Qiso mucjiso ah Boqor kii Jinka Mombasa Quran kaa ka adkaaday

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 185

  • @ghaith2431
    @ghaith2431 7 лет назад +6

    Alahu Akbar Alahu Akbar Alahu Akbar More Than I Can.....

  • @iamalone7258
    @iamalone7258 7 лет назад +20

    laa ilaaha illaa anta
    subxaanaka inii kunto
    mina dhaalimiin
    allahu akbar

  • @iglancaday2586
    @iglancaday2586 7 лет назад +2

    masha alaah ilaahay baa qurankiisa nagu daaweeya alx

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 7 лет назад +2

    Khayr iyo xasanaad badan Allah haydinsiiyo Shiekha iyo Islaantaba.Waa qiso cajaaib leh una baahan in lagu cimriqaato awooda ALLe!

  • @halimahussein9777
    @halimahussein9777 7 лет назад +28

    illaah ha naga badabadiyo inta xumanta wado illaah ha ka abal mariyo shiikh amiin👑

    • @hamdifarah3648
      @hamdifarah3648 7 лет назад +5

      Masha allah shiiq majoogeysa kenya ? qeeya allaha kusiiyo

    • @swalehsaid7085
      @swalehsaid7085 7 лет назад +2

      mansha allah alahu Kbar

    • @muhamedfarah6967
      @muhamedfarah6967 7 лет назад

      subxaan Allah ilaahaay allaha naagaa babadaadiiyoo yaa raabii calaamiin

    • @isseadam6565
      @isseadam6565 7 лет назад

      inaa lilahi wa inaa lilahi rajicuun

    • @leylaupdryzak3854
      @leylaupdryzak3854 7 лет назад +1

      mansha allah allah akbar waa awuudi allah

  • @qamarabdiwali7992
    @qamarabdiwali7992 7 лет назад +6

    ALLAHU AKBAR subxanallah
    alle ha caafiyo MAMAD IYO DHAMAAN MUSLIMIINTA
    allahu agbar

    • @canabcayuuni4978
      @canabcayuuni4978 4 года назад

      Dhmmntnb Aaameeen Yaaarab 🤲🤲🤲🤲

    • @canabcayuuni4978
      @canabcayuuni4978 4 года назад

      اللّه اكبر اللّه اكبر اللّه اكبر

  • @muumin4443
    @muumin4443 7 лет назад +3

    maanshaa alahu sheekh maxamed waa sheekh aqoon leh qaabka ruqyada looga daawayeeyo dadka xanuunsan

  • @hope2023-1
    @hope2023-1 7 лет назад +1

    maasha Allaah sheekh Illaahey ajar iyo xasanaad aanla soo koobikarin hakaasiiyo. Aamiin,,,

  • @iamalone7258
    @iamalone7258 7 лет назад +11

    alle hanoo naxariisto
    anaga dhamanteen
    amiin amiin

  • @hodan123mahamoud8
    @hodan123mahamoud8 7 лет назад +2

    subxanallah Allahu Akbar allahu Akbar allahu akabar

  • @zamzamwaria6229
    @zamzamwaria6229 7 лет назад +3

    Allahu Akbar ala sheeqan xagee kaheelaaa wan xanuunsanahay Nairobi AYAN jogaa

  • @abdirahmanali2750
    @abdirahmanali2750 7 лет назад +2

    Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar

  • @nastishjamac3333
    @nastishjamac3333 7 лет назад +1

    mansha allah ilahaye ayaa mahada iska leh Dada waxa jira horumarka sheekh ka xunu sheekhan casinaya illah ayaa hoyadan ugusodhibaye dawada wayo wayedadashay cafimadkegana illahay ayaa sheekhan ugusodhibay wanaye kugulayesatay mansha Allah alxmadulilah

  • @yywvy7025
    @yywvy7025 7 лет назад +4

    mashaallah allah ha naga badbaadiyo

  • @ashraxmuxumed6151
    @ashraxmuxumed6151 7 лет назад +8

    allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar qaadiru calaa kulishay

  • @sagalmuse963
    @sagalmuse963 7 лет назад +2

    alahu akbar akbar alla wayn

  • @warsanali6692
    @warsanali6692 7 лет назад +3

    Aaaalllh wxn Kabryaaa inuu cafimad dag dag ah siiyo aaamin dhamanten aaamin

  • @fatumasheikh1094
    @fatumasheikh1094 7 лет назад +2

    subxanallh allaahu akbar

  • @xafsaabdullahi7512
    @xafsaabdullahi7512 4 года назад

    Alxmd llh wa shukru lillaah

  • @abdirahmanhassan5536
    @abdirahmanhassan5536 7 лет назад +2

    Manshallh hooyo illahy baa mahad iskaleh

  • @ghaith2431
    @ghaith2431 7 лет назад +5

    A/S All My bro in Islam.
    Abduqadir Muse Good job bro,Jazakallah

  • @xarago1960
    @xarago1960 7 лет назад +4

    subxaanalah...allahu akbar...Eedo adiga iyo inta xanuunsanaysa alle ha caafiyo...amiin

