WAXAA DILAY OO XABAD KU DHUFTAY SXBKISA UU ADUNKA UGU JECLAA WAXA UNA KU WAAYAY LUGTIISA MIDIG😭😭

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 ноя 2024

Комментарии • 1,8 тыс.

  • @teamkaasheey8133
    @teamkaasheey8133 3 года назад +1509

    Liicaato wll waxaatahay qof nasiib badan horoy u socodsii wanaaga aad wadid aqri qoraalkeyga plz waxaan ahay taagerahada waan kaa codsanaa in aad icaawiso ilaahay dartiis iigusaara subscareb pin pin pin si aan wax uga helo ajar alle hakaa siiyo insha allah

  • @LiiCaatoOfficiall
    @LiiCaatoOfficiall  3 года назад +1620

    WLHI MARKAAN LA SHEEKEEYSTAY WAAD YABEYSAA QISADA KU DHACDAY EE UU IGA SHEEKEEYAY 😭😭😭

    • @mukhtarduale7701
      @mukhtarduale7701 3 года назад +4

      Khyrka soofiri subscribe Alle dartii wllo
      Plz community iso dhig Alle hku sharfo

    • @macmacc1
      @macmacc1 3 года назад +2

      Wll wanagii oo qof ah ba thy runti ilaah ha ino kaa daayo🥺🥺

    • @Mohammedkral
      @Mohammedkral 3 года назад

      My dear najib allaha kuxafido

    • @sacdiyaismaciil3780
      @sacdiyaismaciil3780 3 года назад

      Wllo qaliyaliiban

    • @asiamustafe1082
      @asiamustafe1082 3 года назад +3

      Wlhi marka dadka curyanka ah aan arko walidkey oo kaleh ama wllo oo kalye ka so qadaa caloshana iga xanunta wlhi alleh cafimad tmma uga baryeey 😭😭🤲

  • @abdirahimmohammed847
    @abdirahimmohammed847 3 года назад +86

    "In uu ruux ku dhaho walaal illahey dartiis ayaan ku jeclahay" ma ahan wax fudud.

  • @amiiraabdulahi6055
    @amiiraabdulahi6055 3 года назад +311

    Mar un illahey waxan ka baryaa in aan ku arko waxaa thy qf naxriis badan xushmad badan qalbi nadiif ah allaha ku xafido Liibanow boweh😓❤❤❤🙏🙏

    • @xogsoor7755
      @xogsoor7755 3 года назад +1

      Subscribeta illahay haydin barakeeye

  • @haniabdi2212
    @haniabdi2212 3 года назад +191

    Naagahan ma iyaga heli kara wiilka quruxda badan wlhi aniga wiilkan ma xumeeyeen waan guursan lahaa àad buu u qurux badan yhy wiilka u tube u fur anaga garab istaagayna wiil soomaaliyeed in la ciilo geeri baan ka xigaa

  • @carafaadmaano66
    @carafaadmaano66 3 года назад +281

    Liicaato waa wll qalbi ficn inta igu racsan is muujiya like iyo subscribe isara

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 3 года назад +49

    Markaan Qisooyinka nuucaan OO kale argo dhibaatooyinkeyga yar yarkaa OO hilmaamaa OO Alhamdulillah Iska dhahaa 😥💛🙌

  • @serabtaa
    @serabtaa 3 года назад +263

    wallahi billahi tallahi commentigan hadaa aqriyo love ayaan saara
    😳waba dhaarate love iska saar😁

  • @sumeyyak1154
    @sumeyyak1154 3 года назад +48

    liiban Iyo mohamedAkshey Waa Ragii wax Uqaban lahaa bulshada Somaliyeed🥺☺️♥️

  • @shaymamohamuud3552
    @shaymamohamuud3552 3 года назад +427

    Ramadan wxa ka hadhay 8 weeks hadii aad ku faraxsantahy Like Iisaar Subaribtana iska raacidee♥️🤦‍♀️

  • @ilhaanmalay9194
    @ilhaanmalay9194 3 года назад +36

    Wilkaan youtub haloo furo libanow ukaa kici sxp waa wil dagan oo maskin ah wlhi haduu hadlo ilina iga imaneyso swbtana ma aqano commntigan aan hada qoroyo wlhi ilinteydah socoto😭🥺

    • @dhaqankasuubanonline5962
      @dhaqankasuubanonline5962 3 года назад

      Comment gaaga markaan aqriyay ilinta way isoo dhaafatay wlahi 😭😭😭

    • @captainlahmkaali3637
      @captainlahmkaali3637 3 года назад

      Alaha kusharfo Lkn waxa jiraan gabdo badan oo dahaayn midkan Jiska ama sidan ahh intu igeni wlxi gabdho daan iskumid maaxn alaha kuaharfo🥰🥰🙏

