Heshiiska Turkey ka dhacaya & Khatarta wayn ee ku hareeraysan!!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024
  • Heshiiska Turkey ka dhacaya Wuxu Khatar wayn ku yahay badda Soomaliya.

Комментарии • 154

  • @teatime6853
    @teatime6853 2 месяца назад +9

    Somaliya somaali baaleh Xassan sheikh Villada aya lagugu soogeli bad iyo bari kama kaftamayno 🙏🇸🇴💪✍️

  • @YussufSomali
    @YussufSomali 2 месяца назад +17

    Masiibadan wadanka ku habsatahay inlagaqabto ayey ubahantahay

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 2 месяца назад +2

    Mashaaa Allhaa husein guuuul ishallha Amiiiin ❤❤❤❤

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 2 месяца назад +3

    Wcs wr wbt
    Mr Hussein thnk U for shering, Dadkena iyo Dalkaba Alle SWT ha ino xifdio Aamiin,

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 2 месяца назад +8

    Itoobiya MAALGASHI MA RABTO EE waxay rabtaa BAD FREE AH.
    Xasan iyo maamulkiisa laguma kalsoonaan karo. Xasan 3 arin midooda un baa lagu joojin karaa. In baarlamaanka xilka ka qaadaan.
    In laga takhaluso si doorasho loo qabto. In ciidamo bad baado qaran la helo ku qasbo inuu is casilo si doorasho loo qabto. Wadankaan Xasan in laga qabto ayuu u baahanyahay.❤🇸🇴❤️

    • @HassanWarsame-si6cz
      @HassanWarsame-si6cz 2 месяца назад +3

      WAAD ASIIBTAY
      INTAAS WAXAAN AHAYN OO WAX LAGAGA QABAN KARAA MA JIRTO

    • @xamdiabdisalam-d7g
      @xamdiabdisalam-d7g 2 месяца назад +1

      Waliba sas yan lagu sii deyn ee maxkamad waa in lasoo saraa oow cadeyaa inuu somaliyahay iyo inkale

    • @ahmedsharmake3825
      @ahmedsharmake3825 2 месяца назад +2

      bad ay leeyihiin beey rabaan Ethiopianka madaxda somalidana Ethiopia maal gashi baan u ogolnahay beey ka bixi la yihiin Waa tuugo

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 месяца назад +3

    ASC minister who against the selling the sea they cannot take a lawyer or bring to the motion Hassan Sheikhaniga aragtideda gurgurte inu wadanka ibsado ayu raba. Thanks Walal, VIVA 5 Somaliya iyo K.D.S✊ keep going👍❤💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 месяца назад +8

    Sheydaanba kusaladay qabyaalada somali illaahay khayrka iyo nabadey muslimiinta uhorseeda

    • @MaxamedXuseen-x4p
      @MaxamedXuseen-x4p 2 месяца назад +1

      Itoobiya.soomaaliya.waykudhexjirtaa.laakiin.iyadop.aankugaban
      Nabadiin.ayaan
      Waxka.sugaa.heshiiska.lagalin..ayaawanaagsan.laba.dawladood.anaga.oo.ah.inaanheshiino
      Ayaawanaagsan
      .marhore.kabax.wadanka.soomaaliya

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 2 месяца назад +12

    Xuseenow horta hada wa guulaysanay haduu shirki so burburay fiqi baana lagu baxsaday iyo awooda rabi lkn xasan aamin ma galo balan ma leh wuu baqaa kaliya waxan kale kugu hambalyey nayaa sidii qumluudki swedhan aad markhaatyafa ugu cadaysay waii somaali dhibaya sidaa banaanka ukeen wakuso ducaynayna farom buntiland

    • @halanenuur128
      @halanenuur128 2 месяца назад +5

      Allah ayaa lagu baxsaday intaa kadibna fiqi . sidaasa saxa walal.

    • @axmedsiciid7050
      @axmedsiciid7050 2 месяца назад +7

      @@halanenuur128 adeer maasha alaah farxada ila martay wa run ilaahay ba amarka iaska lah dadku sababta uun bay leeyihin lkn awooda ilaahay cidna lama wadaagto mahadsanid

    • @halanenuur128
      @halanenuur128 2 месяца назад

      @@axmedsiciid7050
      Adaa mudan100%.

