xaasaasi faadumo aadan oo khashiftey sababtey wadani uga tagtey

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 сен 2024

Комментарии • 117

  • @honaqali7822
    @honaqali7822 2 года назад +1

    Naxishod bankuodhan lahaa oxijabo

  • @Askamedia142
    @Askamedia142 6 лет назад +4

    Hhhhhh😂😁😀😀😁😁😁😁
    Waxaan Ku qoslay waxaad taraysaa yaraa
    Waa nasiib daro markii hore cidlaad Ku xiiqaysay
    Imkan hadaad is gartay
    Waad wanaagsantay

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 2 года назад

    Fadumo runbaad sheegtey thanks

  • @ahmedgellah2286
    @ahmedgellah2286 6 лет назад

    Xizbigii waddani wuxuu ahaa xizbi qaran SOMALILAND wuxuuse u sii socdaa in uu noqdo JABHAD HUBAYSAN OO KA TALA QAADATA DAD MUKHARIBIIN AH!!!
    TUUGGA CAARRE LA YIDHAA MAXAA U GEEYEY CALANKA XUZBIGA WADDANI!!!!!
    MAGACA XIZBIGA HA LA DAYACTIRO OO HA LA ILAALIYO.

  • @samsamm5996
    @samsamm5996 4 года назад +3

    Wadani qabyaalad buu ku dhacay
    Maantana sidii bay wadaan miyaan
    Miyir jirin kkkkkk

  • @AliMohamed-vj8uj
    @AliMohamed-vj8uj Год назад

    Mujadahid muse hala taageero

  • @nimcaanaxmed9373
    @nimcaanaxmed9373 4 года назад

    maqabyaalad ayaad marka horeba kusocotay

  • @abdisayid1456
    @abdisayid1456 2 года назад

    Qabiil qaran manoqdo

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 2 года назад

    Meesha kaarka laga soo bixinayo mayska caadi media hortiisaa eedo nagadaa cayaarta

  • @MabaarigNaasir
    @MabaarigNaasir Год назад

    Madax cabdale siciid

  • @kalmeeyemedia7596
    @kalmeeyemedia7596 6 лет назад

    kkkkkk aaalllla cabad weyna kuma rabno so dhoweyn bad shegte weliga kalay ku odhan mayno

  • @cadnaanoslo8254
    @cadnaanoslo8254 4 года назад

    De marka horaba codka aad kenayse muxu ahy haween ayaad tahy marka kle sacad muuse ayaad tahy

  • @abdikarinyusufosman4074
    @abdikarinyusufosman4074 4 года назад +2

    Ilaahay baanad been u sheegin.kkkkkkkkk

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 года назад

    HORTA DUMARKAN SACAD MUUSE HORTA MA IYAGA LUGOOYO UGU TAGA CIRO MISE WA RUNTOOD OO XIN LAGU HAYO ARKEEN WADANI KUMANAN BAAAN ISKA CASILEE MAXAY ARKEEN ODAYGA CIRO MA DUMAR BUU TALADA U DHIIBTAAA MISE WAA SHEEKO LAGU SHEEKEYO HADBA CIRO WAXNA ODHAN LAHA DUMAR YAAY KU TALIN ILA HADA GUULAYSTO WADANKA WAY ROGAYAN DUMARKASIYE HADBA KALA DIRAY DADKI GABADHAN UUUN MAHEE QAAR BADAN BA N KA MAQLAY
    HADABA KULMIYE IYO UCID IYO WADANI WA ISMA DHAANTO IYO DHASHEED EE XUSBI WANAGSAN OO MIDAYSAN YAA INOO FURA OO ISLAMA ILA DALKIIBA WAA DAWAKHEE ILAHOW QOF KHAYR BADAN NOO KEEEN

  • @saamiyaadamjama4966
    @saamiyaadamjama4966 2 года назад

    Madaxcayniiiniii

  • @faraxdhacar6252
    @faraxdhacar6252 2 года назад

    Na yaa wadani afk kadhig

  • @hiboahmed4933
    @hiboahmed4933 2 года назад

    Hadaa ma muuze ixtirm le ciro adi kuma bahna wanu kuso eeryayi habrkana hostada laheel waddani ilahay baa markhatii uuh iñuuna QabYalad aqoon ay ciidwaliba ku jirto markaa adigaa duuco iyo habar toona kagma bahna

  • @abdishakurfarah4132
    @abdishakurfarah4132 5 лет назад

    Tolkaa raac edo adigoo raaliya no more jegaan .