  • @afi2966
    @afi2966 7 лет назад +2

    allahu Akbar allahu akbar

  • @abyanadanadanabyan6730
    @abyanadanadanabyan6730 7 лет назад +2

    Allahu Akbar

  • @abdimohamedabdi4852
    @abdimohamedabdi4852 7 лет назад +8

    alxam dulilah ilaahay cibro ku qaadasho hanooga dhigo sheikh maxamed aad baad u mahad santahay

    • @xilwaanjamac3725
      @xilwaanjamac3725 7 лет назад

      Masha Allah ilaahey wa Ku gargaray Masha Allah

  • @ladantoxow5967
    @ladantoxow5967 7 лет назад +2

    SUBXANALLAH SUBXANALLAH Allahu Akbar allah waa qafuru raaxiim

  • @AhmedAbdi-mn5tz
    @AhmedAbdi-mn5tz 7 лет назад +2

    manshalh dis sheikh looks like mohamed abdouba dida current consistent of president of kenya

  • @canabcayuuni4978
    @canabcayuuni4978 4 года назад

    صلى اللّه عليه وسلم

  • @maryaanyussuf6462
    @maryaanyussuf6462 7 лет назад +1

    Allah akbar Allah akbar

  • @fadumonuur6433
    @fadumonuur6433 7 лет назад +8

    subxaanallaah allaa xumaanka hufan alloow waan yaqiinsanahay awoodaada

  • @bintuturaab7746
    @bintuturaab7746 7 лет назад +4

    mash Allah sheikh ilahy hakaa abaal mariyo

  • @suleekhacismaan5696
    @suleekhacismaan5696 4 года назад

    سبحان الله الله أكبر

  • @ahmedmusa3158
    @ahmedmusa3158 7 лет назад

    Subxaanallah and istaakhfurullah wixii denbiya walaakiin wax weeyn baa qaldan waxaana sabab u ah jahliga and eeda u weeyn waxaa leh culimada Allah na kala xisaabtamayaa and umadana idinkana waajibaad idin saaran weeye sidaad wax u sixilaheeydeen badbaadadiinaana Ku xidhan sababta loo doonooya in wax la saxo lana fahmo ibles iyo sheydanal insi and shydanal jinnku sideey u wada shaqeeystaan subxaanallah yaa Allah wax fahansii umadaada culimo iyo caamiyaba si eey u badbaadaan yaa khaliq yaa RABBil caalamiin aamiin

  • @abubakarahmed6122
    @abubakarahmed6122 7 лет назад

    Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar

  • @sacdiyoibraahim8091
    @sacdiyoibraahim8091 7 лет назад +2

    alahu Akbar

  • @ramadaanhaaji5850
    @ramadaanhaaji5850 7 лет назад +2

    allaahu akbar

  • @maryanabdiascabayowanrabax7818
    @maryanabdiascabayowanrabax7818 5 лет назад +1

    Subxanalah wa awodaha allah subxanahu watacala jazakalah qeyr

  • @awoshire1569
    @awoshire1569 7 лет назад +1

    subxaana allaah alaah ha caafiyo qofkasta oo muslim ah oo xanuunsan sheekha xageen kala xidhiodhi karaa please waxaan joogaa uk

  • @farmajoelectionwinIacarafey
    @farmajoelectionwinIacarafey 7 лет назад +4

    amiin ilahow adaa mahad leh manshlh tabarakalh

  • @أيهمحمد-ز8ب
    @أيهمحمد-ز8ب 4 года назад

    😭😭سبحان الله الله اكبر

  • @alixzaanislam5541
    @alixzaanislam5541 7 лет назад +18

    Aamiin allah haynaga yeelo inta ku cibra qaadata

    • @zahradubow4423
      @zahradubow4423 7 лет назад

      Maxamed Maxamuud waankusalaamay shiikhow lambarkaga i sii

    • @alixzaanislam5541
      @alixzaanislam5541 7 лет назад

      Zahra Dubow Abayo shiikha aniga mahan Sorry inaan sheekh noqon waayo aad ayan uga ximay abayo lkn Numberka waan kuu so heli kara