  • @ramlaabdulahi3418
    @ramlaabdulahi3418 3 года назад +278

    11:26 marka ay mareyso ma umaleynen in gabdha soomaliyeed sidaa ay yihiin abaayo ayaal plz waa idin baryaa wiilasha sidaanoo kle ah ula dhamma sida kuwa lixaadooda qabo wlhi waa wax laga xumaado qof ka hadii aadan rabi xataa umuuji dareen wall tinimo ah wiil kaan qisadiisa wey iga ilmeysiisay wlhi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🙏gabdhaha anaga ayaaba naxariis laheene naxariistii intee naga aaday😭plz wiilasha saano kle ah ixtiraam aad umuujisiin wiilasha kle si kawanaagsan ugu muujiya😭😭😭

    • @miskicali8360
      @miskicali8360 3 года назад +6

      Wlhi inta ugu qiirada bdn oo calosha I hurtay qudheda 🤣🤣 wilkan iyo inta lamid ka ah allaha garabkoda ha ahado

    • @justking8950
      @justking8950 3 года назад +1

      Sharaf aya ledahay Walshey

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 года назад +3

      Walal mcn aduunyada cisi iyo sharaf ku nolow akhirana janada 🤲🤲🤲allah ha kugu casumo 🤲🤲🤲1 k oo Subiscribka igu cawi codsi waye wal

    • @Sir_cm
      @Sir_cm 3 года назад +5

      Weli dadka dad wanagsan aya ku jira alx weli wanaagi aduunka kama dhamaan

    • @SomaliMade
      @SomaliMade 3 года назад +1

      @@justking8950 walal alle dartii subscribe iigu saar🙏🙏🙏

  • @sucdiishabdirashiid5059
    @sucdiishabdirashiid5059 3 года назад +18

    Liiicaaato Runtii waxaad tahy hanti umadda soomaliyed ku faaanto alllaha ku barakeyo aduun & Aaakhiraba 💯❤❤ shakhsiyadka adigoo klaa runtii waa yartahy❤

    • @muniiromuuse738
      @muniiromuuse738 3 года назад

      Liiicaaato Runti waxaad tahy hanti umadda soomaaliyed ku faaanto alllaha cafiyo walakn

  • @fadxiyamahamed169
    @fadxiyamahamed169 3 года назад +15

    Wlhi maaha wax hawl yar in uu ku jeclaadan umada ilhay abuuray iyaga oo aan aqoon saas ah kuu lahayn waana deeq ilhy bixiyo ilhy ha ku xafido wllo libaan aadan ali

  • @faadumocabdi1067
    @faadumocabdi1067 3 года назад +99

    Yutbrda Nika u qalbi wanagsn isla weyni An Aqon dadka u Naxarista m.a Alha ku sharfo wllkey🥰

    • @Gaminghrs0
      @Gaminghrs0 3 года назад +2

      wll subscribe isar

  • @Xafsiina
    @Xafsiina 3 года назад +26

    Walal lii ufur RUclips wan garab istageena walalkeena 😭😭😭

  • @abokorhantar5315
    @abokorhantar5315 3 года назад +471

    Saxiib xun ayaa aduunyada uga daran walaahi dar ilaahay liketa igu saar ilaahay caafimaad ha siiyo Aamiin😭😭

    • @Gaminghrs0
      @Gaminghrs0 3 года назад +2

      wll subscribe isar

    • @muniramohamed6119
      @muniramohamed6119 3 года назад

      🙏🙏🙏🙏😢😢😢

    • @thestarboy264
      @thestarboy264 3 года назад +1

      Kas kama eheen inuu xabad ku dhufto

    • @cayushomar4651
      @cayushomar4651 3 года назад

      Lkn kam waye udhahy

    • @SomaliMade
      @SomaliMade 3 года назад +1

      @@Gaminghrs0 walal alle dartii subscribe iigu saar🙏🙏🙏

  • @kawtharmoumin6345
    @kawtharmoumin6345 3 года назад +50

    RUclips samayso ku dhe aan caawinee wllkeen😭 anoo ogyn baa dhahay furo wllhi waa jclahy qof kasto wx tirsanya inaa caawiyo

    • @Xafsiina
      @Xafsiina 3 года назад +2

      Walahi wan garab istageena wiilkan 😭😭😭

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 3 года назад

      😭😭😭

  • @faceedkaron8132
    @faceedkaron8132 3 года назад +53

    Walalkey Lii caato nasab kaamila tahay keeping dad badan oo isla weyen waad ka fiicantahay masha allah may allah bless you

