Waxan idinka codsanya baraarud media inad culimada ii waydiisam su.aashan Waxan ka shaqeeyaa dukaan ganacsi ah waxan sarifaa lacagaha quf baa ikeenaya 100 wuxu ileeyahay 80 iiso tuur intakale wuu kugu imaanaya bari o kale ayuu iimanayaa inti u hartay uyu iga adeeganaya marka qaabkas ayu ku ganacsadaa e xoolahas ma ribaa ky jirta hadii ay ku jirto sidee uga takhalusayaa xoolahas xaaranta ah
Maansha Allaah Eebbe haku karaameeyo Shiikh in badan ayaad ii faa'iidaysay.
جزاك الله خيرا
Maaha allah
ماشاء لله
Waxan idinka codsanya baraarud media inad culimada ii waydiisam su.aashan
Waxan ka shaqeeyaa dukaan ganacsi ah waxan sarifaa lacagaha quf baa ikeenaya 100 wuxu ileeyahay 80 iiso tuur intakale wuu kugu imaanaya bari o kale ayuu iimanayaa inti u hartay uyu iga adeeganaya marka qaabkas ayu ku ganacsadaa e xoolahas ma ribaa ky jirta hadii ay ku jirto sidee uga takhalusayaa xoolahas xaaranta ah
Arinkaasi waa ribo lacgta markaad sarifayso waa in aad markaaba lakala gudooma