Allah wax like iyo sher aduunyo ka qayr badan haku siiyo abaal marin waxaa ugu qaalisan oo ugu cadalad san abaal marinta allah ee haku siyo taas maxaa yeelay waxay anafac u tahay tarjumadan ku luqadan ad ku tarjuntay ku hadla oo rabi xaqi uu u dhaliyay shaydan ka duufsaday oo gaaloobay jazakallah walal mahir
Waad ku mahadsantahay sida quruxda badan ee noogu soo turjuntay noosoo badi inshaalaah wll qaali
Ilaahay ha kaa abaal mariyo wll kheyrka aad dadka uso turjumayso❤
Sifiican baad uturjumteen, mahadsanidiin❤
الحمد لله على نعمة الإسلام والعلم.
Masha alla wiilka yar ee Codka macaan ilaahay ha ha xafido 🥰🥰🥰🥰
Dhab ahaan muuqalkan waqti fara badan baa galay waxa uu u qalmaa 1m oo daawashaa iyo 100k oo like pin 📍 ku qabo muuqalkan [ maahir ] ❤️☺️
Mnzha allH cod macaan ❤️
Mxaa ka macaan hadalka ilaahay oo aad cod macaan ku akhriso🥰
بارك الله فيك وجزاك الله خير الجزاء الله يحفظك في الدنيا والآخرة اخي العزيز
Allah haku barakeeYo wll gacliye saad noogu faaiideysan khayrka saan u fahano diinta io wanaageda adna allah haku barakeeyo carabkaaga io fahankaga wanagsaN wll maaHir ❤️🙏
Alle ha idinka abaal mariyo bahda ogaalka dunida 🥲🥰
Walal adoo mahadsan mida uu ku qabtay doha qadar ayadana noo soo fasir waliba suaalaha haka reebin
Mahadsanid🙏❤
Manshallah wll xaga kasi wad marnaba haka caajisin runti aad ayan u jeclahay turjumaada iyo muxaadarooyinka dr zakir naik
الحمدلله على نعمة الإسلام
الحمد الله على كل حال
MaSha Allah wll Allah haku barakeeyo
Dadaal wacn baad haysaa ❤️❤️
الحمد الله على كل نعمة الله ❤
Masha Allah caarurtena allaha nowada xafido
Masha alah ugaas alaha ka ajarsiyo no soo badi dr zakir naik thanks ❤❤❤
Inshallah jazakallahu kheir akhii
Allah wax like iyo sher aduunyo ka qayr badan haku siiyo abaal marin waxaa ugu qaalisan oo ugu cadalad san abaal marinta allah ee haku siyo taas maxaa yeelay waxay anafac u tahay tarjumadan ku luqadan ad ku tarjuntay ku hadla oo rabi xaqi uu u dhaliyay shaydan ka duufsaday oo gaaloobay jazakallah walal mahir
Jazaakallaahu qayr muxaadaro ka macaan ma arag qeybta 2aad ma laga yabaa inaad soo galiso adigoo mahadsan
Wllkey jazaakallahu kheyr mahadsanid ❤👍
Mar hore Waaye 2005 waaye
Mid cusub soo turjun
Maanshaa Alaah maanshaa Alaah Alaah protect him that young boy and Dr
M a noo soo baddi aad baan u jeclahay runtii sh Dr Zak.
Salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi wasalama salalllahu calayhi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Alle haka abal mariyo akhiro Io adunba wllo جزاك الله خيرا ❤️❤️
Maasha Allah jazaakumu Allahu kheyran mahadsanidiin
Jazaaka allah libaaxa islaamka
Masha allaah allaahu akbaar nicmati isllaam
Masha alah jazaaka lahu kher
Mashallaah barakallaah
Masha Allah 💙💯 qebta labad in.a wa sugyna wll جزاك الله خيرا
Masha allah ❤❤❤Alle ha kubarakeeyo
Mashallah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Allahu xafido
That's you papa my bless you and your family Amina yarabi
اللهم ثبت قلوبنا على دينك
Wll barnamijaadkan noo soo badi thank 😊🙏
Waad mahadsantahy ogalka dunida
Mashallah mashallah
Part 2 saa u sugaayey waa daalay walalka ❤️❤️
Maasha laah tabaaraka laah
M.a wll Ilaahey hakukaalmeyo kheyrka aad nalawadgeyso waa wax aad uwanagsan inaad sogudbiso wax ilahey raalikayahay
Mashaa allah. Allow somalida. Sidaa. Ookale noogadhig maxada somalida
Manshaallah 🍒
ﷺ ﷺ ﷺ ❤ ♥
Turjumaha m.a shukran zxb
TURJUMID WANAAGSAN!
