UPDATE ! Xaalada Andrew Tate & Cancer-ka La Sheegay Inuu Ku Dhacay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com...
    GOAL-ka Xiga 400K Subscribers - Mahadsanidiin
    Halkaan Ka Iibso Cashirada :
    Booqo Website-keyga :
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : www.facebook.c...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD RUclips KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Комментарии • 130

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +77

    Gabar kasta iyo wiil kasta oo qoralkeyga arka nolol frxad leh ku rajeynaya aakhirana jano wll ❤

  • @abukarsidow
    @abukarsidow Год назад +15

    Allah haka soo badbaadsho waxaa lagu heesto wax kale maahan waa diinta islaamka uu qaatay let's pray for TATE

  • @nabadoonguure8205
    @nabadoonguure8205 Год назад +47

    Allah, ha ugargaaro walalken Muslimka ☪️ 🕌 🕋 ah, Andrew Tate, oo loo heysto loona xabisayo sababta uu diinta saxda ah uqaatay, una Islamey.
    Somali weyne, Faataxada iskugu dara inuu kaguleyo walalken, cadowga gaalada sheydan raaca ah, oo Diin, Dad iyo Dunyo toona unaxeyn.
    Aamiin 🤲🏾
    Guul Andre Tate, Aduun iyo Aakiro

  • @ismail.mo77
    @ismail.mo77 Год назад +10

    Andrew tate hadii u Muslim noqday , Ilaahay haka badbaadiyo dhibka ay gaaladu ku hayaan.

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 Год назад +6

    Caafimaad ayaan urajeynaya ilaahey hakaso furdaamiyo cadowga
    Yaa rabbi Imaanku haguuleysto🤲

  • @somaaliqueen6712
    @somaaliqueen6712 Год назад +9

    i.a waxan rajeyneynaa in laso dayo inkasto nin kan aqon badan anan u lahryn lkin wll hosow ada i bary thanks galadana waxeyba naceb yihiin qof can ah oo islamay hdey wax yar laga soshegana danbi ayayba korka kasarayaan i.a wuu ka guleysana waxna kama qadayan intu allah lajiro❤️🤲🥰❤️❤️

    • @ubahdhool8158
      @ubahdhool8158 Год назад +1

      Adaan sahan ayaa si faahfaahsan ugadaley dhowr jeer xataa intaan laxidhin

  • @abdishaakirhassan7071
    @abdishaakirhassan7071 Год назад +17

    Andrew Tate I hope you get your freedom back asigu wax dhibata ah garin alle haka so saro xabsiga my favorite Andrew Tate 💪💯

  • @mohzenn77
    @mohzenn77 Год назад +12

    Ramadantan kiisa kale allaha cafimad hanagu garsiyo dhamanten🤎

  • @Cabdicasiiscumar3945
    @Cabdicasiiscumar3945 Год назад +13

    Ilaahay ramadanka khayr hanagu gaadhsiiyo

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 Год назад +4

    Shirqoolkooda Alle ha burburiyo guul ayaan uu rajeynayaa iyo in uu ramadanta banaanka nagula soomo isnhaa llah

  • @fardowsahussainadontialle8036
    @fardowsahussainadontialle8036 Год назад +3

    Alle ha ka so saraa walhi waa xanun qof xanusan hada feedom haysanin yaa allh

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 Год назад +3

    ALLOOW garabsii walaalkeen

  • @faisamohamed4673
    @faisamohamed4673 Год назад +1

    Allah haka soo daayo Allah ayaa awodbadane

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 Год назад +4

    War ninkan lala bo igu qabatay wallahi muxuu ahaa qofkani .bisinka ha naga xidhaan waligii yayna sii dayn

    • @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
      @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 Год назад +3

      Kibir baa ku haya wallhi maxaad dheertahay ilaahay hadalkaa aad tidhi hakaa abaal mariyo

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 Год назад +1

      @@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 ilaahay adna kaa tidhi hakaa Abaal mariyo. Dulaystoow

    • @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
      @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 Год назад

      @@Aliinaliiban1780 hhhh oo anigu ma waxbaan ka sheegay wa qofkaa ila midka ahe, wax social mediaha lagu soo habaaraad tehee dadku hakaa amaan helaan