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 года назад

      Walal mcn aduunyada cisi iyo sharaf ku nolow akhirana janada 🤲🤲🤲allah ha kugu casumo 🤲🤲🤲1 k oo Subiscribka igu cawi codsi waye wal

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 года назад +1

      Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkan

  • @halgandecoration7729
    @halgandecoration7729 3 года назад +9

    Ax qofka maaha in laxaad illahay ka qaadey in lagu naco dumaraw ajarbad ka helaysaane wlhi hadaan gabadh ahaan lahaaa wiilkan oo kale ma fogeeyeen 😭😭 aboowe illahay waxan kaaga rajaynayaa mid khayr qabta oo ku daryesha 🤲🤲 aniga hada ka hor wiil baanu is baraney mudo telefon ka wada xidhiidhi jirney iima uu sheegin in laxàadkiisa wax ka dhiman yihiin waxay sidii ahaataba waanu is aragney waliba saxiibkii ayuu so watey isago isleh inantu kolay way kaatagiye sxbka ha ku so gargaaro ok markay ii yimadeen horta waan naxay oo qofka sidad filanaysey iyo sidad ku aragtey marjay kala dueanadan adba waa dareemi kartaa isma dareensin inan naxay si farxadle ayan ku so dhaweeyey naasha allah isago faraxsana waa iga tagey wlhi ilaa maalintanu is baraney ilaa maalintanu kala hadhney mar qudha ma dareensin inuu laxaad layahay waan dhiiri galin jirey illahay calaf iskumu kaayo darin lkn xuman kuma aanu kala tagin illahay waxan uga baryayaa inuu wax khayr qaba siiyo aniguna hada xaasban ahay awlad haysata wixii alle keenaba waa alxamdulilah

  • @nasiibthebosslady1565
    @nasiibthebosslady1565 3 года назад +39

    😢Miskiin illaahey qalbiga ha udajiyo wllkeen Liicaato adigana illaahey haku sharfo🙏🏻🙏🏻

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 года назад +1

      Walal mcn aduunyada cisi iyo sharaf ku nolow akhirana janada 🤲🤲🤲allah ha kugu casumo 🤲🤲🤲1 k oo Subiscribka igu cawi codsi waye wal

    • @nasiibthebosslady1565
      @nasiibthebosslady1565 3 года назад +1

      @@qalanjoqaali8356 haye wll isar adiguna🙏🏻

  • @abdirashidmohamedodawa1082
    @abdirashidmohamedodawa1082 3 года назад +31

    Bro Libaan waxaan kugula talinaa inaad jaamacad gasho si aad u noqoto qof wngiisa aan mustaqbalka Madaxweynaha shacabka doortaan saad u noqotid bro wax barshada marwalba waa Muhiim hormar wcn ayaana kuu rajeeynaa wll guuleeyso 👏🥰

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 3 года назад

      MashaAllah
      Tabaraka. Sax👏👏👏👏👏💯💯💯

  • @praaticoofficial672
    @praaticoofficial672 3 года назад +144

    Liicato zxb nin ragga oo ku taagero bn Ahay
    Ee niyahow love ka isaar reply na isoo gal hadaa xariif Tahay na xushmee YaaqAy🤙 hal maalin mcaa Tooshka nagu Ifin meysid miyaa 😂

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 года назад +2

      Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkan

  • @osmanotigo7
    @osmanotigo7 3 года назад +11

    Ax lii caato qalbigiisa m.a😭😭😭 aniga ma yaso wiilsha nafada ah abwe qalbigayga ayaan laheli karin abwe ilahy haku dhwro dadka qalbiyads leg adunka ku yaryhiin

  • @fahiimofaarax5897
    @fahiimofaarax5897 3 года назад +56

    Aabwe liban sida ad dadka uga fairxizo alh hakaga farxiyo🙏❤🥀

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 года назад

      Walal mcn aduunyada cisi iyo sharaf ku nolow akhirana janada 🤲🤲🤲allah ha kugu casumo 🤲🤲🤲1 k oo Subiscribka igu cawi codsi waye wal

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 года назад

      Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkan

  • @sihaamabuukar4930
    @sihaamabuukar4930 3 года назад +17

    Wlhi wiilkan caloosha iga huriyay wlhi ilin iga imaty🥺🥺🥺🥺😭 wll mcn caafimad time allah kusiiyo danbi dhaaf allah kaa dhigo

  • @hamdamohamed3063
    @hamdamohamed3063 3 года назад +16

    Ax sorry iska samir waa aduun😭 wey dhacdaa sxpkaan aduunka ugu jecelnahay in uu na damqiyo iska cafi si adigana ilaahay kuu cafiyo

