Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Reer badiyo yaal aanaga qasay ilahay ha dhameyee bashal iyo raaxo aan ku jirney
Allaahu akbar sitey max sheeq qosol wanaag tolow manooshahay dadka taalada inloodhiso mudan waaye markii iigu danbeysey sucuudigaan ku ogaa
Old is gold maalmo aan xabad iyo qarax jirin oo aan tiyaater kasoo lugey jirney
Ncm
Waaaw xusuuuuus bari samaadki waqti aan dib noogu soo noqon doonin waxaan soo xusuustey saaxiibadey oo dhintey ilaahoow u naxariiso thanks walal🌹
Axsan qaraare
naxtin iyo nasiiib mmmmm murgoode maanka waa beelee mowlaheygoo macin ii lahooweee maanta kii mahdiyee oonku moodi is lahaayee ma i maqlayee maxaas iila maagee
Legend siteey qosolwanaag
Walee aduunyo ayey ahayd kala dheeraa tan maanta aan joogno iyo waqtigii nasoo marey soomaali nasiib darsatey iska dheh allow noo gar gaar
Heesan waxay isoo xasuusunaysaa markii wadankeenu nabada ahaa, qabiil iyo qurun jirin, la is jeclaa. Laakiin sawirka saaran heestan waa Maryan Naasir Cali, ee maaha Siteey Qosol wanaag!
NAXDIN IYO NASIIN AHAAA
Nakupali brother huko juu
Heestaan waxaan ku dhageysan jiray Rikoor laba sameecadle oo Sharp ah.
Wadka baxsatay brother men
Qaraare thanks 👍
best song siteey maxamed sheekh qosol wanaag
Walal cabdi tan maahee tanwaan aqaanaa naxdin$nasiib ey ku jirtay tan wey is shabahaan markii oo muraadkiisa garaye midkaleetaa asmaagaye anmaseyraa igu ridee
Waayo waayo, thank you.
Thanks qaraare
Mahadsanid Qaraare yare:):):)
Naxtin Iyo Nasiib
Naxdin iyo nasiib thanks
Nice
sxbooo xasuuuso badan o waliba qaaas ahh ayaan chanelkaaga kahelay
Thanks bro
yahya sufi yahye mahadsnd sxb qaliya wa runta waxn ka mid ahay dakii nasiibka u helay inay fiirsaday riwayadahas majdsand sxb
Waa nasiib fiican tahay dagaalka markuu dhacaay 11 jir aan ahaay lkn heesahaan waxaan kusoo xasuustaa wallaalahey iga weyn
yahya sufi Masha allh anigana walalka ka weynlee ahay mr yahya lkn dad heeshan dhageysto xamariga aa jiro afiga cml oo qatar ah old is gold sxb
Mahdi Ibraahim saxiix aboowe old is gold
yahya sufi 👍👍👍👍👍👍👍
Cumar akhuuy riwaayadii naxdin iyo nasiib
👌 👌 👌 👌
❤️👌💯
M