    • @alixzaanislam5541
      @alixzaanislam5541 7 лет назад

      Zahra Dubow +25474128005
      +254710357318. Labada ayad ka heli karta wlshay

    • @muhamedfarah6967
      @muhamedfarah6967 7 лет назад +1

      wcs

    • @hudaabdirashiid8723
      @hudaabdirashiid8723 7 лет назад

      Maxamed Maxamuud thànks

  • @hudaabdirashiid8723
    @hudaabdirashiid8723 7 лет назад +1

    allaahu akbar allaahu akbar❤ alaahu akbar allaahu akbar ❤

  • @sabrinashusseinali2535
    @sabrinashusseinali2535 7 лет назад +3

    alxamdullillah calaa nicmatil caafimaad

  • @Abdi-vs2px
    @Abdi-vs2px 7 лет назад +4

    Allah Akbaar

  • @sabrinashusseinali2535
    @sabrinashusseinali2535 7 лет назад +3

    سبحان الله

  • @munocabdijawiil9819
    @munocabdijawiil9819 7 лет назад +2

    Subxanallah ilahow adaa awood leh

  • @sahromahamud7836
    @sahromahamud7836 7 лет назад +2

    Mashaallg

  • @yusufadan8779
    @yusufadan8779 7 лет назад

    amiin amiin shiikhan iyo shiikh c/xaq ba wan jecalahy ikahy dartiis umda ruquyatul cilaajkay u hayaan ☝☝☝

    • @muntascrisaaqchannal6348
      @muntascrisaaqchannal6348 7 лет назад

      Yusuf Adan shig cabdulxaq aaaa ma aminsani anigu shikhaa lkn ilahay ayaa naga og xaqiqada

  • @munacabdulweli5375
    @munacabdulweli5375 7 лет назад +2

    subxanallah Alle awoodiisa waynaa

  • @toreyetheservant1437
    @toreyetheservant1437 7 лет назад +3

    my lovely ayeyo ...ilahay ku caafiyaa mahadle

  • @UpahhodoAhmedseed
    @UpahhodoAhmedseed 7 лет назад +2

    Scw

  • @macalinbukhaari2957
    @macalinbukhaari2957 7 лет назад +2

    aamiiin

  • @fartahaaji9613
    @fartahaaji9613 7 лет назад +1

    waa Xaqiiq weyna jiraan waxaan alle hanaga xijaabe

  • @zakariyamohamed8595
    @zakariyamohamed8595 6 лет назад +2

    Aamin aamin aamin

  • @hamdiyussuf9900
    @hamdiyussuf9900 7 лет назад +1

    manshaalh.Sheq.wax.badhan.ayan.Ku.sugaye.xageed.kajogta.Nairobi.blz.jwb

  • @UpahhodoAhmedseed
    @UpahhodoAhmedseed 7 лет назад +2

    Subxaaanalah

  • @maidomussebassar7433
    @maidomussebassar7433 7 лет назад +1

    Subxanallaha rabbow nabadbadi

  • @aliabashir9901
    @aliabashir9901 7 лет назад +2

    ilahayow adiga awood leeh ilahy kalo majiro

  • @wanaagjecel8973
    @wanaagjecel8973 7 лет назад +2

    subxana allah wallahi wa qiso lagu cibro qaato allahu akbar allah aya awod u sugnatay

    • @aminaqaran5075
      @aminaqaran5075 7 лет назад

      Allahu Akbar Allahu Akkbar illahay ayaa tusay shaydaankii oo gubanaya illah hakaa dulqaado mamo

    • @fardowsadaud6121
      @fardowsadaud6121 7 лет назад +1

      Allaha Akbr

  • @UpahhodoAhmedseed
    @UpahhodoAhmedseed 7 лет назад +1

    Alahu agabar

  • @umusuhuur8154
    @umusuhuur8154 7 лет назад +2

    subxanalah wa qiso Ku cimra qadasho mudan

  • @sagalmuse963
    @sagalmuse963 7 лет назад +2

    waa qiiso cajiibaaa

  • @xafsaabdullahi7512
    @xafsaabdullahi7512 4 года назад

    Subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah

  • @nimcoaxmad891
    @nimcoaxmad891 7 лет назад +1

    yaa allaah

  • @sabrinashusseinali2535
    @sabrinashusseinali2535 7 лет назад +2

    هده قصة المعجزه

  • @hibofaraxhibofarax3356
    @hibofaraxhibofarax3356 4 года назад

    Subaxa n allah

  • @sagalahmed1082
    @sagalahmed1082 7 лет назад +2

    Subxanalah

  • @elhamabdirahman9424
    @elhamabdirahman9424 7 лет назад +1

    allaa kariim

  • @sabrinashusseinali2535
    @sabrinashusseinali2535 7 лет назад +2

    subxanallah subxanallah subxanallah

  • @shamsajama9586
    @shamsajama9586 4 года назад

    Subxaana allah

  • @UpahhodoAhmedseed
    @UpahhodoAhmedseed 7 лет назад +2

    Waa ran

  • @uweysmaxamed9329
    @uweysmaxamed9329 2 года назад

    Madhabaah

  • @nasraali8934
    @nasraali8934 7 лет назад +2

    mahamed star wax talefoonkisa isiiyo kuma jiro miyaa sheeqow meel umada mahamed kaso raadiso mad sameysadid xafiis xaruun telefon wax un

  • @abdulshakuur975
    @abdulshakuur975 7 лет назад +5

    subaxanallah! I am questioning my self, what was she flying with between Madina, Kenya and Australia? everything else was live with her naked eyes but how about the ride? why did the sheikh didn't allowed her to take picture or recoriding since it was visible to her?