  • @adenhersi4127
    @adenhersi4127 2 месяца назад +4

    Mashallah great analysis, keep spreading the truth hussein jamacow

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 месяца назад +10

    Kooxda dam kasii iyo xassan gurgurte tuuga baahan cadowgii U sheegi jiray in maanta bad iyo dhul xoog lagu siinayo luf luf qateen WA musiibo😮

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 2 месяца назад +3

    Thanks Xuseen, waan diyaarsanahay dalkeena hadaan udhimanana qasaaro ma aha oo waa difaac nafsi, nolosha qaar adoo gobanimo udhintaa karoon. Xasan iyo fiqi dalka malaha , waa tuugo siyaasadeed gacan bir ah waa inaan isaga qabanaa gunta maxishoodayaasha ah ee wax la xaraasho un yaqaan.

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 2 месяца назад +7

    Waa iney difaacano dalkeena ,oo ka difaacano horoka raba damaca dalkeena

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 2 месяца назад +7

    Dhaliyarad Xamar jooga iyo kuwa Gobolada kacdoon aad dalkeena ku bad baadineysaan dalka ayaa layni ka rabaa ee u daata filada oo u daata barlamaanka oo daata Xalane

    • @warsamedacad123
      @warsamedacad123 2 месяца назад +1

      wa diyaar anna bilaabaya waalal taasna xaaq ayaan uu leenahaay insha allah

  • @aliawad2288
    @aliawad2288 2 месяца назад

    Masha Allah Hussein 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdullahiaxmedmoxed3165
    @abdullahiaxmedmoxed3165 2 месяца назад +6

    We accepted only joint investment.

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk 2 месяца назад

      With real documents and fixed time that every generation they can follow up inshaAllah

  • @hondanadam1950
    @hondanadam1950 2 месяца назад

    Asc Allah ha ku xafido xusen turkey waa dad xun Rasuulkena suban Nabad iyo naxaris korkisa Allaha yeelee wuxu ku tilmamay qadiriyiin dad xun sidaa awgeed Aamin yaan laga noqon ,ilahay dalkena ,dadkena ,iyo diinteena ha inoo xafido

  • @Neima1000
    @Neima1000 2 месяца назад +1

    Mashaallah husein salan sare

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 месяца назад +3

    Asc wllo HUSSEIN allaha nooka daayo warsan iyo wasan allaha kula kulmiyo maalin iyo habeyan❤aamiin❤❤❤💘🥰❤❤❤❤❤❤💘💘💖💖💖💖💖💖💖💖💞

  • @Mrrred2023
    @Mrrred2023 2 месяца назад +1

    Mashaa Allah God bless you my bro waa taan filaayay sas walaahi wila sheene ilaahy ha xifdiyo

  • @MohamedDaahirAli-o8r
    @MohamedDaahirAli-o8r 2 месяца назад

    we somali people war against our ennmie no turkie no ethiopia we are strong one unity one people one race amin and allah is with us

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 2 месяца назад +1

    Masha allaha guuleyso walal huusen wadani ilaah adiga oo kale hanoo badiyo amiin 🤲🤲🤲❤️👍

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p 2 месяца назад

    Guuuul jamuuriyad barakeysa ee soomaaliland guuuul ❤️❤❤ cadowgii qeyladiiba ka dhamadey 😂😂😂

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 2 месяца назад +1

    Masha Allah Hussein 👏👏👏

  • @fatumanur7067
    @fatumanur7067 2 месяца назад

    Maa shaa Allah guuleysta dhallinyaro Somalia Somali baa leh

  • @farahalielmi5530
    @farahalielmi5530 2 месяца назад +1

    Salut lah husien jamac❤❤❤❤❤

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 2 месяца назад +1

    Waxa ay tahay inan wax u qabano maha nafteena waa caruurtena ha joogto kuwey dhali doonan inshAllah. Intas ma leysku racsantahay Xasan Sheekh waa in la tusa mustaqbal caruurtena

  • @cawaalecabdiqaadircawaale6843
    @cawaalecabdiqaadircawaale6843 2 месяца назад +2

    Xussen waan ku taageera wll qaali ah sxb baddane nooga soowaran wxa tahay qofka kaliya een aan ku kalsoonahay ee sida saxda wararka noogu soo gudbiya mhdsnid wll

  • @AminaMire-h4l
    @AminaMire-h4l 2 месяца назад

    Xuseenoow guuleeyso ❤

  • @c.qaadirxasanwarsame140
    @c.qaadirxasanwarsame140 2 месяца назад

    A s c w w, xuseen jaamacow, waad mahadsantahay, sida aad u faah faahisay arinta bada mahadsantahay, safar salaamo!!!