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 Год назад

      @@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 Dan yeelo argagixiso tahaye baraha bulshada lacagtayda Ku joogaa. .mardanbe Kuma soo jawabayo dee .argagixiso af garan maayo ilaahay naarta madaxa hakuu galiyo ..insha allah ilaahay kugu ogahay . Aniga somalida ahaa ayaad nin cad oo shaly wuxu aha la ogyahay igu cayaysaa .waxan idhaa muqdisho .maxaa sidaa ugalaya oo qarxinayo show waa adiga oo kale. Aniga mida kale ninkan aad difaacayso waxa qalbiigiisa ku jiro miyaad garanaysaa mida kale inay dadkaa cadanku intay yidhahdan waan islamayne ay dadka basasan oo ay dawlado dumiyen wad ogtahay se gaalada aad sheekayso ma nin cadaan ayay dilan si kasto uga soo horjeesto dad kooda wey jecelyihin weyna ilashadana .alshabaab ma sidaada moodaysa .

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 Год назад

      @@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 habaar hore ayaad qabtaa .. quraanka kaa aqrisanayaa .quraanka kaa aqrisanayaa .

  • @AbdikaniHeroboy
    @AbdikaniHeroboy Год назад +5

    abu taymiyyah taariikhdiisa video ka soo sameey ❤

  • @elminoor
    @elminoor Год назад +2

    Good help inshaallah

  • @osyare-gj4pt
    @osyare-gj4pt Год назад +6

    Allha kasoofakiyo gacanTa galadah❤

  • @Cabdiqaninuur4980
    @Cabdiqaninuur4980 Год назад

    alle ha ka soo badbaadsho gaalada xun ee haysata Aaamiiiin

  • @hamdakhadar361
    @hamdakhadar361 Год назад +4

    Achraf hakimi ka so sameey wll mahadsanid

  • @ubahdhool8158
    @ubahdhool8158 Год назад +7

    Inkaar alla hakurido ayaagaa usababa kaserka kudhacey 😭😭😭😭😭

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 Год назад +2

      Subxanallah ayaga maxay sababi karaan illahey aya cusurka keena midakale dadka maxaa Awood aanay lahayn usiinaysaa

  • @amataallh1312
    @amataallh1312 Год назад +6

    Ramdaan is comin soon 🌙💜❤

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Год назад +3

    Allah ka so daayo cadowga

  • @yahyeyahye478
    @yahyeyahye478 Год назад +6

    Hosow shp xaladaha iyo dhacdoyinka MMA ga barnaamij ah noo bilaw waa hadii ad xisayso mahadsanid

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +8

    Ilahay haka qabto gaaladaas U tashatay🥺😭

  • @saafidagan2381
    @saafidagan2381 Год назад +2

    Mahadsanid walal waan sugaayay muqaalkan

  • @mariastories8851
    @mariastories8851 Год назад

    Alle hacsfiyo yaa rabi oo alle hakasii dayo cadawgaa

  • @updyrahman______________6931
    @updyrahman______________6931 Год назад +7

    Ninkan dabinka eey la raben wayku riden wlahi ilahey haka badbadsho umadase

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Год назад +2

    Mahadsanid wll
    Hosow Pro

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +3

    Legendary ustaad hosow pro go forward 👍😆😆💯😎

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +6

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mariastories8851
    @mariastories8851 Год назад

    Alle haso badbaadsho wiikas islamka

  • @xasanaadan7138
    @xasanaadan7138 Год назад +1

    True of the moment aan rabnaa hossow pro plz

  • @mohamedkaamilofficial5348
    @mohamedkaamilofficial5348 Год назад +2

    Masha allah hosow pro

  • @hassan5896
    @hassan5896 Год назад +2

    Ilaaahay ha kasoo furfuro gacanta gaalada

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar5541 Год назад +1

    Subanllha illhey ha cafiyo

  • @cabdiraxiinkhadar4433
    @cabdiraxiinkhadar4433 Год назад

    Mahadsanid cismaanow

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow Год назад +1

    Cajiib.
    Waxbase ka guri maayaan Alle ayaa la jira.