    • @ldnh.6300
      @ldnh.6300 7 лет назад

      ? Ahmed how can she take pictures of things she only sees? lol

    • @abdulshakuur975
      @abdulshakuur975 7 лет назад

      If she sees then, she can and could have taken picture and audio .

    • @ldnh.6300
      @ldnh.6300 7 лет назад

      ? Ahmed you can never take pictures of the unseen! it's all in the mind bro

    • @abdulshakuur975
      @abdulshakuur975 7 лет назад

      Bro, this is not wild dream she is revealing. It's was out there infront of her "live" . AGAIN it's unseen for us but not to her.

    • @ldnh.6300
      @ldnh.6300 7 лет назад +2

      ? Ahmed if it's unseen for us then it's impossible to take photos. just imagine you seeing things or dreams at night, are able to record that dream?so others can watch?

  • @SuperAbdul0000
    @SuperAbdul0000 7 лет назад +2

    Ma garan shaqadan

  • @GARGARKADEGDEGACAFIMADKA
    @GARGARKADEGDEGACAFIMADKA 7 лет назад +2

    qiso yaab badan qariib ah
    its like movie
    😂😃😃😃

  • @somalifitness6606
    @somalifitness6606 7 лет назад +11

    alloow inta xanuunsan caafi

  • @SuperAbdul0000
    @SuperAbdul0000 7 лет назад +2

    Xayeysiis mise daawo?

  • @calicade3109
    @calicade3109 7 лет назад +2

    mucjiso

    • @sacdiyoahmed6839
      @sacdiyoahmed6839 7 лет назад

      walahi wan.amini laahay mafilin taxana miyaa seywaxyihin

  • @abyanadanadanabyan6730
    @abyanadanadanabyan6730 7 лет назад +2

    xanuki ihayo dartis ayaa turti igubaxdo walahi shikan xagii lagahilay

  • @DeeqaAhmed-rw3uo
    @DeeqaAhmed-rw3uo 7 лет назад

    asc walaal mamadu ma safar caadiya bay gashey mise aragti ba lagu geyey

  • @arligiiudgoonka4772
    @arligiiudgoonka4772 7 лет назад +2

    Hallucination and Delirious wax la yiraahdo ayaa hooyadan ku dhacay!. Dhibaatadan waxa keena nafaqo la' aanta, daalka, cadawgaagoo bata, cidlada, dawooyinka leeska badiyo calooshuna fadhido, gabowga iyo dhibaatooyin badan!.

    • @Abulwaagacusub2014
      @Abulwaagacusub2014 7 лет назад

      Arligii Udgoonka beenaale alle kabaq oo dadka islamka hadacayadeen

    • @arligiiudgoonka4772
      @arligiiudgoonka4772 7 лет назад

      Dad badan oo dhibkan heysto ayaan la kulmaa madaama aan rug caafimaad ka ahaqeeyo oo ku taal dhul kamida Eu. Dadkaan daawo sayniaku uma hayo rugtay ku dhiman lahayeen uun baa la geeyaa oo daawo ku sheeg lagu dego la gu siiyaa!.Quraanka wuu wanaagsanyahay hadii aan loo adeegsan sixun oo aan lahayn arxan waxa imika dhacaya dunidan!.

    • @arligiiudgoonka4772
      @arligiiudgoonka4772 7 лет назад

      abul wagacusub maxaan bi'iyeey walaal?. Gaalada ma daweyn taqaano arintan uun baan iriye!

    • @hadafbeegsade
      @hadafbeegsade 7 лет назад

      Arligii Udgoonka

    • @Abulwaagacusub2014
      @Abulwaagacusub2014 7 лет назад +1

      Arligii Udgoonka OK sorry sonka ayaa ikaray aragtida ayaa uyaratay😃😄😃😄

  • @luluaden2743
    @luluaden2743 7 лет назад +1

    kkkk

  • @nuurafaarax9392
    @nuurafaarax9392 7 лет назад +3

    Shiekh xaguu Nairobi ka joogaaa

  • @abdinuuribrahim2913
    @abdinuuribrahim2913 7 лет назад +1

    St

  • @UpahhodoAhmedseed
    @UpahhodoAhmedseed 7 лет назад +2

    Asc

  • @zakariyamohamed8595
    @zakariyamohamed8595 6 лет назад +2

    Illahaw inaga badbadi

  • @warsanali6692
    @warsanali6692 7 лет назад +3

    Aaaalllh nagadhigo kuwii ku cibro qaato Aaaamin aaamin Aaaamin

  • @nimcodaad654
    @nimcodaad654 7 лет назад +2

    Waxan raba lsmbarkaga

  • @fartahaaji9613
    @fartahaaji9613 7 лет назад +2

    sheydaamada iyo dadka kushaqeysta mexey ubulaalan adunka maalagu imtixaamo xataa tarig salaad qof ah ayaa hana siraaxoleh unool taas waa waxa iyaqbgalisa hadana astaqfurullah ayaan dhahaa