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 2 месяца назад +2

    Sidoo kale wcsw brother

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 месяца назад +2

    Cadow iyo la jire Allaha Naga qabto

  • @ijama3578
    @ijama3578 2 месяца назад +2

    Walaal xuseen waaku salaamay.
    Arintii buundooyinka xagay ku dambaysay maka soo hadli kartaa mar inshaallah.

  • @seed3966
    @seed3966 2 месяца назад +1

    Asc

  • @subanschannelwelcome1110
    @subanschannelwelcome1110 2 месяца назад

    Good job 👏🏾 🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @Milgomedia1
    @Milgomedia1 2 месяца назад +2

    Kooxdaan xassan dhiiqo hogaaminayo faaiido lagadugimaayo

  • @AbdulAziz-vl9pu
    @AbdulAziz-vl9pu 2 месяца назад +1

    Ethiopia iyada oo bad la siinin xoog ku qaadan rabto kawaran hadii raggaan u saxiixaan ? Sidee loogu soo celin karaa waa yaabe
    Shaqsiga matalayo oo aadan u codeey hadii uu iska saxiixo maxaa dhici kara ?

  • @SahraQalinle-j3w
    @SahraQalinle-j3w 2 месяца назад

    Baddaha ummadda soommaaliyeed waa muqadas waanalama taabtaan masiirka ummada soomaaliyeed

  • @rukia-s6y
    @rukia-s6y 2 месяца назад

    ilaahay kumsaladin qabyaal ee shaydaan baakusaliday

  • @ahmedadanmahamed5105
    @ahmedadanmahamed5105 2 месяца назад +1

    Xassan Culusow waxaa loo bahan in kacadoon loga horatago sidii kadhacaday bangala dheesh

  • @kalisocodkali4469
    @kalisocodkali4469 2 месяца назад

    Wasiir Fiqi waxaan u soo jeedin lahaa sidan; Ethiopia bad waxaa laga siinayaa Berbera waxayna sii marayaan ilaa Gebilay 20 km oo iyaga ay leeyihiin, waxaan kaga badalaynaa dhammaan Soomaali Galbeed ( Ogaden), Xabashida waxay xaq u leeyihiin in ay qaataan dekada Ber-bera iyo nawaaxi 20 km ah.. Biixi iyo smn sabab ay ku diidaan ma qabaan iyagana waa la aqoonsanayaa maadaama ay dabadooda dhiibteen

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey 2 месяца назад

    Welcome to maryland

  • @ahmedyusuf-n1b
    @ahmedyusuf-n1b 2 месяца назад

    ILAHAY kuguma salidin shaydaan iyo jahliyad ba Kugu saliday waana waxaan kasbanay inaan qabiil ugu holing.

  • @A3v-w7q
    @A3v-w7q 2 месяца назад

    Fiqi team a manta diiday damaci Xasan gargurte iyo Amxaar aby

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 месяца назад +1

    Ethiopia oo bad la siiyaa nooc kastoo ah waa dhurwaa hilib ku raro.