  • @maliifigure7616
    @maliifigure7616 3 года назад +6

    LiiCaato the guy with the most golden heart 😭❤
    The man with no haters 😢😢
    Alle aakhiro io aduunba hakaa raalli noqdo brother 😢💔
    Wllkeena Alle ha u booga dhayo

  • @macmacc1
    @macmacc1 3 года назад +78

    😭😭ilaahey ha u gar gaaro inta dhiban🤲😭

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 года назад

      Walal mcn aduunyada cisi iyo sharaf ku nolow akhirana janada 🤲🤲🤲allah ha kugu casumo 🤲🤲🤲1 k oo Subiscribka igu cawi codsi waye wal

  • @sacdiyomohamed4827
    @sacdiyomohamed4827 3 года назад +12

    Mashallah waa wiil aad u qurux badan abowe ma umaleynayi iney adiga gabar u yaseyso mid jaahil moye wlhi masha allah illahay haku xafido wll zaki❤️🙏🏼

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 года назад

      Sacdiyo wllo icaawi Alaha ku caawiye subscsreb iissar wll

  • @ameraamera7371
    @ameraamera7371 3 года назад +118

    Madaxa I xanuunay saan u oyaya😭😭😭 dhuunta xita way I xiran tay illhawrabigaw lacag isii wa balan somali ina dhib kasaaro

  • @DugsigaIQraonline
    @DugsigaIQraonline 3 года назад +15

    Emotioneel 😭 Never give up ⬆️ brother ✊🏻

  • @adnaasad7427
    @adnaasad7427 3 года назад +30

    Mohamed siciid Bk horay boo uyiri Saxiibku waa Guul Marna waa sad ku yaal Marna Waa Sababtaa 🥺😪✌🙏

    • @DAAUUSSTUDIO
      @DAAUUSSTUDIO 3 года назад +1

      Sxb Subscribe ii Saar Adna Eego tanks wll

    • @faizaahmed1055
      @faizaahmed1055 3 года назад +1

      Haaa wlhiii waaa sababtiiis😢

    • @adnaasad7427
      @adnaasad7427 3 года назад

      @@DAAUUSSTUDIO hye wll ku saaarat

  • @edystudio6501
    @edystudio6501 3 года назад +8

    maheli karnaa 1o qof oo janalkeena soo booqda from Eritrea 🇪🇷🇪🇷❤️🇸🇴🇸🇴🙏

  • @zubaydaofficial1718
    @zubaydaofficial1718 3 года назад +39

    Liicaato qofyaroo wangzan ayatahay alle cimriga hkuu raajiyo❤

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 года назад +1

      Zubayda wllo icaawi Alaha ku caawiye subscsreb iisaar wll isku lenhy wll

  • @abdimodel6539
    @abdimodel6539 3 года назад +6

    Liicato legend aya thy zxp marwalba garab istaag dadka baahiyaha gaarka qaba we proud of you zxp

  • @istarahmed9296
    @istarahmed9296 3 года назад +53

    Liicaatow ninkaad ambaba bixi oo soor hadii aad tahay nin damiir leh oo somali dhaba wall lii waan kugu aqaan naxariista thanks👋👋👋

  • @shabakadawehesho7867
    @shabakadawehesho7867 3 года назад +1

    Ilaahay ha kuu soo celiyo wall mcn lugtaadi oo dhamays ah insha allh waxan rajaynaya inaan ku arko adigoo lix daadi lixaad dhamays yiin oo farax san qoslaya wall mcn licaato jazaka la kheyr wall mcn💕

  • @adnaasad7427
    @adnaasad7427 3 года назад +18

    Liibaaan qof qalpi wangsan LeH M.a 🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥰🥰🥰🥰🤲✌🙏 Rabigii qalpiga Wangsan ku siiyeey ayaa Mahad LeH ALX 🤲🥺🥰✌🙏

  • @omarsafariofficial5219
    @omarsafariofficial5219 3 года назад +13

    Walalheyga somali hada nabigana jaceshahina 2kg gaari rabaha 150 biis iga dhimana I garsiya ilahey dartis igu saara

  • @bisharoabukarsheikhnor3325
    @bisharoabukarsheikhnor3325 3 года назад +40

    😭😭sxbtnmodu iyada ah a cadowga kuwaad aad ledhy I feel it😭😭

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 года назад +1

      Walal mcn aduunyada cisi iyo sharaf ku nolow akhirana janada 🤲🤲🤲allah ha kugu casumo 🤲🤲🤲1 k oo Subiscribka igu cawi codsi waye wal

  • @fardowsoyusuf3066
    @fardowsoyusuf3066 3 года назад +3

    Mansha Allah walaal horay u soco oo taakule walaalaha somaliyeed u baahan cawiiska guulayso li caato oo haliicin waligaa.