  • @aaziizmahmoud9223
    @aaziizmahmoud9223 Год назад +2

    Alaw kasii daa yaa Allah

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 Год назад +3

    Waxaa Rajynaa In Uu Xabsiga Kasoo Baxo Asiga OoBad Qaba Insha AllaH

  • @abdikadarsalatali4829
    @abdikadarsalatali4829 Год назад +3

    Wsc hosswo brow 😂 kulahaa ❤

  • @cadnaanmarwan9763
    @cadnaanmarwan9763 Год назад +8

    Runtii aad ayaan uga calool xumaaday xaalada Andrew Tate 😔

  • @sportsmedia21
    @sportsmedia21 Год назад +2

    Aslamu Alykum🙌

  • @amranxasan4287
    @amranxasan4287 Год назад +1

    Aamiin yaa Rabi 🤲

  • @idilabdi9456
    @idilabdi9456 Год назад

    Ilaahay haka siidaayo

  • @maryamaosman9980
    @maryamaosman9980 Год назад

    ILAAHEY hakasoo samata bixiyo wllkeena muslimka ah

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 Год назад +5

    Majirto miyaa dowlad muslim ah ookahadleyso ninkan arintiisa subxna laah

  • @fatia1138
    @fatia1138 Год назад +3

    Asc Cusman waa ku salaamay. Aad ayaan u daawadaa barnaamijyadaada mar walbana wax faaiido leh ayaa soo daysaa. Walalow adi iyo muslimiinta social media da ku jira maxaa ugu ololayn ugu samayn in ninkaan xaqdarada lagu haysto ugu hadli waydeen. Way iska cadahay in Muslim nimada lagu haysto ninkaan miskiinka ah.

  • @Hanad228
    @Hanad228 Год назад +2

    Free top G 🔥

  • @fartunadan7703
    @fartunadan7703 Год назад +2

    Walalkey be blessed

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 Год назад

    Alle haka badbaadiyo Gaalada Muslim naceebka ku jiro.

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn Год назад +1

    Ilahay haka so fududeeyo cadowga cadow ba Hele ninka

  • @user-vg1rb3ph5p
    @user-vg1rb3ph5p Год назад

    Alle ha ka soo daayo ellky

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 Год назад

    Alle ha ka soo daayo gaalada

  • @mohametmohamud4900
    @mohametmohamud4900 Год назад +2

    Qofka dhibta mara waa qoF alle jecelyahay ❤️🤍

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +2

    Subxana.Allah

  • @Nothing...8375
    @Nothing...8375 Год назад +1

    Alle ha ka soo saaro gacanta cadowga walalken

  • @cadnaanmarwan9763
    @cadnaanmarwan9763 Год назад

    Alle ha u fududeeyo

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M Год назад +4

    Andrew Tate he said before > if i die 💀 i dint killed my self 😢 they killed me 😮

    • @MohamedAli-ok6tb
      @MohamedAli-ok6tb Год назад +2

      Wlhy waa runtaa sxb

    • @Dreamy-M
      @Dreamy-M Год назад +1

      @@MohamedAli-ok6tb we are Mohamed Ali-s 😀🙋‍♂️

  • @yahyeahmedofficial
    @yahyeahmedofficial Год назад +1

    Free top G

  • @samowade1300
    @samowade1300 Год назад +3

    0:59 waxa lagu heysto Andrew tate waa in uu yiri :
    لا اله إلا الله محمد رسول الله.
    Yacni in uu islaamay .
    Hadaladiisi waxaa ka mid ah hadii la yiraahdo waa isdilay ogaada in aan isdilayn , waxa la rabaa in laga takhaluso sidaa darteed ayaa loo sameynaa in xanuun uu qabo , kadibna la yiraa waa u dhintay, lakin waxa nasiib darro ah qof Muslim ah in uu tabiyo propogandadi gaalada sidi wax jira oo xaqiiq ah .