MAANSHALLAH.
KU SOCO
Nabiga ku saliya walaalahayga muslimiinta
الحمد الله على نعمة الإسلام ❤
ترجمة اكثر من رائع جزاك الله خيراwalaa
manshaalh qir alaha ku siyo
Aamiin Aamiin Alaahuma Aamiin Aamiin
M.A OGAALKA DUNIDA KEEP GOING
Masha allaah❤
Wll barnamij Yadan noo soo badi 👍
Alx calaa nicmatl laaha ee wad mahadsan tahay no so Badi💌❤️
Wll aadbaad u mahad santahy thank you
Maasha,alaah
Maansha Allaah
Mahadsanid wallaka masha Allah
Mashaa aalah
❤❤
Zxp aaway qeybta 2aad
Ilaahey hakaa ajar siiyo qeyrka aad nala wadaagte
Masha Alaah ❤❤❤
Mansha allh wllky jazaa'akallah sida fiicaneed noogu turjuntay luuqadeena hooyo
Qeebaha kale wa ka sugena Insha Allah mhd snd ustad ☪️🙋♂️
Masha allah xaqu hasareeyo
الحمد لله رب ا لعا لمين ما شاء الله
Allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar
Gaalada kuwa ahlu kitaabka ah waa sahlantahay in wax lo sheego kadib ineey qaad taan iyo in kale waa mas,alo kale waayoo inta ku qoran kitaabka 23 nabi ayaa kahoreeyso hadaba anbi yadaas yaa maamulaayay,,yaa roob siinaayay,,yaa hawada dhulka oroxda asaaskaaas kawniga ah maamulka u haayay meeshaas waxa ku hartay waa allaah,, Hadaan dhahno waa wiilki ilaaheey tusaale boqorada xil sugayaasha waxa laga dhigaa curadka e looma dhiibo cunuga dhaxda kujuro,,Cise cs waxa la dhihi karaa dhax kujur curad maahin guri danbeys maahin waxeey kutusee inaw yahay dhax kujur sido kale cise cs baiblka kuma dhihin aniga i caabuda maxaa sanka looga galinaa wax awsan dhihin ama awsan nagu amrin xaqqa allaha na waafajiyo
Waaleykum asalaam warahmatu allaah wa barakaatu
Walal markasta nalasoo socodsii drka
Mahadsanid wll chanal wx bdn ka faaidey waaye chanalkaan😍😍😍😍
𝐀𝐥𝐱 𝐂𝐚𝐥𝐚𝐚 𝐍𝐢𝐦𝐜𝐚𝐭𝐮𝐥 𝐈𝐬𝐥𝐚𝐚𝐦🥰
Masha Allah
Mashallah waa muxaadaro fcn lkn ma aha mid uu sheeqa hda ka jeediyay qadar ee waa mar hore si walbo waa mahadsan thy bro
WE LOVE HIM❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💚💚💚💚💙💙💙💙💙💙💙💙💙
Maahsa allah
Mansha allah
M.a 👍👍👍💯
Maasha allah*
السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة كل المسلمين
ود.زاكر
Mahadsanid wll
Masha allh
M.a Shikhow nasoo'badi muqaladan
صل الله عليه وسلم
Hello from us please pray for me and my family Amina my god bless you and your family Amina yarabi
ما شاء الله
Inoo Soo Badi Dr Zakir hadaladiisa
Wll su alaha Dr zakir ino so badi waa mahd san thy wll
صلى الله عليه وسلم
Allaahu Akbar 5:02
m.a wll maxamed noso badi thanks
Mashlah walaal
عليه وسلم
Maasha allaah
Masha allha ilaahay a idinka abaalmariyo
Masha alah
M.a jasaka Allah
IMAARAAD! NAMRUUDDO ! AYAA U TALIYA , YUHUUD ADDOON U AH,
ISLAAMKANA CADOW KU AH !
Wll kahadal xerkah jinsikah asxabta u shek