  • @hoodoaadan1235
    @hoodoaadan1235 3 года назад +13

    Waxathy wllkyow qofka kaliyaaTa aan ani ahaan aaminsanhy inuu inTa aad RUclipsr daawanayey ugh qalpi wanaagsanyhy wll alle haku sharfo alle haku dhowro marwalpa dadka liita qof garab taagan ayaathy adna marwlpa alle haku garan iztaago ♥️🥰💯

    • @DAAUUSSTUDIO
      @DAAUUSSTUDIO 3 года назад

      Sxb Subscribe ii Saar Adna Eego tanks wll

  • @sumayoahmed8975
    @sumayoahmed8975 3 года назад +1

    Liiban runti wxd thy shaqsi aad u wngsn allaha ku xafido wllky cimri dheer io cibado suuban alle haku siiyo🥰🤲🏾🤲🏾
    Sido kle aad uga xumhy wixi kugu dhacay wll zaki qadarta rabi marwalba ku qanacsanow wllky alx dheh waqti walba 🥺 wxy aheyen wax xaga rabi kaga qorna 🥺
    Teda kle faquqa laga shegayo dhag ha u dhigin apowe inta xun waxa ka bdn inta samaha kula jcL go foward pro✊🏼🥰🥰🥰🥰

  • @yusufahmed6477
    @yusufahmed6477 3 года назад +11

    Liicato hero alle haku xifdiyo bro thanks 100% sharaf iyo cizi ayad ledahay.

    • @DAAUUSSTUDIO
      @DAAUUSSTUDIO 3 года назад

      Sxb Subscribe ii Saar Adna Eego

  • @umhuudamarkocadeey1320
    @umhuudamarkocadeey1320 3 года назад +3

    Masha allah alaha ku xefdiyo brother keep going lii duceysane alagu dhaha mahan lii Cato guleyso alaha ka dhigo gacanti sareyso iyo gedki laharsado amiiiiiiiiin

  • @hodmanfilms5769
    @hodmanfilms5769 3 года назад +14

    Inta aamin san liicaato qof naxariis badan me like

  • @iftinsuudi8931
    @iftinsuudi8931 3 года назад +2

    Gabdho plz 😭😢 ha xumeynine wilasha nafada ah😭😭😭😭😭

  • @deqoali5101
    @deqoali5101 3 года назад +14

    Lii abowe waligaa sidaan igu naxariiso abowe wax ku dhibo alla kuma tuso 😭😭😭😭

  • @princessaliishaaa1351
    @princessaliishaaa1351 3 года назад +2

    NOLOSHA kuma xumayso abwe mcne zaki waxathy ruux qalpi wanagsan 😥❤🥰aniga garabkaaga ayaan ahy

  • @mohamedsahaldaahir7581
    @mohamedsahaldaahir7581 3 года назад +24

    Sxip wllaha dhibaateesan saas u caawi liicaato realy legendary oo sax ayaa thy

  • @saidabdirizakabshir4116
    @saidabdirizakabshir4116 3 года назад +3

    You got one more subscriber, humble human person!!!!!

  • @king_kaafiofficial249
    @king_kaafiofficial249 3 года назад +25

    Wlhi saxib wn ka niyad jabey adunka qofka kugu so dhow wll iyo walid ka dib wa saxib runti alx mida kala kulmeyna wn arkay hora lo dhahay bini Aadanka waxa la barta marka bahan tahay iyo marka besta tahay 😭😭😭🙏🙏

  • @Aminabdicaziiz
    @Aminabdicaziiz 3 года назад +3

    😢😢walalky lii cato Allah hakusharfo Manta wilkan wlalken ad ad nabartay barnamijka markan dawnayy aniga dhan halmar isbadlay indahyga ilin ayakasocty wlalky Zaki Mohamed salam qali ah iga garsiii wansi aqonkale kuma lihi bls somalinimo iskudhig ina nahay ayan aminsanhy Allah cafimad buxa hakusiyo wlalky marwlbo garabkaga ayan ahay wnku taganahy✅🙏

  • @axlmcaliaxlmcali7201
    @axlmcaliaxlmcali7201 3 года назад +61

    Saaxib ani xitaa waaka niyad jaway mar hore qof ka ila mid ah like ha ila dhaafin

    • @qureysh6434
      @qureysh6434 3 года назад

      Wlh dheh

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 года назад +1

      Walal mcn aduunyada cisi iyo sharaf ku nolow akhirana janada 🤲🤲🤲allah ha kugu casumo 🤲🤲🤲1 k oo Subiscribka igu cawi codsi waye wal