  • @UpahhodoAhmedseed
    @UpahhodoAhmedseed 7 лет назад +2

    Somaliland kalay

  • @naciimofarax8115
    @naciimofarax8115 7 лет назад

    sheeqaan sitee tel kiisa u helaa

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 7 лет назад

    Waa ku tiri ku teenkii Mingiska. Waa aqoon darro. Naagtan waxa ay ka hadleyso Waa Boorane, waxaase ka daran kan koofida gashan ee isu maleynayo dhakhtar.

  • @khadraahmed3105
    @khadraahmed3105 7 лет назад +3

    yacni muxu qabta wadadku oo safar logu book garaysanayo

  • @mohamedyare386
    @mohamedyare386 7 лет назад +2

    inuu wahabi yahay maxa ku ogatay soo sunada ka muqata ma ahan mida kale maxaa ku ogeysiyay iney ilaah dartis ka tahay iyo iney ka ahayn caqliga ha shaqeyo wll

  • @husseindahir7129
    @husseindahir7129 7 лет назад +1

    kala xariira qaybta Nairobi ee quraan saarka telka ±254798888698

  • @goljanogsm
    @goljanogsm 7 лет назад +6

    00254741280005 sidaa miyaa sheekh

  • @fatimahassan72
    @fatimahassan72 7 лет назад +2

    To many adds

  • @hudachanel2495
    @hudachanel2495 7 лет назад +2

    riyo ahan mey mamada aragtay mise.

  • @mawjama831
    @mawjama831 5 лет назад

    بسم الله الرحمن الرحيم
    Nasiixa guud oo ku saabsan waxa lagu magacaabay AL-BASIIRAH ama TAKHAYULKA shaydaanka.
    البصيرة او التخيل الشيطانية
    Si durba loo fahmo mowduuca, aan ka dhigno suaal iyo jawaab.
    Suaasha 1aad; waa maxay AL-BASIIRAH?!! Jawaabtu Waa ARAGRTI. Aragtidaas lagu tusay, ma xag ilaahay baa lagaa tusay?! Mise xag shaydaan (jin)?!! Jawaab; Waxaa lagaa tusay xag
    shaydaan, waxaad aragtayna waa takhayul-shaydaan!. Waana dhagar iyo shirqool
    cusub oo uu shaydaanka qofka ku jiraa u maleegey bukaanka iyo raaqiga!!.
    Suaasha 2aad; wax basiiro la dhaho, kitaabka iyo sunnada daliil ma looga soo helayaa?!! Jawaabtu waa Maya!. Laakiin waxay suuratul-THAHA aayadda 66aad ay daliil culus u tahay, in uu jiro TAKHAYUL ay sameeyaan shayaadhiinta sixirka iyo suxaradu. Sida indha-sarcaadka, markaas indha sarcaadku ha saameeyo bukaanka oo kaliya, bukaanka iyo raaqiga ama dad intaas ka badan.
    Suaasha 3aad; sidee u caddeyn karnaa, in BASIIRADU ay dhagar iyo takhayul shaydaan tahay?!! Jawaab; adiga akhristaha ah iyo qofkii kasta oo doonaya baa si sahlan u caddeyn karaa! una kashifi karaa inay BASIIRADU dhagar iyo takhayul shaydaan tahay!!. Laakiin haddaad rabto inaad arrinta kashifto waxaad u baahan tahay in hesho qof BASIIRO (TAKHAYUL SHAYDAAN) leh. Si aad qofka u tijaabiso una kashifto beenta iyo dhagarta shaydaanka.
    Suaasha 4aad; sidee loo kashifi karaa takhayulka shaydaanka???
    Inta aanan kuu jawaabin akhristoow ogoow, in aan howsha cilaajka iyo daraaseynteeda ku jiray muddo ka badan 22 sano, haddana waligey kuma dhiiran in aan ka hadlo, dhibka, dhagarta, sharta, shirkiga, gaalnimada, khatarta iyo weerarada ay shayaadhiintu u maleegayaan dadka jinka qaba iyo kuwa isku daya in ay wax cilaajiyaan!!.
    Waxaanan jiradaan falanqeynteeda uga gaabsaday, markaan arkay iyadoo ay cilaajinteeda
    iyo cilmigeeda wada sheeganayaan, raaqigii iyo saaxirkii, mucaalijkii iyo faasiqii, taqigii iyo tuuggii, runloowgii iyo beenloowgii, caalimkii iyo jaahilkii … cid u kala garnaqi kartaana aysan
    jirin. Waxaa taas kasii daran, waa iyadoo ay adag tahay in jiradaan baxthigeeda iyo darasaddeeda oo cilmiyeysan laga gun gaaro. taasna macnaheeduna ma aha in jaahil laga wada yahay cilmi baaristeeda. laakiin waa cilmi barashadiisa iyo daraasaddiisu ay biloow tahay, ayna aad iyo aad u sahlan tahay in aad ku dhacdo khalad weyn, gaalnimo iyo shirki, adiga oo is leh wax hagaaji. Waxayna khaladaadka jiradaan laga galaa ay aad uga badan yihiin inta laga saxo!!. Waxayna culumada jiradaan daraaseeyaa hadal ku soo koobeen; waa بحرلاسحل له
    taaso macnaheedu tahay waa badweyn aan xeeb lahayn. waayo markaad hal suaal jawaab u soo hesho, bay jawaabtii kugu dhalineysaa kun suaalood oo aan jawaab loo hayn.