  • @misskoko19
    @misskoko19 Год назад +1

    Hadaysan caday Ku hayn oo ay xabsiga kuhayan waxan dhihi karaa was cunsurinimo Allaha ka badbadiyo gacanta galada amiin

    • @rosemarie6347
      @rosemarie6347 Год назад

      Waa wadankuu u dhashay walal Romania see loogu cunsuriyeeya, mid ka ganacsiga jirka dumarka waa shaqadiisa uu ka taajiray kuna faani jiray.

    • @rosemarie6347
      @rosemarie6347 Год назад

      @Mohanad wadamada sharciga ka jiro khaladkaad gashid waa kuu uruurayaa maalin un baana lagula xisaabtamin, ninkaan in dhawaale waa ogaa in loo so socdo asagaana afkiisa isku fashilay, mida kale gaalo kale ma daba joogaan ee wadankuu u dhashay baa danbiyo ku haysta.

  • @umuraxma1714
    @umuraxma1714 Год назад +3

    Ninka in uu ku dhoco cancer ayaa sababa u aha ayagaa ku dhutay daawyina sababya xanunka wayo hore ayuu u sheegy in ay dili doonana

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +1

    Guulayso sxp

  • @qadranuurachannel
    @qadranuurachannel Год назад

    Allahakasoodaayoxabsiga

  • @fartunali600
    @fartunali600 Год назад +1

    Hosow wllkey

  • @diinixasan7230
    @diinixasan7230 Год назад

    Thanks pro

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Год назад +1

    Dhamaanteeba wllo

  • @abdinurmohamed4417
    @abdinurmohamed4417 Год назад

    Andrew horay ayuu u sheegay inay dili doonaan dadkana dhihi doonaan asagaa iska dhintay ama asagaa is dilay laakiin inta aysan ficilkaas Ku dhaqaaqin ka hor qofka dhowr marxaladood ayey marsiiyaan oo ay 1ka tahay (CEEBAYN) In qofka sharafka uu ummada Ku dhex leeyahay laga dilo waana waxa haddeer ay Ku haayaan Andrew Tate
    Waxaanse hubaa inaysan markaan Ku guulaysan doonin Insha Allah

  • @cumarhobyo9700
    @cumarhobyo9700 Год назад +1

    Nin kaas waxaa lagu heystaa maxaad Diinta Islaamka u qaadatay? Allaah hakasoodaayo.

  • @bukharicalayr168
    @bukharicalayr168 Год назад +2

    aNDREW tATE INTA AAN LA XIRIN KA HOR AYUU CADDEEYAY IN CUDURO BEEN AH LAGU SHEEGI DOONO TAAS OO LOOGA DAN LEEYAHAY IN LAGU DILO XABSIGA GUDIHIISA LANA DHAHO WUU DHINTAY. 🤔🤔 TAAS AYAA MUUQATA HADDA.

  • @frezzeyedits
    @frezzeyedits Год назад +1

    Ninkan looma heysto dambiga ka ganacsiga dumarka ee dowlada Romania ayaa si kale i heysata siduu horey usheegi jiray

  • @khalilnuur6787
    @khalilnuur6787 Год назад

    Tariiqdisa kaso hdl sxp mcn

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 Год назад +1

    Anduruu Teeyt ✔
    Tiristan Teeyt ✔
    (Afsoomaali)

  • @dambeleofficial8159
    @dambeleofficial8159 Год назад +1

    I.a waxaan rajeyna inuu xoriyadiisi dib uhelo

  • @apdurehmnahmdy8970
    @apdurehmnahmdy8970 Год назад

    Free brother Top G 🙏🏽

  • @axlaam8409
    @axlaam8409 Год назад +1

    FREE Andrew

  • @nurreproductions4340
    @nurreproductions4340 Год назад

    sxb channelkiisa maxaa kuqoran?

  • @zaracumar5259
    @zaracumar5259 Год назад

    Kk

  • @mohametapdirahman8847
    @mohametapdirahman8847 Год назад

    Alle haka soo furdaamiyo dhibaatadaas

  • @rosemarie6347
    @rosemarie6347 Год назад

    Ninkaan markii lagaso tago inuu muslimay wuxuu ahaa nin aad u kibir badan oo ku faana awoodiisa, una haystay in lacag wax walba goyso oo uu dadka caqligiisa uga sareeyo wuxuu ilaaway inuu bini aadan daciif ah yahay maalintii ilaahay kuso qabtana uu kugu salidi doono dad kaa awood badan oo aan kuu naxayn.