  • @mohamadismail7594
    @mohamadismail7594 5 лет назад +3

    geesiyad cadawgaa hajabo we will never forget you sister

  • @Roblox-er5mj
    @Roblox-er5mj 4 года назад +2

    Masha allaah codkar guul marwo noolow abaayo

  • @kwamet1040
    @kwamet1040 6 лет назад +3

    Waddani waa tuug cuqdadaysan Allah mahad leh

  • @mahamedcabdifaas6695
    @mahamedcabdifaas6695 4 года назад

    ...

  • @kwamet1040
    @kwamet1040 6 лет назад +3

    Habaaryoonis waa gun cuqdadaysan. Habar Awal waa boqqoro

    • @faha9585
      @faha9585 6 лет назад

      kwame T WAAR XISHOOD HABARYOONIS WAA GOBE ANAABA KADHASHAY

    • @cabdisalaansiciid9882
      @cabdisalaansiciid9882 4 года назад

      Wxba noomad sheegin gabadheey

    • @addaniofficialchannel8407
      @addaniofficialchannel8407 4 года назад

      Habaryonis wa Gacaltoyo lkn gabarta cuqdadba shidaysa ilen wa sacadmuse 😂😂

  • @Hooda36
    @Hooda36 6 лет назад +3

    Ahahahaha heesta waa top waxaad taraysaa yaraa waxaa taraysaa yaraa🤣 bagaad wadani uga soo baxday wlcm to kulmiye xusbiga xalaasha waa kulmiye wadani waa wada xaraan kunaax faqash socotaa wadani dooni maayno🤣

    • @bilana7028
      @bilana7028 6 лет назад

      Kkkkkk
      Wadani adigoo bilaa nasab ah my dooni maayo
      Yaahuu

    • @hamzeisme5513
      @hamzeisme5513 6 лет назад

      Waxani waa bari hore youtube ayuu dib ugu soo celiyey

    • @adennadif9795
      @adennadif9795 2 года назад

      Bal waayee faqash baad ku sheegtee xisbigii dhamaa bal waa halkaad tagtaa doorashadu ha dhacdo 13 novenber

  • @Abdirahmanshire99
    @Abdirahmanshire99 6 лет назад +2

    Maasha ALLAH Habaryar qaali ALLAH Hakuxfido

    • @farduusali2951
      @farduusali2951 4 года назад

      Wadani Waa dad xun oo qabyaalad uun ka shaqeeya Allaha ha Soo Hadeeyo

  • @abdifatahosmanmahamed899
    @abdifatahosmanmahamed899 6 лет назад

    Oheey oheey magabad balagaOhiyaa reer ka,oodaNodhaxeysow ee,garxajis bilacaleg garQata o,gabadha,ilmada katira waygadhnaQsatay o,dadka,iskuwada gabadha,hadakedu hudhadhamaya sisaniya o,aQibo badan ayeyuhadashey,waryadhahen.wardib isugunoQda anigo AH Ogaden,Somalisatets EX.DDS,ARIKAA GALA,O,QANIIYAA.

  • @wacanmohamed8788
    @wacanmohamed8788 5 лет назад

    Anigu qabil halkas ayan iska dhiga bay tidhi, sido kalena xisbiga wadani qabiladan u so jidi laha bu I diran wayey iyo qabyaladay u gashay mesha marka horeba ayey shegaysa hadana Somali cid ka walan tolow illahay ma aburay horta.?!!!

  • @msiciidsanka2246
    @msiciidsanka2246 4 года назад

    Wa xisbiga reer libaax
    xisbiga libaaxaduhu ku badan yihiin dabecad xumo iyo qabiilka oo la isku reebo dib u bax reerka matihid waxasi xisbiga wanu ka sufayn doona

  • @koudoneismael4871
    @koudoneismael4871 4 года назад +2

    FADUMO WAAN AQAAN WAA RAG DHAAN❤❤❤❤

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 4 года назад

    Oo maxaa laguu soo dhaweyn sow xusbiga ka mid matihid yaa kaa xuga.?

  • @xaqudirir244
    @xaqudirir244 4 года назад

    Dadkaagii hadanayba kula figrad ahayn maxaad sheegaysaa. Codna keenimaysidee ee waxba malaha ee iska raac kuwii hore ee ilmadeeradaba waxay raaceen muusee ileen taasiba waa qabyaalad qaawane.