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 2 месяца назад +1

    Somalia waa iib inta xasan joogo

  • @AxmedmaxamedNuur-x8h
    @AxmedmaxamedNuur-x8h 2 месяца назад +1

    Dal waliba dantiisuu ka shaqeeyaa
    Danta dalkeena inagaa laynaga rabaa

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 2 месяца назад +1

    Hassan shiek asagaa xalane saxiixay ilaahadana laga saari layahay hadana amxaar asagaa usaxiixaya waana tan losoo doortay waa nin tuug yahuud u shaqeeyo yahuudana shekadaan wadato o rabto bada cas seey usoo gasho

  • @ahmedadanmahamed5105
    @ahmedadanmahamed5105 2 месяца назад +1

    Xassan ujeedadis Siduu mesha kujoogi lahaa ujeeda diisan waa inuu xukunaka joogaa dalakan dan kama lah

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 2 месяца назад

    Joint investment only🎉 if not Ethiopia will not come to near Somalia is ready for a big fight

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 2 месяца назад

    XUSEEN YARE ALLAAH YAXFADAK CAQLIGA ALLAAH HAKUU DHAWRI❤❤😂😂

  • @rizzoali8912
    @rizzoali8912 2 месяца назад +1

    Madaxweyne ayaad ku wanaagsan tahay boow

  • @AbdiYussuf-vx4ud
    @AbdiYussuf-vx4ud 2 месяца назад +1

    Qofkii taako dhul muslim ku wareejiya gaalo muxaarib ah, xukumkiisu muxuu noqonayaa?????

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 2 месяца назад

    Waa runtaa

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 2 месяца назад

    Wcs ❤❤

  • @AyuuniAbdiHersi
    @AyuuniAbdiHersi 2 месяца назад

    🎉🎉🎉

  • @KaltunAbdirahman-f1c
    @KaltunAbdirahman-f1c 2 месяца назад

    ❤❤❤

  • @Aaliyah-v7d
    @Aaliyah-v7d 2 месяца назад

    Ilahayoow umadeena iyo dalkeena kasoogaar xassan gurgurte iyo kooxdiisa iimaanka la. Inay Soomalia kala gorgortanto Ethiopia badeena macquul ma aha.
    1. Shaqaalaha dakada waa inay Soomali noqdaan 100&100.
    2. Baabuurta qaadaysa rarka ee xuduudadaha Ethiopia geynayo waa inay Soomali leedahay 100&100.
    3. Dhulkeena anagaa leh waana inaanu anagu masuul kanahay wixii dakadaha Soomaaliyeed kasoodago ama kabaxayana dadkeena ayay shaqo abuur utahay haday dowlada Soomalieed ruulkaas raacdo.

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 2 месяца назад +1

    Qatarta weyn ❌ Khatarta weyn ✅

  • @AbdiYussuf-vx4ud
    @AbdiYussuf-vx4ud 2 месяца назад

    Dhallinyarooy kacdoon ka abaabula Xamar, Europe, USA & Canada, si dawladda loogu khasbo in ay joojiso la xaajoodka hororka Itobiya.
    Hal-ku-dhagguna ha ahaado: “NO MORE ANKARA” iyo “HONOR OUR DEFENSE TREATY, OR LEAVE US ALONE”
    Waxaa horay u jiray “No Bone”

  • @AbdirahmanUurdoox
    @AbdirahmanUurdoox 2 месяца назад

    Caqliga ilkayar waa kaa dhalinyaro is diyaariya miyuu yiri gedo kasoo bilow kacdoonka halkaasa ITHOPIANKU canshuurta ka qaadan dadkii deganaye

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 месяца назад

    Wcs xuseen wallo ethopian wadanka way haystaan wadankana Rag maleh o iyagaaba isku maqan

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 2 месяца назад

    Xassn sheekh (feckless) waxa badda kaga xun sida uu aaminsan yahay isaga iyo tiimka aadka u Qoonta yar laakiin laxagta uun.jecel ssc/puntland jubbaland kuwaas ayuu cadow u yaqaan runtuna waa dalkani wuu ku daayey.
    Xassn feckless ninkii sugayow.