    • @mawjama831
      @mawjama831 5 лет назад

      Arrintu si kastaba ha ahaatee waxay maanta dantu igu qasabtay in aan qoro waraaqad furan, oo ku wajahan mucaalij iyo raaqi kasta oo ILAAHAY KA BAQAYA. Anigoo ugu daneynaya mucaalijiinta naftooda iyo bukaanada ay dabiibayaan. Waxaana qoraalka warqaddaan ugu kalifay, kadib markaan arkay, ruqaaddii iyo mucaalijiintii oo ku daatay dambiyo iyo dabino waaweyn, oo ay shayaadhiintii ay la dagaalamayeen u dhigeen. taasoo ah arrin aad looga naxo, oo aan marna laga aamusi karayn.
      Sidaas awgeed kama hadli doono calaamadaha isha iyo sixirka, sida rag badani oo qayrkay ahi ay cilmi, aqoon iyo xarago moodeen!!;
      Laakiin waxaan kaliya oo ka hadli doonaa, dabinada iyo weerarada ay shaydhiintu ku hayaan dadka wax cilaajiya iyo bukaanada ay cilaajinayaan xilliyada cilaajka, Gaar ahaan dagaalka dhanka caqiidada ah. Ee ay ku soo qaadayaan ruqaadda, inkasta oo aysan ruqaadda badankoodu ogeynba in weerar ku socdo iyo in kale, amase aysan xittaa kala garaneyn farqiga u dhaxeeya raaqi iyo mucaalij, wax intaasii ka durugsanna hadalkiisaba daah!.
      Arrintu si kastaba ha ahaatee weerarka 1aad ee uu shaydaanka qofka jiran ku jiraa ku soo qaado raaqiga ama mucaalijka, waa weerar af ah, oo caqiidada wadaadka iyo tan bukaanka ku wajahan. Iyadaoo jinku uu adeegsanayo, ama ku hadlayo carabka qofka jiran, waana sida badan oo qaalibka ah. laakiin waxaa hadalka la mid ah, takhayulka ama basiirada uu shaydaanku tusiyo qofka jiran. si uu bukaanku ugu sheeg-sheego wadaadka, takhayulka uu hortiisa ka arkayo. mar marna qaarna hadal iyo takhayul buu shaydaanku isku daraa. waxaana khasab ah in hadalkaas iyo takhayulkaas uu yahay weerar ku wajahan caqiidada wadaadka iyo caqiidada bukaanka. waana khasab in shaydaanka bukaanka ku jiraa uu weerar noocaas ah soo qaado, jalasada 1aad, 2aad….!. dagaalkana wuxuu wadaa illaa uu tiiro beelo, oo uu hadalka iyo takhayulka midna awoodi waayo. Ogowna, Shaydaanka bukaanka ku jiraana, ma haysto dariiq kale, oo uu iskaga caabin karo weerarka wadaadka uga imaanaya. wuxuuna jinka bukaanka ku jiraa guulaysan karaa, haddii uu caqiidada wadaadka ku burburiyo hadalka ama takhayulka uu sameynayo.
      Sidaas awgeed wuxuu jinka qofka ku jiraa, mar walba aad iyo aad isugu taxalujiyaa in wadaadku la hadlo ama takhayulka uu bukaanka tusayo, looga sheekeeyo. ujeedka shaydaankuna waa in wax yar-yarba ha ahaatee uu mar wadaadku hadalkiisa ama takhayulkiisa rumaysto.
      Haddii uu wadaadku wax aad iyo aad u yar uu ka rumeystana, tartiib-tartiib buu wax badan uga rumeysan doonaa, haddii uu wax uun ka rumeystana, xiriir iyo wada hadal joogta ah baa u bilowda, haddii xiriirku uu sii socdana wadaadku wax uun buu ka tanaasulaa. Ugu yaraan qoraan akhriska buu yareeyaa ama joojiyaa, shaydaanka waraysigiisana wuu ku mashquulaa, shaydaankana taas waxay u tahay nafis weyn, waayo quraankii ku socday baa kala goay. mar haddii uu wadaadku tanaasulana, shaydaankuna waa u tanaasuli doonaa, oo qofkii buu xanuunka ka yareeyaa, mar haddii la isu tanaasulana mustaqbalka way isla shaqaysan doonaan, hadday isla shaqaysataana, saaxir mushrik ah buu wadaadku ku dambeyn doontaa, waliba wadaadka oo is og ama aan is ogeyn bay arrintu sidaas ku dhamaataa!!!. Mar hadduu shirki kugu hubsadana, waa uu kaa gaarey hadafkii iyo ujeedkiii uu kaa lahaa oo dhan! Ujeedo kalana shaydaanku dadka uma galo umana dhibaateeyo. aan ka ahayn in qofkaas shirki iyo gaalnimo ku dhimato. Waayo shayaadhiinta badankoodu waxay rumaysan yihiin, haddii qofka ay ku jiraan, uu shirki iyo gaalnimo ku dhinto, inay aakhirana naarta dhexdeeda jirkiisa dhex galidoonaan, sidaasna ay uga badbaadidoonaan cadaabka naarta.