  • @sacdisharif7636
    @sacdisharif7636 4 года назад

    Qabyaladeey soorod, kabawawayn sooxidhoo, Saas baay rabaan inay qaaran kunooqadaan, islamiih waawayna ayaa saan uhadlayee eee baal kuwa yaryarna kawaran? Waa suual Somaliyee,

  • @sharafxaaji1047
    @sharafxaaji1047 6 лет назад

    Somaliland Qabiil qaran ma noqdo hal qabiil baa tihiin ee isu xishooda idinkii baa manta habro isu cunaya maxad umada u heeysaan waa waxba

  • @bilana7028
    @bilana7028 6 лет назад

    Islaantan cunaha weyn horta maxay ahayd
    Horta yaa ku ogaa in aad wadani ku jirtid iyo inkale.
    Hadii lagu tabi waayey markad xanaaqday waxay ku tussaysaa inaad xisbiga ZERO ka ahayd waayo qof qiimo leh waa laga daba tegi lahaa maqnaanshahisa
    TAGTAYE HORTA YAA KU TEBAG
    ka seexo magaalada niic yahay

  • @yusufhassan5174
    @yusufhassan5174 4 года назад

    Waar tolow islaantan ma la qabaa,yaabnaye inantu muday qaylinaysaye

  • @horaloosoconaya6749
    @horaloosoconaya6749 4 года назад

    Wadani wa buudhi madhan oo garxajis iskugureen meelna uma socdo

  • @muhanadmuslim3510
    @muhanadmuslim3510 4 года назад

    kkkkkkk 😂😂😂😂😂😅😅😅al ful xoma kuwa dumar waxa u dhibtay wali wali kuusog

  • @الريانالقديم
    @الريانالقديم 4 года назад

    Waddani kooxisnimo ku hababasatay...waddani ladagooo

  • @hanaassasasa12340
    @hanaassasasa12340 6 лет назад +1

    Faadumo aadan waa fariid waleeeee

  • @saidmohamud3087
    @saidmohamud3087 6 лет назад +1

    Adaa ba qabiil shegay inaad ku joogtay

  • @yiiyaanmadadaal4457
    @yiiyaanmadadaal4457 4 года назад

    Guushii baa ku dhaaftee ee iskadaa walaaley

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 4 года назад

    waa reer miyo howdo ah oo qabiil waalay way iska kaa ilaaalinayan

  • @Roblox-er5mj
    @Roblox-er5mj 4 года назад

    Ciiro duli doqon beenlol falalow reer qoomolud baadtahay hooyada waase qaanis tuug

  • @xamsesuudi4295
    @xamsesuudi4295 4 года назад

    Hhhhhh fatalnimo loma bahnaaa

  • @nadiamohamed2547
    @nadiamohamed2547 6 лет назад

    Rabiga weyni ha ku hadeeyo gabadh islaam baad tahay gurigaaga iyi reerka ku joog xishood xariim baad tahay waa akhiro saban dhaqan xumadan rabiga weyni haydinka qabto

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 6 лет назад

    Warku waa war hore lakiin sidii ay wax u sheegeysey ayey ilaahay idinkii arintii noqotey. Xusbi wadani isdifaaca hayska daayo oo reform haysku sameeyo laga bilaabo musharaxiisa Hala bedelo. Horaa loo soconayaa.

  • @khadiirmohamud986
    @khadiirmohamud986 4 года назад

    Run baa sheegtayyy fack wadani

  • @khaledcalwaan1267
    @khaledcalwaan1267 5 лет назад

    subxaanallha markii horaba aqligaga ayaad kugashy imikana aqligaga ayaad kaga baxday ilahay barku il awoodaba ilbuu baneyaa markaa wacadi inkale ayaa usoo gali

  • @ahmedgellah2286
    @ahmedgellah2286 6 лет назад

    Jaahilnimada iyo badawnimada waxaa kow ka ah in Qabiil idil oo sheekh iyo shariif leh la aflagaadeeyo.
    Qofka yidhi HY waa gun YAAN LOO JAWAABIN WAAYO MA ISTAAHILO IN LOO JAWAABO !!!!