  • @hodannur2268
    @hodannur2268 2 месяца назад

    Manshallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahidgelle1682
    @sahidgelle1682 2 месяца назад

    ISHA,ALLAAH,,SOO,,,NOQOSHO,,,WACAN,,

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 2 месяца назад

    Waxa socda haddeer oo raba in ay dal iyo dad hoggaamiyaan kuwa marba qar ka dhacaya waayo mayaqaanaan sida dal iyo dad loo hoggaamiyo waxaan ka mid ah sheriif skeikh axmed iyo xassn sheekh iyo iyo guruubadii la dhaqaynayey oo wada feckless ah
    Waa dal aaan.waxsy wadaan

  • @kinghaji473
    @kinghaji473 2 месяца назад

    Dhalinyarada yarada soomaaliyeed ha kacdo Ethiopia ha leyska dhiciyo dhulkii EE horey inooga heysatay soomali galbeed halaga soo celiyo

  • @adan5209
    @adan5209 2 месяца назад

    😍👍☑️

  • @mahamedabdiaar2257
    @mahamedabdiaar2257 2 месяца назад

    Waa sax

  • @ayanwarsame8871
    @ayanwarsame8871 2 месяца назад

    No one is waiting any decision from turkey. Turkey’s government has been trying for Somalia many years to get back on the track of its sovereignty but they haven’t been successful in that regard so they have to wait until they get back on track. It’s Somalis government has to be done by now to make sure that they can do something about this issue of Ethiopia interfering with their own country and not just respecting their sovereignty 😮😮

  • @AbdiIbrahim-je7wb
    @AbdiIbrahim-je7wb 2 месяца назад

    Dhalintaroy diyaar karooba
    Turkey wa Qiyaanoole iyo Masar wa labo tuug hadii wax tarayan Palestine 🇵🇸 ee garab istaagi la hayeen

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060 2 месяца назад

    Abaabulka dhalin yarada Hala Dadajiyo Iyo kacdoonka Shacbka Waa Muhiin Qabyaald iyo Qabiil baa na Ragaafiyay Iyo Siyaasi Calooshood Ushaqaystayaal ah Oo Af mooyeen Dalkiba Xaraashaayo

  • @cawaalecabdiqaadircawaale6843
    @cawaalecabdiqaadircawaale6843 2 месяца назад

    Sxb ani wxan ahay diyaar waliba wxan diyaar uhay inaa seylac aado

  • @deeqoali57
    @deeqoali57 2 месяца назад +2

    Dalkeena. Alaha ka qabto cadowga

  • @KeifNour
    @KeifNour 2 месяца назад

    Xuseenow kacdoonka ku dhakhsada diyaar banahy ka dhalin ahan

  • @hamsemuhumed1680
    @hamsemuhumed1680 2 месяца назад

    Ethiopia waa cadow rabta dhulka somayed inay qaadato

  • @maxamedshmaxmuud810
    @maxamedshmaxmuud810 2 месяца назад

    Xuseenow soo saar md.xasan shiiq wuxuu kayiri caleema saarkii dani ee ahayd in itoobiya uu u diidanayn bad in ay heshaa laakiin ee isaga ay soo martaa

  • @suadmire1487
    @suadmire1487 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ nolow aboowe

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 2 месяца назад

    Sxb qolo walba dantoodda ayey ka shaqeeyaan sheekadaan wllo walaalo naga daaya!! Somali ha isku tashatto; aduunka sharci ka ma jiro ee aan meesha ka kacno

  • @mhashe-l6h
    @mhashe-l6h 2 месяца назад

    Husen hada ayaan islaheeynaa

  • @xamdiabdisalam-d7g
    @xamdiabdisalam-d7g 2 месяца назад

    Aad iyo aad turkida waa in la baraa inanan nalasoo fara galin

  • @safahussen8381
    @safahussen8381 2 месяца назад

    Runwaye bada walaqatay anagownow ayaa dhaxal warejin dhacday 😢

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 2 месяца назад

    Hussein Jamac Aqoonyahan Sare kuna caan ah baarista kuwa kudhagar qabayaadha, Famous for investigating conspirators waan kusalaamay. Salan sare kadib qolada Villa Somalia 🇸🇴 joogta hada baroortoodu baroor orgi kaween,war-jiraase banaankuu imaan doonaa.