    • @mawjama831
      @mawjama831 5 лет назад

      Haddaba haddaan u soo noqono, BASIIRADA iyo khaladaad ka kale, ee ay ruqaada qaarkood ku dhaceen, sida ka muuqata vedio-yadaan.
      Waxaa khaladaadkaas ugu culus ama ugu waaweyn:-
      1- In Wadaadkii qofka jiran quraan saarayey, uu rumaysto takhayulkii ama filimkii uu shaydaanku tusayey qofka jiran, intii ay ruqyadu socotey!!.
      2- In wadaadku filimkii iyo takhayulkii shaydaanku dhigayey, uu wadaadku mucjiso iyo xaqiiqo ku sheego!!
      3- In wadaadku inta takhayulkii shaydaanka rumeysto, oo aamino misana bukaanka iyo caamada uga sheekeeyo, isagoo mucjiso iyo diin uga dhigaya, halkaasna uu bukaankii iyo caamadiiba uu waswaas u sii kordhiyo. Waana intii shaydaanku doonayey. Waswaaskuna waa shayga kaliya oo uu ku xoogeysto.
      4- In wadaadku beentii iyo takhayulkii shaydaanka baraha bulshada la soo dhex fariisto, oo ku dhex faafiyo!!, isagoo waliba isu arkaya qof khayr faafinaya ama sucad iyo hunguri intaas ku raadinaya.
      5- In wadaadkii rumaysto shaydaanka warkiisa, ka dibna wareysi dheer ka qaado bukaanka, kadibna ummadda inteeda kale u soo wariyo wixii dhexmaray shaydaanka iyo bukaanka. Isagoo mucjiso ka dhigaya!!!.
      6- In wadaadku beentii iyo takhayulkii uu shaydaanku u dhigay, in uu caddeyn iyo burhaan uga dhigo in quraanku uu mucjiso yahay!!!, maadaama uu shaydaanku filimkaan jilay, intiii quraanka la akhrinayey!!!!. Waana musiibada ugu weyn iyo heerka ay ka joogaan shaydaan aaminka!!!.
      Marka si aysan arrintaan oo kale u dhicin, waa in raaqigu iyo mucaalijku daraaseeyaan, oo bartaan, oo fahmaan, RIDI-FICILKA ay shayaadiintu sameeyaan iyo ujeedka runta ah oo riddi-ficilkooda ka dambeeya, inta aysan howlahaan faraha galin. Waa inuu raaqigu is weydiiyo; muxuu jinku u soo xaadiraa? u hadlaa? u booyaa? u hamaansadaa? Takhayul u sameeyaa???????
      Sida aad aragteenba markii qofka jiran quraanka lagu akhriyo, jinka qaar waa booyaan, kuwana waa qayliyaan, kuwana way hadlaan, kuwana waa qoslaan, kuwana way dagaalamaan, kuwana waxbay arkaan, qaarna waa aamusaan, kuwana waa seexdaan, kuwana waa gariiraan, kuwana waa suuxaan, kuwana maba hadli karaan wax kastoo dhaca.
      Dhammaan ficilladaas waxay caddayn u yihiin in shaydaan qofka ku dhex jiro. Laakiin waxay aalaaba ficiladaan ka turjubaan, xeeladda iyo dhagarta uu la damacsan yahay raaqiga iyo mucaalijka. Waxay kaloo ka turjumaan quwaddiisa, noocaddiisa, dabeecaddiisa, nooca sixirka, meesha ama xubintii ugu horeysey ee uu qofkaas asiibay, inuu marbuud yahay iyo inkale, wixii la mid ah.
      Tusaale 1aad haddii qorka sixirkiisa lagu xiray lug ama gacan, marna awood uma laha in shaydaankaas hadlo, waayo marna ma soo gaari karo madaxa si uu u hadlo.
      Tusaalaha 2aad waa midka moowduucu ku salaysan yahay. marka haddii qof isaabadii ugu horey ay qofka uga dhacday wajiga wuxuu shaydaanku awood u leeyahay in uu qofka tuso filamo ama takhayul, gaar ahaan marka ugu horreysa ee quraan saarayo. Takhayulkiisuna kama duwana hadalkiisa iyo boohintiisa. Siday arrintaan u dhacdana sharaxaad dheeri ah bay u baahan tahay.
      Calaa-kulli-xaal waxaa basiirada ama takhayulka shaydaanka sharaxaad dheer ka bixiyey, culumo baaxithiinta ah oo uu ka mid yahay, sheikh Abuu Hammaan Arraaqii iyo raggii baxthiga la samaynayey.
      Waxay kaloo dhaheen, waxay basiiradu calaamad u tahay, In shaydaankaas xoogan yahay, inuu yahay nooca kuhaanta u adeega, in uu yahay kuwa dadka dhumiya nooca ugu xun. Sidaas awgeed waa in aad iyo aad looga digtoonaado, oo aan la aaminin warkiis iyo takhayulkiisa toonah. Laakiin basiiradu waxay kaa saacidi kartaa qiyaasta hadba awoodiisu intay leegtahay, iyo inta uu daciifay. waayo hadduu filim dheer jilayo wali awood xoogan buu leeyahay, haduu filim gaaban dhigana awood yar baa ku hartay, hadduu filimo jili waayana, markaas awood kuma harin, markaas ama quustay, ama waa baxay ama dabo yar yahay.