  • @ifrahhussein1198
    @ifrahhussein1198 6 лет назад +1

    naa cimribaa tahayee gurigaaga fadhi

  • @xaqdarowaran8822
    @xaqdarowaran8822 4 года назад

    ala maxay mirqaantay walahi mirqaan wanaagsan

  • @mahadicabdilaahi4808
    @mahadicabdilaahi4808 4 года назад

    Tagtaye yaa kutabay weeeeeey
    Weeeeeey weeeeeeeeey hanagu sonoqon kir kir kir dhuuniraac

    • @alishalove4959
      @alishalove4959 4 года назад

      Ciro kursi inta cirka ujiruu ujiraa caare

  • @axmedxasan449
    @axmedxasan449 4 года назад

    Jajaban ayad thy iska umu

  • @alishalove4959
    @alishalove4959 4 года назад

    Awalba xusbi caarey tagtay kkkkkkk

  • @abdishakuurhassanshako567
    @abdishakuurhassanshako567 6 лет назад

    marka horaba waxad racaday meel naafaa waddani waa ubax ku daafad ka Baxay

  • @salahjuma4313
    @salahjuma4313 6 лет назад +3

    Bassaasad baa tahy eedo ee Ku noqo Jeegaantii Iyo caruurtadii adigo raali ah

  • @salimibnusadie1714
    @salimibnusadie1714 5 лет назад

    Na ma canihi bad ka wYday

  • @mohamedabdilahi6449
    @mohamedabdilahi6449 6 лет назад

    ÌNAAĎEER XAAĹBAAN KUSIINAYNAA FAADUMO CADHADA KASOONOQO MISE ADEERO MUUSAA KUU YEEDHAY

  • @araweelocali5421
    @araweelocali5421 6 лет назад

    SACSAC DHEDIGA REERKA

  • @aliabdi3689
    @aliabdi3689 2 года назад

    🤣🤣✌✌✌🤭🤭

  • @safiyaquraysh6033
    @safiyaquraysh6033 2 года назад

    🥰🥰🤲🤲🤲

  • @caashahaboon2801
    @caashahaboon2801 4 года назад

    Beenlayee qadhmuunad

  • @muhammadg2913
    @muhammadg2913 6 лет назад

    Adoo landheera ah ayaad balashlayal wax ka dhig is lahayd kalay ina aw siciid ayaa kugu balamiyee xolaha umada reer somaliland ayaan u haynaye noqorada subeer awal

    • @ahmedyoung5815
      @ahmedyoung5815 6 лет назад

      Dhediga isaaq Rag iyo dumar waa isku luuqad ninba tahaye hdalka iska hgaji

  • @saidmohamud3087
    @saidmohamud3087 6 лет назад

    Walaal guriga ciro iyo xisbigu waa kalalabo

  • @adnanmohamed2229
    @adnanmohamed2229 6 лет назад +3

    Fadumo aadan ma waxaad jeceshahay reerkiinu inuu wax waliba maroorsado maxaa kujaban hablo reer sool iyo hablo reer sanaag hadii loo dhiibay hedhe sheegadu mar waliba galbeed maaha ...Eedo hadeeysan jireen somaliland lawada leeyahay nin waliba xaafadiisa haku noqdo habar yoonis iyo Dhulbahante Adigu waxaad xaqa kuraadineeyso ayeey iyaguna raadinayaan

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 6 лет назад

    idoor fuqfuqlayal waxba meel kuumahaysane iska amusa caa melkasta halasofarisaniineh

    • @Hooda36
      @Hooda36 6 лет назад

      Haweyo Rashid eyaahe sharmuto iidoor waa kuwii ciilkaa iyo cadhadaa kuhsysaa ku baday ee bila dawlad kaadhigay murara diĺaac baad tahay hanagu huqaacin orodoo xafadihiina laqabo edebdarada uu bila nigis u fucking sick full off hater xanunka kuhaya udhimo viva Somaliland kanaxow nafta waa 💚💭❤💚💭❤👏

    • @haweyorashid9419
      @haweyorashid9419 6 лет назад

      hooda36idoorlander hadad tiihin idoor huunguriy iyo afqushashad melkasta latagantihin iskadaya baarordiiqda huunquuri wah dii idinkuudirtay Sidadbare maxad kadheefteen halwadad kadheefteen isohsheeg and aheen gajo iyo tahriib

