MARYAN ABUU IYO BIITE YARE HEESTI GAMBAAL KALA KACSAN XASUUS WAAYO WAYO KOODA ALCASAL BAND SHOW 2023
HTML-код
- Опубликовано: 11 дек 2024
- Movies Photographer and Cinematopgraphy wedding fashion shoots plz contact me on my on Facebook Faiza Amir
instagram faiza_amir_2019
snapchat faisa132
twitter @FaizaAm07441998 & plz dont forget to subscribe my youtube channal
thanks my
Waaw xasuus Ruwaayadihii shidnaa Baan soo xasuustay
Siteey Maxamad Sheekh Qosolwanaag Cayaarteeda Jeclahay Maba Iska Waaleyso Waa Legend Walaahi
Waaw xidigta muqdisho ka shidan maryan abu waa tagtay laguma gaaro runti.
Kep going my team al cazal band kep going my sister faiza amiir guuleyso
Siteey qosal Wanaag ayaaba Joogta Wooow Masha Allaah Ruwaayadii Sheydaan Buloow😮
Saaas waaye kabax waanku wataa
RIWAYADII SHEYDAN BULOW WAXAA HORE U QAADAY SITEY QOSOLWANAG IYO AWES QAMIS HADANA MARYAN ABU IYO BIITE YARE OO BARTEEDII DHIGAY FROM CANADA EX CIYAL XAMAR🥰🥰🥰
Siteey ayaba Lajoogta Hada Sow Ma Aragtid Wataas Garabka kahaysata😮
@@Safiyalowriinta waan arkayay waana aqana intan aqoon usheeg im from ex rer kaambo🤣🤣🤣
Xasuus macaan ayaan galeey ❤️💯☺️
Wow Gar Mahaysataa Kuula Guure Waa Garnaqsi Ruwaayadii Sheydaan Buloow
Ayaan abdulahi waayo waayo aad sheegosit inoo sheeg Riwayadaan magaciisa hadaad waqtigaas joogtey iyo heesaxaan fanaaniinta Qaadey ino sheeg
Alawaafuuray Kkkkkk 🤣🤣🤣🤣
Heestaan Waxay Ku Jirtay Ruwaayadii Sheydaan buloow Waxaa Isla qaaday Aweys qamiis Iyo Siteey qosolwanaag. Wooow Isla Hada Oo Heesta qaadeyso Maryan Abuu Ayayba Joogtaaa Watasaa Garabka Hahaysata
Hees iyo bar
Heestaan waan jeclahay ❤❤❤❤
Xasuus💯👏🏻👏🏻💖❤️❤️❤️
👏👏👏👏👏👏👏👏😍😍😍😍😍😍
Faaiza amiir waxaad Dib noogu soo nooloosay kooxdii iftin seri A
heestaas waa xusuus
Mashallah ❤🎉
💯💯💪❤❤👏👏👏
💯❤️❤️❤️❤️👍
Heestan waxaan ku bartay majaajiladii Aw Kuuku aun iyo Jeyte
We
❤
❤❤
Sasa la raba hesaha xamariga waxaa moda iney hawada kasi baxeyso hala so noleyo
Waw
What is this song about
The song is about someone making proposal and the lady is saying I can’t take you to our house for proposal 😅
Maryam abuu
Waayo waayo ala maxaa lasoo maray nabadii baan soo xasuusday calool xumo
Haye waayi waayo aad shegosit majoogtey adiga inoo sheeg Riwayadaan magaciisa hee
@@abujole3992 ruwayad maxad ii way diinee ruwayad maan ka hadlay ani mise Bari samaad kii soomali muran lee
@@ayaanabdulkadir5363 somali murunlee ma aha aniga inaan Barto ayaa rawa sidaas Ayaan kuweediyey makastey aniga hadaan isku deyo fanaanka xesooya waa Aweys Khamiis Abdalla iyo Luul jeylaani miya mise qofkale isheeg
@@ayaanabdulkadir5363 waxaa qaadi jiray Aweys iyo siteey maxamed sheekh qusul wanaag
@@sheikhsalah9613 ok mahad sanid
😂😂😂