    • @mawjama831
      @mawjama831 5 лет назад

      Haddaba aan u soo noqono suaasheenii ahayd, see lagu ogaan karaa, loona kashifi karaa, loona caddeyn karaa in BASIIRADU tahay TAKHAYUL SHAYDAAN iyo in kale?
      Runtii aad bay u sahlan tahay. Laakiin in aad miskiin jiran ku ciyaarto, oo iska ti-tijaabiso, adiga oo aan shaydaanka uga kaalmeyneyn, waa dulmi weyn.
      Laakiin haddaad tahay mucaalij ama raaqi arrinta daraaseynaya, arrinta waad tijaabin kartaa, adiga oo aan ku talax tageyn bukaanka.
      Waxaad iska dhigtaa in aad shaydaanka warkiisa iyo takhayulkiisa rumeysatay, kadibna waxaad bukaanka ku tiraahdaa ‘’soo xasuuso waxyaalihii aad arki jirtey, wixii ku dhibi jirey, waxyaabihii aad dhawaan aragtay iyo waxyaalaha kaa qarsoomay oo kaa dhuuntay, markaad aragtana mid mid u gub oo Qulhu-Walle ku akhri si ay gubtaan’’. Kadibna wuxuu shaydaankii bilaabayaa in uu bukaankii hadba filim cusub tuso, qofkiina quraan buu ku akhrindoonaa wixiina way gubandoonaan’’.
      Intaas kadib bukaanka soo hor fariisi qof caafimaad qaba, ama adiguba hor fariiso oo dheh sixir baa la duugey, ee sixirkaygii soo saar ama soo gub. Ama jin baa igu jira ee soo dil, ama waa il baa igu jirtaa iga soo saar.
      Kadibna shaydaankii beeloowga ahaa wuxuu bilaabidoonaa in uu filimo been ah jilo, isaagoo bukaanka tusinaya, qofkii caafimaadka qabay, jinkii ku jirey oo gubanaya, ama sixirkiisii oo uu soo faagayo ama gubayo, il gubaneysa, jin uu dilayo iyo wax la mid ah.
      Waliba wixii raaqigu uu amar ku siiyo bukaanka buu shaydaanku jilayaa,
      Hadduu raaqigu yiraahdo waxaad aragtaba gub, bukaanku wax kasta buu soo gubayaa, hadduu yiraahdo badda ku soo rid, bukaankuna badduu wax ku soo ridayaa, hadduu yiraahdo biyo ku shub, biyuu ku soo shubayaa, hadduu yiraahdo meel saaxara ah ku soo aas, saxaare buu ku soo aasayaa.
      Intaas ka dib waxaan ruqaad khaladkaan ku dhacday ka codsanayaa.
      1-in ay video-yadaan meesha ka saaraan.
      2-in ay ilaahay u toobad keenaan.
      3-in ay ummadda u sheegaan in ay khalad galeen.
      4-in ay ummadda uga digaan khaladaadka ay galeen.

      Ilaahay dambigeena iyo kii waalidkeen ha dhaafo.