  • @falilaali6182
    @falilaali6182 5 лет назад

    Intas Waayo argnimo kugu filan

  • @samiyamohamed500
    @samiyamohamed500 5 лет назад

    iinoolow sister l am sorry boat Somali

  • @abdulrahmanmilford5472
    @abdulrahmanmilford5472 6 лет назад

    Qaadka ayey ku qaadi waayeen 😀😀😀

  • @munamuna8335
    @munamuna8335 6 лет назад

    Sodhawaw ku soodhawaw kulmiye

  • @saidmohamud3087
    @saidmohamud3087 6 лет назад

    Asc waa dad fiican waxaa ugu daran kuwa 2wajiilaha ah

  • @saidmohamud3087
    @saidmohamud3087 6 лет назад

    Reerka meesha hakeenin

  • @cabdisamadkarash6963
    @cabdisamadkarash6963 6 лет назад

    dad xun bad u tagtay
    subxanalah

  • @axmedibrahim8068
    @axmedibrahim8068 6 лет назад +3

    yaakudoonaaya kudooni mayno naayaa kasiidaa beelay baatahee

  • @Roblox-er5mj
    @Roblox-er5mj 4 года назад +1

    Hadii aan soomali waqoyi madaxwayne ka noqon laha koow waxan wasi laha gadhxajines kuwa habar gadhxsji ee reer ciiro

    • @khadraguled4788
      @khadraguled4788 4 года назад

      Naaa waxaad tarsaa yaraaa siì soco

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 4 года назад

      Isla xishoo dumarka lama cayo waa hooyada iyo walashaa oo kale

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 4 года назад

    Mansha Allah faadumo Magaca hajiro Abid Waa runtaaaa Fariid I Love YOU fadumo Cadowga hajabo

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 2 года назад

      Salaan sida i hor ordayso kabaha in kaga istaago ka baqa

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 6 лет назад

    Dhasha reer ameson loogama bahna comankoda because Somaliland umaad dhalan

    • @ldnkhl7407
      @ldnkhl7407 2 года назад

      Oo maxaad haysataan😂

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 2 года назад

      @@ldnkhl7407 waxaanu haysan nabadgalyo xora oo emeson nama ilaliso ciidanka somalilan baa na ilaliya ilahay ka sakow .

  • @ahmedhazenadenmadar5857
    @ahmedhazenadenmadar5857 6 лет назад

    duni akhir sabaan weeyi

  • @laylacali8119
    @laylacali8119 5 лет назад

    Waaaaw bagad ugaso baxday

  • @mahamudabdi2826
    @mahamudabdi2826 6 лет назад +2

    Bassaasad baa tahay eedo ee Ku noqo Jeegaantii Iyo caruurtadii adigo raali ah

  • @amnaa7976
    @amnaa7976 6 лет назад

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @wardaamiizha3661
    @wardaamiizha3661 6 лет назад

    Wxd taraysaa yaraa

    • @cambaroali7733
      @cambaroali7733 4 года назад

      Amiir bùùx
      Hadaa ma barkhad iyo xirsi baa wax taraya

  • @mohamedqorane4681
    @mohamedqorane4681 6 лет назад

    hahaha
    waxaaad taraysaa Yaraa

  • @bilana7028
    @bilana7028 6 лет назад +2

    Awalba double agent ayad ahayd

  • @abdirahmanfeedhacade
    @abdirahmanfeedhacade 6 лет назад +1

    oo naska ay kaso sarte wayna cebaysay

    • @cnsirjama2217
      @cnsirjama2217 6 лет назад

      Abdirahman Fedha Cade makhnuud maxaa naaskeeda ku tusay gabadha hagoogan mise waxad tahay kuwa dumarka shaqadoodii ku haysta

  • @TheRealVenomGaming
    @TheRealVenomGaming 6 лет назад +1

    Habar awal is shebab down. Somalia is one nation viva

  • @somaliboy6899
    @somaliboy6899 7 лет назад +1

    Naagtan maxay cuqdad qabtaa naa mantaga isku celi

  • @yusufabdirahmanahmed3838
    @yusufabdirahmanahmed3838 4 года назад

    Kķkkkkkkkkkk . Maxay ahayd qoftu waabay xiiqsantee

  • @addaniofficialchannel8407
    @addaniofficialchannel8407 4 года назад

    Tan mana waligay arkayba waddani xagad kaga jirtay 😅😅

  • @abdifatahkhalifabdullahi5188
    @abdifatahkhalifabdullahi5188 6 лет назад

    Fadumo adan run ayaad ka sheegty

  • @dolardaadiye8055
    @dolardaadiye8055 6 лет назад

    Saqajaamad adiga maaxaa Ku geeyay midgaha sax weeyan wixii kugu dhacay

  • @mohamedameanismail1699
    @mohamedameanismail1699 5 лет назад

    Candhady kusidataa kadhadhka ileen waa naag habr awaloo badawda ahe kkkk

  • @khadramohamed8640
    @khadramohamed8640 4 года назад

    Gabadheey adigu denbiy malihide dadkii laguu diray sidaad sheegayso ayaa adiga iyo xusbigaba daacad unoqon waayeye