله بس هو صومالي صومالي الاصل .
Ogadenkii ethopia kuwait kaga so carar nay aheen labadanada sxb ban ahay ila kaso cararki ethopia io dhibki lagu hayay ogadenia hadana emarate ka kunolhy isagana kuwait ban ku oga
mashalah gabadh qiime leh isla markaan arkay janaalkaaga subscribe ayaan kusoo saaray
Mahadsanid walaal❤️
waxay ila tahy in Kuweit kaso jedo wlshey
Darood miya 🤣🤣😂🤣🤣🤣
Subxanallah
😳
Hhhhh waan umalayn🤣🤣🤣🤣🤣
in uu somali yahay xageed ka keentay walal
Layaab