Meesha waxa ka socota sheekadii labada bisadood iyo daanyeerka ee hilibka loo miisaamayey kolba ka bata in yar laga goosanayey Kani idin dhaafye ku kale uu yaanu sidaa idinkaga dhicin nimanyahow waligeedba waxay dawladi la wareegto AMA isku laaya AMA si kale haydin kala wareegte waligeedba Lama soo celin ee dawlada wax haynoogu qabatee gab ka dhaha kolay oday kastaaba dhawr beerodbu leeyahaye wabilaahi tawfiiq 🙏
Madax wayne waa kofiyad bacle waana tuug ee dalka kaqabo intaad joogto yaahuudhe waa bilaa aqli imaanla xush dhe dhka doowlada ayaa leh
Meesha waxa ka socota sheekadii labada bisadood iyo daanyeerka ee hilibka loo miisaamayey kolba ka bata in yar laga goosanayey Kani idin dhaafye ku kale uu yaanu sidaa idinkaga dhicin nimanyahow waligeedba waxay dawladi la wareegto AMA isku laaya AMA si kale haydin kala wareegte waligeedba Lama soo celin ee dawlada wax haynoogu qabatee gab ka dhaha kolay oday kastaaba dhawr beerodbu leeyahaye wabilaahi tawfiiq 🙏
Dhulka dawladda leh
No Ree cabdi no samaroon no Ree maxamuud no Ree xaad dhulka dawladaa iska le
qqqqqqq
Dad kaa dhulka haloo celiyo waayo dhulkan khliaaf u dhexeeya ayaa lagaga qaaday
Ragan donaya inay sheetan mashruc qaran leyahay ma xiishonayen . Qaran bad donaysan inad dulmidan
Mataasad latimadeen laidinku wareejin maayo indhalaanta dadka kala taga
Wa dhulkodi edo haday ka hadlan
@@hodomahamed3320 Ma Waxaad Doonaysaa In Nafo kale ku qudhbaxaan halkaa banka ah ee aanay waxbana kala soo baxayn