    • @saamicadey9971
      @saamicadey9971 3 года назад

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @ikraanhassan1001
      @ikraanhassan1001 3 года назад

      Aniga sxb waligay maba yeelan

  • @nasramohamed7403
    @nasramohamed7403 2 года назад +1

    Allah kucaafiyo wall aad baan ugaxumahay dhaawaca kugaaray insha Allah waacafimaadaysaa abowe 😭😭

  • @fitaaxcabdulahi4126
    @fitaaxcabdulahi4126 3 года назад +39

    Liicaato wll qalbi furn wxaa tahy wll lagu faano cadowgaaga cagta hoosteeda keep going bro

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 года назад

      Walal mcn aduunyada cisi iyo sharaf ku nolow akhirana janada 🤲🤲🤲allah ha kugu casumo 🤲🤲🤲1 k oo Subiscribka igu cawi codsi waye wal

  • @edystudio6501
    @edystudio6501 3 года назад +2

    keep going bro👍✌️😍😎 Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janalkeega booqato from eritrea 🇪🇷🇪🇷🇪🇷❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 года назад +1

      EDY bro icaawi isku lenhy caawinta subscsreb iisaar wll mcn

  • @asadnuur6986
    @asadnuur6986 3 года назад +17

    lii caato qo qalbi fiican guuleeso nolosha kuma ciisho🙏💯🙏

  • @zahrujahappy1418
    @zahrujahappy1418 3 года назад +1

    😥😥 Abowe RUclips maa u sameysid hadii uu hamigiisu yhy wlhi somali waa dad naxariis bdn wna garab qabaneynaa wll zeki abowe waxa thy qof legend ah qalbiga ayaa laga cuuriyamaa waxad leedahy qalbi qawi ah hore u soco ha
    welwelin wnku garab taaganahy abowe guuleyso ❤🙏 alle garabkaga ha galo

  • @abdullahibashir2308
    @abdullahibashir2308 3 года назад +22

    liibaan wll waxa kaalo an ku dhaaho maa aqaan waxan ilhaay kaka baaraya aduun iyo aqiiro alle haa ku barakeyo gaal iyo musulina hoyo iyo abo alle haa kaka dhig abowe waxa taahay qof qalabi waa naag san abowe sata masakiita ata u cawiineso alle haa ku cawiiyo abowe liibaan🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭

  • @almas8915
    @almas8915 3 года назад +6

    Walahi bilahi hada I yeeli lahad wan ku guursan laha adu waxba ma qabtid huuno mcn ❤❤❤ keep going

  • @mariammire8237
    @mariammire8237 3 года назад +22

    Alle haku cawiyo sidad wallka o dhibataysan ucawinaysid abwe liiban Adan ali❤️💋

  • @xanaangoox8108
    @xanaangoox8108 3 года назад

    Mansha allahh walalkay liban adan cali aaadban kaga mahad celinaya sidada dadka bahiyaja garka aha qaba ada niyada udhisto thankss wllkena waxaynu lenahay iskasakira alle bedel khayra qaba hakusiyo wllo

  • @mohamudabdiadam9578
    @mohamudabdiadam9578 3 года назад +41

    Wll liicato wllhi qof nagu weyn tahy
    Keep going pro

  • @amilaxphirash2323
    @amilaxphirash2323 3 года назад +1

    wankaxumahay gabdaha lidhayo wilasha walalehen ah zaki o kale walalow wanku jecelnahay never give up❤❤❤❤❤all Somali boys wish u happy life malta in Garissa

  • @shaadiyaahmed5493
    @shaadiyaahmed5493 3 года назад +10

    walaalkey zaki niyada ha iska dilin
    Maskaxda iyo caqliga laga socdaa.
    Walal lii caato umada side kuu jeceshahay rabi haku jeclaado

  • @farhiaabdi47
    @farhiaabdi47 3 года назад +1

    Waa runtiis wilkan arinta uu ka hadalay please gabdhah somaliyeed hal cawiye yaan laga faanin shalay wuxuu ahaa wiil lixadkiis u dhan maanta qadartii alle ku timid mid kale dhahayaa walalkeyga waligii ha is Oranin lugtaad ka Maqan oo niyada ha Iska xumaan waad ka Qurux badan tahay 100wiil oo lughood qabo Masha Allah ku nolow farxad aan dhamaanan♥️❤️🌺❤️♥️🤴🏻🤴🏻

