Faaidoyinka aadan Hore u Arag kujira Suuratul Baqara Sidan Marnaba Ma Filayn Raaxo iyo Daganaan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024
  • Faaidoyinka aadan Hore u Arag kujira Suuratul Baqara Sidan Marnaba Ma Filayn Raaxo iyo Daganaan

Комментарии • 17

  • @filsandirir8204
    @filsandirir8204 2 месяца назад +1

    Wallahi hees iyo filim ba wan nacay habeenki qol baan aqriya cadowna wan kujabiyey nahariisna wan ku heelay alhamdoulillah

  • @yahyahassananshur3705
    @yahyahassananshur3705 3 месяца назад

    Amiin Amiin Ya Rabi

  • @LeylaMohamed-u9v
    @LeylaMohamed-u9v 3 месяца назад +1

    Sheikh badbadho Allah kuhifdiyo

  • @faisafaisa9031
    @faisafaisa9031 3 месяца назад

    Masha allaah jasakumullahu qayran jasaa sheeq sidad inoogu soo jeediso wax walibo o wanagsan aaqiro iyo aduunka allaah kaa awaal mariyo aaqiro jasahaagu jano allaha ka dhigo

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat1273 3 месяца назад

    Allaha kuxafido ❤❤❤

  • @Ramlo713
    @Ramlo713 3 месяца назад +4

    Asc sheikh Allaha ku xafido
    Waa aqrista suuratu baqra waa ku liibaanay Alxamdulilaah habeenkii seqda dhaxe aqriyaa iyo salaada maqribka kadib waxa kahelay malasoo koobi karo ilahey mahad is kaleh Alxamdulilaah walahi wa ku faiiday waa jeclanee suratu baqra hada aqrisato
    Mesha allah

  • @amlahqueenqueen857
    @amlahqueenqueen857 3 месяца назад

    Maasha allah runtii waa caajiib

  • @Dabassa66
    @Dabassa66 2 месяца назад

    ❤❤❤

  • @aadanmahamoud3762
    @aadanmahamoud3762 3 месяца назад

    Jazaaka allaahu kheyr

  • @dacadboy
    @dacadboy 3 месяца назад

    Masha Allah shekh noso baadi qisoyin ku sabsan surah al baqra

  • @Jigbaba
    @Jigbaba 3 месяца назад +2

    Manta ayaa duhurka ka dib aqriya alx

  • @filsandirir8204
    @filsandirir8204 2 месяца назад

    Habenki qol baan akhriya

  • @AshrafHassan-tn9hq
    @AshrafHassan-tn9hq 3 месяца назад

    Afarta jiir Hal fadhi miyaa ku aqrisay mise waqti udheexeyey sheikh cabdala

  • @FatimaMohamed-ov5gf
    @FatimaMohamed-ov5gf 3 месяца назад

    Wcs sheikh

  • @nahlaabdi2726
    @nahlaabdi2726 3 месяца назад

    Sheikh qofka aan aqoon oon dusha ka hayn kawaran ma dhagaysan kara ani wn dhagaystaa uun fadlan iso jawab