  • @abdilahiayuu4362
    @abdilahiayuu4362 2 месяца назад

    Maxaa Laysku Haystaa Ma Bad Somalia iyo Itoobiya U dhaxaysa Mise Waa Si Kale

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 2 месяца назад

    xasan shiek wa wacel oo damiirka ka dhintey lacag aya u daran bas

  • @soraya.a7956
    @soraya.a7956 2 месяца назад

    Marka hore khatarta deegaanada Puntland ku hareereysan iska badbaadi kadib ka hadal arimo kale Puntland oo ah alow sahal amuuraha

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 месяца назад

    Sxb heshiiskii itobia xaaranta ahaa wuu fashilmey wana lagu klaa kacey
    Waana Guul in lays ku afgaran waayo laguna klaa koco
    Itobiyaa wxd haysaan soo daaya ayaan leeyahey Somalia somali baa leh

  • @HassanWarsame-si6cz
    @HassanWarsame-si6cz 2 месяца назад

    SIDAAS WEEYI

  • @safihasan9987
    @safihasan9987 2 месяца назад

    الله ينتقم من كل خائن للوطن ،maxey eithopia haisata ayadaba shacabkeedo gaajo iyo tahriib ku dhamadey,siyasieenta somalieed oodhan (darood iyo haweiye iyo isaq)wa isko caqli xumo , xata may kakereiyan shirkadaha iyo dawladaha wawein ,ee dhaqalaha leh mudo kubana ahata oo dhafin 30 sano hal jil kelia ,oo waliba qorata 70% shaqale somalieed tababerna osamisa

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 месяца назад

      Illaahay noo jooga wadanku maleh Rag waayo iyaga isku maseyrsan sidii 4naagod laisla qabo
      Biixi dani guurgurte 1wm wadankena aluu leyahay

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 месяца назад +3

    Aaway musiiboyinkii umada somaliyed madaxa uso duuban jiray may gurgurte filada ku ololiyaan shacabka masakinta ahba wey ololiyaane¡¡¡¡¡¡¡

  • @Certified-k4j
    @Certified-k4j 2 месяца назад

    maxaa diiday in beesha mareexaan ay deegaanadooda dhistaan. Inta badan waxa ay ku sugan yihiin xeryo qaxooti oo ku yaala Eritera Ethiopia Kenya Uganda, kuwaas oo dhamaantood ku riyoonaya in ay qaxooti ahaan ugu guuraan Maraykanka. deegaanadoodu aad bay u liitaan

  • @OmarAhmed-bi2lj
    @OmarAhmed-bi2lj 2 месяца назад

    Aniga waxaan la yaabanahay ilaa hadda sababta Aynu itoobiya aynu ognahay waxa ay rabto oo ah dhul iyo bad wada socda, in aynu baddeena ku soo dhaweeyno oo aynu dhahno wax Kala soo daga inaguna canshuur ayerynu idinka qaadeeynaa, Aniga fikradaas weey Ila qaldan tahay, Gabi ahaanba itoobiya nama soo gasho, nin naagtaada rabo gabadheeydo hoo Kuma qanacayo,

  • @AxmedmaxamedNuur-x8h
    @AxmedmaxamedNuur-x8h 2 месяца назад

    Kacdoon dhalin yaro ayaa loobaahan yahay

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 2 месяца назад

    DALKA SHEEGAYASA WAA KEE INAA KASOO JEEDA DAANI ARAYABA MOOYE 12 HABEENO CAQALIGU IDIINA YIMAADO XAMAR BAADA NABADA KA DHIGI WEYADAYE

  • @ramsiosman8325
    @ramsiosman8325 2 месяца назад

    Masiibo farmaajo aya dhibta geystey

  • @MahadOsoble
    @MahadOsoble 2 месяца назад

    Xasan dalkaan waa gatay sikale umataqaanide

  • @hanad6666
    @hanad6666 2 месяца назад

    Somaliyey kaca waad qalibanteene ilahow ha itusin somalia oo badeda itooyan jogo 😭😭😡😡😡🙇🏻

  • @bashiiribrahim7767
    @bashiiribrahim7767 2 месяца назад

    Adiga Miya Qabyalad ka hadlayo 😂😂 Imaw dalka xabada sida lo rido mataqan ??????

  • @mahamedabdiaar2257
    @mahamedabdiaar2257 2 месяца назад +1

    Yaa kaa kicinaaya

  • @SaedCade
    @SaedCade 2 месяца назад

    Kkkkkk Kkkkkk 😂😂😂 ka carar haku dhimane

  • @NimcoCawilcali
    @NimcoCawilcali 2 месяца назад

    Dalka alha cadwga inoga qabto