  • @Nasrohajir
    @Nasrohajir 3 года назад +35

    MA JECESHAHY NABIGA SCW SUBSCRIBE II SAAR 😭😭😭😭🙏🙏🙏

  • @najma8198
    @najma8198 3 года назад +1

    Mashallaah Lii Caato waa wiil qalbi wanagasan liibaan wiilka ka waar haya aniga libaan ma aqaano waxa ka bartahay youtebka waxan u hesan jiray wiil kibir badan ama is la ween itaan dawaniye waxa arka asgo daadka walis garab tagan waan qirodey wlhi ilin xita waa celi waay wa iga imadiye 😭😭😢😢ooooy xita qorlka maqan waxan qoray 😭😭😭😢😢😢😢😭😭😭

  • @samiyaawil1295
    @samiyaawil1295 3 года назад +34

    Wlhi wan qiroda sxb had ma jiro saxibkuma wa sunta socota hada😢😢

  • @kinghakimi1087
    @kinghakimi1087 3 года назад +5

    😭😭wllhi ilinta wa cilin wyy pro allaha wxa kga baryaya wxd ku haminyso ind hesho io qof wlpa oo hami leh😭😭😭😭❤🖐

  • @faatimahaariye2910
    @faatimahaariye2910 3 года назад +14

    Waan ilmeyay ilaah ha cfiyo bro samir kugu ogahay♥️💯💯

  • @yasinsugway5817
    @yasinsugway5817 3 года назад

    Wlh waa qiso Xanuun badan Allah caafiyo oo Lixaadkiisa ilaahey ha usoo celiyo isaga iyo wllaheena lamidka ah dhamaan aana u wada Naxariisano wllayaalow oo Dareen wanaagsan aan tusno, Liiban adigana wlh qof wanaagsan tahay mar walpo wanaaga sidaan u wad oo Wax ku dhibo Alle kuma tuso dadka adiga cml unaxariista badan bulshada wey ku yartahay saaidna waa loogu baahan yahay Noolow
    Wiilkaan ne RUclips ufur aan soo wada dhaweyne i.a guuleyso sxb 😢❤💪💪

  • @aaminaqare9595
    @aaminaqare9595 3 года назад +7

    Wan ilmeeyey😪😪😭😭 soomaalida inta bilaa naxariista ah waxaa ka badan inta naxariista badan liicaato waxad tahay walal aan lawada haysan walalkeena waxan leeyahay walal guulayso

  • @saharaabdiraxmaanboos5256
    @saharaabdiraxmaanboos5256 3 года назад

    Wlhi qalbiga ayaa I xanuunay mrkaan daawaday videogaan Liicaato runtii waxa tahay shakhsi aad iyo aad u naxariis badan Allah haku sharfo my brother

  • @mohamedkhaliif2804
    @mohamedkhaliif2804 3 года назад +17

    Liicaato waxtay ruux
    Qalbi furan hormar wacan bro🔥🔥

  • @ifrahaddan3693
    @ifrahaddan3693 3 года назад

    Allah ku caafiyo wll sabarka aad leedahaye ayaad wax walbo ku gaari iinshallah qofka kugu faquuqdaan waa qof aan aqoon qadarta alle waan u wada simanahaye alle waadan cafimaada

  • @maxamedmukhtarofficial3850
    @maxamedmukhtarofficial3850 3 года назад +12

    Alh ku caayio bro sidad u caawinaso
    Liban aadan ali ❤

  • @ubahhagar3598
    @ubahhagar3598 3 года назад +1

    Walal wow ubahanyahay cawinad wayo waxow heli kara lug bir ah kadibna wow kusoca dona lugtii lugtasna lama gado lacak yar marka sow kuheli lahayey waa ina lagu cawiyaa sowna uturin kabtisa kale anba waxa ahay gabar lugta kagosan wana kusocdaa kugteyda alxamdulilaah asna waa rajeynaa insha Allah una shek yow waxba is cuqdudeynin dadka lamid yahay qalbiga bes dhawac laga noqdaa qalbiga wadhac kama aha alxamdulilaah hadhaho 😰😰😰😰

  • @missnisa7853
    @missnisa7853 3 года назад +16

    Dadka Kan ugu dhaw kudhawaca wllahi 😢😢😢

  • @deqsannitanur9932
    @deqsannitanur9932 3 года назад +4

    Wlh been maha yar iyo weyn lii caato we taageeraan aan iska bilaawo ani iyo xaajigeyga waaku taageerna🥰🥰🥰❤️❤️

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 года назад +2

      Deqsan wllo icaawi Alaha ku caawiye subscsreb iisaar wll mcn

  • @deeqoweheliyeali932
    @deeqoweheliyeali932 3 года назад +5

    Ilahey ha uu saqiro wax walbo qeyr iyo gabar kugu jecel sidaa tahay insha allah 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾😭🥰🥰👍👍