  • @hamdafarah825
    @hamdafarah825 Год назад +1

    Waa la dilaya isgu hore uu yidhi hddi la idilo la dhaho wuu isdilay wa beentod iyga idilay

  • @hubsasho
    @hubsasho Год назад

    M.a

  • @hideeyes8565
    @hideeyes8565 Год назад

    IlaahY wuxu kor uqaadaya darajo aanu camal kusamayn muslinkuna kama fikiro noloshan la arkayo ee Jano iyo waxa ilaahy agyaalu kufikiraa

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur197 Год назад

    Hosow

  • @phaadimamohamedhusen3071
    @phaadimamohamedhusen3071 Год назад

    Maskin allah ugargaaro wa geesi

  • @frezzeyedits
    @frezzeyedits Год назад +3

    Rip andrew tate 😍

    • @kwolfsgeming4849
      @kwolfsgeming4849 Год назад +3

      If RIP He going Heaven because he is muslim! where are you going you now?

    • @ahmedwork1070
      @ahmedwork1070 Год назад +1

      @@kwolfsgeming4849 fax ✅

    • @rosemarie6347
      @rosemarie6347 Год назад

      ​@@kwolfsgeming4849 see ku ogaatay inuu janada galayo walal adigaba ma ogid meshaad ku danbayn doontide. اتق الله

  • @cabdidhere
    @cabdidhere Год назад

    Xuriyadiisa inuu Dib ihelo ayaan rejeynaya

  • @jameeomar9700
    @jameeomar9700 Год назад +1

    MATRIX IS ATTACK ME AYUU DHAHAY KUWA AYAANA HAYTA NINKA

  • @sungul6877
    @sungul6877 Год назад

    Raabi ha u gar garo koley Raabigisa laa jiro wax walbo dhaca

  • @MohamedAli-xh8vt
    @MohamedAli-xh8vt Год назад +1

    Sida waxay la rabeen pop marely cansar kurudeen

  • @ifiyecadde6108
    @ifiyecadde6108 5 месяцев назад

    Lkn waxba ma adan shegin Tusale gariga wuxu ka shegay iyo shirkada waxa ey noqotay falcelinteda kiiskaas ku noqo hadey macqul tahay xogta wakala dhiman tahay

  • @taarikh24
    @taarikh24 Год назад

    Wakaas wajiga dhabtaa ee reer galbeedku

  • @abdirisaqjagtaofficialchannel1

    Andrew tate have to be free

  • @Qadafi_mandela
    @Qadafi_mandela Год назад

    Lacag ayaa laga rabaaa si dadban waya arinka

  • @ahmadrashiid993
    @ahmadrashiid993 Год назад

    maxa ka jira , waxan maqlay in u xita Andrew in wllki u so islamay

  • @saciidsuleiman1355
    @saciidsuleiman1355 Год назад

    Ninkan horan ayuu u sheegay qolyaha uu ka cararaayay inay Mar uun gacanta ku dhigayan
    Hadey qabtan aaney siideyn doonin
    Sababtoo ah waxay ku durayan sun kansar ku sababi karto
    Xaqiiqdii nimanki uu Mar waliba nooga warimi jiray baa helay

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Год назад

    Waxaan rajaynaya inuu diinta islaamka uu ku adkaysto iskana cibaadaysto

  • @rooreaudio
    @rooreaudio Год назад

    Zhp Maa horta ilkaha biro ku xiratid😅

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 Год назад

    Ninkan ka shakiyayba malaha waa jaajuus muslimka loo soo dirray ilaahay og ilaahay ayuu leeyahy haday runka tahayna ilaahy ha badbaadiyo

    • @iqlazinhotube8635
      @iqlazinhotube8635 Год назад

      Runta aa isku shegne muslim la jaajuuso maa jiro xilligan kuligood ayagoo raalli ah ayey gaalada kaaga horeeyaan

  • @selenajama4927
    @selenajama4927 Год назад

    Wa iska cadahay ninkaaan islamnida lagu heesta