  • @abdidacar4095
    @abdidacar4095 3 года назад +1

    Aduunku waa gelinba cayn waqtiga fiican iyo waqtiga adagba waayo aragnimo waa inad ka qaadataa qadarta allena ku samir hana niyadjabin weligaa naftaada aamin waxwalbana iskuday hankaaguna hasareeyo waligaa wad guulaysan kartaa.khasab maaha inad wax walbo ku guulaysato waxad haysato ku qanac dadaalkagana siilaba jibaar love u all Somalia's

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok32 3 года назад +40

    *Hadad aaminsan tahay in lii caato qalbi furan yahay uduceya asaga iyo inta lamid ah ee masakinta u macinto*

  • @nuurocismaan3518
    @nuurocismaan3518 3 года назад

    Miiskiin ilahay qalbiga haku qabojiyo wllkay zaki wax ka maqan ma laha dad badan ayad ka farxad badanthay waxan ku.leyahy hore u soco wllkay qali lii cato adiguna wax tahy qayb ka mida dadka somaliyeed thanks 💯💋

  • @praaticoofficial672
    @praaticoofficial672 3 года назад +15

    Wlhi ninkaan qalpi ga buu igu xanuunshay wlhi mida kle aftahan waaye zxb ee liicato RUclips ka ku garabsii

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 года назад

      Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkan

  • @muparek
    @muparek 3 года назад

    Shakhsigu Waxuu qiima leeyahy inta ay indhihiisu furanyihiin
    Rabbi haku xidio wll Lii💝💯

  • @ikranabdi6736
    @ikranabdi6736 3 года назад +26

    Mar un wankulakulmi liii i.n 🥺❤️🇸🇴

  • @nastehaabdi6085
    @nastehaabdi6085 3 года назад

    Mashallh.liban.cali.licato.wallo.waxad.dahay.qof.wanagasan.walahi.wallo.gola.wacan.iyo.hoormar..wacan.alaha.ku.gadha.siiyo.amin.qof.ku.hado.wacan.yahay.ilahay.waxo.siya.wax.fucan.walahi.💯🤴🇸🇴💝💯🥰

  • @kafiyodagan8849
    @kafiyodagan8849 3 года назад +7

    M.a wllkey lii caato ilaahey intii uurka kanaceb haka qabto

  • @nasraahmed285
    @nasraahmed285 3 года назад

    Manshaa allh wllkay wax lagugu naco maba lihid alxm intaas o laxaad bad haystaa 1 kaliyad wayday intii ka badnyd bad haystaaa ismalihi waxbaa ka dhimn wiilka saa u quruxda badn e qalbiga wangsn alle haku dhawro hno cafiskuna uu ficnyhy mar hadad walalkaa cafisay alle ayaa ku cafinaya adna gobonimo kunolow akhiii wn kula soconynaa waxkasta od so gudbiso guulayso😍

  • @MadaaleShow
    @MadaaleShow 3 года назад +18

    Adiga iyo waaladiintada janada allaha idin geeye subscribe taada ha iga ilaawin 1k u dhawohaye mahadsanid walal

  • @habooniitabintuciise6515
    @habooniitabintuciise6515 3 года назад +1

    Waxd tahay lama huraan wxd thy qof ay naxariistu iyo bila adamtinimadu biya dhigty mhdsnd wllky liicato alle ha kugu naxariisto sida aad dadka ugu naxariisatid 🥰🥰🥰

  • @sacdiyamaxamed849
    @sacdiyamaxamed849 3 года назад +6

    Wiilkan anaa rabo woo iga oo yan siiyay qurux du waa qalbiga 😥😥❤

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 года назад

      Sacdiya wllo icaawi isku lenhy caawinta subscsreb iisaar wll

    • @sacdiyamaxamed849
      @sacdiyamaxamed849 3 года назад

      @@kabtancabays mar hore kuu saaray wllo

  • @zamzammoha6572
    @zamzammoha6572 3 года назад

    Waa tariq runtii kooban oo culeyskedana wadata balse waa qalbi nadiif wana so dhaweyneysaa wll usamee you tube insha'allah

  • @mohaabdi3543
    @mohaabdi3543 3 года назад +8

    Caawi walaalahaaga alle ayaa ku caawindoone✅🙏Wll

  • @sweelovemommy6399
    @sweelovemommy6399 3 года назад

    Masha Allah aad bad u qurux badan tahay walal waliba qalbigada ka si qurux badan wajigada allaha ku xafido 💕❤️❤️❤️

  • @Adam_Ally
    @Adam_Ally 3 года назад +8

    Way adagtahay qof lixaad kaaga ilaahay ka sakaw tiray in ay adag tahay in aad cafiso 😢😢

  • @samira____
    @samira____ 3 года назад +1

    This guy is so brave..hatsoff to him